Hindigii Musharaxa u Ahaa Ingiriiska oo Dhulka Lagu Jiiday iyo Taariikhda cusub ee Xisbiga Shaqalaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • #SubcribeHashi

КОМЕНТАРІ • 34

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 6 днів тому +7

    😂 Ninka hindiga wuxu ahaay masiibo 😂🎉 ilahay ha la gooyo dhulka 👍😂🥳

  • @anabhaybe8547
    @anabhaybe8547 6 днів тому +2

    ❤walaalkay xaashi ilahay ha no ka xafido aad iyo baan uga hela sida wararka u soo tabisid walaaalkay somaaaliyeed

  • @omarelmi4568
    @omarelmi4568 День тому

    Dalxureeyo xasan shiikh maxamuud ❤

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 6 днів тому +4

    Baga dadka reer falastiin iyo islaamka ayaa habaarey hindiga bakhtiga ah

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 6 днів тому +3

    Shartiisa illaahey ha naga duwo barkiisa san alle ha na soo xijiyo

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 6 днів тому

    Waa guun

  • @anabhaybe8547
    @anabhaybe8547 6 днів тому

    Masha allaha

  • @acegamer1002
    @acegamer1002 6 днів тому

    Xaashiyow waad qaldantay nimanka majooratiga helay 1997 kii waa leebarka ama xisbiga shaqaalaha ee xalay guulaystay xiligii tony balayr xisbiga tooriguna wali ma gaarin heerkaa marka aan ku saxo

  • @AnasMohamed-gw6kb
    @AnasMohamed-gw6kb 6 днів тому +1

    Naga tag dheh wadankisa halo ciliyo

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 6 днів тому

    Wa dal ingiriis boob iyo bililiqo raadis uqaataan kheyraadka dalkeena shirkadaha maafiyada caalamiga aho dabtoodu tahey petroolka beriga iyo badda soomaaliya dhexyaal yey boob iyo bililiqo ugu soo duuleyn heshiiyeyn burburinta shacabka somaaliyeed iyo dawladooda soomaaliyeed odhan. Say booban bililiqeystaan kheyraadka dalka soomaaliya odhanba

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 6 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @ibrahimmaxamed1433
    @ibrahimmaxamed1433 6 днів тому

    5

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 6 днів тому +2

    Shidaalki Somaliya aye Boobayaan 😭💔🇸🇴

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 6 днів тому +1

      Illaahey ha naga qabato oo ha na siiyo madax dalkaan iyo dadkaan cadowga ka difaaca

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l 6 днів тому

      @@fordoosabdalla9819 Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 6 днів тому +1

      Soomaliya in la boobo bay ku fiican tahay, anigu hadaan ahaan lahaa nin reer galbeed ah madaxwaynena ah, somalida lamaba tashadeen shidaalkooda ayaan iyagoo u jeeda la soo bixi lahaa haday iga daba hadlaana 3 gantaal oo ah nooca ridada dheer baan afka u galin lahaa 😂

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l 6 днів тому

      @@Cabdiraxman..Mudug. mesha waxa ka Cad in aad ka timide mudug🤣👍

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 6 днів тому

      ​@@Cabdiraxman..Mudug.your rite 3000 mile coastline ayaan haysanaa maxay tareysaa, hasan munaafaq iyo kooxdiisa hacabaan bada anigu waxaan ku wareejin lahaa itoobiya dalka dhan ha qaataan. Somali qabiil qabiil ayey isku haystaan wasaqda qurunka ah..

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 6 днів тому +2

    Jumca mubaarak umada muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeed .

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 дні тому

    Markuu Hintigu xilka qabtay waxaan arkay Hindi cawaan ah oo aad moodo inay ayagu Wadanka Ingiriiska
    Leeyihiin

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 6 днів тому

    Gumesgi. Gamura 😂

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 5 днів тому

    Dhadhanka ciida ha laga waraysto ileen afkaa ciida loo daraye kkkkkk

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 6 днів тому +2

    British ka waxa qalad ka fahamsan somaliland xildhibano ka mid ah England ayaa malaayiin lacago ah ka qaatay dhowr jeer ayago ugu shekeynaya inay aqoonsi ukeenayan waa dilaalo tuug ah badalkeda somaliland dadkoda shacabka ah ayaa ubaahan lacagahaas waxbadan bay uqaban lahayen

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 6 днів тому +1

    SUNAK HINDI OUT

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 6 днів тому

    Waxaan layaba marka u shaqsi somaliyi cunsuriyad kashekeyo 😅

  • @cabdilaahidaahir7178
    @cabdilaahidaahir7178 6 днів тому +2

    Aslm jimec mubar

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 6 днів тому

    Hindi man out british man in 😂😂😂😂😂lol

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 6 днів тому

    Si fiican aa loo galay hindu

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 6 днів тому

    Waxa loogu yeerra bankrupt .
    Waxay ahaayeen dad cadho leh waxay kaga bexeen dad qaarado kale ku nool oo ay xasuuqeen .

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 6 днів тому

    Ingiriiska beelcaalam Cunsuriyiinta Caalamkoo boqortooyo qabiil qabiil ukala qeybiyeyn Dunida odhan. Miyaa maanta Hindi Cunsuri ah oy ingiriis iyo Hindi kaloo Cunsuri ah0 -- oy isku baheystayn islaam naceyb yey labadaas qolo wa ingiriis+ Hindi Cunsuriyad islaam naceyb ah.yey isku baheystayn?? Waa dalal yuhuud iyo maafiyada Caalamiga ku Adeegtaan qaraabtaan jabhadda dagaalada badan ugeystayn shacuubta muslimiinta Aduunkoo dhan. Wa Cunsuriyiin meelwalba laga Nacey dunidoo dhan ingiriis laga nac nac oo Cid beeshaas ingiriis doonaysa Ama Rabta maba jiraan.