QISADA SAHRA IYO SAFARKII NOLOSHEDA!!Q.1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024
  • #qiso_cajiib_ah #sawdabillan#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

КОМЕНТАРІ • 410

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 29 днів тому +18

    Ciyalka xmr ku dhashy o ku kora ahy wna aqana wxs dhan dabarka wa mrki gelka lugaha laga xiro 😂

  • @SumayoQodhob
    @SumayoQodhob 29 днів тому +20

    M.a wlhi aad baan u farxaa mrkaad dhahdo qisadan waa qiso gabadh soomaaliyeed❤

  • @sumayohassan490
    @sumayohassan490 29 днів тому +40

    Sawdo abyo qosolkaga jeclahey😢😂😂😂❤

  • @user-ek7yt5yk9y
    @user-ek7yt5yk9y 29 днів тому +18

    Scw scw scw wllshy sawda qaali quruxeey anaa laydhahaa( Sahra ) waxaan jogaa somali galbeed waxan ahay ilmaha labaad ee hooyaday iyo aabahay lkn waxan ku dhashay magalada ❤ Godey gacalo Gacalo gacalo ❤

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz 29 днів тому +17

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw mashallah sawda qalib Allah haku sharfo aduun iyo aakhiro jazallah khyr ❤❤❤❤❤❤ merci beaucoup ❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 29 днів тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdallaJama-xh7oq
      @AbdallaJama-xh7oq 29 днів тому +1

      ❤😂

  • @ARMY-GIRL243
    @ARMY-GIRL243 29 днів тому +15

    Alla manta waa ku tabey caajis😢❤

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 29 днів тому +13

    Sawda qisad somalida🥲 wan jecelahy wllhi ee no sobadi mcnto❤❤❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 29 днів тому +12

    Zowdo qisada nodhere khayr alle haku siye

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 29 днів тому +20

    Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 29 днів тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hanacabdi77
    @Hanacabdi77 29 днів тому +10

    Sawda qaybaha waad lasoo daahdaa qli waanan uxiisnaaye isisoo raaci xbbti Mar aanu wada daawanee❤

  • @raznakhadar3726
    @raznakhadar3726 29 днів тому +29

    Tii channel klenaa part bay ahyd maad hal mid so dhmysid sowdaaa 😂😂😂 parts ma rabnee 😮 yaaa nagu raacsan 😂😂 mahadsanid ❤ sowdaa wad no daadshyyyy ❤️‍🔥

    • @caderrayale7744
      @caderrayale7744 29 днів тому +1

      aniga in sheekda sifiican u fahmo ayaan jeclahay, markaa parts dhib uma arko

    • @Hanacabdi77
      @Hanacabdi77 29 днів тому

      Aniga

    • @ismahaanfaarah9893
      @ismahaanfaarah9893 29 днів тому

      maya parts ban raba qis adba udheertya abayo sawda haa daliin qaali

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 29 днів тому

      Ma rabno part

    • @Jhfzjg
      @Jhfzjg 29 днів тому

      Geela waa fahmay laakiin yarad maxaa lagawadaa walaahi sawdaay reer mii baa nagu tumtay waamaxay yarad 🤔

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r 29 днів тому +7

    Wlhy qosol ayan raftey qisada sahra waa funny 😅😅😅

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 28 днів тому +11

    Somalidu wa dad wanaagsan oo aad iyo aad isku jecel qabiilkan iyo waqtiga allaaha naga foogeyo oo somali mid qura ka dhig ilaaheyow qalbiyadeyna isku so dun❤❤

  • @MohamudSaleban-zz6jv
    @MohamudSaleban-zz6jv 29 днів тому +8

    Asc sowda Bilan waxaan Rabaa in aan saxo insha Allaahu dabarka Awrka hadii ladabro masocon Karo laakiin karka ladoonayo in Awrku daaqo waa laseeteyaa Isma qabankaraan dhaan Baan keenay iyo waan dabray sida Saxda Ahi waa laseeteeyey jamaacada Nala joogtaay sidaas ogaada

