MACANOW MAR KALAY FANAANAD SHIDAN OO HARGEYSA KASOO BAXDAY CUDOON HALDHAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 вер 2019
  • Qalbiga mareekankiyo mel fog iga jira ada la maqane malmaha soo socdaa macanoow markaalay.
    A new Somali music video about love time
    Copyright video and audio 2019
    Dailymusik Somali-New-Entertainment

КОМЕНТАРІ • 436

  • @asmamohamoud9171
    @asmamohamoud9171 4 роки тому +5

    Soomaali maxamed cid idinka nabad hesh mala helaa horta? Subxanalah way is qaawisay bay idinkaga dhegtay gabadhan jidhkeeda iyadaa leh idinku ma tihidin kuwii xisaabinayey gabadhan haddii aadan ka helin dharkeeda iyo codkeeda keliyaata iska dhaaf xorriyada iyadaa leh aakhiro idinka laydinma xisaabayo ee yaaqay dadka ra'yigooda ixtiraama oo is weydiiya idinka ma gaadh ayaad ka tihiin diinta?

    • @AhmedSahal1
      @AhmedSahal1 2 роки тому +1

      😆😆😆 inantu ways qawisay

  • @aarkamareexaan4085
    @aarkamareexaan4085 4 роки тому +31

    wallahi waa qurux lagu qasaaray ufff naag qurxan oo caqli leh baaan waayay waxaaba iigasii daran kuwa usoo camiray Meesha. dhaqan iyo diin midna xeerinayn bal hada naagtaan wayn maxay Meesha lasoo istaagty waa iyada maryaha soo dhigatye!toloow soomaalida heesaha gaalnimo miyey ka aaminsanyihiin waa iyaga horay isu soo qaawinayeee yaab baa la arkay

  • @saidhamse1484
    @saidhamse1484 4 роки тому +96

    maxaad qurx baani
    kugutaal maxada iska
    riyaaqysaa
    maalin ayaa jiri doonta
    aad maanta ka qoomamen
    adoo.intn.ka.itaal.yar.
    inttiii.ila.figrada.lk.zaar

    • @nawalnrnawalnr3951
      @nawalnrnawalnr3951 4 роки тому +1

      Sub xana.lah.ale.kabaq.is.astur

    • @cabdinuurallaale6249
      @cabdinuurallaale6249 4 роки тому +1

      Caalama kugu dhacday se waxan layaabanahay dadka dawaanaya indhahooda ayaan daranaa se waqtigan macanaha fanaanka waa maxay?waa inan dhilawsay oo markaasi wajigii ka dhintey ayaabaa fananad noqota

    • @jamacyare2865
      @jamacyare2865 3 роки тому

      Somaha zhp

  • @Masudadan
    @Masudadan 4 роки тому +4

    Yarta wey qurxonthy m.a walal hadat ilahey ka cabsaneyso like isaar❤

  • @suadadam9522
    @suadadam9522 4 роки тому +11

    Subxanallah allahyow sohadee inanta somaliyeed allhyow xaqa garansii

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 3 роки тому +1

    Gabadhaa aad u Qurux badan & Hees Qiimo badan & Jir Qurxoon caadi maahan wllhi masha Allah Abaayo.

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 4 роки тому +6

    Quruxdii Alle siiyay banaanka ayay soo dhigtey
    Qofku intuu asturanyahay ayaa la jecel yhy
    Xidhoodkuna waa iimaanka badhkii

  • @najepbile1321
    @najepbile1321 4 роки тому +6

    Qurux bilaa dhaqan ah wa ubax gudaafad kuyaal o kle e jidhkaaga xariirta astur huno

  • @ibromahdi2344
    @ibromahdi2344 4 роки тому +2

    Subhana Allah May Allah guide to you the faith and haq wankanaxay gabadhan wa qawani iskacad wana muslimad 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @mohamedalimaxamuud2584
    @mohamedalimaxamuud2584 4 роки тому +2

