Gaariga ay Alshabaab wadaan waa gaarigii ay shalay Salafiyadu rartay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @samowade1300
    @samowade1300 Рік тому +2

    Hadii aad inxiraafto oo aad ka leexato dariiqii ciziga iyo sharafka , lagaa hari maa ilaa diinta ka WADA xuubsiibato , allow na badbaadi .

  • @cazzam6193
    @cazzam6193 Рік тому +1

    Makhluuqan magicii?
    Diin la'an iyo aqoon la'an ayuu isku darsady duf haku baxe

  • @samowade1300
    @samowade1300 Рік тому +1

    Hadii aad inxiraafto oo aad ka leexato dariiqii ciziga iyo sharafka , lagaa hari maa ilaa diinta ka WADA xuubsato.

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Рік тому

    Dawladaha Sucuudiga, Qatar iyo Kuweit baarlamaan sharci dajiya maqabaan. Qofkii danbi gala sharciga Islaamka aya lugu xukumaa. Walow laftirkoodu dulmi kudhaqmaan mararka qaarkood.

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 8 місяців тому

    Waxan aad ugu xiiso qabna waraysiga mukhtar roobow oo ahaa masuul culus oo alshabab xilka ku xigeenka so qabtay. Iyo waraysi kale oodka qaadan ahmed madoobe oo la aaminsanyahay inu ila hada xidhidh leeyihin

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 Рік тому

    جزاك الله خيرا،، رجل عاقل وذكي، اعلمو ايها الصوماليون، علم اليقين، ان اي منجز بشري، فعلا كان وا انتاجا فكريا، يحتاج من وقت ﻵخر، للمراجعة والنقد، لتدعيم الصواب، وتجنب الاخطاء ولا عيب في هذا شرعا ولا عقلا بل هذه، علامة الثقة بالنفس، وان الفكرة الحقة هي المقصودة وليس الاشخاص، ومن حق كل طالب علم وكل مواطن في الصومال، ان يقول ويطرح،، ما يراه مخرجا من دوامة العنف والتكفير،ذاكر الاسباب الحقيقية كما ذكره هذ الرجل، مجتبنا، سبل الدعاية،فمن حقنا، ان نحمي ديننا، ووطننا، من التلوث بالتكفير، الظالم، والدماء المعصومة، وبهذا نرفع سمعة ديننا، ووطننا، ،والله اعلم،،

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Рік тому

    من العلماالمسلمين فإذا عقيدة سلفيه غبرصحيح؟ كل من ينتقد علما المسلمين بغير اذلة واضحه فاذن عليه علامة سال في عقيدته. الله اعلم بصواب.

    • @acazaam
      @acazaam Рік тому

      Akhii kulaabo qoralka carabiga ad so qortay wan kufaraxsanahy jcylka luqada quraanka uqabto lkn hagaaji bal

  • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
    @abdulqadirmukhtaarsalaad3151 Рік тому +2

    Xog badan buu hayaaye kafa,ideysta dadka aan ogayn

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 Рік тому

    Maasha Allah sheikh