Thank you Jama Gald for your latest updates news and information and your excellent analysis It is good news and moral boost for all Somalia nations And very encouraging for military of Somalia It will be historical events if the first military base will be in seylac and Lughaye the region of Somalia If this a very great and happiness for Somalia nations and special Awdal state of This will be very appreciate and historical for Somalia government and Turkey government remember hundreds 💯 years to came
Allah hana soo xijiyo dhinacooda wanaagsan turkida Allah ha ka dhigo walaalo is garab qabto ee wax walba wanaag ku dhameeyo aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda hana garadsiiyo nimcada Allah ku beerey iyo diintooda aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo
Turkey waa dalka qudha ee somalia ka badbaadin Kara shirqoolada ay dalkeena u Soo maleegayaan cadawga somalia Sida reer galbeedka carabta Sida imaaraatka iyo dawladaha jaarka ah
Waxaan ku boorinayaa in dhammaan ciidanka Turkey-ga 🇹🇷 iyo Soomaaliyaba ay tagaan gobolada Waqooyi, cid allaale ciddii is hortaagtana waa in cagta la mariyaa. Madaxwayne ku sheegyada maamul goboleedyadana waa in la soo xirxiraa hadday isku dayaan qalalaaso.
Waxa isweydiin mudan maxaa muuse biixi iyo group kiisa dowladda somaaliya ay tallaabo kaga qaadi la'dahay oo ay uga gargaar saneeysaa?! Mise waa looga hanjabay in haysan u dhawaanin aktiisa muuse iyo maamulkiisa
Kaloye qabiilkasta deegaankiisa ayuu jooga anigu xeeba puntland turkey 🇹🇷 car aha imaadaan dowladda soomaaliya wuxuu hassan wato xabada ayaan kala daali jamac brother xamar nin fadhiya oo I neceb puntland waxba ka weeydiin maayo kan hadalaya car car ayaan leeyahaye beenta xamar la fadhiya puntland aniga lehe
FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ONLY ONLY
FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA somaliya destroyed by g21 kkkkkkk
The deal between Somalia and Turkey will not impede the bilateral agreement between Somaliland and Ethiopia. We have signed what the Turkish government signed with Somalia, which is not unique. Even though Somalia has announced the agreement between the Turkish government and themselves for propaganda purposes, the Turkish government has clearly stated that the agreement between Somalia and Turkey will not affect the agreement between Somaliland and Ethiopia. There is no attempt to mislead the Somali people, and even if it were true, there is no force that will deter the collaboration between Somaliland and Ethiopia.
Wararku waxay intaa ku darayaan ciidamadan cagdheerta ah oo laga soo ururiyay banka qoraxay gunagado dhuxun maraacaato iyo meele kale inay ku qanacsan yihiin inay ethiopia u dhintaan si la mida sidii ay horaba ugu dhinteen dagaaladii tigree iyo kii ereteria
Congratulations government of somalia keep going to both of you ❤️❤️❤️❤️❤️🥰💪💪💪💪
Laakiin Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada
Anago xawaadle ah kuna Sugan beled weyn waxaan Taageero weyn unahay jaamac galad oo ah shaqsi aan udhageysano si weyn Jaamac galad ad ba magaladan looga dhageystaa waa magaladiisa waxana sidoo kale an ognahay inu kunoolaa jiray magaladan viva sxbkeen
Viva baladwayne
Nin wadani ah oo somaliyeed.
Dheh: Anigoo Soomaali Ah, Kasoo Jeedo Gobalkaas.
Ofcourse walalayaal soomalinimada waxwalba ka weyn iga raali ahada afka iga boobaye soomali somalinimada lu faana
This was best decision and best security pack.somalia has set foot on right path.
Haaye, Laakiin Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
Congratulations Mr prime minister Masha Allah keep it up good work ❤️❤️❤️❤️❤️🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Thank you Jama Gald for your latest updates news and information and your excellent analysis
It is good news and moral boost for all Somalia nations
And very encouraging for military of Somalia
It will be historical events if the first military base will be in seylac and Lughaye the region of Somalia
If this a very great and happiness for Somalia nations and special Awdal state of
This will be very appreciate and historical for Somalia government and Turkey government remember hundreds 💯 years to came
Laakiin Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work ❤️❤️❤️❤️❤️🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Laakiin Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
Hadalkaas haduu run yahay somaliya dhaqaaqday turkigana alaha barakeeyo, insha allah somaliya oo mid ah
Masha Allah tabaaraka laah 🤗❤️ guul inshaAllh ❤️🇹🇷❤️🇸🇴❤️🇹🇷❤️🇸🇴❤️🇹🇷💪🏼
Geeska africa wll somalia yaa wax laga waydiin doonaa, inshaa allah 😍😍✌️✌️👍👍
InShaaAllaah.