    Nin waalan baa yidhi kbxa gabdhan caloosheeda iyo naaseheedaba wllo iyada iyo adiguba ilhy haidin soo hanuuniyo isma dhaantiine

  • @khadradeganmaxamud218
    @khadradeganmaxamud218 4 роки тому +4

    Bisinka alle ka cabso oo is astur sidaa ahaan meysid waa la dhimanayaa wx kuu qarson ma jiraan huuno alle haku soo hanuunsho

  • @amranofficial1697
    @amranofficial1697 4 роки тому +8

    Mid LA dhashay & mid marwo ka dhigan doonaa nasiib daranaaa allow kuligiin INA hanuuni

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 4 роки тому +3

    mansha allah waa gabadh qurux badan codna haysa lakiin walaley jidhka inoo qari kkkkkkkkk go forward

  • @shukrisharif145
    @shukrisharif145 4 роки тому +18

    Hada ma in lesqaawiyo aa qurux la mooday Subxanallah

    • @ahmednaaji8045
      @ahmednaaji8045 4 роки тому

      Ok

    • @XukunHassan
      @XukunHassan 4 роки тому

      Sidaa miyaad fananad kuthy ilahow gabdhaha nosoohadee inamo iskadayey angii dumarahayn baaba cishoney waxa aad itaahishaa inaa lagu jarjaro🤪

    • @shugrixuseen8209
      @shugrixuseen8209 4 роки тому

      heesti ifraax

  • @Aduunyofarxad
    @Aduunyofarxad 4 роки тому +5

    Waxa meesha dad fadhiya wax inantaa qaawan lahadlaa malawaayey subxanalah hadee surwaal xiratana wey wada qeylin lahaayeen cajiib

  • @abdullahikobciye2010
    @abdullahikobciye2010 4 роки тому

    Anigu yaabayee qaawanaantii goormeey quruxi noqotay
    Gabadhaan iyo kuwa kaloo badan wllhi mudh weeye jirkoodu caadi buu umuuqda,
    Gabdho waa iladhasheen saan ookale na umaogoli wllhi weeyna idhibeysaa sidaaas ookale gabadhaan ooga naxay ..
    Ilaaaahay hasoo hadeeyo wallahi

  • @mahamedapdiqatir3018
    @mahamedapdiqatir3018 4 роки тому +3

    Waa mid dhimatay cudoon

  • @umalahmed5671
    @umalahmed5671 4 роки тому +3

    Alla wllo ilahi quruxda kusiya Ku arkaye mad is asturtid quruxdu wa asturnane

  • @abdirahmanmahamedhasan1407
    @abdirahmanmahamedhasan1407 4 роки тому +10

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله
    gabadhan isqaawisay fankii soomaaliyeed iyo umadii soomaaliyeed ayay meel ugadhacdee halasooqabto

    • @fahmabile1806
      @fahmabile1806 4 роки тому

      walaalo fanku sharci ma laha miyaa iyo Rules ay raacaan. inantan dadkii dhalay aaway ma noola miyaa? waa in qolada fanka qaabilsan lala hadlo

  • @azakidw9405
    @azakidw9405 4 роки тому +1

    Viva inta qurbaha kunool kamaqan lamaanahooda. # viva lamaanah isjecel Midigteeda kaalay!!

  • @xafsajamal3958
    @xafsajamal3958 3 роки тому +1

    Ka dupaya ka daran ee so dhigay
    Kolay cid wax u shegta may waayine way u badhedhaye
    Ilaahay hayna asturo akhiriyo adunpa

  • @saynabfaysal3161
    @saynabfaysal3161 3 роки тому +1

    Kaa loo yeedhayo
    Quruxdiisa
    Waan la
    Aragnay
    Waa shaah
    Bilaa sinjibiila

  • @risakovzuzu3854
    @risakovzuzu3854 4 роки тому +1

    Ayyy, qofta jirmacana dharka aay wadato waxaa ladhaha see me through yacni maxan kaa qariyay.❤️💯

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 4 роки тому +2

    Wixii macaws Ku daawanaya sidayda bal like isku muji

  • @MJ-no4jf
    @MJ-no4jf 4 роки тому

    Kuwa meesha fadhiyee daawanayo ayaa ugu daran. Hadii mar qura aay ka yaaci lahaayeen waa isgaran lahayd gabadhan. Iyagana ajar beey kaheli lahaayeen.

