Maxay...uga..aamuseen..intay.so.waceesay..hooyade.iyo..walashed..maxay..ugu.Shegi.wayen DC I Telkeda tracking. laguso.qabto..wayka.Aamusen..Qabil.ahan..😢😢😢
Gabadha dhakhtarada Ah waa la - Sheegay inay wax la waday oo - Caawinaysay! Markiiba waa la - Sheegayey! Dawladaana Gabadha Raadinaysay markii hore ba waa - La sheegay Allaha u naxariisto Dhamaantood
Waxan oran lahaa idinka laftinu inaad dib isu baartaan , gabarta saxibaded hoyaded iyo ciddi kale o xog sax ah heli karta deqa inay wax ka ogayd hawshan u samayn jiray ninkas hashim sebay ula jogtay isago dhibkas gaystay
Gabadhaa..Rerkedaa..dilay..intay..ninka..qarinayen..waa.lagu.so.qaban.karay.ayadoo.la.joogto..Nabsigii..Momo..Wars.. iyo.gabdha.heda.ku.dhacay..gabdha..wars.marki lawadayay way la socotay Deeqo😢😢😢😢
Haashim danbi muusan galin bay lahyd waan maqalnay ayadoo maqashy Inuu so dilay dadkaasna way utagty koley malag baa waday inkastoo cideeda ka seexdeen o ladhahy qoral bay so dirtay
Marka.deeqa allaha u naxariistee ilaa 5 maalmood waa ay soo had leysay hadana police looma sheegin maxay tahay sababta? Maxaa si ah? Gabadhoodii ayaa lahaystaa dhaqaaq majiro miyaa, reerka gabadha maxay u sameeyaan waan ka xumahay allaha u naxariisto
Hadii la ogaa ninlaraadinayo in ay lajoogto in dowlada loo sheego sow mafiicnayn way badbaadi lahayd xoogaa dayac baajiray allaha unaxariisto midakale nin ay maqashay sadax qof in uu dilay siday ku aamintay baa yaabbah
Allahayow sabir iyo iimaan Allahayow idinka siii dhamaan eheladiii ay ka geeriyoodeen dhamaan gabdhihii uu dilay gacan ku dhiiglaha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Inaalilaahi wainaa ileeyhirajicuun, xasbunalaahi wanicmal wakiil, Taariikhda intii aan nolaa tanookale Ma arag ee Umada Allaha ka qabto sheydaanka
Dadjiraan matihin kudheh ninkan wa ayo waa labadbadin karey gabadhanie
اللهم صل و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aaamiin aamiin aamiin yaa rabbii aamiin yaa allaah 🤲🤲🤲
انا لله وأنا إليه راجعون 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته و
Geerida waxaa ii dheer Dumarka xijaaban ee Raacaya Ragan la oranayo boy friend 😢 bay ahaayeen ilaahay toobada ha nagu sugo AAmin yaa Rabi 😢
Naagti nin an qabin iska racdo ha ka dilo
Haku danbaabi gabadhaan haduu Rabo waa afduubtay gabadhaan waa dulmane haku danbaabinina ninka lamay shaqaynan ee ninku asgaa dilay ayaduna dadkaaas wayba ka daran tahay allow u naxariiso
Alahaunaxariistogabdhahas
Amuus nacalad waji xun qofka inta oo nolol ahysto ayaa wax loo taraa gabadhaas wajigida rafaad ayaa kamoqdo
Maxay...uga..aamuseen..intay.so.waceesay..hooyade.iyo..walashed..maxay..ugu.Shegi.wayen DC I Telkeda tracking. laguso.qabto..wayka.Aamusen..Qabil.ahan..😢😢😢