(Afsoomaali, Afsoomaaliga)
Afrika
Soomaaliya
Hambalyo adeer anigaa somalilan ugu mayal adkaa balse damiirkaygu wuu diiday etoobiya udaba dhaq nacalatulaah from Hargaysa
VERY EMATIONALY AND HAPPAY TIME SOMALIA NATIONS IF ALL THIS PLAN GOES ACCORDING TO ALLAHA GRACE AND MERCY INSHALLAHA
Mashalla Tabaraka Allah Waa War Fiican Weeye waa Guul weyn mashalla 👍❤️♥️👍🙏🌺
Talooyin, Kusocda Soomaalida iyo Doowladda Soomaaliya:
1.Soomaaliyeey Tarankeenna Aanu Badino
2.Doowladda Soomaaliya Heshiis Ciidan Ha La Gasho: Walaaleheena Soomaalida Dalka Jabuuti, Turkiga,Qadar, Masar, Suudaan, Yugaandha, Tanzaaniya, Eretareya iyo Jaaynaha Dalalka Cadowgeenna Cadowgooda Ah iyo Dalalka Muslimiinta Ee ina Taageersanba.
3.Doowladda Ha Weerarto ithiyoobiyaanka, Soomaalidana Ha inoo Furtaan SOOMAALI GALBEED Dhul iyo Dadba.
4.Ha Lasoo Afjaro ithiyoobiyaanka Kuweey Soo Tababareen, Madaxda iyo kuwa Isoo Jabhadeeyey Maalin Uun.
5. Jabuuti Xeelad iyo Xoogba Ha Lagu Soo Celiyo, Soomaalida Waa in Eey 1 Talis Yeeshtaan Sida ithiyoobiyaanka iyo Keenyaaanka.
6.ithiyoobiyaanka Xiriirka Ujara Doowladda Soomaaliya, Hantidana Ha inaga Siinina
7.Doowladda Soomaaliya Dhalinta Dugsiga Sare Ha Siiso Tababarka Ciidanka Asaasiga
8.Doowladeena Soomaaliya Haka Hortagto Aarsiga Doowladda ithiyoobiyaanka, Ka Aarsigaas Oo Ah in Eey inaga Aarsadaan Ka Gooynteenii Hore Ee Aan Uga Gooynay Eretareya, Jugtaas Oo Aan Bad La,aanta ku Dhignay.
Goor Kale Taxaddira Soomaaliyeey.
9.Aaween Ciidankii Badda Dowladda Soomaliya iyo Soomaali?,
10.Aaween Hubkeenii? Doowladda Soomaaliya Hubkeena Waain Eey inoo Farsameeyso! Qoondo iyo Qorshana inoogugu sameeyso, Laakiin Si kumeel Gaar Ah Doowladeena Soomaaliya Hub Ha inoo Soo Gado.
11. ugu Waca Magacaas(Gooni Ugoosadka Woqooyi Galbeed)
Macnaha:Soomaali Land = Dhulka Soomaaliyeed.
Yaanan Loogugu Yeerin, Ugu Yeera: Gooni Ugoosadka Woqooyi Galbeed.
12.Doowladda Soomaaliya iyo Soomaalidaba Waa in Eeynan Joojinin Dagaalka Jabhadaha La isku Kicinaayey, ithiyoobiyaanka iyo Keenyaanka Dadkooda Muslimiinta Kor Usoo Qaada Awoodooda Balaariya, Soomaali Galbeed iyo Soomaali Koonfur Galbeedna Siiya Tababaro Dheeri Ah iyo Hub, Sababta ithiyoobiyaanka iyo Keenyaankaba Wali Weey inagu Wadaan Dagaal Jabhadaha, Kuwana Hada Ayeey Sameeynayyaan Kuwana 4 iyo 5 Sano Kahor Ayeey inagu Sameeynaayeen Soomaaliyeey.
