Saldhigii ugu waynaa oo Canfar laga qabsaday iyo weerar labaad oo culus

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • ABOUT ERAR TV
    Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
    25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722449446
    +251915559955
    Email: Avocadomohamed1@gmail.com
    Our UA-cam channel: / @erartv
    Facebook: / honavocado
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

КОМЕНТАРІ • 29

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 місяці тому +7

    Yaa rabbi S/ galbeed u går gaar yaa rabbi waad aragtaa magriga xabashida iyo oromka yaa rabbi ku celi dhagartooda

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 місяці тому +2

    Afagaandhoow waaruntaa ninka shilka kudhintay wuxuu ahaa khalaf warsame midka alle kusababayna wuxuu ahaa guuleed warsame isaga dayib ahina waa jaamac warsame kuligoodba 7-ba oday ayeey sookala tirsadaan gobolka sitti iyo guud ahaanba dds guul waarta ilaahay haydiin siiyo aamiin cabdi-raxmaan iyo barre ilkasace mahadsanidiin 🇬🇶🇬🇲🇸🇴👍💯☂️

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 місяці тому +2

    Guul shacabka iyo dawladda deegaanka Soomaalida guud ahaan gaar ahaan ciidanka deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta Jeneralka guud Sareeye Guuto Gafaydhe from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 3 місяці тому +1

      WLL DAN HAW GELIN GUUL IYO GOBANNIMO QOFKII BUKA ALLAAH HAKA SHAAFIYO HORAA LOO SOCONAYAA SOOMAALI WAA MID ,HAGOOG XUME YEELKADIISA MAXAY NAGA QAADAYAAN HORAANNU U SOCONEYNNAA INSHAA'ALLAAHU

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 3 місяці тому +2

    S/Galbeed ALLOW xafidh dhamantood 🤲, cadowgodha faraabatey jabii oo jah wareeri

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 місяці тому +2

    Allow dadka difaacaya sharafta 5 / somali weyn iyo kuwa soo hor kacaya cadowga waad kala taqaan ee xaqa u hiili yaa rabbi

  • @AdenMohamed-dx3fx
    @AdenMohamed-dx3fx 3 місяці тому +1

    Asc wuxuu iskujiraan cadaytu iyo carbaciise 600 ookiiloo waxyarmaaha

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 3 місяці тому +1

    GUUUUUUL SOMALIA MEEL WALBOOY JOOGTO

  • @KochinGuelleh
    @KochinGuelleh 2 місяці тому

    Maanta waxa guusha horseed uu noqday waa MIDNIMADAA SOMALIDA DEGANKA

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 місяці тому +1

    Yaa rabbi dhulkii somali galbeed ee cadowgu qaatey soo celi ❤❤

  • @Adanjkahin
    @Adanjkahin 3 місяці тому

    Fadlan qosolka badan iyo kaftanka kadaya programka !!!!!!!!!!

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 3 місяці тому

    Alqushaash Ayaan xududa shilabo ku horfadhina hubka noocyadisa qaata away ogaden uf

  • @HousseinHassen
    @HousseinHassen 3 місяці тому

    Saxibayal wararka sawnaga kuwarernay dabamara Miyana marhorelaqaban

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 місяці тому

    DHULKA HALLA CAMIRO OO HALLA WADA ILAASHADO❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh 3 місяці тому

    Waaxaan oo dhaan lahaa dhuul bereed halagaa sameyoo goobolnaa haalagadhiigoo

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 3 місяці тому

    Shilaabo iyo dalamiya ilaa ferfer iyaduna waa xudud oo cadaw ayaa la hoefadhiyaa ee where is ogaden mise waa shisheye kalkal ogadenku miyeyna bahgari hiilo baahnayn

  • @KochinGuelleh
    @KochinGuelleh 2 місяці тому

    Cidaanka federaka hogaanka cidaan ee uu canfarta sinayo kamid tahay

  • @KochinGuelleh
    @KochinGuelleh 2 місяці тому

    Ninkii cidaan aa amba ahaa cidaan aya aad uu fahmikara waxa canfar uu dagtay bouraha

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 3 місяці тому

    Hhhhh waa sheeko waali ah carkda ma daysid miyaa kuye

  • @OmarAhmed-u5o
    @OmarAhmed-u5o 3 місяці тому

    Gadhmalu iyu umihin yahay madax riyad

  • @CaliQaliif-nz3jd
    @CaliQaliif-nz3jd 3 місяці тому

    M.a

  • @OmarAhmed-u5o
    @OmarAhmed-u5o 3 місяці тому

    Warunta wagobol

  • @awalehosmanbouraleh6394
    @awalehosmanbouraleh6394 3 місяці тому

    Farid bro.

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 3 місяці тому

    Viva canfar

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 місяці тому

    Ciise Guusha iyo gacanta Sare Allah
    Hayedin Siiyo Ogaadeen Dabaqoodhi
    Iyo Cadowoga dhulkiina Bixiyey
    Allah hayedinka qabto Ciise waa
    Geesi guulesta goor iyo Ayaan

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 3 місяці тому

      CABDI ILEY SHAKHSI AYUU AHAA LA AMRO LAAKIIN KUWA MAANTA GUUSHA ILAAHAY SABAB U NOQDAY SOW KUWA AAD CAAYEYSID MAAHA ADIGU DIROOW MAXAAD CIISE U TARTAY FULLOOW GUULI KUU DHOWAYDAA DIRIRDHABE IYO ERER XORAYSO OO OROMMADA HAKA BIQINE DAGAALLAN❤❤❤❤😂😂😂😂

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 3 місяці тому

      RÄAALLI AHAW BULLOOY NIN AYAAN KUMOODAYEE KUMAAN JAWAABEENE ,RAALLI AHAW

    • @maanshaallah8752
      @maanshaallah8752 3 місяці тому

      Cudur Soomaaliyeed iyo cuqdad ba idin dishay Ogaadeen wa Soomaali ciise waa Soomaali laakiin adigu waxaad tahay cadaw umada Soomaaliyeed Reer Laftiinaga from GK Garloogube ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