Indhaha Soomaalida oo kusii jeedan Ankara, Maxaa laga filan karaa wada hadalka Somalia & Itoobiya.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 місяці тому +8

    Bidaar sibiq beey kugugashaa baan maqli jirey Xassan sheikh adiga iyo Ethiopian dalka malihdiin somaliya somalibaleh 🇸🇴🙏💯💪✍️

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 місяці тому +3

    Maansha allaah guul iyo gobanimo mudane farmaajo guuleeyso

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 місяці тому +4

    Eritrea haka doontaan bad Ethiopian iyagaa isku dad ah badeyna beecmaha 🙏🇸🇴💯

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 2 місяці тому +1

    RABI tALO KU FILAAN inshaaalh Somali wey u dhamatay ilahyow NOO gar gar adiga AWOOD LEEHE inshaaalaaah

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +1

    Asc maa shaa allaah wadani balwaan guuleyso ✅✅✅🌎

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +1

    Wallaahi waa yaab waxaaba khalada wada hadalka itopiyo lala golo qolada villa somaliya waa ganacsato dalka wey iibsanayaane halaga qobto soomaalaay ✅✅✅✅✅🫏

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 2 місяці тому +2

    Sidaan oo kale ayaa dhulka falastiin yuhuuda ku qaateen

  • @Neima1000
    @Neima1000 2 місяці тому

    Mashaallah farmajo uu aqli badna
    Allow xassan dhiqo haqa garansi🤲🏼

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +1

    Itoopiya aan daljeyna kasoo cesgano maanteey ugu dhowdahay runtii ✅✅✅✅✅✅✅

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 2 місяці тому +1

    Walaa maal gashi
    Wall iibin meesha mataalo
    Maxaa keenay maalin walba
    In hawiyoow wadanka markad
    Madax weyne wadanka ka
    Noqotaan in wadan cadaw
    Nagu ahaa in badeena aad
    Uga iibisaan miyaydaan
    Uad muwaadiniina ahayn
    War umada ka horleexda
    Diiratayahay dawlad waxba
    Ay daan ka aqoon

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 місяці тому +3

    WAXAAD OGAAN DOONTAA WERIYE BALWAANOW IYAGOO SAXIIXAY KOOXDA XARAASH QARAN WAX KASTA OO AY RABTO WAAYO AQOON IYO WADANIYAD MALAHA NIMANKA.XSM BALANQAAD AYUU HEYSTAA UU LACAG KU HELAYO WUUNA YEELAYAA WAX KASTA.

  • @Marian-u7c
    @Marian-u7c 2 місяці тому

    Waaba qalad inlala fadhisto itoobiya maba dhici karto wadaa hadal anaga iyo itoobiya

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +1

    Asc allaah ha sahlo itoopiya miyey ka laabatey hogamiye kooxeydka muse biixi lasaxeexatey miyey ka noqotey waa yaabe ✅✅✅

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 2 місяці тому

    Subxanallah sharkoda Ethopia Allaha hanaga hayo

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +3

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan farintas iga garsi madaxweynihi hore somaliya sheikh sharaf ahmed mahamed abdulahi farmajo rwrs xasan khary xildhiban abdirahman abdishakur warsame madaxweyna yasha mamul gobalad siciid qoor qoor ahmed madobe lafta gareen cali gudlabe iyo shacabka somaliyad dhamantina dalka hala bad badiyo wlkn abdulahi balwan dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay hantidi umada somaliyad qaburihi meydki dadki dhintay qufanayso badi somaliyad ibsaneyso suqyadi muqdisho bakaraha xamarweyn sinay cargab boobeyso qabilada isku dirayso hubka sharci darada qamriga iyo xashishka ka ganacsada xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza liban shuqul mahad salad sanbolshe culumada argixisada shbb dacish damajid

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 2 місяці тому

    Aaadiyoaaad, dhagtayadu waxay u jeedaa dhankaas iyo Ankara. Soo dhawoow Cabdullaahi Balwaan.

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 2 місяці тому +2

    War hooy somaliyey Ethiopian ka dhulkeena ayey qaadan doonaan

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 2 місяці тому

    Dhalinyaro waa inay hasho Shaqo Shaqo dhulkayga anaa iska leh Somalia 🇸🇴

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 2 місяці тому

    Waa sidaad sheegtay balwaanow dawladeey dheg udhig gobonimadeenu iyo dhulkeenu waa khad cas

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 2 місяці тому

    Aalaw hassan iyo dawladiisa masiibadeeda ay la wareegayaan ka badbaadi wadanka

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +1

    War bada turki ma bixin Karo xassan duufle gurgurte ma bixin Karo car ha yimadan bad soomaliyeed Adeer cadowga itoobiya maxa noo keenaya

