Hadii laga arkay somalida inay sidaa dhan qabyalad ugu weyntahay ha la isku diro o ha isku dhamadano wa dad akhiradi ilaaway o ALLE ka xishoon itobiyana dalka ha iska qaadato somali talo ma heysee
Ninkaan Ck Waa Qabyaaladiiste 7 Videos Uu ka sameeyey Labo Wiil Gangs Isagoo Qabiilo Ka dhigaya Haa labo Reer baa is dagaalay. Bal waxaa la soo shir tageyso Ck dadka ma ciyaal baa moodey
Waa Qabyaaladiiste iska dhigo Nin somali u Dhaxeeya . Labo Nin Oo Gangs Ama ciyaal Faay cali Uu Labo Reer Oo is neceb nooga dhigaya Waa lagu bartey ck wixii Calooshada ku jirey Dahiro Ka soco Ama calasey
Gaalo waddamadooda dhisteen dad qaxooti kuwada ah Africa ilaa iyo Europe kor fuul ku wada ah hadana indhahooda faraha laga celcelinaa. Yaab badanaa 😮 walee jaahilnimo cudur ka weyn ma jiro
Wllo aniga dhibaa i haysata binaadam la dhibataynayo qalbigayga ma dawan karo ma maqli karo walahi qalbigayga ma xamili karo tolow ma dadkàn ka dicifsanhy laailaaha ilalaaah mohamed rasululaah wlalayal maxa dhacaya hadaynu sidi illahy yidhi isu naxarista ana waa idin naxarisan inaan ugu wada noolaano illahayow bari baan ka ahay dulmiga somalidu dhexdoda isku wado💔💔💔😭😭😭😭😭
hadaynu Somali nahay bulshadeenu laba waxyaabood ba ka hadalkooda aad ayay Sensitive ugu yihiin feed back adagna waay ka soo ceshaan labadaasina waa ta koowaad oo ah Diinta iyo talabaad oo ah Qabiilka markaa qofka labadaasi dhex galaana ee wax xun ka sheegaana aakhirka boos xun ayaa la fadhiisiyaa
Dad badan oo wax magarato ah baa nagu jira ilahay caqligooda ha toosiyo labada dhanba dadka sidaas u dhaqmaya xawaan waxba ma dhaamaan waa dad waaweyn oo maran
Wlh dadkaan sidaan samaynaayo xaqiiq waye waligood dhididkooda ma aysan had wokers maaha alle mayaqaanin danta kaso galayso maxay thy dagaal war alle kabaqa qabiil xumantiisa waxa daremaysa marki ay dhibato ku qabsado ama xanuun fara bdn ku qabsado hospital gasho
Aboowe ana ugu horeyay like ta
Hy paayo
Gg wlsha🎉❤
haye saxiib
Sirdoonka itoobiya waa ku guuleysteen isku dirka qabiilada soomaalida
Hadii laga arkay somalida inay sidaa dhan qabyalad ugu weyntahay ha la isku diro o ha isku dhamadano wa dad akhiradi ilaaway o ALLE ka xishoon itobiyana dalka ha iska qaadato somali talo ma heysee
Allaha ceeb asturo sidani xaq ma ahan qabiil miyaa halkasi ina gaarsiyay subhanallah
igula saliya nabigeeni udgonaa SCW like an ka dareemo jcylka nabiga ad uqabtaaa✋
Scw scw scw ❤
scw❤
صلى الله عليه وسلم ❤
Scw scw scw❤
Scw Scw Scw❤❤❤
سبحان الله ملك القدوس
Fast like isiiy walaalahayga muslimka ah
Bro waxuu ku istaagi karaa buun buuninta kadaya intaas. Baa ku Filan bro caqligana allaha kuso celiyo
Sidaan qadamada shisheeye iskuugu bahdilayaan marka cadooga somalina maxuu sameen war xishooda bahdilka dhaxdiina isku geysaneysaan iska daaya koley labada dhinba mahi lkn waa uurxumo sdiaan anyway xaqa allaha tuso 🤔
Ninkaan Ck Waa Qabyaaladiiste 7 Videos Uu ka sameeyey Labo Wiil Gangs Isagoo Qabiilo Ka dhigaya Haa labo Reer baa is dagaalay. Bal waxaa la soo shir tageyso Ck dadka ma ciyaal baa moodey
Allow soomaali mideey 😢😢😢
Taasi waa natiijada aan ka helnay 4.5 wllhi soomaali ilaaheey xagiisa waxbo looguma haayo
Cabsi cabsi weey noo dhamaatay Subxanalaah ilahoow noo gargaar