  • @mariyibnusacdiymariyibnusa6529
    @mariyibnusacdiymariyibnusa6529 4 роки тому +1

    Subaxanlaah walhi dumarkii baa saanoqaday ilhyowo na astur

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 Місяць тому +1

    cod macaan iyo qurux wooow

  • @wlldulqaadzame3149
    @wlldulqaadzame3149 4 роки тому +1

    Naaa koleyba ku aragnee dharkaba dhigo waxba kumey hadhinee billaaa xishood yey
    Like

  • @Yuusuf1
    @Yuusuf1 4 роки тому +1

    Runtii way qurux badantahay. Qaabka ay usoo labisatay iyadaa xor u leh laakiin heesku waa iska level dhaxe aad ula ma aanan dhicin aadna uma liito.

  • @asuuhaamidhaamid4542
    @asuuhaamidhaamid4542 4 роки тому +3

    Subxana laaah ilaahay hakusoo hanuuniyo aqiro xagee lagu genayaa😭

  • @muxiyoiid1130
    @muxiyoiid1130 4 роки тому +1

    Xamda yar oo kle weeyeh keep going

  • @ubaxyasmin2219
    @ubaxyasmin2219 4 роки тому +1

    Ilahay ha laga xishoodo

  • @MaGuuraanChannel
    @MaGuuraanChannel 4 роки тому +5

    Subxaanallaah
    Hadhaw baa la odhan doonaa qurbe joogaa dhaqan xumo wadanka la soo gala Oo la yimaada
    Balse qol qol joogii baaba u kala raray oo ka daray subxaanallah inan dhalinyaro ah oo qurux badan oo cawradeedii dibada soo dhigtay oon cidina odhan wllo is astur waa wax laga xumaado oo inoo horseedaaya dhaqan xumo hablaheena quruxda badani ku kacaan markay fanaanadan oo kale arkaan
    Su'aashu waxay tahay maye dadkii dhaqanka ilaalin jiray ee dadka la hadli jiray miyay ummada ka dhamaadeen oo magaratadii baa meesha isugu hadhay
    Talo soo jeedin:
    Walaalayaal halaysu naxteexeeyo oo xumaanta halayska wacyiyo
    Kolba intii is ag joogtaa inta kale wanaaga ha farto Insha'allah
    Inantaana ilaahay hasoo hadeeyo waa wax laga xumaado cawradeedaa dibada taalaaye
    Ilaahoow na astur yaa rabi

    • @nafisamahamud211
      @nafisamahamud211 4 роки тому

      Wadaadkii nasteexo indha ceyrshey mee tolow jabnaye.

  • @khaalidxidig9018
    @khaalidxidig9018 4 роки тому +2

    Supxan Allah masidan ayey istayj ku taganty wlo alle ka baq mustaqbal kana ha iskaga ciyaarin wlaldana iyo walidkana sharaf xumo ha u so jiidin ee is astur

    • @asmamohamoud9171
      @asmamohamoud9171 4 роки тому

      Adigu haddiiaad dembi u aragto inay qaantahay alle ka baq oo ha daawan intaad iyada wax u sheegay adigu is qano horto

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 роки тому +1

    Acuuudubillahi na naasaha qarso Allhi ku abuuray ka baqo

  • @ugaaskageesk4893
    @ugaaskageesk4893 4 роки тому +28

    Reer hargeisa waa reer magal ta qaawan lama ciyaaran wayka dhacaan

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub5631 4 роки тому +1

    Waa kuwii aw sheegye Abdi maaha muunye you tube wanaajinta ku ah fanaaan

  • @wildanimalsafrica9420
    @wildanimalsafrica9420 4 роки тому +1

    ax ax way qawantahay u astura haku shaqaysatee

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 4 роки тому

    Ax ax ax ax ax imisaa dawanaya oo amaanaaaya Aduunku Waa maalmo alle ha ku soo hadeeyo walalo ma jecli in qof musli AHI naar galeee

