Maantana tan baa tiri daba qabo naftaado qurbihii ka diga rogo Dariskana ka baadh baadh Mid dareen ka kula qaba 😭😭😭😭😭😭😭 Afar sana dulmeeraye dibad nin jiro danihisa u maqan kah
Khadra Maxamed usmaan ba’ayeey istaghfurullah cadiim armaan tan fiiqfiiqdaa Naa Maxaa ka sugee sawir ka abaayo Waan Kaa Weeynahay qurbana Waan joogaaye shan sano nin aa sugee ma diyaarineysid bachelor degree Ee meesha ka kac mid kale raadso
Somalidu kuwa aan wax ku oolka ahayn sida faladegan iyo balbalarka caan beey kadhigeen gabadhana waa la xaqiray 😭😭😢😢
Hhhh wall kuwaas waa lidooda ayaa caan kadhigtay hhhh gabadhan waaw aad bay ucod macantahay cajiib weeye
Hodan waa naagta aan ugu jecelahay jigjiga😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Heesta waa xalad had aan ku suganahay 😭😭
Heestan waxa moodaa in ee igu socoto aniga 💯💯
Inaantan aadban utaageera manshallah👌❤❤❤❤❤
Kula mid baan ahay walahi
Kula mid baan ahay walahi
saasoo tahy marwalba heestay qaado way itaabata
Maantana tan baa tiri daba qabo naftaado qurbihii ka diga rogo
Dariskana ka baadh baadh
Mid dareen ka kula qaba
😭😭😭😭😭😭😭
Afar sana dulmeeraye dibad nin jiro danihisa u maqan kah
2 iyo bar baan dulmeerayay😭
@@nimciishnalka2775 mantana mid qurba joga hadana qlbigi iga jabiyay 😭😭😭
Wn raaadin jidhay nin qurba jooga ah caaawa laga bilaabo wn ka diga rogtay ilaaaahay dariskayga buuu igu og yahay sodhawaada dariskayagow
Dariskaba ka badhbadh mid dareenka kula qaba hees iga dheh ❤👸
Ubax daraya muusiyo aniga darmaano dusha leyga sahansado wiilashi dadeduna igu wada dul meeraan🥰🥰🔥
Runtii heestani waxay iso xasuusisay xaladan ku jiray 2016 In kasto aan weli qurbihi Un uu Kala diga. Rogtay Sweden to norway
Anigaa daljiiroo dalandoolkaraacoo doolqaadkutegayoo duhurka hawdka xulayoo dalshisheeye aaminay😭💔2021 still 2024
"Anigaa ka doorbiday dal shisheeye ruux tegay dibna aan usoo nqoon "😔😢💔
22/10/2022
Ilahay haakuu saqiro
Masha allah cod macan horey usoco
Waatabyo qurux badan oo in aan dib u sawirtaa ay adagtahay ayay heestani si dhow u soo tebinaysaa. Quruxeeey!
WaaaW cod iyo badh wlhy
Ax ax ax fanaanad saxa
Alay lahe maantana danbaa tidhi dabaqabo naftaadoo qurbihii la digarogo oo dariskaba ka baadh baadh mid dareen ka kula qaba
Gar weeye.
Hees iyo badh wlhy 😢♥
❤❤❤❤❤massha.allh
Wllo hodaneey hargeisa iska jooga hoyga fanka iyo qurux da wad ku quruxbadatee
Cod baa hesaa m.a mcnto hore u soco hodan qurux
eshcalaa hees gabadha codba ku dugaan hodon hore usoco
11/12/2022
Wlshy mcn basro cadaawe Ayaan no kesay la dhagesanya 😥🖤
Hargaysaad kuquruxbadant iska joogo indr cidii hargaysa timaada isbadalba kudhacee
Anigo nin wayna oo wabari so gadhay hadana dadka danbe gabdhan oo keliyan ka dhagaysta cimamadeda wan haysan way ilahay cod buu siiyay laysma casiyee ilahy haku sharfo kinsi xajida nool
Weyftte🎉
Gabadhan Murayo Ahmed izku egYin
Hodan maashaa. Allah
Hees iyo badh
Ubax daraya muusiyo anigaa darmaanoo eesh calaa erayadaas waa iga gadanyiin
Hoodan daay
Eza
Mashallh
Anig mid ayaan bara taya anig oo15 sano jira had waxa jira 20 sano ila hada wan sugyaa masiibo ilahya kugu rida
Khadra Maxamed usmaan ba’ayeey istaghfurullah cadiim armaan tan fiiqfiiqdaa Naa Maxaa ka sugee sawir ka abaayo Waan Kaa Weeynahay qurbana Waan joogaaye shan sano nin aa sugee ma diyaarineysid bachelor degree Ee meesha ka kac mid kale raadso
@@wiibtobiibto9752 hhhh dee wan jeclahya
@@khadramaxamedusmaan3283 🤣🤣🤣🤣na waxasi jacaylmaha wa nacasnimo
Kkkkk
ilhy gabadhaa cod buu siiyay
Dumarkuna Hasoo xasuustaan Raga
😭😭
Sawtu raxma 😘😘😘❤
Alaw yesan hestan xajiyaday maqlin hhhhhhhh
Dan bay umaqal 🤣🤣🤣🤣
Deee uu imo naagtad
Hhhh ha sugi waayin inay maqasho goorey noqotaba
Gabadha aan ugu jeclhy hablaha soomaliyed
Hodan Hassan walaal aad baan ku tageeraa
Wlh wax walbo alle wu u dhamayso tiray
Cod
Ixtiraam
Xishood daganaan
Uma qalantid halka aad ka joogto fanka sorry 🙏 🙏 🙏
Tob tob weye
cod macaanida deganaan bay ku darsatay
Taasi waa aniga lkn waan diga rogtay
so. sad 💔💔💔💔💔💔😥
Heestan anigay igu socota wlahi😭😭
jacylku dumarka uma wacne iska dayaa walyaalow wayo xanun weyaan jaceylku
Jcyl majiro
Aniga weeye wlhy 9 sano nin qurba jooga alxm haddan uun baan bogsaday oo dhigo rogtay
Nuura cumar 9sano bin qurbaha joogay waaba cimrigaadiye huune
@@nuuracumar5837 wllo qurba jog ban ahay kugumana taliyen ninkaa fog waxku darso dumarow amina dhulkina qurbo waxba mayaalane
Xabadaan jacyl ma jireen hoonita badan calool xumada nagadaa hees walba waad ooyin
😂😂
Ax Ax
😥😥😥😥😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Warkataga inanta balayo hagidinsiise
Gabadhu cirka maxay ka egtaa hees walba
Cirka diyaaradii jacaylkeeda qaadeey weli ka eeg eeeegeysaa
@@ramlamohamed1620 😂😂😂😂
S
A
Nggcxbooi8