Wa wax hore waxn Wilka wa dagodia 2023 wye
Ina Ugu horeeye meleyga dareemaya❤😂
NIka ugu hureyay ninka like sari
Ayaantan suuqu mawuxuu kaagafuranyahy og mj allah hawiye jecelaa jabka daarood
Hush naya dhaqbo😠😏
Waa Qabyaaladiiste iska dhigo Nin somali u Dhaxeeya . Labo Nin Oo Gangs Ama ciyaal Faay cali Uu Labo Reer Oo is neceb nooga dhigaya Waa lagu bartey ck wixii Calooshada ku jirey Dahiro Ka soco Ama calasey
Kings 🤴 Ck
Kusoo yaaca channel cusub Fadlan soo booqo…. Let’s go team CK
War ruuxani gabar bu kufsaday😢😭 dedna wllded ba sida ku sameyeyy ee maha hader wx ah o Mj 🇸🇱 io oh🇬🇲 sameyen🤏🏽
Subxaan Allah. 💔😭😭 🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Mr ck legend waan ku wataa libaax horay usoco
Sxp wa ku saxanthy ha ceebeynin waa nin rag ah tnx bro 🙏🙏
Subxaana Allah. Allahayoow naga qabo musiibadaan iyo daalimiinta.
Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun
Inta rabta reaction hesta cusub salax sanag like
First time coment
Waxas wa ceeb in qof an wax samen ladulmiyo☝️
Somalidii intay wax qabtaan waayeen ayey dhexdooda is dilayaan wlhi waa ayaan darro wlhi 😢😢
Haa adi ck wad ku farxii darod is haysta
Legend ck waan ku wataa 😎 brother keeka 😊
Gaalo waddamadooda dhisteen dad qaxooti kuwada ah Africa ilaa iyo Europe kor fuul ku wada ah hadana indhahooda faraha laga celcelinaa. Yaab badanaa 😮 walee jaahilnimo cudur ka weyn ma jiro
Subaxanalah
Axadkaan hada ka hor miyaa Nairobi lagu dhibaateye aniga meesha uu ka gubanayo waan garan waaye
Welcome back again legend King ck ❤❤❤
Inaalilaahi wa Inaalilaahi raajicuun ❤❤❤❤❤
Arintii faraha ka baxday aaway culimadii soomaaliyeed😢 may hadlaan
Ana goo ah Somaliland waxan ma ha dhawan soomaliyeryd
Ck waan ku jecelahay 😅😢love you 🎉❤
Ani maad ijeclatid ana kuu daawe ninkan kumaaqane😂
@@mohamednasirahmed8110😂😂 adi can ma tihid
Wuu uqalmaye isku dirks daa hh
@@SahraJimal haduu kugaranayo lee soomahan🤣
Nairobi iyo ethopia umadda kale ayaa lehe mayigaa leh waaba yaabe.
Layaaaab 😮
Anaa igu horeyso 😮
❤
Waxan noqdey number 1 one Reply iso gal odey ❤😂
Wllo aniga dhibaa i haysata binaadam la dhibataynayo qalbigayga ma dawan karo ma maqli karo walahi qalbigayga ma xamili karo tolow ma dadkàn ka dicifsanhy laailaaha ilalaaah mohamed rasululaah wlalayal maxa dhacaya hadaynu sidi illahy yidhi isu naxarista ana waa idin naxarisan inaan ugu wada noolaano illahayow bari baan ka ahay dulmiga somalidu dhexdoda isku wado💔💔💔😭😭😭😭😭
Ana saas oo kale ahey
masha Allah
Ani qof la dilayo iskadaaye qof ooyaya waa ka cararaa caloosha ixanuunta sido kale hadaa dhiig arko waa ba matagaa
First comment
Dhalinyaro qabiilka iska daaya mustaqbalkiina haku ciyaarina
hadaynu Somali nahay bulshadeenu laba waxyaabood ba ka hadalkooda aad ayay Sensitive ugu yihiin feed back adagna waay ka soo ceshaan labadaasina waa ta koowaad oo ah Diinta iyo talabaad oo ah Qabiilka markaa qofka labadaasi dhex galaana ee wax xun ka sheegaana aakhirka boos xun ayaa la fadhiisiyaa
Subxaanalaah Allah 😭😭
Subxanalah
Kablalaxoow yaalaidinkfaideeysan warjooga
Kuwii nolosha ka dhacay oo ilaahay nacay Ayan follow ku abaal marinay ayagoo qabiil kale caynaya........caqli xumada ummada soomaaliyeed labo duli ah oo labo qabiil u kala ciyaaraya ayaan gift u dirnaa.
