WAXAAN CUNAY CUNTO (SHIINEES) CHINESE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 604

  • @omarxidig6973
    @omarxidig6973 4 роки тому +204

    Bal maanta like ta igu sharfa Sxbyaal 👍👍

  • @wllmohaofficial9538
    @wllmohaofficial9538 4 роки тому +94

    Asad fadlan kasoo hadal arinta amid sumya iyo liicato inta rabto love saar

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe ma kaa heli karaa adigoo raali ah wll qli please waa codsi wll

    • @hamdibilan1260
      @hamdibilan1260 4 роки тому +1

      Wan kula qabaa arinkas mida kle lawadan beri lii cato video maso galiyo mxaa ku dhacay

    • @sabayonabdullahi5550
      @sabayonabdullahi5550 4 роки тому +1

      Wan wadasugeynaa insh alah qeyr alle haka dhigo

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 4 роки тому +36

    Ha saxib Asad Hilib Dooli Amee ku Siiyeen Ey Jikin Kaga Dhigeen 😂😂 kkkk

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 4 роки тому +58

    Hilib Donfar jiir Iyo Kibilay yaan lagu siinin lee Chinese Isku haleys malehe Asadow😂😂

    • @xaadmohamed7415
      @xaadmohamed7415 4 роки тому

      Hhhh

    • @cumaraan5238
      @cumaraan5238 4 роки тому

      Betaa ma,ahan wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому +1

      Abayo mcnto 1subscribe igu caawi please waa codsi wll qli

    • @abdifatahnoor7104
      @abdifatahnoor7104 4 роки тому

      @@queenubax601 done

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      @@xaadmohamed7415 walal 1subscribe ma kaa heli karaa adigoo raali ah wll qli

  • @HANSANMEDIA
    @HANSANMEDIA 4 роки тому +8

    Ame Dooli Iyo Waxas Kasoo sameyeen Nio Shines Mala aamini karo nio wlhi mas Dooli Eeey Mukulaal waxay Dhafayan MalahavWax walba kawanak lasara lkn Adi waxay Ahadanba waxba kuma Yeki Donan i.a Ilen Bisinka Kubilowde Anagana wan Ku qabane Bisinka Viva Hagio Family ❣🙏😘

  • @umucabdallacazaam1704
    @umucabdallacazaam1704 4 роки тому +38

    Best UA-camr Asad HAGIO❤❤🙏👌

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому +1

      Abayo mcnto 1subscribe igu caawi please

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 3 роки тому +9

    Chinese food is so wonderful
    Wllkay asad haji hore u soco brother thank u so much

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 4 роки тому +5

    Kheerka Aan Isku kaalmeyno Channelkaan Muxaadaraad Iyo Qisooyin ayaan Soo Dhignaa Subscribe inoo Saara Gamba-Leelka Furta Mahadsanidin Dhamaantiina ❣❣

  • @khalifcalixasan6108
    @khalifcalixasan6108 4 роки тому +2

    Asad hagio wlhi muuqaaladaada aadbaan ugu raaxey horay usoco

  • @najmaabdi99
    @najmaabdi99 4 роки тому +4

    Wllkey asad waanku tageraa guul ayaan ku rajeeynaa insha allah

  • @najahosman2400
    @najahosman2400 2 роки тому +1

    Alle maruun haytuso ado cagahaga kutagan😫🤲🥺

  • @abdiwalispecial9755
    @abdiwalispecial9755 4 роки тому +10

    Dooli amaa cuntay asadoow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @___Joseph__
    @___Joseph__ 4 роки тому +9

    Yeah man what's up man how do you man aawayhee😂😂

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 4 роки тому +2

    Corona haysku qaadin intii mas iyo jiir lagu siiyo iyo dixiri 😥🙈🙈🤷🏿‍♂️🤣

  • @najmoabuukar638
    @najmoabuukar638 3 роки тому +1

    Vidiyowgan marwalbo waan fiirsadaa aad ayuu iiga qosliyaa asad wlhi waa funny keep going wllo