13.Doowladda Soomaaliya Waa in Eey Dib Dhidibada Ugu Taagto Shirkadeena Duulimaadyada Shacabka, Mida Dalalka Dariska Ee Cadowga Soomaali Ahna Ciqaabto, La ina Simto Hadii Kalena inagaba Horumariso.
14.Doowladda Soomaaliya Soohdimaha Kumeel Gaar Ah EE Soomaalida Lagu Kala Xeray Haka Dhisto Biyo Xireeno.
15.Soomaalida iyo Sirdoonka Doowladda Soomaaliya Haka Taliyaan Sida Loogaga Guurin lahaa Xarunta Qaaradeenna Afrika Dalka ithiyoobiya.
16.Dhulka Soomaalida Ee Woqooyi galbeed Waa Qalcad Difaac iyo Weerar Kasoo Muhhiim U Ah Soomaalida, Soomaalida Ha isku Dayaan in Aanan Si Gooni Loo Gooynin.
ilaaheeyoow Xafid Dadkeena Soomaaliyeed, ilaaheeyoow Soomaali Awoodooda Badi (Awoodeena ), ilaaheeyoow Taranka Soomaali Badi Oo Barakeey, ilaaheeyoow Soomaali Kadhig Kuwa Hal Abuurka iyo Farsameeynta Ku Fiican.
😮 mashaa Allah
Jamac huuraale cagdheer qaxooti waad iska niiclaysay
Cidaanka uu socdo badoodo qeybta wooqoyi ee JFS guul inshallah
Guuul Somali 🇸🇴
Viva somalia 🇸🇴 viva muqdisho am from mugdisho diiga waan uhurnay dalkena hooyo hadane waan u huri donaa wlh wan kuso noqonena dhaman qurba jogta somalia 🇸🇴 ❤waa ino dagal❤
sxbkey galad wakusalamaya nin xawadle kula socdan ahay insha alah wa xorownay
Guuuuuuuuuuuuuuul.somaliya
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed kuye, Walaaloow tabarta aad kubilalainayso Xeebtaasibdadkii jooggo maad Muqdisho Xoraysid.
Guulo iyo gobanimo somalia 🇸🇴 ♥️ turkey 🇹🇷 ❤daliska xooga dalka wan ku racsanahay tilabasa aan dalkena hooyo laga difacayo Cadowga somaliwen cawodka sojirenka somalia 🇸🇴 ♥️ cagtan marin dona cadowga somaliyed iyo cidii dabada ku wadato Guulo iyo gobanimo somalia 🇸🇴
GUUL IYO GOBANIMO SOMALIA❤❤❤❤❤
MAASHA ALLA SAYLAC IYO LUGHAYA WAXAA DAGA
GEESIYAAL SOMAALIYEED
OO XALLAAL AH CIISE IYO
SAMAROON AH RAGII TAARIIKHDA LAHAA SOMAALI OO DHANA WAA
GARABKOODA ,,,FADARE IIDOOR FUSUQOODA REER
QOOMULUUD WAA LASOO
AFJARAYAA
Isaaq Miyad garta qumuld hado joogo wa adeey hawiye madobi wuu bluemakuep kugu jero iyo dumarkin amisom ku dhex waato amisom lughauo iyo saylac na isaaq ba mamula turki baad sheegtay Rush xita ma iman karan
Isaaqa muxuu dass badan ciiley 😂😂 Viv duriyad reer sheekhe isaaqa lughaya waxaa daga Sacaad muuse
@@Khalil112-d4p ha miyad aragta soomaali wuu dhan isaaq ba ciilay alx ina isaaq yahy
@@Khalil112-d4p ADIGII AYAA
FUTADAADII ILAASHAN KARI WAAYEY MAKHNUUDYAHAW
ADIGA IYO WALAASHAA IYO HOOYADAA AYAAYAA BALWADO
DHAQAN XUMO ILBAXNIMO MAADAY AABAHAANA QAA FATAAL AFKAADKA NOOSHIHIIN
MARKA GACAN LAYDIIN QAADANA FULAY NIMADIINA
OOHIN IYO CABAADKIINA UMADAA YAABTA EDEBNA MALIHIDIN OOHONA MADEESAAN
DOOFAARAYOOW QAWMULUUDKA
AH WAA LOO TUMASHO TAGAA
HARGEESO SI LAYDIIN WASO
mansha.alaha.guuuul.❤❤❤
Hambalyo somalia. Waa dicision aad u wanaagsan. Atmis hala saaro❤❤❤
Waa Sidaas
(Af-Soomaali, Af-Soomaaliga)
Soomaaliya
Go-aan
Guul Somalia ha noolaato
Jama❤galad
Allah hana soo xijiyo dhinacooda wanaagsan turkida Allah ha ka dhigo walaalo is garab qabto ee wax walba wanaag ku dhameeyo aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda hana garadsiiyo nimcada Allah ku beerey iyo diintooda aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo
Ciidamada shiisheeye ee itoobiya naga saara😢
Hada ma ciidamada turkiy inaderta miya?