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 29 днів тому +9

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 29 днів тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @futdc624
    @futdc624 29 днів тому +14

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 29 днів тому +1

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 29 днів тому +8

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته .
    اللهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم

  • @Ziyaroziyaro2
    @Ziyaroziyaro2 29 днів тому +8

    Asc waraxmatolahi scw scw scw scw scw scw.............................
    ...................
    Mashalah

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 29 днів тому +25

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r 29 днів тому +25

    SCW SCW SCW ❤❤❤ Asxaabeey muuqaalka like sheerba isuga dara Drs Sawda Billan Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤

  • @Ahmed479
    @Ahmed479 29 днів тому +5

    HAMPALYO DHIIGAYGII 🩸 Xayaysiintii Way ku Bilaabatay ✌️Samirkaga Ku Gaadhay Mnsha Allah

  • @Simaneeeey12
    @Simaneeeey12 29 днів тому +8

    Sawda aniga macalinkyga ibaray baadiyaha dhaqankiisa wan aqanaa😂❤

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 29 днів тому +5

    wow, finally, sawda bilan chanl ma hagaagy, because adds aya so galaya🥰🥰😍

  • @Njuu508
    @Njuu508 29 днів тому +5

    illah ku dhowra xbbti dar alla kujclhy m.a darta qisoyinka ujeclday saan uqoslayay wadnaha ixanuny wlhi🌹💋

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 29 днів тому +8

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 29 днів тому +6

    Markii libaaxa sheekadu mareysey wadnaha nay nay anaa ismoodeyba😂😂

    • @ayaan-l2d
      @ayaan-l2d 28 днів тому

      Ala aniga xtaaa 😭😭😭😭

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 29 днів тому +7

    Wlhi qof miyi kukora fahmaya shekadan mxan somaxsaday😂

  • @ZamzamYusufYusuf
    @ZamzamYusufYusuf 29 днів тому +9

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 29 днів тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdayusuf1150
    @xamdayusuf1150 29 днів тому +10

    Scw scw scw scw scw scw dabaraku waa seetada

  • @farxiyomaxamuud95
    @farxiyomaxamuud95 27 днів тому +2

    Mcnto qisooyinka waa jeclahay wllhi ❤❤

  • @XafsaIbraahi
    @XafsaIbraahi 28 днів тому +3

    Sawday harar waxaan unaqaanaa
    Cawska la sameeyo❤❤❤ from somaliland

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 29 днів тому +7

    Wcs❤ scw xbbt 😊❤

  • @user-io8dy1bt7h
    @user-io8dy1bt7h 29 днів тому +12

    Scw❤

  • @ifrahdaahir9232
    @ifrahdaahir9232 29 днів тому +1

    Masha Allah hambalyo xayeeysiintii waa laguu muuqaaladii dhan xayeysiin laan kudaawady wlhi malin dhaweed niyada kaaga duceey in xayeeysiintada Alle kuufuroo❤❤

  • @MahmoudBadri-j7i
    @MahmoudBadri-j7i 29 днів тому +10

    Scw,❤❤❤❤

  • @user-lr3yz9ix3t
    @user-lr3yz9ix3t 29 днів тому +8

    Scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 29 днів тому +5

    Salalahu caleyhu wa salam❤❤

  • @saynabmohammed9499
    @saynabmohammed9499 29 днів тому +13

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤scw scw scw scw sc

  • @user-yt9yv3ql4b
    @user-yt9yv3ql4b 29 днів тому +10

    Scw scw

  • @nadaaweysguhat
    @nadaaweysguhat 29 днів тому +12

    Scw

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 29 днів тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 29 днів тому +7

    Miskiiin😢

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 29 днів тому +2

    Qisadaan wey igu socota gabadhii maskiinta ahayd halkay ku danbaysay sawdooy❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 29 днів тому +2

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu my abaayo sowda cadeey waan kusalaamay

  • @user-ky3zo9kp4r
    @user-ky3zo9kp4r 29 днів тому +4

    Asc sawda qaalib anaga ayaa kulafamaya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 29 днів тому +4