  • @hiboxuseen973
    @hiboxuseen973 4 роки тому +4

    Wcs waraxmadulaahi wabarakadu waan kaa qaadnay salaan lamida naka Gudoon💙💙💙🌹🌹👍👍🙏

    • @habibaadan9693
      @habibaadan9693 2 роки тому

      Qudaar ameey eheeb dheg dooli waxa basasha dabada doliga waa hayeey

  • @kaabajama8695
    @kaabajama8695 2 роки тому

    best UA-camr asad hagio

  • @xananxusein4146
    @xananxusein4146 4 роки тому +1

    Basasha waa laguwaa madoow aa laga dhigaa 😂😂😂😂😂 dhag lee iga dheh dhag ma ahan😂😂😂😂😂

  • @hassanqurow
    @hassanqurow 4 роки тому

    Wlhi daacad u qoslay
    Asado Cuntadaas Cunideeda ayaaba Mushkila ah

  • @kawsar8836
    @kawsar8836 4 роки тому +4

    Maanta anigaa ugu horeeya like ii sara wlloyaal🙏

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal ilaahay dartiis subscribe igu caawi sharafey

  • @hodanali8219
    @hodanali8219 4 роки тому +1

    Wllky asad msha allah wiil qalbi nadif ah leh ilahay haku xafido melksta oo aad jogtid iyo markstaba❤❤❤

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Abyo mcnto 1subscribe igu caawi please

    • @hodanali8219
      @hodanali8219 4 роки тому

      @@queenubax601 kusaray

  • @phartush_bint_ahmed4106
    @phartush_bint_ahmed4106 4 роки тому +1

    M.a asad brother keep going farxad iyo caafimaaad kunooolow

  • @Modi2002_q
    @Modi2002_q 4 роки тому

    Fast baan ahay likta ha Ila dhaafina soomaali maryooleey

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad 4 роки тому +5

    3:45 😀😀 9:36 mas waaye asad wlhi waan ku jeclahay pro

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe ma kaa heli karaa adigoo raali ah please waa codsi wll

  • @ac7495
    @ac7495 4 роки тому +1

    Bwe anaa uhoreeyo wan ku tageraa keep going bwe

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal ilaahay dartiis subscribe igu caawi please

  • @abdirabiyuusufmohamuud7254
    @abdirabiyuusufmohamuud7254 2 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂asad hajio sxb kuulaxariiraa chalanjiyada inkaqeybgalo aan rabay

  • @yuusufxasan9212
    @yuusufxasan9212 3 роки тому

    Asad wll waxan iskadhaaf wallahii geesii atahay

  • @caato8519
    @caato8519 4 роки тому +1

    Kkk. Video. Funny. Ah. Wllhi.

  • @abdisalanaxmed4912
    @abdisalanaxmed4912 4 роки тому +4

    Asad kuwaan Dooli Leee amee Ku Siyeen😂😂

  • @AhmadMohamed-vd9yz
    @AhmadMohamed-vd9yz 4 роки тому +16

    Cunto Chinese laga ma yaabo inaa cuno😑 coronavirus ayaga ayaa noo kee neen 🙄

  • @AnwarAhmed-yt6hn
    @AnwarAhmed-yt6hn 4 роки тому +12

    Qof kuu jedo malhan gacanta lagal asad

    • @kingcx5062
      @kingcx5062 4 роки тому

      Way iska ka tusayan Hehehehe

  • @zabuuchannel2361
    @zabuuchannel2361 4 роки тому +4

    Walalhyga isoo booqda 1k igaarsiiya illahay dartiiis🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 роки тому +5

    The food is haawche 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @maamosakiin8126
    @maamosakiin8126 2 роки тому

    Hi asad waan ku taayeeraa walaalkeey🥰🥰

  • @Wawaynka1
    @Wawaynka1 4 роки тому +4

    waar somali maxamedey caawada SUBSCRIBE ii buuxiya
    u hiili walaalkaaga adigana waa laguu hiilin donaaa❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal ilaahay dartiis subscribe igu caawi please waa codsi wll qli

