Muxuu Trump Canada & Greenland ka doonayaa | Miyey Putin halkaasi isku arki doonaan ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 123

  • @warsamewarsame9035
    @warsamewarsame9035 8 годин тому +9

    Taladii ugu wanagsaneyd umada soomaliyeed loso jeediiyo tii ugu wanagsaneyd ayad hada wada adiguna maracade show illahey haku xaafiido
    Soomaliidana allaha miideyo
    Wadankena soomaliyana alaha kadhiigo wadan loso taahripo insha Allah❤

    • @MohamedJacayl-s8q
      @MohamedJacayl-s8q 6 годин тому

      Aamin aamin aamin yaa allah

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 5 годин тому

      Baryahan aad ayaan kuu dhagaystaa intaad Somaliya barnaamijyadaada aad ugu soo darto Mashallah 🥰 Mahad sanid sxb waligaa Diintaada & Dalkaaga difaac xagga fiicanna ha’uga gamban inaad shicibka jeclaysiiso dalkooda iyo in aad isku soo dhawayso qalbiyadooda si loowada difaaco dalka wll anoo Reer Hargaysa ah ayaa aaminsan midnimada Somaliya walahi waana 90% Slanderka dhalinta in Somali ay markale midoobaan ayaan rajaynaynaa InshaAllah Odayaal ayaa cuqdad nagu kala abuuray oo colaad nakala dhex dhagay iyagoo cadowga Ethiopia 🇪🇹 ka’amarqaata iyo Reergalbeedka oo dannahooda aan ahayn Somali midowda ayna ka’shaqaynayaan ama Madaxda ay ku soo xulanayaan kii Somalida kala fogayn lahaa si badaheena Somaliya ay gacanta ugu hayaan oo khayraadka baddeena ay u xadaan khayraadka kujira iyo in Ethiopia 🇪🇹 badaha Somaliya loo gacan galiyo Madaxda Somalina way ku kaalmaynayaan waana sababta ay Arsenal ay u aasaaseen kuwa fadhiya Xalane walahi si shicibka loogu mashquuliyo colaad, qaraxyo iyo si cabsi loo galiyo oon rajo beelno oo dalkana loo faaruqiyo ay cadowguna ugu abuuraan Qowmiyadaha Ethiopia 🇪🇹 iyo qowmiyado kale oo qarsoon sxb inshaAllah baraarujinta aad bilawday waa wax loo’baahanaa oo indhaha dadka u furaya oo qalbigana isku soo dhawaynaya Somalida xalaasha ah sxb InshaAllah dhalinteenuna waynu guulaysan meelwalba 5ta Somaliya aan joogno sxb ilaahayna aan aamino aannu kaashano rabbigij na’abuurtay dhibtanna farxad ayaa ka’dambayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Waliba waxaan jeclaan lahaa culumada Somali in ay lacago ururiyaan oo warshado loo’dhiso gobolada waa’wayn si shaqo loo abuuro iyo Korontada hawada laga dhaliyo in la’soo iibiyo qalabyadaas warshadahaasna ay culumada gacanta ku hayaan sidoo kale kaluunka iyo beeraha si loo’dhoofiyo loona dardar’galiyo lana’bilaabo lacagtii lagu dhisi lahaa warshaddahaas kaluunka dakad walba oo Somaliya kutaala looga dhiso walahi lacag badanna maaha iyo warshadda beeraha lagu needho laguna xidhxidho iyo qa’boojiyayaashaas inta laga dhoofinayo lagu hayn lahaa. Sidoo kale ta ugu muhiimsan warshadda Xoolaha lagu qalo oo hilibka loogu iib geeyo wadamo badan aduunka oon lagu ekaan carabta kaliyaata oo waliba hataga xoolaha warshad loo sameeyo habeesa qaarna loo’iib geeyo qaarka kalena kabaha iyo boorsadaha laga sameeyo oo aduunka loogu iibgeeyo. Sidoo kale dawooyinka geedaha udgoon ee dalka kabuuxa iyo macdanta balaayiinta dollar ee sanad walba dalka soo gali kara sidoo kale shamiintada carrada dhaqaaxda marmarka ah buuraha dahabka ee buuxa dalka, shidaalkaba loomaba baahna walahi waxaa nagu filan khayraadka kale siiba canshuurta badda is e maraakiibta maraya iyo hawadeena maantase Maraakiibta ReerGalbeedka oo ugu badan ilaa dalka siduu u burburay canshuur lagama qaado Somaliyana waxay yidhaahdaan sanadkii waxaa nagaga baxda 500million intaasna iyo in kabadan ayay wadamadaas oo idil khayraad uga qaataan isbuuc gudahiisa walahi oo maaraakiibtoodana bilaa canshuur ay badaheena u maraan waana sababta aynan u doonayn in Somaliya nabad noqoto walahi sxb waliba waxay cadaab ayaa sanadkii trillions gaadhaya sxb aan indhaha iyo caqliga furno 🙏🏼 Walahi labo sano ayaan ku gaadhi karnaa oo Dowladduna canshuur tiro badan ayaa u soo xaroon lahaa inshaAllah waannu karnaa hadaan iskaa shano oon Dowladdana aan hagno annagoon ka’cabsan walahi iyagaa maanta cabsi qaba in shicibku uu kacdoon sameeyo oo Xerada Xalane deerka loogu daato oo shicibku doortaan Madax xalaal ah oo diinta iyo dalka daacad u ah waan samayn karnaa adoo inta khayrka ka’shaqeeya soo dhawaynaya oo qabiil aan lahadal qaadin walahi waa’laga xishoon in lasoo hadal’qaado colaaduna way idlaan cadowguna wuu quusan iyo oabaqaadkooda InshaAllah sxb 🙏🏼 garabkaaga ayaan nahay kulligeenna InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @abdifatahomar3267
      @abdifatahomar3267 3 години тому

