In lagu soo xoomo fanaanka oo meel walba ciriiro laga dhigo aad baan u necbanahay. Bahda Fanka iyo suugaanta arintaan waa inay wax ka bedelaan. .# Raga iyo dumarka waa inay kala fogaadaa
seid shacabka ka dalbadey asaga xis biga kama tirsano qodhbadisa dhageyso waxu dhahay meshan ka lenahay an xarowno dhaha an ethiopia qabano oo hamiga weyneya kadib ban dib u guran karna
ahmed mesho qofka tagna inu tagnado ma aha ani sanad ka hor ma tageraynin mantana wan la dabal dagaya sax iyo qaladba waa la wata qofkada oo waxu ku sax sanyahay ku xoji waxi ka xuna ado la joga u sheeg
Qofka hadada aqonin ama deganka ada garanayn la iskama dhalilo degakna rer ogadenia ama somaligalbed sida u taqanaba WAxa ka jira gumaysi raga madaxwaynaha ka ahna Ethiopian ayay u shaqeyan qofki fikirka Ethiopian ka so horjedsadana way dilan marka qofka mesha joga laba mid unba u bananayd inuu ONLF Noqdo Durka ado iyo raga la so dirsaday inu amar koda fuliyo o kaliya si uu Naftisu u badbado Ali dhanto waligi hal dhanto o dadka inta badan aysan maqlin ayu qaday ONLF lagu caynayo tasna waxa ku qasbay abdulhi itobiya iyo Abdi ilay waxa samayey ahmed budub haben madow ayuna qaday isago qori lagu hayo video xata ma ahayn cod kaliya ayay ahayd markiba wu baxsaday kinya ayu tagay kadib abdiba ku dhahay iska so labo wan heshinayna kadib wa u so labtay kadib waxa u so baxay inu safar swiwen Abdi u diro si u show ugu so qabto dibna ila hada deganka ugumu labanin qofka la iskama dhalile tarikhda so baro qofka maxa ku kalifay is waydi bro ✌🏼
Cali dhanto .
Midniimo Somaliyeey.
QALBIGA BUUXISE .
ALLOW DADKEYGA MIIDEY
FROM SANAAG SOMALIA
Guul My dhiiga..... Ogaadeenya ha noolaato..... Wiil puntland o idinka so hambalyayna dhulki uduga.... From gaalkacyo....... Dds 4ever ❤️🌹❤️🌹
Many Thnks Puntland dhulkii Uduga ❤💙💚
Thanks inadeer ❤❤❤🙏🙏🙏💯✌
Legend always legend 💪💪 Ali dhanto keep going bro ogadeen guul iyo Somali weeyn insha Allah malmaha dhow 💕💕💕💕💕💪💪💪
Ali dhanto ha u soo qaado NFD .....Hadda mashlh ONLF aad cajiib u tahay 👏♥️♥️
We don't need music 🎶, dhanto we need action plz let Ogdeen be free from the evil inshallah 🙏
That's right brother.
Isha allah we will be free soon wllo!
We will be free on the world soon inshallah
Guuuul guuul guuul dad keenow midnimo midnimo 🙏🙏🙏🙏👏👏👏👍👍
mash allh nin an wad sugeynye kuso dhawo wadnkagi hoyoo nin qimo leh on wad helinaye wan Rajenya in Goblda soomlia imandonto mareya noqtab
Ogadenia ONLF 💚💙❤👏
Qq¹a
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
🟦🟦🟦🟦🟦🟦⬜🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥
💚💙❤✅👏👏Ogaden guuul
May Allah free Somali Galbeed 💚💙❤️
ogadenia guuul🕺🕺🕺🕺🕺🕺🕺
walalayaal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantin video ii dawada
Subscribe waan kuzoo dhahay bro
M.a gul guuuuullysta gor walba
Ali bashiir ilahy haku barakeeyo
Doqonyahay ka goosta Ethiopia oo ismaamula sida asaagiin inta Ethiopia isdagaalayso. Waa fursad dahaba
baxsaney jigjiga ❤❤
Waah waah xaqiq wa dhaanto iga gadan
Jaarbu boga iyo beerku tabihaya😍😍😍😍🇬🇲❤❤❤
❤️👏👏👏👏❤️❤️👏👏👏somaliya oo mida eebew natus
Guul somaali guul
Waaw
In lagu soo xoomo fanaanka oo meel walba ciriiro laga dhigo aad baan u necbanahay. Bahda Fanka iyo suugaanta arintaan waa inay wax ka bedelaan.
