@@alinoorshaaciye6799 saaxiib anigu nimankan khuraafaadkooda iyo shirkigooda bari ayaan ka ahay. Meesha aan ku noolahayna waa hore ayaanu ka tirtirnay oo qot kamuu hadhin.. ee ilaahay intay ka cabsadaan isagoo kaliya ha waxidaan oo ha ka toobad keenaan shirkigan ay dhex dabaalanayaan. Ilaahay wadada xaqa ah ha inagu toosiyo.. ma sheekh dhintay ayaa alleh sokadee la baryaa oo wax kuu tari kara, isagaaba adiga duco kaaga baahane.
Mansha allah alle ha idin sharfo dhamamtina
Masha Allah waaye ilaahey ha idiin xifdiyo
Masha alaaaah xafidulahi dhamanten
Very nice
Wwww m.a allh Dhamaan toot allh barakeeyo
Oh yeah I'm sure ❤🤲🤲
M.a
Msh,allaah
M.a❤❤❤
Qaadi yaraw mash allah nice vice 👌
Masha allah
Although dhooru cilmigeena
Khuraafaadkan ma dad diin u haysta ayaa wali ku dhex nool umada soomaliyeed. Ilaahay ha ina wada hanuuniyo.
Naajax walaal waxeey qaadayaan waa nashiido somali ah hooriskeeduna uuyahay
لا اله الّا الله لا اله الّا الله
Sida aad losocotid walaal Qolo walbo oo caalamka ah qaabab kaladuwan ayeey nashiidooyinka uqaadaan miithaal ahaan qaababka qaaska somalida u'ah waxaa kaloo kamid ah Subca leeloonka looyaqaano iyo midka raxaweynk ah . Marka walaal qaali anigu waxeey ilatahay shirki in'aan laguma tilmaamikarin.
Abaaba sawar yaaq angana xaraaraa basteyda la ahay
Codkaas markee maqlaan gaalada kabahee wax ka dayaan alloow guuleey islaamka
Masha Allah
Ali Bridge
Earline Grove
Siyaarta makhbuulo
Daniel Haven
Hhhhhhhh kuwan barnaamijka dhaantada ayay ku fiicanyihiin.. inaa lilaaha wa inaa ilayhi raanicuun. ilaahay ayay sidii hinduuga jaas iyo heeso ku caabudeen..
Naajax walaal waxeey qaadayaan waa nashiido somali ah hooriskeeduna uuyahay
لا اله الّا الله لا اله الّا الله
Sida aad losocotid walaal Qolo walbo oo caalamka ah qaabab kaladuwan ayeey nashiidooyinka uqaadaan miithaal ahaan qaababka qaaska somalida u'ah waxaa kaloo kamid ah Subca leeloonka looyaqaano iyo midka raxaweynk ah . Marka walaal qaali anigu waxeey ilatahay shirki in'aan lagu tilmaamikarin.
Adaa khuraafaat ka shaqeysid
@@alinoorshaaciye6799 saaxiib anigu nimankan khuraafaadkooda iyo shirkigooda bari ayaan ka ahay. Meesha aan ku noolahayna waa hore ayaanu ka tirtirnay oo qot kamuu hadhin.. ee ilaahay intay ka cabsadaan isagoo kaliya ha waxidaan oo ha ka toobad keenaan shirkigan ay dhex dabaalanayaan. Ilaahay wadada xaqa ah ha inagu toosiyo.. ma sheekh dhintay ayaa alleh sokadee la baryaa oo wax kuu tari kara, isagaaba adiga duco kaaga baahane.
@@naajaxofficialchannel125mashallah walaal marba hadaad leedahay ilaahey wadada xaqa ha'inagutoosiyo waxaa igula muuqataa qof wanaagsan wanaagana jecel ilaaheey subxaanahu watacalla intii Lunsan ha'hanuunsho intii dhibaateesana ilaaheey ha'u boogdhayo waxaase rabaa walaal qaacido caam ah in'aan kulawadaago taasoo ah
الشرك من أعمال القلب
Shirkigu waxuu kamidyahay acmaasha qalbiga
Sidaa awgeed waxaa badbaado inoo ah in'aan shirki iyo gaalnimo qofka lagu tilmaamin ilaa lagaweediiyo waxa uukawaday waayo waxaaba dhici karto in'uusan carabiga aqoonin teedakale sida lawada ogsoonyahay Walaal hadii qof mushrik lagu tilmaamo uuna aheyn adiga ayaa noqonaya mushrik.
Ilaaheey mushrik inagama dhigo waayo ilaaheey wax walbo uudoono adoomadiisa wuu kacafiyaa shirki ma'ahanee
ان الله لا يغفر ان يشرك به ويغفر ما دون ذالك لمن يشاء.
Sida wanaagsan ilaaheey hana waafajiyo AAMIIN
@@aminachannel2541
Amina abaayo ilaaheey hanoo danbi dhaafo khuraafaad ilaaheey ha'inaga hayo umada muslimiinta dhamaantood ilaaheey hamideeyo xaqana hakuduwo AAMIIN.
Codkaas markee maqlaanee gaalo iyo inta islaamka neceba ka naxaan markaasee lasoo shartagaayaan waa bidco
Masha allah
Masha allha