      Amiin wll

  • @fatoumadaher859
    @fatoumadaher859 8 годин тому +4

    الله أكبر ولله الحمد آللهم أنصر اخواننا المجاهدين و المستضعفين المظلومين في الفلسطين أمين أمين يا حي يا قيوم برحمتك نستغيث امين يارب العالمين ياقوي ياعزيز وانصر هم

  • @Maxamedfaraxibraahin
    @Maxamedfaraxibraahin Годину тому +1

    ❤maxamed ciise adiga iyo❤bahadaada salamayaa xigta somaliyay aan ale cabsano latartano wadamada quruxda badan ale ha inafansiiyo wanaaga dhibta ale dulqaado aamiin ❤

  • @maxamedaxmed563
    @maxamedaxmed563 8 годин тому +4

    Alxmdulilah Mansha allh waan ku farxay mareykn QAZA waxaa uu ka waado Ilahy ayaan uu barinay inu sida qaasa ka dhiigo dabkasii

  • @MaoMao-x9e
    @MaoMao-x9e 9 годин тому +8

    SOOMALIYA HA XOROWDO AMIIN HA ISRAAACDO AAMIIN

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 годин тому +5

    Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @Wecwe
    @Wecwe 9 годин тому +7

    Wlhi waan ku farxay talada aad mar walba shacabkaga aad siiso bilihi ugu dambeyey 🙏🥺❤️

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 8 годин тому +4

    ❤illaahow❤ islaamka guulsii aamin aamin aamin❤yaa allah❤

  • @Dujaana12Dujaana12
    @Dujaana12Dujaana12 8 годин тому +1

    أللهم أعز الإسلام والمسلمين اجمعين وانصر إخواننا المجاهدين في غزة وانصر إخواننا المسلمين والمسلمات الأحياء

  • @AbdiwahidyareAbdiwahid11
    @AbdiwahidyareAbdiwahid11 3 години тому

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب العالمين 🤲

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 5 годин тому

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 9 годин тому +3

    ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan ❤

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 7 годин тому +1

    Ax yuhud iyo maraykan alaha burburiyo amin amin

  • @AliSaleh-no4tj
    @AliSaleh-no4tj 7 годин тому

    الليله جمعه أكثرو صلاة علـى نبينا محمد صلى الله عليه وسلم فرج الله همكم ويسر أمركم ويجبر بخاطركم اللهم فرج إخواننا في غزه ويسر أمرهم يارب ❤️🤍🖤✌🏽