  • @ahmedysn4865
    @ahmedysn4865 4 роки тому +3

    Ilaahow ceebteena astur
    War gabadha hala caqli celiyo

  • @hassanabdi9769
    @hassanabdi9769 4 роки тому +1

    Daleed cidlo ah lama dhigo
    Deeqdaa Ilaahay iyo Daayinkay ku siiyee
    Diraacaa khafiifka dabadeed ha soo xidhan
    Doqoniimo weeye.

  • @jamacyare2865
    @jamacyare2865 3 роки тому +1

    Qoftan qaawn xijood alle ku ma cadaabe subxnal llh

  • @sadiiqcadde1078
    @sadiiqcadde1078 4 роки тому +1

    Nice horay u soco bbe

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 роки тому +1

    Midigteeyda kaalay macaanow markaalay Cod macaanaa Maa,ik. Miyaa tan

  • @faatimaabdalle2618
    @faatimaabdalle2618 4 роки тому +2

    😭😭😭😭😭 waxay qawananta subxnllh wlhi hblha waaanaga waalay

  • @amiircaamir7424
    @amiircaamir7424 3 роки тому +1

    War qofta maxa u asturan subxanallah

  • @fosiasaleban8240
    @fosiasaleban8240 4 роки тому

    Subxanallah Allow ceeb no astur Rasulkeni subane maxamed aha SCW wuxu yidhi qofkina lunsan U duceya Raxmanki laxadkeda u dhamays tiray way ilowday in u ka xisabiyo xubnahan qawan Raxmanow so hade amiin

  • @fahadibraahim9678
    @fahadibraahim9678 2 роки тому

    Allh sw markaad dambi wryn kagasho
    Dhulka wxuu dhahaayaa ilaa hoow igu fasax aan liqee malagana wxuu dhahaayaa ilaahoow igu fasax aan nafta kaqaadee
    Wlle kan wxaan duubaya iyo gabadhaan qaawaneey allh ayaad maalin lakulmidoon tiin maalin aan maanta aheyn oo aad intaan ka,itaal yartihiin waligaagana qof walboo daawada dambi ayaa kuugu sii soconaya
    Ilaahayoow qaatumada noo hagaaji😪😪

  • @harunmahamed2196
    @harunmahamed2196 4 роки тому +1

    Ish uf akhas waa lagu qasaaray tan qaawan a

  • @fbidreamofficial1046
    @fbidreamofficial1046 4 роки тому +4

    inantan midba hadhow sacabada utumaayo leh wa ku jeclahay kaasi ma wuxuu ka suga iney ubad qer qaba udhasho wa may jab yar iman kuma jiro inantan haddu iman yar ku jiri laha wey is asturi laheed rabow ada ah kan wax hanuuniya misane duleeya rabow soo hanuni anagana nahanuuni ya allag 😭😭😭

  • @drabdinuurhamsa8411
    @drabdinuurhamsa8411 4 роки тому +1

    Ma naagtan qaawan cumar binu cafuuf ugu yeedha

  • @anwarsharif25
    @anwarsharif25 4 роки тому +2

    subxanallah muslinimada saan meykajogaan somali 😭😭😭😭😭

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 4 роки тому +4

    Subaxanallah qoftu cidmale miyaa

  • @cawokawsarxirsi3638
    @cawokawsarxirsi3638 4 роки тому +1

    Subxanalaah xagay shidnantu joogta calamoo kugu dhacday tolow candhadan ka muqata ma qurux ayay moodaysa

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 3 роки тому

    Cud qurux badan ayaa fanaan lagu noqda laakiin jidh qaawan laguma noqdo fanaan,yartan way khaldan tay,

