عليه افضل الصلاه والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
Walaahi. Aan nin aan jeceyl ku guursadey aan waligey uga tegi lahay Qadar Allaah. Wlhy waxaan is qabnaa wiil aan is jeclaatey mudo. Wuxuu ahaa ninkeyga Gabooye . Walaahi jeceylkeenu waa laga yaqaan meeshaan deganahay. Tnkz wall❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂😂❤❤❤❤
Walaal Diinta Islaamka qofkii xaas ah uu ku dhaco cudur Halis ah aan daawo lahayn xaaskiisu waxay leedahay ikhtiyaar inay furriin dalbato ama ay la joogto markaa haku ceebayn qofna wax u Islaamku u baneeyay wiilkana Allaha caafiyo
XANUUNKAAN WAX DHIB AH OO UU UMADDA IYO QOYSASKA ISQABA UU U GEYSTAA MA AY JIRTO XITAA QOFKA UU KU DHACO IN MIDABKIISII UU IS BEDILO MOOYEE WAX KALE OO UU KU HAYO MA AY JIRTO KELIYA WAXAA QALQAL KU DHACAA IYO WAREER UNUGYAGA INOO HAYA MIDABKA UU ILLAAHAY INA SIIYEY WAXAA KU DHACA ILOWSHO AY GARAN WAAYAAN MIDABKII ASLIGA AHAA WAX KANIIN AH OO LOOCUNO MA JIRTO KELIYA KAREEMYO MOOYAANE MARKAA XANUUN MA AHA LAMANA KALA QAADO WAXAA LAGA YAABAA IN XITAA LA ISKA DHAXLO WAA HADDII AY WAALIDIINTII HORE IYAHOO YARYAR UU KU DHACAY WAX DHIB AH UMA ARKO KELIYA IN UU UMADDA KA MUUQDO MOOYAANE WAA BARAX AMA VATELINGO
عليه افضل الصلاه والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
Wad mahadsantahay sheekadaha no soo celisay
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Walaahi. Aan nin aan jeceyl ku guursadey aan waligey uga tegi lahay Qadar Allaah. Wlhy waxaan is qabnaa wiil aan is jeclaatey mudo. Wuxuu ahaa ninkeyga Gabooye . Walaahi jeceylkeenu waa laga yaqaan meeshaan deganahay. Tnkz wall❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂😂❤❤❤❤
Asalmucaleykum walaal sowda❤ ayaa sidaa oo kale nooga sheekaysay mahadsenid ❤
1:42 cimraanw ducan kugudarynaye saas noguwad❤
Salalahu caleyhi wasalaam ❤️ salalahu caleyhi wasalaam ❤️ salalahu caleyhi wasalaam ❤️ salalahu caleyhi wasalaam ❤️
WAA BARAS WAX KALE MA AH
Wll ihay ka cabso masaeirka kasar Aakhirada u canso adigo mahad san.
Walaal Diinta Islaamka qofkii xaas ah uu ku dhaco cudur Halis ah aan daawo lahayn xaaskiisu waxay leedahay ikhtiyaar inay furriin dalbato ama ay la joogto markaa haku ceebayn qofna wax u Islaamku u baneeyay wiilkana Allaha caafiyo
Xage ku qoran tahay cudur halis ah in ad furin u dalban karto dinta islamka samir iyo naxaris bay na fartay
Wcl bro 👍
Xanuurkan rergal beed ku waxay dhahan waa wax maqaarkaas ku eg xanuurkaas lamakala qaado anaa arkay dad badan oolanool. baraska iyo kan walabanooc
Wcs wrb
Ninyoo sheeko matzqaanid
Wiilkan waxaa haayo qaras weelkan hacabo macaroni lugushiiday riti hacabo sadax leeytir oosaliid macsoro ah wuucaafimaadidoonaa
Goba nimada abtiga si wacan umayyad fansanid
Ragguba dumarka xanaanka way uga tagaan iyana haddey ku adkaatay inay la sii joogto maxaa dhiba
❤️❤️❤️😂😂😂✅
Sheekadaadu Wa cajis
اني معرفش صومالي تمام مش عارفه ايش اسجل 😢😊.
waxaan maqlay diin aahaan cudurka Baraska waa lagu Kala furmi karaa .
Diin ahaan waa sidaan
Sheekada wa ku caajisay hadalka so tuf
Shekada so gabi oo 30 ka dhig Wllo wad dhereysey
Goba nimada abtiga siwacan umayyad fa han sanid
Shkada nodhame 3:46
XANUUNKAAN WAX DHIB AH OO UU UMADDA IYO QOYSASKA ISQABA UU U GEYSTAA MA AY JIRTO
XITAA QOFKA UU KU DHACO IN MIDABKIISII UU IS BEDILO MOOYEE WAX KALE OO UU KU HAYO MA AY JIRTO
KELIYA WAXAA QALQAL KU DHACAA IYO WAREER UNUGYAGA INOO HAYA MIDABKA UU ILLAAHAY INA SIIYEY WAXAA KU DHACA ILOWSHO AY GARAN WAAYAAN MIDABKII ASLIGA AHAA
WAX KANIIN AH OO LOOCUNO MA JIRTO KELIYA KAREEMYO MOOYAANE
MARKAA XANUUN MA AHA LAMANA KALA QAADO
WAXAA LAGA YAABAA IN XITAA LA ISKA DHAXLO WAA HADDII AY WAALIDIINTII HORE IYAHOO YARYAR UU KU DHACAY
WAX DHIB AH UMA ARKO KELIYA IN UU UMADDA KA MUUQDO MOOYAANE WAA BARAX AMA VATELINGO
Soomaalidu WAA jaahiliin
Baraska diinta baa sheegaysa in ay iska furto baras nin qaba naag qabta diintu wey fasaxaysaa in aan la guursan
Warkaas ma iska hubtaa mise waa warka suuqa?
In an la gursan xagay ku taal bal no sheg elen quran iyo xadis balaga raba
@@samowsamale3490 sheekh hadaa taqaanid weydii
@@hodanc6255 culimada waydii hadaad mooday been
SCW SCW SCW