  • @Aqlihadi
    @Aqlihadi 8 годин тому

    Izha Allh Allha garansiiyo umada islamka xaqaa gar,ahan somalida madaxda ah ❤

  • @yaaquubmaxd8373
    @yaaquubmaxd8373 7 годин тому +1

    Waa raayii fiican araagtidada sxp

  • @Nuurmohamedaden
    @Nuurmohamedaden 7 годин тому

    allow qabyaladda nagasoafjar maxamad adna umada somaliyed sanodhirigali alle hakubarakeyo

  • @FaysaMaxamad-b3h
    @FaysaMaxamad-b3h 7 годин тому

    Mn sha alllah alaha ha ku barakeeyo wll qli

  • @BashiirCandulle
    @BashiirCandulle 8 годин тому

    Bashiir cabdulle maracade show waa mahadsan tahay sida wanaagsn Umada somaliyeed 17:00

  • @MuseTunbur
    @MuseTunbur 5 годин тому

    Asc will wad mahad santahay rabi haku dhawro wad bararuga

  • @KhadartoClahikahin
    @KhadartoClahikahin 7 годин тому

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 7 годин тому +1

    ❤❤ Sallalahu calaihi wasalaam❤❤❤

  • @MuktarMahamud-s9u
    @MuktarMahamud-s9u 8 годин тому

    Wcs wll maxamed maracade ❤❤❤

  • @mahamedahmed-k2w
    @mahamedahmed-k2w 8 годин тому

    Maracadde waad ku mahadsanthy soo jeedinta macaa noo dan ah wadaad xooga saartaa barnaashna aad ka diyaarisaa qabyaalada iyo waxyeelada

  • @XallimoMaxamedxasan
    @XallimoMaxamedxasan 9 годин тому +3

    Allaa akbar

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 7 годин тому +1

    Waa wacyigelin laakiin hal far fool madhaqdaa waa ubax qashin kakorbaxay qofkii wadankaan wanaagiisa kahadlaa waa kaligiiduul oo mashruucaan wacyigelin badan iyo dhaqaale culus ayuu ubaahanyahay wadankeena.xumaansheega iskudirka qabyaalada sixunwaxkudoonka iyo kuwakale oo culus ayaawadankaan daashaday.

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 8 годин тому

    Mahadsanid
    Waxa aad nala wadaagtay talooyin macquul gal haddi aan fulino

  • @hassenahmed6017
    @hassenahmed6017 8 годин тому

    Allah ha u gargaaro Musliminta meelkasta oo ay jogan alle na ha mideeyo

  • @CabdulaahiMaxamed-r5b
    @CabdulaahiMaxamed-r5b 8 годин тому

    Asc sxb waxad kamid ah waxyaabaha qaldan biyaha lagu daadiya wadooyinka sida.laamiyada.eyo.wadooyibka.jayga ah iyo maan dooriyaha ciidan keenii ebar kadhigi iyo dhalin yaradi.100000kun nooga baxda ❤❤❤❤1

  • @cabdiraxmancali6254
    @cabdiraxmancali6254 7 годин тому

    Alxmdulh bagayigubatay hajabato yuhudu

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 8 годин тому +1

    Asc walaalkey wan dhawaahay sido kale maxamed ciisee

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim 8 годин тому

    Jazakumulaahukhayr

  • @abdirahmanmohamed5637
    @abdirahmanmohamed5637 5 годин тому

    Shukran walalow

  • @Nuurmohamedaden
    @Nuurmohamedaden 7 годин тому

    asc maxamad cise jimce wanagsan ankusalino rasulka scw

  • @cabdiraxmanjiisow4278
    @cabdiraxmanjiisow4278 8 годин тому +1

    Walaal ka soo hadal wadada warshada caanaha oo dhibaato jaam ah ay ka taagan tahay,xalinta wadadaasna ay fududahay iyadoo gadaal loo sikinayo xerooyinka difaacoodana gudaha laga dhigi karo waxay u baahnaa qarash la geliyo qarashkaasna shacabka diyaar ayay uyihiin hadii jaamkaas la yareen karo mahadsanid,,

  • @MahamedMuhumed-r6m
    @MahamedMuhumed-r6m 8 годин тому

    Wan ku farxay taldad noso tabisid ee maxa nidan ah hadanahy soomalida wan ku wata wllky marcadi marwalbaaa❤