.# Raga iyo dumarka waa inay kala fogaadaa
Masha Allah sii soco ali
Cali dhaanto nin rageed
❤❤❤
Maashalaah
Weligiiba gob ayuu ahaa waa cududda an ku faano lkn dalabta!!
Dhaanto Macaan
Ciidayda hooyo allow cadowga kaa hoos bixi mar uun, 😢
Ali
Caliyow dhantadaadu soodhaafi ithiopia
caii.dhanto
Hhhh dhantadi mid lasodirsadey ayaa sii daba kasham
Water building bogiyo
Januune
Monchallh
⁷
Fa
Yaabay, Cali dhaanto miyaa onlf u dhaantaynaya. Bal 5 Sano Ka hor Dib isu dhagayso
seid shacabka ka dalbadey asaga xis biga kama tirsano qodhbadisa dhageyso waxu dhahay meshan ka lenahay an xarowno dhaha an ethiopia qabano oo hamiga weyneya kadib ban dib u guran karna
Marka siyasan iyo xanun lagaso tago waa nin somaaliyeed daqanka ayuu xormarinaya wuu kusaxanyahay. Somaali is one 💪💪❣️
Kuwan aad maanta u geeraarayso kuwii shalay aad ubada haysay miyaanay ahayn caloow xishoo
Qofka noocaas oo kale ah
Waxaa ladhahaa calooshiisa laciyaar.
AMA waa fulay inuusan dhiman wax walba usamayn.
.fulay car xaar weyn
ahmed mesho qofka tagna inu tagnado ma aha ani sanad ka hor ma tageraynin mantana wan la dabal dagaya sax iyo qaladba waa la wata qofkada oo waxu ku sax sanyahay ku xoji waxi ka xuna ado la joga u sheeg
@@zainabkhalif6683 qadar dhacay baa aduunka lagu abuuray.
Wuxuu alle dhaho ahaw siduu udhaho unbuu ahaadaa.
Labac-labac loo baahna go'aan ahaado go'aan .
Qofka hadada aqonin ama deganka ada garanayn la iskama dhalilo degakna rer ogadenia ama somaligalbed sida u taqanaba WAxa ka jira gumaysi raga madaxwaynaha ka ahna Ethiopian ayay u shaqeyan qofki fikirka Ethiopian ka so horjedsadana way dilan marka qofka mesha joga laba mid unba u bananayd inuu ONLF Noqdo Durka ado iyo raga la so dirsaday inu amar koda fuliyo o kaliya si uu Naftisu u badbado Ali dhanto waligi hal dhanto o dadka inta badan aysan maqlin ayu qaday ONLF lagu caynayo tasna waxa ku qasbay abdulhi itobiya iyo Abdi ilay waxa samayey ahmed budub haben madow ayuna qaday isago qori lagu hayo video xata ma ahayn cod kaliya ayay ahayd markiba wu baxsaday kinya ayu tagay kadib abdiba ku dhahay iska so labo wan heshinayna kadib wa u so labtay kadib waxa u so baxay inu safar swiwen Abdi u diro si u show ugu so qabto dibna ila hada deganka ugumu labanin qofka la iskama dhalile tarikhda so baro qofka maxa ku kalifay is waydi bro ✌🏼
Waxtagay tiigsi ma leh waanu is cafinaa
Xataa haddaad OGADENIA tidhaahdid uhhmm..not so bright.