Asc Taar TV Ma sha Allah Salaan Sare korkaaga ha ahaato Mahamed Adan Dirir Ilahay haku Xifdiyo waxatahay Assal gob Afkeenii Hooyo Cimri dheer baan Ku rajeynayaa.
aslmu calykum taar tv waanu ku taagena horeusoco lakiin tariikh da wabaa khldan ina wiyeer waxau. ahaa taliyii ayjeesha waaxa kaluu ahaa best friends kiisa marka wallo tariikhda iskasaz
Khudbadii ugu danbeysay ma dhageysatey EE m.siyaad bare isaga oo dadka wacdinaya sidii wadaad ama sheikh, lkin waxaa qalada kacaankii barakeysnaa waxa la wariyaa in salad jimce loo diidey kadibna dhiikar Ku dhuftey
Klkkk yaa ku yidhi cabdi iidaan arab ma ahay wuxuu ahaa arab ka sii ah celi arab ka sii ah abokor axmed ka sii ah muuse abokor ka sii ah afyare ka sii ah cabdi dhawaaq xaaskiisuna ahayd ciidagale reer guuleed reerkii dhalay
Hargaysa taageerayasha ugu badan hargaysa anigaa keenay sarkadhaban
Walee🤣🤣🤣🤣😂😂😂🌋🌋🌋🌋
@@ciisekumbul5174😊 aww aa//😢😢 on
Tnxxxx taaar siitaada u so gudbisay , abwaankii wayna ilhyba wayn
Cabdi idaaan faraah : waaa gabayaga wayen oo dufacadayday Qaranka 💚💚💚🗨🗨💬🗨❤❤❤❤💪💪💪💪💪
Taar wad ku mahadsantahay intaad suganta iyo haldoorkii umad aad dadka xasuusinayso ,allena ha u naxariisto cabdi iidan farax
ale haunaxariisto dhamantenba😢😢😢
Asc Taar TV Ma sha Allah
Salaan Sare korkaaga ha ahaato
Mahamed Adan Dirir Ilahay haku Xifdiyo waxatahay Assal gob
Afkeenii Hooyo Cimri dheer baan
Ku rajeynayaa.
Ina Aadan Dirirow jooji Ducada AFWEYNE!!! mar dambe EEBBE naxariis ha u weydiin!!!
Kacaankii Habaarnaa dheh..
Balo kugu dhacdey meyd canaantoow! Ilaahay Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Mohamed Siyaad Bare iyo intii Islaam ah oo dhanba.
Qaryaan cabdi iidaan faarax ilaahay hau naxariisto
Alle ha unaxariisto
Wariye waan ku waydiin ma habeen walboo Sabtiyah
miyaad soogalisaa sarkadhaban mise malintaad rabtid baad soo galisaa
Waa
Calijundi
Waa
Ninkii aad oo dhan
Jirteysaar
Illahay naxariisto jano ha ka waraabiyo
Cabdi iidan Faraax
Taar tv waad mahadsansan tihiin
Mnsha allah taar tv sida hufan ee aada noogusoo dudbiso taariiq da iyo suugaanta
Alle ha u naxRiiisto cabdi iidan faarax
Goormaad joojineysaa inaad kacaankii dhiiga ummadda inteeda badan daadiyey, ee Somaliland baabi,iyey. Inaad tidhaahdo kacaankii barakeysnaa.😰😨😰😨
Waar horta wuxu waa ayo?
Waa bahal is dhex yaaca Kkkkkk oo aanad fahmi karin.
Xaliima xanduleh gob baynu nahay waayo maydka Waxba Kama sheegno ee ninka isaga nool ayaynu wado iska marinay ee weriyaha Daa gobonimada isaaq ayuu muujiyee mayd maxaad Ka Maagi maba Hadlee
@@ibrahimali2860 adigu Hablahaad is Tustaa ninka rag ah waxba Kama sheegi kartid ee hablaha walaalkoodoow Sidii nin u hadal
Kkkkkk, ma maqli jirtay nacas nacas dhalay, waa adiga iyo aabaha.
Adigu faqashta walaalkood baad tahay damiir laawow.
Kuwi hooyadaa iyo walaalada laadka dabada kala dhici jiray ayaad leedahay tawradii barakaysnayd ood wali daba asooleysaa saw maahaa!
hablaha ayaa ku caqli dhaama. bilaa damiiryahaw iska nooli.
Xaliimo ninku waaba guulwade qiirooday
Arabnimo ❤❤❤
WAAR YAAHE MIYAAD JOOJI SAY WARARKII KASOO JAWAAB
Ilaahayow u naxariiso
aslmu calykum taar tv waanu ku taagena horeusoco lakiin tariikh da wabaa khldan ina wiyeer waxau. ahaa taliyii ayjeesha waaxa kaluu ahaa best friends kiisa marka wallo tariikhda iskasaz
Maxamadoow ismaaciil afloo soobaadh wllo maalinta xigta
Wuu soo geliyay afloow ee oromadii sacad muusow Ma cidbaa daawanaysa ninka xiijiska kala taga abwaanadii ka danbeeyaa dhaafaye
Waa gabey aad u dhnan mcn
Aan ku saxo aun qawdhan ismay soo gaadhin ee gabayga cabdi gahayr ayuu u tiriyey
Codsi walal Qaybta yutub KU so dhawaaaw taaaar tv
Kebaraysina maxaga usisocota wadigan lehe shaydan ayabarako lahaye ?