  • @zeynchanell1810
    @zeynchanell1810 2 роки тому +1

    Jiir amuu kujira yaq asadow ☝️

  • @ayaanyusuf6924
    @ayaanyusuf6924 3 роки тому +4

    𝐁𝐚𝐥 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐢 𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚 𝐦𝐮𝐬𝐥𝐢𝐧𝐢𝐦𝐨😰

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172 4 роки тому

    Asad hunguri shiino ma fiicno ee iska daa cunto kale aa ka badan dadkaas oo dooliga iyo masaska ku daraayo cuntada lakiin ilahey ha ku daweeyo

  • @kheyrjecel22
    @kheyrjecel22 4 роки тому

    Walal fadlan igu caawiya oo isaara

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 4 роки тому +5

    Asad hagio runtii waxad tahey qof cajiib ah! 🤣🤣🤣

  • @daahirsalebanm.dorthopedic8090
    @daahirsalebanm.dorthopedic8090 4 роки тому +10

    Hhhhhhhh Bro waad isku dirqisay first time chinese food , maalin kaste ayey cunto noo tahay anaga

    • @nadiirmacalin1446
      @nadiirmacalin1446 Рік тому

      Walalo cunto shines hadeyab malin walb cunto kutahay cunto ayad cila oogu jirata

  • @Ahmed-laki-poi
    @Ahmed-laki-poi 2 роки тому

    Basalma Ahan waa barkinwaraawe

  • @captain_bile236
    @captain_bile236 4 роки тому +1

    Qofki ugu horeyay oo i baray qaando Chinese ayaa rahay mr asad hajiyoow aqristow adna🤔

  • @shukrinaibrahim5996
    @shukrinaibrahim5996 4 роки тому +3

    Wax maiqano ceeb maiha .... wax walbo wa labartaa Team 27Aquest

  • @qalbiwanaag9519
    @qalbiwanaag9519 2 роки тому +2

    Asad try Nigerian food fufu please 🙏😭

  • @zeynabhussin7422
    @zeynabhussin7422 Рік тому

    Asadow iska ilaali waxkasta inay calooshad qooman lee lga yaabayeh🙏🙏

  • @edebsanislamic7176
    @edebsanislamic7176 4 роки тому +5

    ASC WLL ;PLZ 1K I GAADHSIIYA QURAAN IYO MUXAADIROOYIN BAAN SOO GALIYAA ALLAAH HA IDIN SHARFO

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 4 роки тому

    Asad Canug Yariis Cml Ayaa Loo Barooyaa Habka loo Cuni Nio Farkeeto Soo Qabsee Cun Hadii Kale Faraxal Hala ii Keeno Dheh Nio Qossol Igu Dishay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ibrahiimcali5909
    @ibrahiimcali5909 4 роки тому

    Asadow wey kuu dhamaty bishn wllhi maga reysid

  • @fahanonline8981
    @fahanonline8981 4 роки тому +1

    Benlow alla barakalaawee hhh baasto biyo dhextaala maa macan asadow

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому +1

      Walal 1subscribe igu caawi please

    • @fahanonline8981
      @fahanonline8981 4 роки тому +1

      @@queenubax601 adna sidokale sub

    • @fahanonline8981
      @fahanonline8981 4 роки тому

      @@queenubax601 adna sidokale sub

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      @@fahanonline8981 waa kuu saaray adna iisaar subscribe

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +2

    Maasha allah

  • @zamzamahmed5759
    @zamzamahmed5759 4 роки тому

    First ahy

  • @achrafgamerpro6195
    @achrafgamerpro6195 4 роки тому

    Dhiga aya lagu kaliraa wx xun wey Cunan mardambe ha cunini hada wee dhacdee caafimaadku waa muhiim 🇸🇴

  • @mohamedofficial9583
    @mohamedofficial9583 4 роки тому +4

    wll adoo raliya channel kayga subscribe dheh
    waxaad ka helaysa prank &CHALLENGE qosol leh thanks

  • @mohamedismail5211
    @mohamedismail5211 4 роки тому +2

    Hadad cunto cuneysa maxanaga galay sxb wax fican so dig Mesha somalida wanlayabay Mar prank Mar cunto cun aniga wax Fican so dig mesha ban kudihi lahy sxb OK mise dadku wey kacajisi donan ok