    Harar ma aha wa raro iyo kabad wlh ayeydey ba samen jirty alle ha u naxariste

    • @mumtaz8121
      @mumtaz8121 29 днів тому +2

      Waa harar

    • @Zusan15
      @Zusan15 28 днів тому

      Raaro waxa damerka la saro weeyan hararna waa ta guuriga lagu dhiisayo siidasn uu aqana

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305 29 днів тому +4

    Wa Caleykum Asalaam

  • @user-sp8zv2zt9l
    @user-sp8zv2zt9l 29 днів тому +7

    Scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw

  • @SucdiSacid
    @SucdiSacid 27 днів тому +1

    Qisadi ugu qosolka badned wllhi way iga qoslisay sawdo abayo

  • @habsomohamed2
    @habsomohamed2 28 днів тому +1

    Ala habo. Sowda wx waa baraney waa fahmeynaa dabar io wxaa yaryarkaa 😂😭❤️wax noo reebo ciyaal xamar

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 28 днів тому

    Masha Allah tabaarakallah xbbti sowda xayeysiinti waykuu fureen alxamdulillaah ❤

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 29 днів тому +2

    Hambalyo xayeeysiinta in loo fasaxay Chanel kaan cusub 😊

  • @moniamohamet
    @moniamohamet 29 днів тому +2

    Wlhy mar baan qosol ku waashy 😂😂jaarka dhan ayaa ku soo daŕery

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 29 днів тому +2

    Inta ugu horeso cawa shekada waa fahmi la.ahay ? Hada rer xamar nahay hadalka ciyalka xafada aya fahanaa😂😂😂

  • @user-vr1ox3ti7u
    @user-vr1ox3ti7u 29 днів тому +7

    Scw scw scw❤❤❤

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 28 днів тому

    Masha allaa hambalyo hambalyo abayo macan sowda qurux xayeysiinti wa no so noqotay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMohamed264
    @AbdirahmanMohamed264 29 днів тому +4

    Asc wllshay sawda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabrinKhadar
    @SabrinKhadar 29 днів тому +2

    Waku salmay wlshy sawda❤😊

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 28 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤اللهم صل و سلم علي نبينا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @saiidofarax9555
    @saiidofarax9555 29 днів тому +1

    Walashay allah ku barakeeyo allaha ku xafido aamin❤❤❤❤❤

  • @ayaanabdiaziz5598
    @ayaanabdiaziz5598 29 днів тому +7

    Scw Scw Scw

  • @naciimanimca151
    @naciimanimca151 29 днів тому +5

    Scw scw ❤

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe 28 днів тому

    Masha allh hbo mcn alle cimri dheri iyo cafimad ha ku siyo ❤❤❤❤

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 29 днів тому

    Mashallh sawda qaali mantay waxan arkayaa xayesintii mala ynoo fasexen ❤❤

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 29 днів тому

    Alhamdulilaah chanelkii is back

  • @sumeyoabdi98
    @sumeyoabdi98 29 днів тому +5

    Asc

  • @Hamda20289
    @Hamda20289 29 днів тому +3

    Waan ku salaamay Sowda Qaalib Xbbti aad baad uga Helaa Sheekooyinka aad noo soo Gudbiso shugran qli lkn Hanagu badh Jarin please sheekooyinka

  • @MalyunManika
    @MalyunManika 29 днів тому +3

    😂masha allha

  • @user-ih1ms9kc8t
    @user-ih1ms9kc8t 28 днів тому

    Si fiicn ayaan ku famaya xbbti sawda dabar waa xadhiga awrka lagaga xidho labad lugood ee hore
    masha allah dhaqanki ayey aad ug xidhidha sheekadu❤❤❤

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 29 днів тому +2

    Mashaalaah ❤ walaalkeey waa kuu saaray❤

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 23 дні тому +1

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. ❤❤❤❤❤

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 29 днів тому +2

    Alla qisada marna waa murugo marna waa funyy qeybta libaxa marki la marayay san u cabsanayay hal mara qosol la furay xata san uqoslayay aya rerkii hurda ka so kacshay sowda qeybta labaad la so dhaqso😂😂😂😂😢😢😢

