Awowayaal,waa Nasibdarro iyo Aqoonxumo iswata,marka hore waan idinka raalligelineynaa,waxan idin leenahay raalli ka ahaadaa dad wax mayaqaana oo leh muuqaal rag dharqaadashadu ka dhigayso nin wax garada ayaa ku hadaaqay,isaga ayaa iscaayey,garanwaayey halka uu ka soo jeedo,nin hooyadii garan waayey aabihiisna ma yaqaane,
Reerku waa wareeray,kuwa talada hayaa maaha dadkii talin jirey,waa arimaha usababa inay ka soo yeeraan hadalada aan lahayn meel loo raaco,ee hadba eaxa ku soo dhaca ama ay dad kale u soo sheegaan iskaga hadaaqa een lahayn inay isweydiyaan waxa ay ku hadlayaan inay wax u dhimayso,
Cali Warancade Nasabada Beeshayada Ayuu Meel Kaga Dhacey Anaguna....
ua-cam.com/video/wX1I0sqi-4s/v-deo.html
Asc aalaan sare havar magaadle 🇸🇴👮🏽✅
Waaar dadkii waey wareereen yaaa allaah maalin kasta qabiil cusub just somalia 🇸🇴 done
Awowayaal,waa Nasibdarro iyo Aqoonxumo iswata,marka hore waan idinka raalligelineynaa,waxan idin leenahay raalli ka ahaadaa dad wax mayaqaana oo leh muuqaal rag dharqaadashadu ka dhigayso nin wax garada ayaa ku hadaaqay,isaga ayaa iscaayey,garanwaayey halka uu ka soo jeedo,nin hooyadii garan waayey aabihiisna ma yaqaane,
Asc 😮😮😮 war awoowayaal reerku waa wareereeyn macal heybtodii yeey garan la'tihiin waa neef lagowracay geedo kama waabto zaalkodu ee raali noqda laf dgabarki aomaliyeed yaad tihiine 😮😮😮
Waa karts itopian
Darood idin,mahaysto ee wareerka iskadaaya maalin kasta magac cusub
Ina warancade waxan islaha garxajisuun inuu ku qaldamo
WA la hubaa oo waa oromo magaade taariikhda Dib u raaca
Reerku waa wareeray,kuwa talada hayaa maaha dadkii talin jirey,waa arimaha usababa inay ka soo yeeraan hadalada aan lahayn meel loo raaco,ee hadba eaxa ku soo dhaca ama ay dad kale u soo sheegaan iskaga hadaaqa een lahayn inay isweydiyaan waxa ay ku hadlayaan inay wax u dhimayso,
😂😂😂😂😂😂
Somaliland ma meel bahalo galenay noqotay magadle maxa la hidha waa malintii igu horaysen magalayo samaron isaaq dhulaba hange unaban somaliland unaban aqanaye dadkani xagay ka yimaden 😂
Waar waxaa ha ku meereysaninee maanta Oramo noqonmeysiine codowga idinsoo weerarey meel uga soo wada jeesta
Dad baad asalkoodii oromo ku sheegaysaan ! Oo leedihiin aamusoo, na raaca ! Kkkkkkk