  • @njmelmi4708
    @njmelmi4708 4 роки тому +1

    Your made my keep going bro

  • @yusufdirie1045
    @yusufdirie1045 4 роки тому

    Second viewed asad team taagero idin ahay ❤❤🙏

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe igu caawi please waa codsi wll

    • @yusufdirie1045
      @yusufdirie1045 4 роки тому +1

      @@queenubax601 kuu saaray wll

  • @naninowyambow8644
    @naninowyambow8644 4 роки тому +8

    Keep goin bro

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому +1

      Walal ilaahay dartiis subscribe igu caawi

  • @nuurocismaan3518
    @nuurocismaan3518 4 роки тому +1

    😀😀😀😀😀😀asad markan dawanayo video wadada wan iska qosla😂😂😂

  • @abdulfarah1926
    @abdulfarah1926 4 роки тому +1

    Zxp baranbarmo miyaa cunysaaa

  • @aaminadiy3020
    @aaminadiy3020 2 роки тому

    Ani hadeey iqabsan laheed gacantaan lagali lahaa

  • @talawadeofficial669
    @talawadeofficial669 4 роки тому

    Firs asad

  • @abdinuurmrsmile9669
    @abdinuurmrsmile9669 3 роки тому +1

    Wlhi aad ayaan ugu qosley video gaan runtii kkkkkk

  • @hindahodan
    @hindahodan 4 роки тому

    alla caloosha waan daawan kari la ahay
    asadow maantana ma tasaad no keentay

  • @hamdibilan1260
    @hamdibilan1260 4 роки тому +1

    Cunto janes waa naxbahay cuntada biyo biyo maraqeda wax jiro mahan

  • @indhodeero6797
    @indhodeero6797 4 роки тому

    Wcs asad hagio wll ha isku cunin wll. Cunto Chinese wxs is wada dhexyal wxyna asadow

  • @mkstudiochannel9513
    @mkstudiochannel9513 4 роки тому +1

    Asadhow kasohadhal arintaa lii catoo iyo Qoftisaa....intaa igutagerii like saraaa fadlan

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe igu caawi please

  • @esyakitchen
    @esyakitchen 4 роки тому

    Walalayal waxaan ahay gabar walaashiina plz iso booqda o subscribe isaara mahadsanidin🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @somalianpes9553
    @somalianpes9553 4 роки тому

    Allaha hakucafiyo wll qali waha kuhanweynahy ina hal malin kulugulmo wll asad

  • @nastexoabdi2488
    @nastexoabdi2488 4 роки тому +1

    Asadkena waan kusalamay wll marka kowad

  • @deeqocdey1912
    @deeqocdey1912 4 роки тому +3

    masha allah ❤🌷⚘❤🖤💜💗💙❤💝👌

  • @aqoontamobileka2494
    @aqoontamobileka2494 4 роки тому

    Wll Asad waan Ku taageeraa hore usoco pro from Somaliland

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 роки тому +3

    Asadow.maanta guuxaaga ayaad ka dheeraysay abti is ilaali 😂😀

  • @nahlaqueen111
    @nahlaqueen111 4 роки тому +1

    Dirxi miyaa cuntay wllsha ahy maan danbe ha isku cunin waxaas

  • @snnsomalitv7967
    @snnsomalitv7967 4 роки тому +1

    korona xanuun u dhigma ha ka soo qaadin

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 4 роки тому +3

    Kkkkk legend

  • @kalidofficial9769
    @kalidofficial9769 4 роки тому +1

    asad wllhi waad iga qoslisay ana wantagaa si ibadan oqslo😂😂😂😂😂

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal ilaahay dartiis subscribe igu caawi please

