Walaal cadceed waxaan ku waydiiyay godkani xagee kuyaal wuxuu u eegyahay mid lasameeyay sida uu afsaarka u leeyahay ama dhawrka mitir ee hore dhagaxa ugu wareegsanyahay. Mise waa mid natural ah
Cawdhdhada ayaa lagu magacaabaa saddexda buurood ee ay tan ay joogaan kamid tahay hadaanan qaldanayna waxa jira saddex magac oo kale oo midkasta u khaas ah magacyadaas oo kala ah Senge sarar weyn, Maryan madaxweyn iyo Mooye micidheer, buurtan ay hada joogaana waa cowdhadhka dhexe ee saddexdaa kamidah taas oo lagu magacaabo Maryan madaxweyn, godkanina waa mid kamid ah godad kuudka sare ka qodan buuro badan oo kamid ah buuraha silsilada Golis. godadkaas lama yaqaan waqtiga la qoday, cida qoday iyo sababta loo qoday sababta oo ah ma jirto cid isku howshay wax ka ogaanshaha godadkan waxayse u dhowdahay in badankoodu yihiin kuwo volcanic ah oo uu sameeyay fulkaane ka qarxay kumanaan sanadood hortood idina waydun sheegi waxaad xog ka haysaan
MashaAllah MashaAllah well done boys
Walaal cadceed waxaan ku waydiiyay godkani xagee kuyaal wuxuu u eegyahay mid lasameeyay sida uu afsaarka u leeyahay ama dhawrka mitir ee hore dhagaxa ugu wareegsanyahay. Mise waa mid natural ah
mashalah hore u soco sxb
Best somali traveler 10k comming
Congrats brother cadceed✊️😎
Waynu gaadhaynaa insha Allaah 👊
Balaayo kasta fraha la gala wlhi ba la odhan dhar nooce ah by xidhnayen😂
Naga war hay bal 😆
Halis baad daaqaysaan maanta
Daaqis aaa 😆
Waar cabdiyow Forex ta war iga si
@@Arabduur waa wax adag hadaad u samraysid 4 ama 5 sano gacmahaagaad dhunkanay
Libaxene🎉 comenzon10k❤🎉
Cadceedow hadyadaad ku yaboohday aniga igu horaysii zhp.
Suuqa mar mar markaan 10k gaadhno 😃
@@cadceedka😅inaadeer laylis ha II dirine
Baah labada igu dheh.
Cabsi weyaan
Waxaasa jaad lagaga cunay 😂😂
Walaalkaa hakaa jaado maxaad ku diidaysaa, hhhhhh?
Cawdhdhada ayaa lagu magacaabaa saddexda buurood ee ay tan ay joogaan kamid tahay hadaanan qaldanayna waxa jira saddex magac oo kale oo midkasta u khaas ah magacyadaas oo kala ah Senge sarar weyn, Maryan madaxweyn iyo Mooye micidheer, buurtan ay hada joogaana waa cowdhadhka dhexe ee saddexdaa kamidah taas oo lagu magacaabo Maryan madaxweyn, godkanina waa mid kamid ah godad kuudka sare ka qodan buuro badan oo kamid ah buuraha silsilada Golis.
godadkaas lama yaqaan waqtiga la qoday, cida qoday iyo sababta loo qoday sababta oo ah ma jirto cid isku howshay wax ka ogaanshaha godadkan waxayse u dhowdahay in badankoodu yihiin kuwo volcanic ah oo uu sameeyay fulkaane ka qarxay kumanaan sanadood hortood idina waydun sheegi waxaad xog ka haysaan
Gudaha umaannaan galin oo xadhko nagu filan maannaan haysan, meesha uu ku yaallo xog kama hayo, kuwo galayna xog lagu qanci karo namaysiin.
ᴅʜᴀʟɪɴʏᴀʀᴏ ᴄʜᴀɴɴᴇʟᴋᴀɴ ᴡᴀᴀ ᴄʜᴀɴᴇʟᴋᴇɴᴀ ᴇᴇ 10ᴋ ᴀᴀɴᴜ ᴋᴜ ᴅʜᴜғᴀɴᴏ ɪ,ᴀ🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waynu gaadhaynaa misaynu dhaafaynaa 😋
I,a🎉❤❤❤❤❤@@cadceedka
𝗛𝗘𝗘𝗪. 𝗠𝗘𝗘𝗦𝗛𝗨. 𝗪𝗔𝗔. 𝗫𝗔𝗚𝗘𝗘