  • @user-cr4pj2qb8m
    @user-cr4pj2qb8m 16 днів тому +1

    Sawday sidii dadka walan ayaan uqosly wlhy wlllloh😂😂

  • @saynabmohammed9499
    @saynabmohammed9499 29 днів тому +3

    Maansha allaaah waa sax

  • @user-dw4mb7mn7w
    @user-dw4mb7mn7w 28 днів тому +2

    Sheekoyinkaan camal oo baa diyahaa noo soo gali ❤😢

  • @asmaugbaad109
    @asmaugbaad109 29 днів тому +2

    Sawda allh hakuxifdiyo ❤

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan 29 днів тому +1

    Wlhi intaasba aniga ayaa so maray sawda qaali waan ku salaamay

  • @user-li8vw1rv4m
    @user-li8vw1rv4m 28 днів тому +1

    Azxaby iso duceeya muraad leyhye in alllh ii fududeyo

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 29 днів тому +2

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

  • @CaliAdan-zi2xt
    @CaliAdan-zi2xt 29 днів тому +1

    Sowdo Allha,ku xifdiyo ❤❤

  • @DaganCabdixakiim
    @DaganCabdixakiim 28 днів тому +3

    ﷺﷺﷺ

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu 29 днів тому +10

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 29 днів тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-te4zi8hl4t
    @user-te4zi8hl4t 29 днів тому +1

    Number one comment 🎉

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf 28 днів тому

    Mahadsanid sawda qalib walaashen alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba alaha kusiyaadiyo cilmiga iyo caqliga ba

  • @NuuraNajax
    @NuuraNajax 28 днів тому +3

    Scw. Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw scw

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 29 днів тому +2

    Wcs sowda qali❤❤❤❤

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 29 днів тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @SahraSahal11
    @SahraSahal11 28 днів тому +1

    Pls part 2 kusodar😢😂

  • @jiijoole
    @jiijoole 28 днів тому

    Masha allah sahra qisadeedu waa cajiib kkk sharci maqadataa haaaa bac madawdaan ayaa wataaa miyay tiri wlhi waa qiso cajiib ah mama hanaga kalareebin isa soo raacsii qeebta kale

  • @umusiham7291
    @umusiham7291 29 днів тому +2

    Masha allaah wan kufarxay

  • @HodanAxmed-dv8fk
    @HodanAxmed-dv8fk 29 днів тому

    Sawda hbbti sheekoyinka soomalida wan jclhy ❤😂

  • @UMUZAKIBaxarnur
    @UMUZAKIBaxarnur 29 днів тому

    Masha allh ❤❤ cilmi badan ban kabaraney habo macanto

  • @user-vr1ox3ti7u
    @user-vr1ox3ti7u 29 днів тому +2

    Wlhi waa naxdin iyo qosol

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 29 днів тому +2

    Aniga kuaqana xalada badiyaha somalida intabadan wagaranayan

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 29 днів тому +3

    Wcs abaayo macan

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 29 днів тому

    Finally sheeko soomaali ayaad noosoo gidbisay,mahadsanid abaayo

  • @AwaleBoy
    @AwaleBoy 27 днів тому +1

    Sawdaa ❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 29 днів тому +2

    Haa waa dhaan waa biyo doonid Dabarna waa lugo xirid from reer xamar

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 29 днів тому +1

    Walahi waan kufarxay inay xayeeysiintii usoo noqotay malaha anaa ugu hor arkay

  • @user-vl1ny8mv8t
    @user-vl1ny8mv8t 28 днів тому +1

    Xbbti sowda nuuray anoo ku dhashay maglo oon wali baadiye arag waan fahmayaa erayadaas oo dhan

  • @SagalMaxamed-fm9em
    @SagalMaxamed-fm9em 28 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤ scw scw scw scw scw scw❤❤scw scw scw scw scw❤ sawada qalbi wanaag alle ha ku barakeeyo huno