  • @AHMEDAbdi-sl9mm
    @AHMEDAbdi-sl9mm 8 годин тому

    Alow soomaaliya Nabad nooga dhiig amiin yaa rabi

  • @YurubXasan-c4h
    @YurubXasan-c4h 8 годин тому

    😊 Asc ustad maracade horfadhigaadi waan ka dheregney marka waxaan kaa codsanayaa in aad inoo sameyso Muuqaaladii aad soogalin jirtey goortii aad wararka sootabineyso

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 8 годин тому

    inkaartii falastiin baa ku dhacdey ilaahey haka qaboojiyo

  • @ABDIIMERMOHAMMED
    @ABDIIMERMOHAMMED 7 годин тому

    Allah woodleh isku midkadigay qasa iyo magala marankanka ah
    Taladaana alh hanagu anfaco

  • @somalishow2180
    @somalishow2180 2 години тому

    Waa aragti wanaagsan

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r 5 годин тому

    Waxba kuman farxin talada somalida waayo hadalka fiican waan ku durinaa talada sax ahna waan kuqandhoodaa xumad darteed wacdiga diintana somalidu wayku lululoodaan walaalnlmadana waynecebtahay dhaca dadka way u hamuumaan shaqaysiga xoogsiga wayku caajisaan faanka qolanimadan way sharaxdaan sida quruxda sidaa darteed laguma dawakho😂laguma wareero aniguna somali ban ahay lamid baan ahay alle ayaa inaga daweyn karaya alle yaan sugaynaa

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 9 годин тому

    Dadka u horeya ayaan kamid ahay

  • @CaliCabdinuurRaage
    @CaliCabdinuurRaage 7 годин тому

    Ilaahey waa candil

  • @axmed8798
    @axmed8798 8 годин тому

    ILAAHAY HAJEBIYO YUHUUD &NASAARA

  • @axmedcabdilaahi-sr3hn
    @axmedcabdilaahi-sr3hn 7 годин тому

    Mashallh wankfarxay marankanka

  • @Malaawi7
    @Malaawi7 8 годин тому +1

    Mahad sanid wll maracadaw

  • @MaxamudHuud-c2h
    @MaxamudHuud-c2h 8 годин тому

    Asc walkey mxmd cise

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 8 годин тому

    Alhamdulillah❤

  • @ayaanGanbe
    @ayaanGanbe 8 годин тому

    Asc dhamaan ummada soomaaliyeed

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 3 години тому

    يا عالم اسمعوا وعوو نذاء اليمن أكان حقا ماذا تريد ام لا و هو أوقفوا حرب الغزه و إبادة شعبها الفلسطيني المستمر بغير الرحمة.

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 8 годин тому

    ❤Allaahu Akbar❤ Cidina ma ogaan karto
    Ciidamada ❤Rabigeyga❤ isaga mooyee
    Masibadas ayn u rajeyna dalalkn inta an islamka aheyn insha ❤Allaah❤
    1,Talaviv
    2,washinton
    3,London
    4,jarmalka
    5,farnsa

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 7 годин тому

    Mishal con miyaa dhalay mise waa la dhashay Allaah ayaa ka dhigay mabda' ahaan inloo qeybiyo sida anaga oo kale waxaan u qeyb sanahay qabaa'il

  • @WorldlyWork
    @WorldlyWork 4 години тому

    MAXA Ino Dan ah Ok3y 1/Allah Ka Cabsi 2/Hal mowduuc inaan Ka hadalno 3/ Isla Halka Mowduuc INAN is weydiino maalin walba ilaa AAN Ka Ku rumeeno Halka Mowduuc kadibna Mowduuc Cusub Kadibna INAN Ka Fakarno

  • @abdiMMjama
    @abdiMMjama 3 години тому

    Haday Somali heli lahayd 10 weriye oo maracade oo kale ah ,waxa badbaadi laha Somali badan oo ku xumaatay social media

  • @MohamedAden-i9s
    @MohamedAden-i9s 8 годин тому

    ALLAHU AKBAR falastiin ALLE ayaa uhiiliyey maraykan sidaas si kadaran ayaa ku dhici doonto ALLE idankiis

