Sadaqada Iyo Fadliga eey Leedahay Sh Maxamed Macalin Abshir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 бер 2022

КОМЕНТАРІ • 37

  • @masjidassaxaabah1579
    @masjidassaxaabah1579  2 роки тому +8

    Walaal ka qeybqaado Gurmadka Abaaraha Wixii aad awoodo ku dir EVC 612-92-2280 waadna lasoo xiriiri kartaan maamulaha Masjidka ayaa kaa qaban doono Insha alaah

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 10 годин тому

    maansha allah sheekh maxamed abshir sheekh jazaakumullahu kheyran sida aad noo wacdid ee aad diinta islaamka sida aad ubaratay anaga noogaga faaiidayso ilaahay ajir iyo xasanaad hakaa siiyo sheekh insha allah abaalkaagana jatul fardawsa aclaa allaha ka dhigo sheekh insha allah

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 роки тому +8

    Maasha allah allah ha naga dhigo kuwii qayrka iyo wanaaga isu kaalmeysto dhamaanteen aamiin Allah ha naga dulqaado abaarta iyo dhibaatada aamiin yaa rabi

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 роки тому +3

    Sheekh Maxamed Mocalim Abshir
    Khery Allaha Ku siiyo.
    Culumada in ay xaqiiqada Ka hadalaan oo siyaasiinta loo sheego dulmiga iyo ihaanada ay Ku hayaan umada in ay Ka daayaan oo lala xisaabtabo.
    Balse qaar badan oo ka mid ah xoolaha ay haystaan waa kuwii umada.
    Ilaahow noo keen Madax noogakaa baqdo oo umadooda u naxariisato.

  • @shamsahirsi1163
    @shamsahirsi1163 2 роки тому +1

    Maasha Allah jizakalahu qeer sheeq maxamed m. Abshir

  • @abdallekaynaan7554
    @abdallekaynaan7554 2 роки тому +2

    ASC waa Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha sheekh maxamed Macalin Abshir

  • @abdimohamed7967
    @abdimohamed7967 Рік тому +1

    Asc shiikhanaa,allaha kuu,gargaaro,aduun iyo aakhiro,aamiin,inshaa allaahu

  • @luulmaxamed607
    @luulmaxamed607 2 роки тому +3

    جزاكالله

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 2 роки тому +2

    Mash alah sheekh maxamed macalin abshir ale Haku xafido

  • @kingkamalahmed.jabman.5283
    @kingkamalahmed.jabman.5283 2 роки тому +2

    MAASHA ALLAAH
    JAZAAKALLAAH KHEEYR SCW
    Walaallkeey ALLAHA kuxafido
    Aamiin yaarabi🖐💯🙏❤💖❤💖

  • @iyigunler9509
    @iyigunler9509 2 роки тому +3

    Maasha alh

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 2 роки тому +3

    Masha allaah jazallaah kheyran

  • @bileahmed7773
    @bileahmed7773 2 роки тому +5

    Masha allaah jazaaka Allaah

  • @salmanhasan8946
    @salmanhasan8946 2 роки тому +2

    Masha aallaah

  • @Hudegoat
    @Hudegoat 2 роки тому +2

    Masha Allah sheikh Alle Ku barakeeyo

  • @ugaaskaguud961
    @ugaaskaguud961 2 роки тому +1

    Mansha allah tabarak raxman

  • @hawamussemussehassan3306
    @hawamussemussehassan3306 6 днів тому

    Mashalah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdurahimhasen3377
    @abdurahimhasen3377 3 місяці тому

    Manshllah shaikh inlwo

  • @abdullahqaroofmashaalh9442
    @abdullahqaroofmashaalh9442 2 роки тому +4

    Asc allah alaha kubarakeeyo annanhanagu anfaco

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 2 роки тому +2

    Asc shiikh jazallaah kheyran

  • @hassanirbut9766
    @hassanirbut9766 Рік тому +1

    Subxaana llaah ilaahay waxan ka baryayaa in alle fahansiiyo dadka madaxada ah xaqa eebe

  • @IlyasMoussadabar-rt2bk
    @IlyasMoussadabar-rt2bk 10 місяців тому +1

    ❤ mashaallah allah jisaa ❤❤❤

  • @MohamedAhmed-eu2gh
    @MohamedAhmed-eu2gh 2 роки тому +2

    M.a

  • @faiz2255
    @faiz2255 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @ustadthaaminahmoxamed1537
    @ustadthaaminahmoxamed1537 11 місяців тому

    Masha allah.may we all meet in paradise

  • @habibaadan9633
    @habibaadan9633 Рік тому +2

    💚🤲☝

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 днів тому +1

    ❤🎉😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @duachannel9753
    @duachannel9753 2 роки тому +2

    Number lacagta lagu soo diro so qor walLayaa

  • @noora5609
    @noora5609 2 роки тому +2

    Wallow lambarka kor soo saar

    • @masjidassaxaabah1579
      @masjidassaxaabah1579  2 роки тому

      Walaal ka qeybqaado Gurmadka Abaaraha Wixii aad awoodo ku dir EVC 612-92-2280 waadna lasoo xiriiri kartaan maamulaha Masjidka ayaa kaa qaban doono Insha alaah

    • @abdiabdullahi1409
      @abdiabdullahi1409 Рік тому

      Mashallah kheir Allah Kusiiy