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому

    Xasan ayax waa saxiixa war xow idin dilaa hal Soomaali weyn noqda waa diiden damuljadid Farmaajo inu wadanka xukumo waxay ka kecel yihiin in Abey xukumo wadanka ka leexda hala siiyo.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 місяці тому +1

    Xeeb walbA qabiil ba leh xasan Yuu teeda saxixaya

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 2 місяці тому +1

    Ethopia waxay Rabtaa waa Dardaarankii Boqor mililiq. MlBoqor xayle salaase. Col. Mingiste xayle maryam. Meles sanaawi
    Waa arin 400 sano ka hor Hamigooda ku jirtay

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 місяці тому

    Fiqi waan ku kalsoonahy waa geesi wadani ah marnaba ma ogolaan doono in badda cadiw loo gacan galiyo

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 2 місяці тому

    Xasan jileec badan baa ka muuqds

  • @huseinnur5961
    @huseinnur5961 2 місяці тому

    Asc waa arinkii itoobiya ay uga kick weyday irateriya. Dal iyo dad baa inagaaga maqan. Waa gumeysi .somaliya u soo hoyatay

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 місяці тому +1

    Soomaali maryooleey weli ma fahmin Falsafadda Xasan Sheikh>> In Xasan Sheikh Jamcihii la soo dhaafaay u bareero asagoo ornaya Dhallinyarada dhaqaala dardarada ka cabanaya waa kuwii lacagaha ka qaadan jirey kooxda UGUS>>>>> ujeedadiisa waxaay aheyd Afduub bulsho inaan cidna ku dhiiran kacdoon Shacab looga soo horjeedo Heshiishka uu Xasan Sheikh la galayo Ethiopia islamarkaana uu ku wareejiyo badda Soomaaliya.

  • @Marian-u7c
    @Marian-u7c 2 місяці тому

    Daliyarado wadanka ukaca somaliya inaga iska leh ann ilaalsano mustaqbalka wadanku waa dalinyarada ee ukacaa fadlan

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 2 місяці тому

    Xasan dhulka isga maleh waa dadka somaliyed diblogu soo celiyo iyo barlamka kushega

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 місяці тому

    Kaaley ithopia waa is mahadisey laakiin waa arki doontiin aabhood wasooyinka

  • @AbdiWarya-t4z
    @AbdiWarya-t4z 2 місяці тому

    Etohbiya malgash kama rabno balwan noow cadi iskadhig sxb xasna diqo miyad ka cabsaneya laasacanood soo degan xamar maxad uga bahan tahey

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 2 місяці тому

    Waa khalad Ethopia waxba inama dhexmari karaan
    Waayo dhul
    Iyo dad bay inaga haysataa
    Xitaa ganacsi inama dhexmari Mari karo
    Farmaajo wuu ku khaldanaa
    Xasana hada Inuu hor fadhiisto wuu ku khaldanyahay
    Ethopia waxay u aragtaa xilligii ay in xoog I lahayd in la gaadhay

  • @AnsaarCarbeed
    @AnsaarCarbeed 2 місяці тому +1

    Ceeb weynaa. Somaaliyeey maxaa laga wada hadalayaa? Ma nin gurigaaga kugula gorgortamaayo miyaad la hadleysaa. Yaab badanaa, Ethiopia waa guuleystay, mar hadii laga wada hadlaayo dakad ayaan ku siinayaa iyo ma rabo , ee dakad iyo dhul ciidan isku keey raaci. Ilaahoow waad na aragtaa meesha somaali lala maraayo. Wariye balwaana wuxuu ku leeyahay waa la is Mari la yahay. Ciil iyo calool xumo weynaa. 😢

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 місяці тому

    DEKAD GANACSI OO ETHIOPIA LA SIIYO WELIBA WAA INAY SIFO SHARCI AH U SOO MARTO BALSE HADA AY SI CAD UGA NOQOTO MOU-GII AY LA GASHAY JABHADA SNM.

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 2 місяці тому

    Waxay arkeen raga somaaliyee inay yahiin xoolo

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 місяці тому +1

    SUAAL..Muxuu Aby Ahmed ama amxaaradu Bad uga raadsan Waydey ERITREA?????? Maxaa Badeena Somaliyeed ka dhigay Timir Xabaal Taal???

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 2 місяці тому

      Waxaa keeney gorgortanka somalia ay kula jirto itoobiya. Waxaaba qalad ah in badda somalia gorgortan laga galo

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 2 місяці тому

    Somaalia ma rabno inay maal gashato waayo haday nagu haysataa

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 2 місяці тому

    Ingriisku wuxuu dhahaa BEGGARS HAVE NO CHOICE. Qofkii baryootama wixii loo ogolaado ayuu qaadanayaa. Siday wax u doonaan ma dhici karto. ( Heshiiska Farmaajo uu diyaariyey h la qaato) dhulkeena iyo Baddeena iib ma aha.

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 місяці тому

    Ethopia dagaal baanu is kaga celinaynaaa soo diyaar baanu nahay