XUBI OOHIN AFKA FURATY AIDS AYU IGU RIDAY DEEQ GEESOOD WA DHIMAN RABA GABADHEYDA GAALADA QAADANEYS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  16 днів тому +9

    Waaka xumahay sorry Allah ku caafiyo pls like saar meel dheer gaarsii

    • @nooranoor784
      @nooranoor784 16 днів тому +1

      @@MohamedBuskutOfficial hubsoarlasta waxaad sheegyso ilma korsta waxagu yuu xaran noqon hadi kle ilmaha ga xaran haday cunaan awlaad fiican ma noqonyaan dhawr jeer baan arkay ado waxaadn ogayn ama hubin sheegya

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 15 днів тому

      Allaha ku caafiyo alle Tala saaro salada badi saliga nabiga sallahu cayhi wasalim oi laa ilaah

  • @farhiyoali791
    @farhiyoali791 16 днів тому +5

    Laa ta aamin nin walaa naag marka la dhahaayo waa si daan oo kale ilaahow kuu fududeeydi😢😢😢😢😢

  • @NimoOsman-
    @NimoOsman- 16 днів тому +5

    Abayo ilahay hakucafiyo amiiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 16 днів тому +1

    Ilahay cafimaad sareecan ha siiyo ameen ameen ya rabi ❤❤❤

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 16 днів тому +1

    Subhanallah gabdhan ilahay haa cafiyo adunka amin waka dhamaday 😢😢😢

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho 16 днів тому +1

    Allaah hakaa tir tiro Cudurkaan cafimaad taam ah allaaha kuugubadalo
    Aamiin dhaha Somaaliyeey

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 16 днів тому

    Allaha ku caafiyo abaayo daawada sifican u qaado insha Allah waad caafimaadi

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 15 днів тому

    Allah ha ku cafiyo amin yaa Allah rabi haka dulqado amin yaa Allah

  • @aishaabdi648
    @aishaabdi648 16 днів тому

    ilaahow adaa casiis ah caafi oo ka dulqaad xanuun ka yaa rabi

  • @FartuunAli-kc7gn
    @FartuunAli-kc7gn 15 днів тому

    Walalayaal illahey kabaqa maanta adunka aad joogtaan waa waajaanis bari oo ah aaqiro jaanis majiro aan ka fa iideysano waqtiga dhamaanteen inscha'alah

  • @sadyamahmoud8456
    @sadyamahmoud8456 16 днів тому +1

    Aslou allah an yahfadak wa yonsare wa yotebitek wa wechfiki wa yaafiki ya rahmanou ya rahim allahoma arfah anha ella wechfiha eneka enta echefi la chifaa sieek ya samih addoaa ya adim alatata ya allah ya allah

  • @Marymaabdi4444
    @Marymaabdi4444 15 днів тому

    Alle haku caafiiyo wllo

  • @mashlovelymcn8688
    @mashlovelymcn8688 16 днів тому

    sorry aboyo mcnto Allah ku caafiyo inshallh Amiin Amiin Amiin yaabi 🤲🏽

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 14 днів тому

    qufkii yaqaan cafis ha i waydii waa nebcaa sidii of aan somali ahayn oo balaayo abuur ah mana garanayn wanaaga allah ayaa leh qufna ha xuman ku muqata adigo leh somali saan mahan iska kay cafi ahaan nasab aadan uurka kula jeclaaday

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 16 днів тому

    First ayaan ahay

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 15 днів тому

    Amiin yaa Rabi

  • @kiinnuur3724
    @kiinnuur3724 16 днів тому

    ilaahow cafi anagana nagaqbo amiiin amiiin 😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-pr2iw1pp2t
    @user-pr2iw1pp2t 16 днів тому +1

    Yeah, Allah🤲🤲🤲🤲

  • @REERTIIROCULUS
    @REERTIIROCULUS 16 днів тому +1

    WALLAAHI SOCIAL MEDIA IN LEYS AAMINEYN WAR WALBA AAD MAQASHID HAKU DEG DEGIN BEENTA AYAA U BADAN

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 16 днів тому +1

    Subxaan Allah 😢💔💔🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 16 днів тому +1

    So sad yaa Allah idiga baa awooda ee ka dulqad😢

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 16 днів тому +1

    Aids haduu ku dhacay meey Alle u naqato meel fariisato maxey tiktok uga niikisaa

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 16 днів тому

    Allow caafi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @mariamtaoulanehmariam3250
    @mariamtaoulanehmariam3250 16 днів тому +1

    Walal aids mahine lakine wa jonis waxad sowarineysid iskahubi walal hubina allaha cafiya

  • @NimoOsman-
    @NimoOsman- 16 днів тому

    Lakiin ilahay unoqo cibado badan laimoo wayo ilahay waqafura raxim wa mid naxaris badan kumadayacayo

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 12 днів тому

    Soomaali inta isqarineysaa warloohayn

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 16 днів тому +1

    Alla ninku xumaa ilahay muuna ka baqayn muxuu uqaadsiiyey

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 16 днів тому +2

    Sheekadaan waxbaa ka khaldan ,waxay rabaan si,ay deeq u ceebeystaan.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 15 днів тому

      Gabadhan ooyeysaa ma been ayay sheegeysaa? Allah ayaa xaal og

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 16 днів тому +3

    Waa jooniis xanuunka eee mohamed buskuit Beenta jooji

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 15 днів тому

      Waa HIV waxa laga hadlayaa Allah haw gargaaree

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 16 днів тому +1

    Sideed ku dhaafi kartaa ninkaan cudurka ku qaadsiiyey.waa inaad maxkamad la soo joojiyaa

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 16 днів тому

    Ma Aids Baa Kaftan Galay , Alle Ha Sahlo Soomaali .........................Wa Laahu Aclam.