Alle how naxariisto
ilahow jano firdowsa ka waraabi Cabdi Iiidaan mujaahid weyn ayuu ahaa. Hadii fikradii Michael Maryama aynu qaadano Somaliland waxay noqon lahayd dawlad UNta ku jirta waxaase ina lumiyey odayaashii Somaliweynta iyo riyada ku noolaa maantana Alxamdulilah halgan weyn ka dib wadankii dib loo xoree.
Garxaajis OO dhanba so istagay🛩️🛩️🛩️🛩️🛩️✅🛩️🛩️🚁🚁🚁⛴️⛴️⛴️⛴️
Mnshallah
Taar tv cumar Australia
Noso badh
Ma kolbaa cidi daawanaysaa wuxuu aha sacad muuse oo waa oromee Waxaanan ku xaqiiqsaday Aflow ayuu soo Geliyay waxaana dhaafay kuwii Ka danbeeyey
Alle haw naxariisto
Allahu akbar
Ma waxaad u Ducaysey Afweenihii Surat Nisa nasakhay?
Adaaba kufriyey.
Awoodgaa Solomadow hadii loo sheego cadho qabriguu ku wisiisiyi!!
Khudbadii ugu danbeysay ma dhageysatey EE m.siyaad bare isaga oo dadka wacdinaya sidii wadaad ama sheikh, lkin waxaa qalada kacaankii barakeysnaa waxa la wariyaa in salad jimce loo diidey kadibna dhiikar Ku dhuftey
Hooyadaa Solomodow wastee Ma mayd baad lafa ah ayaad leedahay ninku wax haka sheego ninku intuu nool yahay baa la iska celiyaa
@@a.a.mohamed4635 ilaahay haw Naxariistee wuxuu ahaa madaxweyne
@@weliiyowaaqchannel4066 ninkii somaliya baabiiyey EE dhibkii uu geystey la xalin Kari la'yey
Botssharer
Markaad dhimato ayaad war heli
Halyay afku xoogle ah ayuu ahaa
Markaad sheegayso gabayda uu cabdi iidan dhoodaan u tiriyey maaf soo qaadan labadii gabay ee u caansanaa oo kala ahaa baasaas nagu dhexjireyow tagtaye mee bud dhigahaagii iyo gabayga kale ee ahaa hadaad qiratay xayle iyo maryamaa qoys la noqonayso adiga iyo intii kula qabtaa qaraf ma gooysaane qushu socodka laafyaha xaraggo qaadashada koodhka qosolkaan u sheekayo iyo qalo la'aanyauda hadaan qado nin goba baan ahayn
Allah ha u naxariisto
Newest
Mahadasanid
Guban maaso generate cudoon
❤❤❤❤❤❤❤❤
Halkaa kWad
💘💘💘💘💘💘💘
Iska huubso Cabdi iddan Arab muu Ahayne
Asc wa sax wana arab Indro
Bal nooca dirir Wax u sheegaya eega Was Hooyadaa nin Arab ah ayuu ahaa Hadaad bilaa taariikh tahay ma Dadkaad sheeganaysaa dadkooda
Hadaa ayuu ahaa bal Noo sheeg sxp 😹🤦♂️
Arab buu ahaa waliba Afyare ayuu ka ahaa
Klkkk yaa ku yidhi cabdi iidaan arab ma ahay wuxuu ahaa arab ka sii ah celi arab ka sii ah abokor axmed ka sii ah muuse abokor ka sii ah afyare ka sii ah cabdi dhawaaq xaaskiisuna ahayd ciidagale reer guuleed reerkii dhalay
❤❤❤
Laxyaha
💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Similar
Sm sounds 7:05
Beenale ayaad tahay gabayadana Waad qalada cabdi iidaan iyo qawdhan ismay soo gadhinba zxp
Qadhan in badan buu noolaa, Cabdi Iidaan aad buu u yaraa markan u Qawdhan u halcelinayo! Qiyaastii waa badhtamihii 1930 yadii.
Way isasoo gaadheen lkn cabdi indaan wuu yaraa radiyalaahuye 😂😂nin mucjisaabu ahaa warkiisu radiyalaahuye xadiisbuu ahaa
Wey isaso gadhen
𝑎𝑙𝑙𝑒 𝑞𝑎𝑏𝑟𝑖𝑔𝑎 ℎ𝑎 𝑘𝑢 𝑛𝑢𝑢𝑟𝑖𝑦𝑜