Xpipti malin dhaxdayed gabdh qoral kuso diri jirtay yan ahay ee ku lahed xagen kala so xiriri kara linkigii ad so dhigtay wan kuso qabtay maha mid jira inada is ticmalin yu ishegaya
Wllo waan ku salaamay marka hore, marka xigtana waxaan kaa codsanaya in aad noosoo gudbiso niqaabka iyo faaiidooyinkiisa se waajib miyaa mise sune Sidoo kalena xijaabku darajo miyuu kala leeyahay❤
Mid bay u bahantahy inay ogato somalidu, quraanka laguma shegin xijaabku wa inu black noqda ama xijabku wa inu sidaas udhignada balse xijabku shuruudo ayu leyahy .
Jazakalaah qeyr abyo aad io aad u jeclhy inaa dhageytooh wanadaada ❤
Masha Allha 😊❤
Jazaka Allahu kheyr❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
حبيبتي جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله إليك ❤
Xijaabku waa ayaad Qur'aanka
Manshallah ukhti shukran ❤
Mahadsanid najmaay jazaka allahu khayra sida no ajiibtay marka xigta kaso hadal iscadayntu io xukunkeeda
M.a well come back
Shukran abyo
Mashlh cilmiga allh ku siyadiyo dhmnten hanun hidayo tosan ❤😢
Jassakalahu khayr qaali❤
Masha allah
Mahadsanid xabbti ❤
Shukran ukhtiii❤❤
ماشاء الله ❤
Aallh humasalicalaamuxamadii
وما كان لمؤمن ولا مؤمنة إذا قضى الله ورسوله أمرا أن يكون لهم الخيرة من أمرهم ۗ ومن يعص الله ورسوله فقد ضل ضلالا مبينا
❤
Su,aal walal najmay marada Baatiga aha ee wayn ma asturbaa hadba qofkii ka xirta intii dhirir iyo balac ah ee jirkiisa qarisa .
Baatiga ka toobabaka lagatalomiyaa?
Abayo najmo ilasooxarii wll najmo waan kubaa hanahey wll
Hyeh meelaha social media ma isticmaadha
@@noqosaalixad9817 go, iyo ,Dirac u kasaa iyo kan saakoyinka laga tiles bacweynaha layiraa , dharka cumaankana waa ka mid
Haa iyo kuwa guriga inta badan lagu joogo go , iyo diraca@@noqosaalixad9817
Xpipti malin dhaxdayed gabdh qoral kuso diri jirtay yan ahay ee ku lahed xagen kala so xiriri kara linkigii ad so dhigtay wan kuso qabtay maha mid jira inada is ticmalin yu ishegaya
Xijaabka diiday jidhkeedana asturiweydaa فبما تدخل الجنة ؟
Wllo waan ku salaamay marka hore, marka xigtana waxaan kaa codsanaya in aad noosoo gudbiso niqaabka iyo faaiidooyinkiisa se waajib miyaa mise sune
Sidoo kalena xijaabku darajo miyuu kala leeyahay❤
Mid bay u bahantahy inay ogato somalidu, quraanka laguma shegin xijaabku wa inu black noqda ama xijabku wa inu sidaas udhignada balse xijabku shuruudo ayu leyahy .
Maradii shuruuda laga helaa xijaaba waa intaasun inay markaa jidhkeeda ku asturato xbbt