Gabadha dhakhtarada Ah waa la -
Sheegay inay wax la waday oo -
Caawinaysay! Markiiba waa la -
Sheegayey! Dawladaana Gabadha
Raadinaysay markii hore ba waa -
La sheegay Allaha u naxariisto
Dhamaantood
Anigu xataa tii talaleefanka ku lahadlaysay waankashakinahay inay waxla ogayd waayo nin la raadinayo oo sadex qof dilay ayay sicaadiya isuwaydiinayeen gabadhii udanbaysay markuu lacagta weydiisanayay wuxuu yiri tan maalinkii dhib ayaan faraha kula jiray 6000 ayaa layga rabaa kuye malaha laaluush ayuu isaga bixin lahaa koleey wax weynbaa qaldan
Dadkii saas lahaa maskiina waa ku danbaaben Ilaahy ha u naxariisto 😢😢😢
Ilaaahayoow unaxariso aamiin aamiin
Allaha ha unaxariisto
Waxan oran lahaa idinka laftinu inaad dib isu baartaan , gabarta saxibaded hoyaded iyo ciddi kale o xog sax ah heli karta deqa inay wax ka ogayd hawshan u samayn jiray ninkas hashim sebay ula jogtay isago dhibkas gaystay
Subxana alaah
Subaxanalah ilahow qatuma nohagaji maxad adunaka hadi aad kusinolato waxa kayabiya maqalayasa😢😢😢😢😢
Gabadhan famigeedu way kaseexdeen iyaga oo ogaa inay bahalkaas lasocoto
Ilahda familk gabada wey qarinayen hashim asogo cagan kudihle ah sabwabto gabarta kale o weydinesa deqa away ayel ledaha markas kudaha wey tahribte wey oged iney lajogta aygo og wali hashim inu yahay gacan kudigle dile mama waris iyo carurteda
Plz familkas waresi halala yesho
Waxaa xaq uleh in laqabto qaraabada maxaa yeelay gacan kudhiiglo ay qarinayeeen
Ninkan amuu gadanjire dadka xubnohooda oo aan la o gen war 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
Gabadhaa..Rerkedaa..dilay..intay..ninka..qarinayen..waa.lagu.so.qaban.karay.ayadoo.la.joogto..Nabsigii..Momo..Wars.. iyo.gabdha.heda.ku.dhacay..gabdha..wars.marki lawadayay way la socotay Deeqo😢😢😢😢
Cadeyn miyat uhaysaa Walal mise waa un mala
Haashim danbi muusan galin bay lahyd waan maqalnay ayadoo maqashy Inuu so dilay dadkaasna way utagty koley malag baa waday inkastoo cideeda ka seexdeen o ladhahy qoral bay so dirtay
Walaal ino asaka dilay waar u maysan ayiin adey ogtahay maysan Takii lahayn
@@muhamudabdille743 waa qaraabo koley xan way maqashy Lksne qadar Rabi baa dhacday gabar nin iney utagta Ilhy bilaash Uma xarimin
Waxalagayaba inay ogaatay ooo saas udilay ama si un wax uga ogeyd ama ay cadaymo aragtay
Allah ha unaxariisto
Wuxuu kadhigtat qado quraac iyo casho laba maalin 😢
Waxaas waa garashadiina ogaadenow markaad gabadhaas maskiintaah beenta ka sheegayseen Ilaahy ha u naxariiso marxuumada
SUBHAANALLAH ILAAHAY MASIIBO KA MAGAN GAL NAY. ILAAHAY SAMIR IYO IMAAN ILAAHAY HA KA SIIYO
Ma Gabadhii markii uu Gabdha ha
Diley ! Way Qar qarinaysay la lahaa ? Muxuuse Gabadhaan ku -
Diley?