  • @Hanifarahk
    @Hanifarahk 8 годин тому

    Anigu waxan qabaa in maraykanka halka uu usocdo tahy turki madama canada iyo turkiba ayka wada tirsan yihiin gashaanbuurta naato wuxu ugu gogol xaaraya duulaanka canada inuu kubanaysto dagaal uulagalo turki si.aan loo oran marykanku islaamku duulaan kuyahy awgeed ayuu ugu hormarayaa canada si uu udifaaco danaha israaiil ALLAAHU ACLAM WA QIYAASTAYDA

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 7 годин тому

    Dabkaas ilaah ha siyaadiyo hana gaarsiiyo ilaa Washington iyo New York iyo dhamaan magaalooyinka mareykanka.
    Allahayow burbur ku rid yahuuda iyo Mareykanka.

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 8 годин тому

    Illahay America mesha hubka ay ku sameeyaan dab iyo baaruud haka dhigo

  • @SiciidMaxamed-tc6tr
    @SiciidMaxamed-tc6tr 8 годин тому

    Barnamijka baraarug bulsho waan so dhoweynayaa lkn anigu aragtidayda iyadoo coda ayaan whatsappka kuso dhigin

  • @MohamedIsmail-l8q
    @MohamedIsmail-l8q 8 годин тому

    Xamaas guul

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 7 годин тому

    HADII HUBKII MAREYKANKA LAGU GUBAY GAZA AYAGANE HUBKII ALLE AYA LAGU GUBAY

  • @ABDIIMERMOHAMMED
    @ABDIIMERMOHAMMED 7 годин тому

    Ana Waxan kula talinayaa dhalin yarada soomaliyed
    Ee qalbigeedu fayaw yahay
    Inayna Dana fadhiyin dawlada ee iyagu isutashadaan

  • @MohamedOmar-vl3zu
    @MohamedOmar-vl3zu 8 годин тому

    Asc, Ma ogtahay:- Mareeykanku in uu hada Saldhig militarily ku leeyahay Greenland? Hadii aadan ogeeyn ogoow!

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 8 годин тому +1

    Yaahj iyo

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 5 годин тому

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 4 години тому

    mareykanka gees ilaa Ka gees dabaka kasin oo dhulka la jar waxa Gaza sidaas yeelay waa isaga yahuud waa askar mareykan iyagana allaah duleeyo

  • @ramjeego3812
    @ramjeego3812 8 годин тому

    Dhaqaalle dartiis but ugalayaaaaa

  • @Hasan__Kaafi11
    @Hasan__Kaafi11 8 годин тому

    Soomaaliyana reer reer bay si eryanaysa dunidana waxaa lo kala tartamaya jasiiradaha iyo waddamada qaar

  • @Zahra-nh9px
    @Zahra-nh9px 8 годин тому

    Allah akbar

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 6 годин тому

    M,weyne Taram wa 80 jir aan Rabigisa aqon isago og 10 sano kadib cafimad ama nolol qiimo leh anu kujogi donin ayuu wuxu u gogol xaraya dalkisa 40 sano qaabki ay nolosha uw jihi lahayen inagana 30 jirkena manta moye bari uma muqato ama inu ku fakaro qofka ka dambeya side mustawbal kan ka wanagsan ugu diyarin karta wa nasib daro

  • @AbdikaniBada
    @AbdikaniBada 8 годин тому

    Rabbi ma u eekaysiiyay qasa

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 8 годин тому

    Kanada hadaba way ka mid tahay marayjkanka

  • @abdihakimgaani6270
    @abdihakimgaani6270 9 годин тому

    First comment 😂

  • @Aqlihadi
    @Aqlihadi 8 годин тому

    Waa wareey Trump wa nin adag Hhhhh😮😮😮😮😮😮

  • @mohamudibrahim7311
    @mohamudibrahim7311 8 годин тому

    Allahu akbar

  • @FarahHasan-x1y
    @FarahHasan-x1y 8 годин тому

    Qabyaaladu waa sida basasha basashuna waxay leedahay qalal qal hadaad jeexdid qalkale ayaa soobaxaya

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r 5 годин тому

    Maadaama uu masiixi😂yahay waxa uu ilayahay yuhuudi lubnaan qabsaday doorashadisana samayn bay kuleeyihiin yuhuuda

