MARTI DAG DAG AH MAKU TIMI 10.daqiiqo Ku Sameyso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 61

  • @kittygirlarmy2651
    @kittygirlarmy2651 2 роки тому

    Masha Allah

  • @barwaaqo_channel
    @barwaaqo_channel 2 роки тому +12

    Asc asxaabta qaliga isoo booqda UA-cam channelkayga 🥰

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 2 роки тому

    Maasha Allah

  • @sahroali5401
    @sahroali5401 2 роки тому +1

    Mmmmm lakker masha allh Gulso

  • @OpulentMotivate
    @OpulentMotivate 2 роки тому

    Masha alha tabarakalah

  • @zizizukar1621
    @zizizukar1621 2 роки тому

    ماشالله الله يبارك فيكي

  • @HafsaHworld
    @HafsaHworld 2 роки тому

    Mash Allah lekker Shukaran xabibti

  • @barwaaqo_channel
    @barwaaqo_channel 2 роки тому +7

    Ilaahay awlaad qayr qabta hasiiyo ❤️

  • @sahraeid7760
    @sahraeid7760 2 роки тому

    Amiin ruumi thanks 😊

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 2 роки тому

    Walaashaas ILLAAHEEY HA SIIYO OWLAAD SAALIXIIN EH EEY KU INDHO DOOGSATO ALLAAHUMA AAMIIN. WAXAAN KALOON UGU DARAAYAA IN EEY KA FAGAATO DHAMAAN WAXYAALAHA STRESS KA LEH OO DHAN INSHAA ALLAAH

  • @umunihaal
    @umunihaal 2 роки тому

    Ilahey hasiiro awlaad qeer qabto hasiiyo amiin

  • @umyassir3022
    @umyassir3022 2 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 2 роки тому

    Oo qayr qaba barakaysan baariyaal ah

  • @khadracali334
    @khadracali334 2 роки тому

    Ilaahay awlaad baariya haku arsaqo abaayo

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 2 роки тому

    Aniga team qaxwo ma ihi, Lakiin glass dheer shaax iyo alaabtan 👌🏾👌🏾 💯

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 роки тому

    Allah ku irsaqo ubad bari Aiim yarabi

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 2 роки тому

    Masha allh abAyo plz ii soo boqo youtoobeega plz

  • @saynabcabdilahi153
    @saynabcabdilahi153 2 роки тому

    masha allh
    xabiibti alle haku xafido wllsheen illhay haku arsaaqo awlaad khar qabta oo baariya Amiin yaa rabi ❤💙❤

  • @wafaa9410
    @wafaa9410 2 роки тому +1

    ALA abayo cake wan nacay wayo qayaas Isla eg ban ku sameyaa mar Qatar iyuu inodaa Marna asoo qurux kasoo bixinaa ovanka kadib isku dhex dhacaa dhexda dhan cajiin ale qeer haku siyo waxan kaa faaiday in an furin ovenka wan furi jiray thanks abyo❣️❣️❣️

  • @sagalabdihaq2855
    @sagalabdihaq2855 2 роки тому +2

    Ilaahay owlaad baari ah oo caafimaad qabta hasiiyo abaayo❤❤❤💗💗💓💓💗💖

  • @chuennaima-zx8ks
    @chuennaima-zx8ks Рік тому

    awlaad qeyr qaba alle hasiiyo

  • @furaadcadey198
    @furaadcadey198 2 роки тому

    Maasha allh😘

  • @ifarxayassin7033
    @ifarxayassin7033 2 роки тому

    Maanshaa allah ruumi alle gacanta ha kuu barakeyo gabadhana alle awlaad salixa oo baariya oo ay ku faraxdo rabi ha ku arsaqo

  • @عيونيعيون-ف2ح
    @عيونيعيون-ف2ح 2 роки тому

    Masha alah waaxilwa alana ku barakeeyo

  • @samiraomar1103
    @samiraomar1103 2 роки тому

    1000 like hadeey jirto wn kuu saari lahaa ❤

  • @umuqaali8031
    @umuqaali8031 2 роки тому

    Owllaada baari allah ku irzaaqo walaasheen iyo dhamaan inta owlaad alllah ka sugeysa

  • @asmakasim1019
    @asmakasim1019 2 роки тому

    Daqiiqdaa wll nala wadaag

  • @deeqomahmoud1162
    @deeqomahmoud1162 2 роки тому

    Mashallah jzaklah kheyr mcnto baraka Allah kuligenba best cake 🎂

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 роки тому

    Maasha Allah
    Xbbti qurux abaayada ilmaha rabto Rabi ha ku irsaaqo ubad kheyrqaba

