DEG DEG Afawerki oo Wajiga u badashay Xasan Sheekh Yirina Waa I qiyaantay Xaalka oo Sii Xumaaday….

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 14 годин тому +2

    Tuu ilaahay uma ambakhiro meela xariga ilaahay hawgooyo oo meeldaran ilaahay haku tuuro aamiin

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 9 годин тому +2

    Xasan waa qiyaanoole qaranka soomaaliya god ayuu kuriday halagagaaro

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 10 годин тому +1

    Elataria waa wadan yar oodaciifa siduu soomaali ugu hanjabikaraa muxuu noohayaa

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 10 годин тому +2

    Warkaas qashinka ah xagee ka soo xigatay ma fiyuus radisbaaaaa

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 10 годин тому +2

    Waxey soomalidi dhahan doqonta sfka ayakuku cayaso hadan kuku amanata shala asiga aya cayanaye afawaki manatan afawaraki ayu hosafafhiya xasan wadoqon an cidalahen

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 13 годин тому +2

    Afwerki waa ka waayo aragsan yahay xasan sheekh itoobiyana wuu ka yaqaan laakin xasan sheekh waxa ka imanaya mustaqbalka ma yaqaan ee lacag ayuu yaqaan waa hunguri wixiisu

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 13 годин тому

      Ok Mr Daarood, hadalkaada waa Hal bacaaad ku lis, duli amxaaro wasto

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 13 годин тому +2

    Ahmed Madoobe waa Alshabaab ah oo waa Orom 85% Alshabaabku Xalane ayaa laga maalgaliyaa sxb walahi Indhahiina fur 🙏🏼 InshaAllah ilaahay ayaa ku wada halaagi Wixii Ethiopia 🇪🇹 taageersan wuu jabi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 13 годин тому

      Intaas aad sheegtey waa runtaa, gaalo oo dhan xalane dhulka Ethiopia ey rabaan inee ku wareejiyaa. Ka garo sidii Hassan loogu kacay

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 13 годин тому +1

    😂😂😂😂 adi goob joog ma aheed hhhh ar views ka ma meeshaas ka galay subxanalah

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 7 годин тому

    Ma maqashay Hasha laba geel jecel dhexdoodaa waraabe ku cunaa. Waa xaalada Xasan Sh ku Dugan yahay.

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 7 годин тому

    Ordagan wuu qaldan yahay. Inuu Xasan Ethiopia Bad sii yidhaa may ahayn.

  • @MayowAweys
    @MayowAweys 14 годин тому +1

    Ertarimahaynoqabatey

  • @hubantichannel3476
    @hubantichannel3476 13 годин тому +1

    War xishoo duliyahoow

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 14 годин тому +1

    Wasiirka warfaafinta ee eritrea ayaa qiray xalay in dhaliyarada social mediyaha ee somaliya ay marin habaabin wadan wariye kuwas maad ka mid tahay?kkkkkkkkkk

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 11 годин тому

    UA-camr isku bedelay wariye wax ma hubsade ah wariye cidna aan u eexan runta ka hadlo waa hussein Abdulle Mohamed

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 14 годин тому +1

    Wariye adiga goob joog maad ahayd?kkkkkkkkkk,maqal iyo muqaal maxaad heysaa?kkkkkkkkkk,cadeyn hadaadan haynin beenlow weyn ayaad tahay

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 13 годин тому +2

    Daaroodoow. Bal wax yar nasta maalmahaan waad waalateen,