Marka.deeqa allaha u naxariistee ilaa 5 maalmood waa ay soo had leysay hadana police looma sheegin maxay tahay sababta? Maxaa si ah? Gabadhoodii ayaa lahaystaa dhaqaaq majiro miyaa, reerka gabadha maxay u sameeyaan waan ka xumahay allaha u naxariisto
hoyo iyo abe magalada uma jogin gabadha san maqlay
Ninka way is rabeen gabdha ayadana lugteeda ogu tagty lama afduuban Saan kamaqlay asxaabteeda
Arag iskadafe waligan mana maqlin ilib binaadam o lakariyey
Allah unxariisto wa xanuun wlhi
Dadqal baa helay always unaxariiso
Allah u naxariisto😢
Way lashaqayneeysay baay lahaayen kuwa wax magarato ah
Maataraak karaysid
Hadii la ogaa ninlaraadinayo in ay lajoogto in dowlada loo sheego sow mafiicnayn way badbaadi lahayd xoogaa dayac baajiray allaha unaxariisto midakale nin ay maqashay sadax qof in uu dilay siday ku aamintay baa yaabbah
Ha sawabta ayagiba qarinaya lkn wakas gabarta kuwey
Markey report mxey udahi wayen gabarta ninkas lajogte hala radiyo walaso badbadin laha
Ninkaas is dhaafiya warkiisa waxba idnm atarayee yuusan idinku soo laabanin
Allow unaxasiiso lakiin reerkeeda aad iyo aad bey oga gaabiyeen runtii mudo ayey siinoled intuu dilin ey idiin baaqeysay inkasto malkamod lacelinkarin hadana dadal majirin war hadad weydan qof nol deg deg haloradiyo 😂😂😂😂😂😂
Allaha unaxariisto 😢 😢😢😢😢😢😢😢
alleh samir iyo iimaan haydinka siiyo
subxaanllaah indhihiisay kamuuqataa inuu dad cunyahay😢
انا لله وانا اليه راجعون الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢😢😢😢😢😢
Xasbunallaaah😢
Gabadhaa waxaa dilay qarabadeeda sababta oo ah iyaga oo og ninkaasu inuu dadqal yahay ayeey inteey qariya islahaayeen ayuu gabadhoodii dilay waa in lasoo qabtaa qarabada gabadhaa
Gaberta in asaga saxiib ahayeen wey ogayen gaberta cideeda weyna wayeen. Gaberta in ey raadiyan ayee aheed. Gaberta waa ladayacey❤
Ma naagta supermarket kasoo adeegangsay ayaaa afduubneeyd lol
Macdanta ayuukalabaxayaa gabdhaha
Wax lagu qoslo waaye Airpnb Maxaay Kala qabanaysay nin aan qabin
Niyahow nacnacda nala duldhaaf kuligiin waat ogaydeen arintan waayo nin laraadinayo oo dowlada iyo somaliduba raadinayaan markii laidinsheegay inay lajogto way aad tilaabo uqaadi waydeen mida kale gabadha waraysanayso maxay dowlada oola socodsiinwayday markuu soo wacayey wax walbo waat ogtihiine runta sheege
report waxey kuqoren in lawye markas Mey daha hashim wye lajogye marki ogu wadambese
Ilahow gibilkeda janada ugubisharey
Maqaayada yaa ka qaaday gabadha
Idonka wax nafahansiiiya gabadhan goormaa ladilay maamadi gadaasheed muu dilay mse kahor haday saaxibo ahaayen may ogyn miyaa inuu dadqalata yahay ninka
war iyada wuu kasha kiyay
Awal ogadeen waa qaŕiyeen goortu gabadhooda diley bey soqabteen
Gabdha 3 mid baa ogaadena
@@miskemohamud5342da kalena wa ayo wll rabbi ha u naxariisto dhamaantoode
Slsha ws geri xanuunbadan
Somalian version of Jeffrey Dahmer😢
No Ted bundy
Nin an qabin miyay gurigiisa la joogtay oy adeeg usii gadday?
Adeeg in loogado nin aad sheekaysataan ma dambibaa midakale waa qof xoog laguhaystay e madoorashay leedahay allaha unaxariisto
😭😭😭😭
انا لله وأنا إليه راجعون 😢😢😢😢😢😢😢😢😢