CIYAAR Si FIICAN U BAXYSA Muuse maxamuud ayax

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • CIYAAR Si FIICAN U BAXYSA Muuse maxamuud ayax
    #Hidahaiyodhaqanka
    #Dhaqankasomalida
    #Jaandheer
    #gawalalemediacopyright

КОМЕНТАРІ • 31

  • @abdifataxnaasir5697
    @abdifataxnaasir5697 6 місяців тому

    Zxp ciyaarta soo dhamaystir iyadoo buudaan hayee way iga baxdaye❤❤❤

  • @zamzammohamoud4907
    @zamzammohamoud4907 5 місяців тому

    Daahi geesi landheere ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 👍

  • @MustafeAxmed-y6r
    @MustafeAxmed-y6r Рік тому

    Mnsha allh inaadeerky muuse mxmuud ayax iyo hbo mcn nasra saleebaan jirde afku idinma go,o❤❤❤❤

  • @hangoolhaaji9358
    @hangoolhaaji9358 Рік тому +2

    Oh my God, what a wonderful culture

  • @abdullah-h3v1t
    @abdullah-h3v1t 7 місяців тому

    Gool iyo gobanimo walaalkay muuse maxamud Ayax iyo inadeertay

  • @idalahow
    @idalahow Рік тому +2

    ciyaaraha oo muuqaal soo saar hee.....xagee waaye

    • @gawalalemedia8872
      @gawalalemedia8872  10 місяців тому +1

      wllo ciyaarahan waxaa laga tumaa haye bari bali dhiig garanuugle yucuboole gawlalale dhulkaas oo dhan bey ka baxdaa

    • @idalahow
      @idalahow 10 місяців тому

      Ayagoo video maheeysaa.....wan isku fiirin lahaa ciyaaraha soomalida Kenya​@@gawalalemedia8872

  • @YasinHashi-p3b
    @YasinHashi-p3b Рік тому

    Maan sha alllah culture fiican laakiin hada uu isii lumaya keep going

    • @gawalalemedia8872
      @gawalalemedia8872  10 місяців тому

      aad iyo aad inshaa allah waan xoojin donaa waana soo tabinayaa mar kasta

  • @SmilingLegendaryDragon-vf2oq
    @SmilingLegendaryDragon-vf2oq 10 місяців тому

    Ciyaartani Waa 7 sano Ka hor weeye ciyaaro cusub Ka rabna nuur dhaanto inadeer mise ana taga soo duuba wlllo

    • @gawalalemedia8872
      @gawalalemedia8872  10 місяців тому

      wllo waan soo wadaa ciyaaro cusub soodhawoow waanad ku mahadsan tahay boqoshada

  • @hangoolhaaji9358
    @hangoolhaaji9358 Рік тому

    Fema poetry and pros folklore

  • @shaaficikabadhe4019
    @shaaficikabadhe4019 Рік тому +2

    Wlee wan taagnaa aroska garanugle waliba arooskiii cabdilaahi guray ninkii garanayaa garanaya

  • @aaminafaysal9881
    @aaminafaysal9881 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ masha allah ciyaar shidan ❤❤❤❤❤

  • @rahmaadenabdi6977
    @rahmaadenabdi6977 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy 7 місяців тому

    Gabadhu wA hobalad cod

  • @shaaficimaxamuud7919
    @shaaficimaxamuud7919 Рік тому

    Awawyaashay ciyaarta loooga hadh

  • @KhaalidqardhoChannel
    @KhaalidqardhoChannel 9 місяців тому

    Oof caleeg

  • @abdirahmanismailjamac6328
    @abdirahmanismailjamac6328 Рік тому

    Adeer gawlalale maaha waa reer buuhoodle waliba howdkasii xiga ha khaldina taariikhda

    • @gawalalemedia8872
      @gawalalemedia8872  Рік тому

      Ma meesha ciyaarta laga qaadayo

    • @gawalalemedia8872
      @gawalalemedia8872  Рік тому +3

      Reer Buuhoodle ma soo dhigo halkan wllkey Ninkan ciyaarta ku qaadaya waa habar jeclo Sidaas ula soco

    • @aadansaalah6268
      @aadansaalah6268 9 місяців тому

      ​@@gawalalemedia8872miyaanu muuse ayax ahayn reer dahir farax cabdile❤

  • @aaminafaysal9881
    @aaminafaysal9881 Рік тому

    inadeerkayi muuse maxamuud ayaaxa❤❤❤ 4:22 4:23 4:24

  • @maxamedmaxamuud6324
    @maxamedmaxamuud6324 Рік тому

    haa haa so badi zxb ❤

    • @gawalalemedia8872
      @gawalalemedia8872  10 місяців тому

      waan soo wadaa qaar badan ku xidhnow mar kasta meesha

  • @aliosman8418
    @aliosman8418 6 місяців тому

    Waar sxb waxaad soo hees gabadhani qaaddo oo hore ugu jiri jirtay channel kaaga oo ay odhanysay geelu wuxuu gudboonyahay markuu gaane wada yahay

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 6 місяців тому

      Nuuroow waad garatay sow maaha heestaa aan kuu sheegayo

  • @nacimocaydid9956
    @nacimocaydid9956 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @amaliidan2186
    @amaliidan2186 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