Mashallah ❤
Masha Allah
Mashlhaa ❤❤❤❤❤
Good news
Jamac adiguna dasheye halka loosocdana madhawa
Somalida ma shashiiye ayuunbaa haysan turkigu is waa shisheeye mana iman karaan somalilamd
Good soomaliya
In ka badan 10000 oo cagdheera ayaa loo diyaariyay inay ka hawlgalaan buuralayda amxaarada si ay u difaacan dowlada ethiopia
one love somali
Amiin
Waa khalad in la sheego tirada ciidanka Somalia, waa sir arrintaasi.
Amisom oon baad haystan wax kale mabaa jero😂
Wa kuwi somali weyn so celi laha .iyo xuduud benadka .kenya .iyo Ethiopia
Guul iyo Gobonimo warkaas ayaa I maraaya. Guuleysta ciidanka xooga dalka soomaaliyeed.. Somalia ♥️ 🇸🇴
Xasan shiikh sidaan wuxuu uhadlikaraa markuu nadiif qabyaalad iyo musuqmaasuq nadiif kayahay markuu nacfiga caruurtiisa siiyo reer kiisana xukunka siiyo see loo arkaa
Turkey waa dalka qudha ee somalia ka badbaadin Kara shirqoolada ay dalkeena u Soo maleegayaan cadawga somalia Sida reer galbeedka carabta Sida imaaraatka iyo dawladaha jaarka ah
Wax soomaalidu rabto xasan sh in uu nacsiiyo ayaan kabaqayaa soomaali qabiil ayay isudishaq Xasana waaqabyaalad socota haduu dastuurka kufsado hawiyana ciidan ka.abaabulo see loo Arkaa
hishiiska uu waa mid fiican laakiin caliyalo hagaysto oo haxaarxaaro to markuu biniaadam u ekaado ayuu laxaalikaraa umada leh dekadaha madhaqaalihiiba kasoogalay dekadaha marakibta kadegaysa xasan sheerkamahelaysid iimaanso dhiiga masaakiinta aad kadheregtay iyo xolaha dadwaynaha shartiisa allaha kuceliyo may aadaan dekedaha khawaarijtu haysato
Car hayimaadeen turkigu hayimaadeen jamhuuriyadda somalilaand wixii ku dhaca iyagaa arki doona
Anagaa oday reer baaraa oo qaraabo tihiin noo soo tabineysaa
Oo islii kugula marwaamaayo
Somaliland waa dawlad xor ah oo caalamku aqoonsanyahay sida itobiya sida taywan iyo kuwo kale
Goija cadena xero malatari halaga siiyo
Asc
Adidas codka noo badashay miyaa hhhh waad dadaaleysaa hore usoco run iyo beenba ku hurguf jaamacow
Nacnacle waa hadaanu ogolaano f xaasidnimada iyo cuqdada ogaadeen adiyo faaraxmacalin
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Waxaan ku boorinayaa in dhammaan ciidanka Turkey-ga 🇹🇷 iyo Soomaaliyaba ay tagaan gobolada Waqooyi, cid allaale ciddii is hortaagtana waa in cagta la mariyaa. Madaxwayne ku sheegyada maamul goboleedyadana waa in la soo xirxiraa hadday isku dayaan qalalaaso.