  • @amiinyarechannel8374
    @amiinyarechannel8374 4 роки тому +1

    Ku soco bro jag aan kugu ahay

  • @samsamibraahim205
    @samsamibraahim205 4 роки тому +1

    Cuntada shiinaha ha isku haleeyn waayo waxa walba weynunaan oo xayawaanana

  • @zaiidjr4812
    @zaiidjr4812 4 роки тому +11

    Keep going man🙏🇸🇴

    • @hiboabdi2395
      @hiboabdi2395 4 роки тому

      @UC6fXFeUGXFVWbhZibiOdyxg sxb darisle ciwankiisa saxda ma ahan

    • @Fahmimohamett1
      @Fahmimohamett1 4 роки тому +1

      @@hiboabdi2395 ninka ciwan ka udaa

    • @hiboabdi2395
      @hiboabdi2395 4 роки тому

      @@Fahmimohamett1 Ciwankiisa ma heysti sxb

    • @Fahmimohamett1
      @Fahmimohamett1 4 роки тому +1

      @@hiboabdi2395 pro cadi si ka dhig adiga maku wacan bee 😡

    • @hiboabdi2395
      @hiboabdi2395 4 роки тому

      @@Fahmimohamett1 👎👎👎👎

  • @Amalfaarax-jh6oe
    @Amalfaarax-jh6oe 4 роки тому

    Hahaha asadow one love walal qaali
    Yeh man
    Hahaha arimahena
    Iyo asad anaa idin badalay hahaha💖💖💖🤗🤣🤣🤣🤣🤣

  • @baafiye9431
    @baafiye9431 4 роки тому +1

    Iga qosliyey wllahi
    Kkkkkkkkkkk

  • @naciimaxuseen3029
    @naciimaxuseen3029 4 роки тому +2

    Masha Allah Kkkkkkk 👍😂😂💐😍💞

  • @hanyuucabdi9377
    @hanyuucabdi9377 4 роки тому

    Tijaawo wali ah waloo bahan YahaY✊

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal ilaahay dartiis subscribe igu caawi please waa codsi wll

  • @fatushqurux60
    @fatushqurux60 4 роки тому +2

    Wllhi asad dirqisuu ku cunay maxaa ku geeyey dheg la soo gooyey lee iga dheh🤣🤣🤣

  • @khalifyare675
    @khalifyare675 4 роки тому

    hilip dhow faar ee ku siiyeen shiinaaska sxb asd

  • @abdizhakurrage9363
    @abdizhakurrage9363 4 роки тому

    Second man like dhac kusi

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal ilaahay dartiis subscribe igu caawi please

  • @huckaherci
    @huckaherci 4 роки тому

    Kii marka koowaad cuntay waa mas sxb
    Aniga wan helaa mcn

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 роки тому

    Hore Ayaa loo yiri ✔wax Aad Aqoon u laheen ha sameen Ama Ha cunin ✌one love team 27 Augusto ❣✔

  • @lionelmessi7710
    @lionelmessi7710 4 роки тому

    Asad saxeb youtubka ee kalakici saxeb 🙏🙏

  • @AnwarAhmed-yt6hn
    @AnwarAhmed-yt6hn 4 роки тому

    Asad aniga hadii aan kula joogi lahaa gacan lagali lahaaa hhhh

  • @mohamedbashir6310
    @mohamedbashir6310 4 роки тому

    First comment

  • @deeqocalimoha6253
    @deeqocalimoha6253 4 роки тому

    Asad qosolki iga dhamade hore usoco wllky

  • @abuukarhilowle9520
    @abuukarhilowle9520 4 роки тому

    lkiin asad yaamen madhihin ma ilowdey

  • @bahjobilanqadar752
    @bahjobilanqadar752 4 роки тому

    Hayeey coived 19 😀😀

  • @ibrahimdeeq4446
    @ibrahimdeeq4446 4 роки тому

    Xuux waaye asadow waad naga washay

  • @anizacosoble4608
    @anizacosoble4608 2 роки тому

    Wa bahalo uf😁

  • @sadkanology4945
    @sadkanology4945 4 роки тому +1

    Wowww

  • @cabdullahiDaahir271
    @cabdullahiDaahir271 4 роки тому

    M.a asad hajio tagerahada Lanbar one ahay

  • @apdixamidmuxamed8176
    @apdixamidmuxamed8176 4 роки тому

    Asad hagio wll ilhey aya cfmd kuu barya🤲

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe igu caawi please waa codsi wll qli