  • @mohamedjaambiir5190
    @mohamedjaambiir5190 4 роки тому +1

    Codkaaga wan iska baktiyeeyey lkn videoga wan dawanayaa

  • @saidibrahimnour1837
    @saidibrahimnour1837 4 роки тому +1

    Subxaalanah ilahay adaa wayn walee aduun inaan lagu waarayn ama iswalaqa ama isqaawiya lkn waxaa iman doonta maalin aad kaligaa meel madow gali doonto waxaa lagu waydiin doonaa wixii aad soo qabatay maalinkaas ilahay ha inoo sahlo

  • @hafsaomer8490
    @hafsaomer8490 4 роки тому +1

    First love sara😘

  • @abdinasiradan4456
    @abdinasiradan4456 4 роки тому +1

    Subxaana allaah walaal is astur kheyr allaah ku siiyeee

  • @Fantastic953
    @Fantastic953 4 роки тому +1

    bismilahi sidaan waa maxey inanta maxaa ka si naa is dhoor

  • @adeshkadiye1603
    @adeshkadiye1603 4 роки тому +1

    Waxbo kuuma qarsano Rabi naarta haka warabiyo

  • @demsh.lillah4681
    @demsh.lillah4681 4 роки тому +1

    #ebowkeey rapu Qurux ku dameystiraay
    Lkn wllshy adiga isku dilaayo
    #rapi haku so hanuneeyo

  • @somalichanellkusodhawow3979
    @somalichanellkusodhawow3979 4 роки тому +1

    Plz dumarka waaniya ragoow idinkaa u camirayeee runta inay aanay sidan qurux ahayn calool iyo naaso banaanka lakenooo ILAHAY wallo adigana haku soo hadeyooo

  • @samawade24tv45
    @samawade24tv45 4 роки тому

    Kk war naagta naasa may u qariyaan reer hargaysa

  • @boqolpirez5851
    @boqolpirez5851 4 роки тому

    Allow na wada Hanuuni

  • @nimcaahure6232
    @nimcaahure6232 3 роки тому

    Waa cdo mcnthy cudo haldhah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @najmosiyad9039
    @najmosiyad9039 4 роки тому +1

    Isqawin qurux maaho wllo ale kacabso

  • @farhanhanad9921
    @farhanhanad9921 4 роки тому +1

    Waan soo socdaa mcneey kun iyo kowjer bn kuu imaanayaa bbe

  • @bislesahardiid2205
    @bislesahardiid2205 4 роки тому

    Inaalilaaah wa ina ilaaahi raajucuun waar miyaanay qoys ka dhalan gabadhu

  • @user-xm1kf9xz8u
    @user-xm1kf9xz8u 2 роки тому

    Mashallah qurxly illahay hakuxafido

  • @khadarchannel1
    @khadarchannel1 4 роки тому +1

    War waa yaab.druucdaa khafiifkee la xidhnayd iyo cadhasabkiiba banaaka soo dhigay ba maqurux baymooday jaahiladani

  • @suldaandeheeye8235
    @suldaandeheeye8235 4 роки тому +1

    gabadha yari taayiro yaryaraa

  • @abdazinabillow740
    @abdazinabillow740 4 роки тому +1

    Bra black ayey sidhataa intaa ilaa araktii like igucawii lol

  • @kuzawalove6545
    @kuzawalove6545 4 роки тому +1

    Wow keep going on

  • @abdifatahhirsidheere1391
    @abdifatahhirsidheere1391 4 роки тому +1

    alle haku so hanuuniyo wlo

  • @baazhehapdirachiid2444
    @baazhehapdirachiid2444 4 роки тому +1

    Ooo adeeer ta yar wxpa uma qarsooonee
    Maaad burco kzooo.bxdid wlllhy mzrxa kaaa qaadan lahaaaaaa