  • @Zahra-nh9px
    @Zahra-nh9px 8 годин тому

    Madahasanid

  • @sucaadhajio4867
    @sucaadhajio4867 8 годин тому

    ❤❤

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot 8 годин тому

    Tramp siyaasadiisa ma fadhiso

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 8 годин тому +1

    See American uwadaan

  • @Mohameddeeq-m8j
    @Mohameddeeq-m8j 8 годин тому

    Maracadoow dabka kakacay maraynkanka maxaad ooga hadliwyday

  • @caamirmacalin3360
    @caamirmacalin3360 9 годин тому +1

    Jimco wanaagsan

  • @MahadcabdulJaamac
    @MahadcabdulJaamac 8 годин тому

    Huray maxaad u sheegi wayday doorashada lubnaan

  • @MyAllahLove-k5r
    @MyAllahLove-k5r 8 годин тому

    Los Anjalisne illahey Baa Duqeeyay😂 Se Dareemeysaan Mareekanoow🤣😂😂😂😂

  • @suudiafrah1162
    @suudiafrah1162 7 годин тому

    😮😮😮🎉🎉😮

  • @ahmedbodhari
    @ahmedbodhari 7 годин тому

    Laba wadan oo nato ka mida hadey is dagalan side lo dufaya mise midbay la safanayan maracade show plz jawaby?

  • @mahamedahmed-k2w
    @mahamedahmed-k2w 8 годин тому

    Waxaa kale eed xooga saari sida ay Ila tahay dealinyarada baraarujin loo sameeye la dareensiyo wadankooda

  • @ABDIABDIABDIABDI-ss8sd
    @ABDIABDIABDIABDI-ss8sd 9 годин тому

    😮

  • @AbdiNasirISAQ
    @AbdiNasirISAQ 2 години тому

    Waxaad kahadashey arimo aad uwanaagsan inaan qabyaalada iskadayno inaan anaga iskutashano in nidaamka lailaaliyo. Aad baad umahadsantahy Mara cadoow buraarujinta aad wadid

  • @Khaamani-bl6gu
    @Khaamani-bl6gu 9 годин тому

    Ilaaway isku rog iyagaa

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 8 годин тому

    Denmark ha iska dhiciso america

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 6 годин тому

    Hadaynu rabno inan bararugno
    Bulshada caalamkana aynu wx
    Laqaybsano wa in qabyaalada
    Ka takhalusnaa ????

  • @craxmaanjaamac4816
    @craxmaanjaamac4816 6 годин тому

    Jaziirada Greenland waxay ila tahay maadaama uu dadkeedu yar yahay in dadka soo galootiga maraykanka in loo rarayo

  • @MahdiXashi
    @MahdiXashi 7 годин тому

    Kiiniya

  • @yaaquubmaxd8373
    @yaaquubmaxd8373 7 годин тому

    Ee Maay jirt midiye ka madax banaan rer galbedka oo ugara doowladaha kale ama islamka

  • @MahdiXashi
    @MahdiXashi 7 годин тому

    Soomaalidi. Sawdigan. Urarar. .maracadaw

  • @shaaficijigjigaawi
    @shaaficijigjigaawi 6 годин тому

    arinta musuqa maalmo ka hor barnaamij shaqo ah ayaan dowlada ka doontay waxey igu dhaheen Habraaca noo yaala waa inaa martaa shahaadoyinkaga kenso ok waa u geeyay war qad CID ah ayaan ka rabnaa Ok waa geeyay waana lacag ogow hadane waxey igu iraahden sax ahaanshiha caafimaadkaga ayaan ka rabnaa Waa inaa tagtaa Hospitaal hebel Hospitalkana dowlada leh ok waa tagay mida layaabka ah ayaa waxey in caafi maadkaga hubino waxaa kaga baxeyso 105 ee halkan ku shub hada waliba ma hubo inaa shaqadaas heli doona bartii ayaan ugu soo tagay cuqubo eebe ha adinku nacdo intaan iri wlhi arintaan waa dhab madaxda dalka ugu sareyso ayaa dhaca iyo boobka ku mash quulsan yey tahy cida kale ee la rabo iney wax saxdo😢

  • @Dujaana12Dujaana12
    @Dujaana12Dujaana12 8 годин тому

    😮😊😅