“Waxa jirta sheeko ay dadku hal abuureen, oo ay kaga soo baxeen jannada...” Abwaan Heello

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому +9

    I have a PHD in Biology Sc and I I did not understand much but I enormously appreciate the work of art of this talented artists thank you MM Somali TV!!!!!!!

  • @Lehlow
    @Lehlow 2 роки тому +7

    Ninka iyo Yusuf shaacir ilaahay xifdiyee xikmad iyo caqiido toosnaan baa ka muuqata

  • @halaazivlogs9846
    @halaazivlogs9846 2 роки тому +7

    Qofka bila aadamka libintiisa waa la siiya abwaan abdirihiin ilahy khyr ha siiye waa nin cilmi aqoon iyo hal abuutnimo isku darsadey waanay yartay dadka sidan oo kle ah

  • @crixmaanmaxammedxasan5712
    @crixmaanmaxammedxasan5712 Рік тому +3

    Barnaamij aad u qiimo badan wan ka helay.
    Abwaanka wxan leeyhay buugga maansada udbaha nolosha puntland so gaarsii inshalaah .

  • @HassanSaeed-c1q
    @HassanSaeed-c1q 11 місяців тому +1

    Abwaan xeeldheer❤

  • @HoodoHasan-ik3be
    @HoodoHasan-ik3be 6 місяців тому

    Man shallah walaahi c/rixiin sidiiq c/laahi cabdi wan ku haysta sugantisa io aqontisa waa nin edeb rabi ku manaysty

  • @quenofmind4667
    @quenofmind4667 2 роки тому +2

    Dadku waxba ooma fiirsadaan badankood, waa wada seef la bood, sheekada uu abwaanku ka sheekeeyey waa uu sheegay in ay sheeko la iska yidhi tahay waanu cadeeyey sida dhabta ah ee alle sheegay ee ay jannada kagasoo baxeen.

  • @AbdinasirSayyid
    @AbdinasirSayyid Місяць тому

    Abwaan cabdirixiin heelo waa abwaanka kaliya ee heesihiisa ay kalgacaylka kii macaan ee midhaha leh bulshada usoo gudbiya

  • @faysajama8386
    @faysajama8386 2 роки тому +1

    Abwaan wax badan on ku soco abdirixiin heelo horo loma arag walahay

  • @cumarmuxumed8314
    @cumarmuxumed8314 2 роки тому +5

    Mashaa Allah abwaan ku maanso qiimo badan ayuu sameeyey

  • @maxamedaadanblack7737
    @maxamedaadanblack7737 2 роки тому +1

    Masha allah xayakallah abwan aqoon fcna leh alla haku xafido wll

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 2 роки тому +5

    Abwaankii ina baray qamar soodani😢

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Рік тому

    Waa abwaan tagay.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 роки тому +1

    Ninkan yari waa KHALIIF waaw well done

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 2 роки тому +2

    War waxan diinteena asal kuma laha mana jirto meel lagu sheegay sheeko xariirtan. Dadka aad lahadlaysaana waa dad Musliin ah marka hanoo soo waaridina wax sal iyo raad midna aan ku lahayn oo aay bani'aadam qoreen. Waana muhiim qofkq inuu ixtiraamo naftiisa iyo cuquusha dadka uu rabo inuu wax u gudbiyo

  • @mustafeibrahim7163
    @mustafeibrahim7163 2 роки тому

    Maansh allah

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 2 роки тому

    Maasha allaah

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 Рік тому

    Ninkan yar isku dugsi ayaanu ahayn Dugsigii H/dhexe ee Naasa/hablood

  • @abusufianofficial9943
    @abusufianofficial9943 2 роки тому +2

    Wariyaha farba ku godan, aqoon gaabni xaga saxaafada ah ayaa ka muuqata

  • @zayidzhucayb4630
    @zayidzhucayb4630 Рік тому

    HeLoy HadaLakan kudhaba hayn iyo HabtiL.mamedka wanu fasiLan.KaRayna waxabo badana wanu kafaYidnay murtina wan udhashay masha aallah

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 2 роки тому +1

    Kayri waxa uu laasimay kalmadii maxamed cabdi ilig sheekh wariyahaa ayaa halas u.leh( wayay) bal eeg mar afka.ka.qaadi.maaye

  • @cllaahitayga800
    @cllaahitayga800 2 роки тому

    Abwaan hello ceap goin

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому +3

    sheekadasi diinteena ma qabto diinta kirstianka qabta hadaba raga somalida ee dumarka iska neceb aya soo qata sheekooyinka galada inaga diinteena ma odhan waxa bible yidhi inaga diiiantee waxay shaydan baa sinbiriirxiyay labadodaba geedkiina way cuneen hadba ragow joojiya beenta diintiina ha u gefina bible ka na ka dhigina kitabkeena kolay aqoon laan baa soo gelisay lakiin xawa shaydan kuam odhan ninkaga nag kale qaba maya naag kale dunida maba joogin xawana way ogayd caqliga dumarka ku liiden galada somalidana ila wa intay rabeene way iska qaten yaa Allah hadan xaqa tus

  • @bashiirmaxamad1410
    @bashiirmaxamad1410 2 роки тому

    abwaan ka kalsooni an la koobi karin ayaa ka muuqata

  • @alxamdulilah2610
    @alxamdulilah2610 2 роки тому

    “Mid kamida hal abuurka” wariyeyaasha somaliyeed iyagaaba ubaahan in afsomaliga labaro

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld 2 роки тому

    Waa u bogey sida uu u kala dhidhigey maansooyinka.

  • @dreampro8947
    @dreampro8947 2 роки тому

    War nio wariyahan waa iga qosliyay .

  • @othmanahmed4499
    @othmanahmed4499 2 роки тому

    Qof jira weeye garad sareya daganansho

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому

    car diinteena oo taas sheegtay keena meel ay ku taalo iyo daliilka keena waa been

    • @Lehlow
      @Lehlow 2 роки тому

      Haa ye yaanayba kujirine inala soo qaa taana sax maaha. dumarka qaar baa Aayadaha iyo axaadiista sugsan ee dumarka ka hadlaysa aan lasoo marikarin , fikitka feminism ka qaatay

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 2 роки тому

      @@Lehlow
      Sax maahan marba hadayan kujirin diinteena mana ahan in dad muslimiin ah loogu sheekeeyo ama looga dhigo diin wax aan diinta asal ku lahayn.
      Tankale dumarka waxaad sheegtay qaatey way ogyihiin ineey khaldanyihiin ee waxaa lagalay jahli iyo hunguri raadis qaarna waaba munaafiqiin oo diin ladirir ayay mashruuc kusoo qaateen.

    • @Lehlow
      @Lehlow 2 роки тому +1

      @@Ot_Ot20123 ishaad katuurtay 100%100

    • @madashawanaga6577
      @madashawanaga6577 2 роки тому +1

      Maxamed Elmi bal watase keen meesha uu shaydanka ku yidhi ninkaga naag kale guursaday wa sheeko iska samaysteen shaydanku geedkasuu siiyay labadoodba lakiin somalida ku shekaysa hadhkeedi buu tusay oo ku yidhi nag kale guursaday waxaas waabenta raga somalida sameyeen diintana kuma jirto

    • @HassanSaeed-c1q
      @HassanSaeed-c1q 11 місяців тому

      Walaal mabuu odhan waa sax sheekadani.

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 2 роки тому

    Wadhac wadhac sheekadu goormay gabay noqotay kkkkkkkkkkkkkkkk