Soomaaliyeey hooyadiin wasee sifiican isku dila.
Bro this video was 2022 not this year bro that is my friend
Allow Nabad ken yaa Rabi
Nairobi ma hooyadii baa leh wuxuushka qamri cabka ah 😂
Subxaan waxani waaceebe somaliyery
Dad badan oo wax magarato ah baa nagu jira ilahay caqligooda ha toosiyo labada dhanba dadka sidaas u dhaqmaya xawaan waxba ma dhaamaan waa dad waaweyn oo maran
Queen jabra saliida hakaso tagin waa lagu wasi
Uff naa amus dadka qamra cabka ataagareso anigo Ogaden adunka ogu ncebhy
Wan kaxumahay Gabadh wax ma ofhankaro lkn Ogaden ma ku wasiwayen kaalay mcn
@@HireCabdi-k1y Adiga maxaa saliid ku baray ma qaniis baa wax ka dayday🙄
Dheh alx ❤
Ax ax sidaasibma wanaagsana subxanallaah
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Legend King ck keep going 💯
❤❤️😀⭐️✅💚🌼👍🌷
Taliye ck
Wara zk adi labada dhinacba dhexdhexadi xage og ugu soo kala qabanaysa
Oday xaayow wajigaga waxa laga akhrisan karaa inaad farxad ku darameyso dagaalka dhalinyarada Bro
Ninkan washamsi Hal ugu qaado wa Dahiro calasey 2 aad
War waxan WA gunimo 😮😮😮
Team Ck ismujiyaa guyz 500subs aayan maraya ee 1k igu tura guyz
Oday xayow sxb wn kuwata bro
King❤ck
Wlh leang ayaa thy ck hadad qarisay
Adiga ogeden aya laga kari layahay waxad kahesho ayad arki
Suu uhadlayaa kan jabro cayayao😂😂😊
Tuba raaca jooji niyow aduunyada waa wareegto qofba maalin bey hortaal illahna wuu nawada daawaan marka ninyow tuba raaca jooji aduuyada waa safar yar oo gaaban
MJ BOONTA SOMALI WAA KHANIIS AYAA JECEL INIU ARKO NIN QAAWAN
Adika maxa chekada wa maxay
iyagaa dadka isku diri jiray lkn maanta iyagay haysataa
Jabro is not esi 😂😂😂😂😂😊
Team kazoo💪
Bal eeg si adag aya lola hadlaya markasu ku leyahay Warya warya😊
Jabra kkkk
Ck legend waan ku tageeraa 💪🔥
Oday wakaaa hayaa libaaah 🎉 1 day 3 days
Ok
2024 iyo qabyaalad😂
MJ NIN QAAWIYEY KAN QABIIL GAROWE
KU DILAY 3 NIN
Ck dadkan cawan Waye ee kala dhaxgal
Wlh dadkaan sidaan samaynaayo xaqiiq waye waligood dhididkooda ma aysan had wokers maaha alle mayaqaanin danta kaso galayso maxay thy dagaal war alle kabaqa qabiil xumantiisa waxa daremaysa marki ay dhibato ku qabsado ama xanuun fara bdn ku qabsado hospital gasho
Hi ck
Kkkkk mj above the law 🦁🔥
Abalinga wa Ogaden lama taaban karo
Wllhi soomaaliya Caadi mahan Nairobi Kenya xitaa Qabyaalad ayey geeyeen Ar soomaali Goormee qabiil iska deynayaan waa yabee😂😂😂😂
waad ku faraxsantahy
Wiilkan ya saan u galay
Ku waan kuli in la xero waaye lets see if they still talk big like this.
War ck sxb adaa bun buninayaa arinka
Dhilo Midgaaan Kii Majeerteen Waad Kutaagtagsatey Kakiin Ragaan Khaniisan sxb Ku Adkee
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱❤
Walee wa yaab qaxooti nabadu dhibayso weyan dadkasi
Ck haladan halkedaa laga rabaa
Ck kawaran haddey baahasha kugu timaado maxaa kuu diyaarsan xulufo ma heesataa
War police 🚔 kenya 🇰🇪 may qabtaan waxaan kenya dowlad kama jirto miyaa
Adigu waxan oo kale bunbuuninta kadaa nio
😅