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 роки тому

    Masha alaah❤❤

  • @hibosuleibanumar1097
    @hibosuleibanumar1097 2 роки тому

    Mansha Allah guul

  • @shukrishiikh6788
    @shukrishiikh6788 2 роки тому

    Owlaad kheyr leh allaha siiyo abyo masha allah xbbti waaku mahad santhy sidaa codsiyadeena u aqbasho ani doolshaha mar walbo dabka ayana uqiyaasi karin marna wuu iga gubtaa Marne xooga cadaan ayuu iga noqdaa dabkaas lee dhib daran ku qabaa

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 2 роки тому

    Ilahay ha siiyo oowaal ay ku faraxdo

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 2 роки тому

    Maasha allaah tabarakalaah axla cake .cafimaad ku cuna qaali👌🏾❤

  • @sabaxapdilahi766
    @sabaxapdilahi766 2 роки тому

    masha allah xabbti ruune qalbi wanagey malin wanagsan mcnto walaahi 🎂waa keek quruxbadan masha allah 🎂❤❤👍👍

  • @faadumo4454
    @faadumo4454 2 роки тому +1

    Masha allah tabarakallah
    Jizakallah kheyr abaayo
    Gabadha awlaada rabtana awlaad baariyiin munaficiin ah allaha ku arzuqo🙏🏻😍❤

  • @sabaxapdilahi766
    @sabaxapdilahi766 2 роки тому

    walashen illahay ha siyo awlaad khayr qabta ha siyo insha allah yarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @umuanas6223
    @umuanas6223 2 роки тому +1

    Abayo owlaad kheer qabta Allah hakugu deeqo

  • @sulekaabdiabdullahi6371
    @sulekaabdiabdullahi6371 2 роки тому

    Alle haku arsaqo ubad kher qaba

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 2 роки тому

    Manshallah awlada ilahay baa bixiyo walalo salatulaylka badso Quran isi saar baamiyahay Aad u cun. Allhakusiiyo duriyada salaah amiin

  • @saidohajiosoble5965
    @saidohajiosoble5965 2 роки тому

    Abayo karemadada aan rabaa sideen kuhelaa sweden aan jogaa isoo jawaab plz sister 🙏 tiktok aan kaso raacay

  • @naciimowarsame9231
    @naciimowarsame9231 2 роки тому

    Abaayo inta kugu xiran ka faaido maxa xirisa, insha allah mar wuu badana

  • @qalbiluulaxassan8226
    @qalbiluulaxassan8226 2 роки тому

    Aniga doolshada hadaan kudaro saliid iyo caano waaba iga halaaba saliidi oo sideeda ah uu doolshadi Soo tufaa dhexda saliid saliid midka caadigaaha iska sameesta o saliid lagu darbenin

  • @shamisali9959
    @shamisali9959 2 роки тому

    Abayo ilaahay ha siiiyo owlaaad baari ah

  • @amina7327
    @amina7327 2 роки тому

    Mansha Allah abayo qurux salida in aad ka deyso ayaan kugula talin laha salida cafimad ma ahan thanks 🤗

  • @hooyosomaliyed7256
    @hooyosomaliyed7256 2 роки тому

    abayo aniga wu iga halabi jiray markasta lkn markii danbe waxa ka bartay dariskeyga cido ah oo afganistan aha 3ukun kob iyo haaf sonkor ah koob caano ah kobiyo haaf saliid ah fanilya bakin bodar 3koob bur ah kagana wan so tijabina insha allah

  • @sacdiyoaxmed9659
    @sacdiyoaxmed9659 2 роки тому

    Abaayo routin gabarta yar nuga soo samey

  • @samirajirban7379
    @samirajirban7379 2 роки тому

    Asc

  • @sundusawale8136
    @sundusawale8136 2 роки тому

    Walalay rermudug ayaba canjilaysaa 😍

  • @sumayoali2458
    @sumayoali2458 2 роки тому

    Allha siiyo insh allh owlad

  • @luulelmi2462
    @luulelmi2462 2 роки тому

    Asww abayo waan la socdaa fiirsadaa mashallah Newzealand joogaa vannilada liquid ah alcohol ayaa ku jira iska aqri abayo

  • @samirajirban7379
    @samirajirban7379 2 роки тому

    Ruunauy mashiinki ir fry oo digaaga ku fiiri ceka

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 2 роки тому

    Masha allah

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 2 роки тому

    Mashaa Allah

  • @fosiyaisse7775
    @fosiyaisse7775 2 роки тому +1

    Alle ha ku irsaaqo awlad barkaysan

  • @Safiyo6767
    @Safiyo6767 2 роки тому

    Masha allah