Jaamac galan meesha ciidan ma jiro waa moorayaan hal qabiil ah ee wax hubso
Don’t be emotional inader
Wax badan baa ka qarsoon wlh
weynu arki doonaa in dowladu wadnahaa ay leedahay.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin kaan ciidan ma aha sobabtoo ah ciidanka ladhiso cid in loosheego ma aha waa nin caadiya oo raba in uu dadka Shakira kasaaro
Beenee waa run beenee waa run
Haku degdegin arimaha sirta ah ee dowladnimo qof garankara majiro ee afkaga gaabso sida aad u hadleyso waa Laga roomyahay
Hoyadin wasa dhe kuwas xagay dhulkiba
wala qabsadaye war halugoynina umada turkiga waxba iska celin maysane xaged
turki tagi itobiya qabsatay dhulkad
shegaysan intad idinkiyo gur gurtaba
huruden mawaxasa
dawlad ah oo ii difaci
turkiguna wa niyad jabi dona marku ababul xumada iyo tabar la,aanta mesha
tala ee gur gurte sababay...
Turkugu Bada Ma difaacayo. EE wuu ka kaluumaysanayaa. Jaanacaw war mahaysid
Ninkoo caqli ku hadal weli mahishiin D5 iyo Hawiye.
Uraaye bookah beedee xaarweyne lawaseen lawaseen dhalay
Badu.kumataalo.xamar.barbara.ayay.kutaalaa.beenaale.ciddaad.doonto.soo.kaxayso.ma.imankartid..itoobiya.dalkaaga.ayay.kugu..ilaalisaa.afar.gobol.bay.joogtaa..ninka..gurigaaga.kugu.waardiyeeya.waxba.madhihi.kartid
Waxa isweydiin mudan maxaa muuse biixi iyo group kiisa dowladda somaaliya ay tallaabo kaga qaadi la'dahay oo ay uga gargaar saneeysaa?! Mise waa looga hanjabay in haysan u dhawaanin aktiisa muuse iyo maamulkiisa
Gobaladu waa in ay Faraha kala baxaan ciidamada wadanka shuqul ku leh
Jamaca dhuuso Beenaleh 😂😂😂
Kaloye qabiilkasta deegaankiisa ayuu jooga anigu xeeba puntland turkey 🇹🇷 car aha imaadaan dowladda soomaaliya wuxuu hassan wato xabada ayaan kala daali jamac brother xamar nin fadhiya oo I neceb puntland waxba ka weeydiin maayo kan hadalaya car car ayaan leeyahaye beenta xamar la fadhiya puntland aniga lehe
FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ONLY ONLY
FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA somaliya destroyed by g21 kkkkkkk
ONLY HINDIYA ONLY KKKKKKKKK
Been weeye warkaasi ee ilahay kabaq dadka iyo dowladdooda haiska horkeenin intaad views raadi ledahay Nagar hagalin
The deal between Somalia and Turkey will not impede the bilateral agreement between Somaliland and Ethiopia. We have signed what the Turkish government signed with Somalia, which is not unique. Even though Somalia has announced the agreement between the Turkish government and themselves for propaganda purposes, the Turkish government has clearly stated that the agreement between Somalia and Turkey will not affect the agreement between Somaliland and Ethiopia. There is no attempt to mislead the Somali people, and even if it were true, there is no force that will deter the collaboration between Somaliland and Ethiopia.
Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada
GALAD IYO GUUL
Jaamac cagdheer oday nacas ah
Jamac waa halyay somaliyeed wallee Oromo qarsoon maha waa wadani Asala 😂😂
Cuqdad u dhimo hooyadaa jaamac was
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
xasan shiikhow hasababin soomaali in ay ladirirto dawladaan walaalaha nahay turkiye Talada ina cumar geele waalagu qasaari 91 ayaad kucelin hadii aadan latashan dadka
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Faanwaynaa waalo waalo
Wararku waxay intaa ku darayaan ciidamadan cagdheerta ah oo laga soo ururiyay banka qoraxay gunagado dhuxun maraacaato iyo meele kale inay ku qanacsan yihiin inay ethiopia u dhintaan si la mida sidii ay horaba ugu dhinteen dagaaladii tigree iyo kii ereteria
😂😂😂 been isku maaweliya walahay waad jabtin ba markad turki dhulkin siisin 😂😂 hawiye futo madobi Miyad ku dhacdan somaliland Keentan turki waba qoslay marka Berbera maqlau😂😂😂
Beenaale miyay la leeyihiin somaaliland xeebeheeda maxay ka so doonayaan
Adeer totorogta naga daa
That's not true and Stop liyiing.
masha Allah
Maashallah