Qisada Guusha KFC 73 jir ayuu Millionaire ku noqday kadib rafaad iyo shaqo la’aan kalabar cimrigiisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • Qisada Guusha KFC meesha ay kasoo bilaabatay.
    Harland Sanders oo noloshiisa kalabar kusoo qaatay rafaad iyo shaqo raadin sidookale nasiibkisa ayaa aad u xumaa Lkn 65 jir markuu ahaa ayuu aas aasay maqayada labaad ee Dunida ugu wayn ee KFC 73 jirkiisana wuxuu noqday millionaire.
    #kfc #kfcsomali #kfcabdikhafar #abdikhafar #kfc20222 #kfcfriedchicken

КОМЕНТАРІ • 17

  • @mohansoyaan
    @mohansoyaan Рік тому +3

    Vedio aad u qurux badan aad lo habeeyay qiso quruxbadan masha allah dadaal badan ayad gelisay masuul garabkaga alle ha galo hore u soco aadna wad u mahad santahy

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 Рік тому +3

    Legend brother ♨️💯✅

  • @mustafabey5265
    @mustafabey5265 Рік тому +1

    Wlhi sxb juhfi kaa galay guul kuu rajeynaa

  • @cabdullahiadhan294
    @cabdullahiadhan294 Рік тому +2

    LEGEND 🙏

  • @maxamedibrahim4257
    @maxamedibrahim4257 Рік тому +1

    Cajaaib ❤️😍👏👏👏

  • @muruqaxmad311
    @muruqaxmad311 Рік тому +2

    nin weyn oo war xaqiiqo haya

  • @diazejr7137
    @diazejr7137 Рік тому +4

    Hubal waha eh inan kutagero lkn Wahad samesa malin walbo muqal nosogili

  • @Madheedh
    @Madheedh 7 місяців тому

    Saxib sidee online kisa sidee logashaqaystaa .nososameee please

  • @mahdilove7736
    @mahdilove7736 Рік тому +1

    legend waan ku wata nio😊🫡

  • @abuo_9
    @abuo_9 Рік тому +1

    legendary

  • @Apanduledragoz
    @Apanduledragoz Рік тому

    Legend hory osocoo

  • @Ahmetali116
    @Ahmetali116 Рік тому +1

    Kentucky Food Court kasoo hadal walal KFC healthy miya mise ma aha oo weight loss dadka raba uma ficna

  • @maryamabdikadir-yl2vq
    @maryamabdikadir-yl2vq Рік тому

    Lacagtii intaas oo sano ku so rafadaye wuu ka dhintay leee. Lkn canto mcn ayuu no dhaafay io magac weyn Inaa lagu dayado wuu mudan yahay lkn lacag waaa ka dhima née lee aakhirkiii

  • @hassanabdi2061
    @hassanabdi2061 Рік тому

    Qiisadi cisman shuwali ayaan u bahnahay

  • @gemes1
    @gemes1 Рік тому

    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @vallycasello5649
    @vallycasello5649 Рік тому +1

    『p』『r』『o』『m』『o』『s』『m』 😂