  • @osmandembele9566
    @osmandembele9566 4 роки тому

    Naa ilaahay kabaq xishoo qof islam baa tahee aakhiradada u tudho is astur

  • @shugrisharaf2984
    @shugrisharaf2984 4 роки тому +1

    Subxana llaah gabarey ilaah kabaq qurux sidaan maaha

  • @aishaadammukhtaar777
    @aishaadammukhtaar777 4 роки тому +1

    Subxanna allh allow fasahadeda ayada le ku ekey

  • @eng.ahmeddeikholujoog7837
    @eng.ahmeddeikholujoog7837 4 роки тому +1

    muxuu kaalaya wixiiba banaanka ayaad ka sii dhigtee
    alle ha ku soo hadeeyo

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 4 роки тому +3

    Ceebeey tacaaal wayqaawanteheee ilahay ha soo hadeeyo

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 4 роки тому +1

    Inta keshaliyasa aragta hayaabine like isaar

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 4 роки тому +2

    Hees caadi✔👍🤚

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 4 роки тому +1

    Subxaanallah tani cod xumo waxay ku darsatey qaawanaaan alle Ayaan kaa magan Galney

  • @kalaayofficial4921
    @kalaayofficial4921 4 роки тому +1

    Naasaha daya😏😱😱😱

  • @zamriyeoffical2214
    @zamriyeoffical2214 4 роки тому +5

    Is astur
    Malin adan manta ahayn kaqomamayndontaye

  • @jagta1234
    @jagta1234 4 роки тому +1

    Qoftan yaaku dhaha is astur subxaanallaaah😂😂😂😂😂😂👌

  • @kaahanuura6261
    @kaahanuura6261 4 роки тому +2

    Ilahw na astur oo khatumada ha nasejin

  • @faraxmahamed5772
    @faraxmahamed5772 4 роки тому +3

    Wllo adoo qurux daa le maxa ku qawiyay ax 😭😭yaarabii na astur

  • @Abu-Hamza254
    @Abu-Hamza254 4 роки тому

    Ayada miat layabtaa mise kuwa fiirsanaya subxanallah

  • @ismaciilamadichannel6884
    @ismaciilamadichannel6884 4 роки тому +6

    naar ti ayaa buuxis rabto illaah hanaga bad baadiyo

  • @yousufmohamed8641
    @yousufmohamed8641 4 роки тому

    Nacad allah haku rido qofkan kuwa dawanayana ma la midbaa hadan ku faraxsanayn is astur bay odhan lahAyen

  • @Ilkacazze
    @Ilkacazze 4 роки тому

    Tan cml hade kula dhalan Alx dheh alle ku shugri waa musiib aduunyo

  • @ridwanawil9425
    @ridwanawil9425 4 роки тому

    Subxanallh way qawanthy

  • @DacwaMedia24
    @DacwaMedia24 4 роки тому +1

    Naaag walan wye tani mee xishood qawani qurux mooday

  • @balqiisbintuaxmedjaamac9856
    @balqiisbintuaxmedjaamac9856 4 роки тому +1

    Subxaanaalaah ilaahayow Na astur oo umadaada astur

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 4 роки тому +3

    Ilahow ceebaheena astur

  • @lovelymum927
    @lovelymum927 4 роки тому +2

    Nacala tula caliyek kale mid wacel miya neh mawa dihee karo hoyo iyo abo ayey ledahay subxanallah kale hadi ad haysaysed wxbo mawa rebin safican mxd silka xita notosiwayday neh wa adi nasax balaqa ah mesha nosodigayo dila walbo hur ayan uso argnay a wxa hada nago cusub ma ahan dee intaa igo racasan like ta ha ig racan dee

  • @waciyebosaso4253
    @waciyebosaso4253 4 роки тому +1

    Kasooni xumada. Haaaysa. Ma waxaaytiri isqaawi taasaad nin kuhelaaysaa. Walahay baan naaq qaawan xataa aanan himad uqaadin. Nax din waayna waxaan kanaxaya aabaha dhalay iyo wiilasha ladhashay.

  • @farhanabdi8807
    @farhanabdi8807 4 роки тому

    Sidaas bey igaga furan tahay. Asxaabey.