    • @feyrussiad9549
      @feyrussiad9549 16 днів тому +1

      waa hepatit c ee maaha ads

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga 16 днів тому

      @@feyrussiad9549
      Maxay U Leeyihiin Hadaa Aids Bal Si Fiican U Dahagyso Video - ga Dhan.........................Wa Laahu Aclam.

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 16 днів тому +2

    Waxan hadey runtahay wiilkas halga qabto gabdhaha cudurfafo weye

  • @suubanyareyosman4133
    @suubanyareyosman4133 16 днів тому +2

    ninka hala xiro.umad kale buu qaadsiin

  • @user-gc6uy2ev2k
    @user-gc6uy2ev2k 16 днів тому

    💔

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 12 днів тому

    Somalida wax wayn ayaa ka qaldan waxna ma aqriya waxna ma hubsadan War cinwaanka iska badaADIS iyo gararahow ayaa isaga waana jahilnimida haysa waa dad aan waxy hubsan seef la bood ah.

  • @user-ry4ie4yo6d
    @user-ry4ie4yo6d 16 днів тому

    😢😢😢😢😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 16 днів тому

    Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh

  • @user-st1ud9dp2g
    @user-st1ud9dp2g 16 днів тому

    Miskina rabiyow caafi

  • @user-yf6hm5dq6x
    @user-yf6hm5dq6x 16 днів тому

    Miskiin 😢😢😢😢😢😢 yaa allah

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 16 днів тому +1

    O goormu ku riday iminka ayu guursaday wuxuu rabaa in uu deeq caayo qabiil ahaan

  • @fiirihada4398
    @fiirihada4398 16 днів тому

    Qof xanunsan uma eka waa benfleet dahir ka danbaya

  • @Qurux00
    @Qurux00 15 днів тому

    Daawada hadey sidii loogu talagaly u cunto wey caafimadi,waxan ey ku jirtana ka baxdo

  • @aminahirsi2334
    @aminahirsi2334 15 днів тому

    Isowac habaryar anakudawayn

  • @nawaalsaid2915
    @nawaalsaid2915 15 днів тому

    Aids ma aha ee xishood niyow

  • @Fromlaascaanot
    @Fromlaascaanot 16 днів тому

    Buskut botty potato orod gym aad naacaala abaha ku yall. Niin naas kalusho wa adiiga. Deeq Gessod is legend

  • @nooranoor784
    @nooranoor784 16 днів тому

    Maha aydhis waa joonis horta maxamad illhy ka cabso oo waxaad sheegyso run ka sheeg ilma korsanysa ee xalaal si wax hubso gabadha waa joonis a

  • @user-ru6po6sg6q
    @user-ru6po6sg6q 15 днів тому

    Maxamed buskut cagaarshoow ayeey qabtaa ee ale kabaq buskut Waa maxaay xiwaanka waxa Ku qoran mana dilo 100/5 ayuu dilaa waana laga caafimaadaa 100/95 ale kabaqa

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 16 днів тому

    Qof murugo hayso uma eka daahir Calasow aya so abaabulay siduu u ceebayo deeq geesood

  • @notyourtypicalfarah7194
    @notyourtypicalfarah7194 15 днів тому

    What qabil is xubi

  • @FiskaFiska-me7fr
    @FiskaFiska-me7fr 15 днів тому

    Gabadhan eydhis mey sheegine ciwanka beentaa waa mxay

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 15 днів тому

    Hana yey ilmahaaga gaalada kaaga dhiibin ruux la aamin karo ma ahan. Nasiib daro dadka talow soo mooday Dahir Calasow,Hanni, Asma Daayuus iyo Hamdi Kalgacal waa dadka social media yaha ugu liita

  • @user-ji3nj9cx1j
    @user-ji3nj9cx1j 16 днів тому

    Dhilo xun oo oromo ah😂😂😂😂😂😊

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 15 днів тому

    Gabadhu ma ‘Oromaa ? Somali -
    Uma Hadal Eka !? Acuudu billaahi
    Ninkaan muxuu Dadka isugu diraa

  • @intisaarstarchannel2831
    @intisaarstarchannel2831 14 днів тому

    Adigaaiadsqabaaeedeeqmaqa ouf

  • @farhiyaomar3604
    @farhiyaomar3604 16 днів тому

    Ma heptias b baa dhaqtar loo gala 😳

  • @farhiyaomar3604
    @farhiyaomar3604 16 днів тому

    Beeenlow baaa tahay it’s not HIV😳

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 16 днів тому

    Dahir jahil kulaha mandaag ma isku aragtay?

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 15 днів тому

    fake news

  • @farhiyaomar3604
    @farhiyaomar3604 16 днів тому

    Warya. Imaanka allaah. Haka qado. HIV ha ku habrin gabdha. Hypnotize be. Wye xanuunka subxnlah I hate yutuber fuking lied all

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 15 днів тому +1

      Wllo hepatitis b inuu hiv ga ka xun yahay ma ogtahay