Wararkii ugu Danbeeyey Hadalka Xasan Cali Khayre ee Kiiska ku furay ilhan Omar & Xaalada taagan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 52

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 місяці тому +4

    Bismilah Guul ilhaan waa ameerikaan

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 3 місяці тому +1

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 3 місяці тому +7

    😂 Xasan Qeere wuxu mooday in u joogo Somaliya 😂

    • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
      @AbdimalikMaxamed-pt6yw 3 місяці тому

      War waa dad iska walan oo suud loo soo xiray

    • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
      @AbdimalikMaxamed-pt6yw 3 місяці тому

      Refugees shouldn't involve the political of the nation that they are Refugees even if they received citizenship

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 3 місяці тому +3

    ilhan curmar cadawgeda cakta kahose illahey hagaliyo haduu sisaas yiri waasax xaq baana ulenahay inaan qofkena fiican u olaleyno oo wiliba dhahno garab istaaga sharci waala wasaa sharcigoda iyo iyagaba god allaha kuridee xaaraanta xaaraantu dhashay dhulka allaha lagooyo cadawga ilhan

    • @kingmj5675
      @kingmj5675 3 місяці тому

      Aaaaaaamiiiiin 🤲 yaa ALLAAH. Kan warka aqrinaya ayaa ugu horreeya cadowgeeda.

  • @osmangab8680
    @osmangab8680 3 місяці тому +3

    Kheyre ogow soomaaliya xaalada ay ku jirto inaad adiga ayaa mas'uul ka ah.hadda waxaad isku dayeysaa inaad Ilhaan khatar geliso

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 3 місяці тому +2

    SAAXIIB HA ODHAN WADDANKA ISRAAIIL LKN WAXAAD TIDHAAHDAA MAAMULKA SAHYUUNIYADDA EE HAYSTA DHULKA FALASTIIN

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 місяці тому

    Xaashiyow adiga waa lagu og yahay, isma qarin kartid. Waligaaba waad necbayd xildhibaan Ilham Omar. Laakiin waxba kama qaban kartid. Wayna guuleysaneysaa IN SHAA ALLAAH.

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 3 місяці тому +2

    Armuu intaas lacg ku soo qaatay

  • @Qoordheere77
    @Qoordheere77 3 місяці тому +1

    Cadowga koowaad ee ilhaan cumar waa soomaalida balse iyadaa ka shalayn doonto.

    • @kingmj5675
      @kingmj5675 3 місяці тому

      Waxba kama tari karaan, ayagaa ku ceeboobi doona, Ilham Omar way soo baxaysaa EEBBE WEYNE idanki.

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 3 місяці тому

    Horu fadhi media 1aad ayuu yahay ssc khaatumo gobanimo ku dhimo ilaahay haku garab galo py mohamed somali buhoodle

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 3 місяці тому

    Man American citizens should take action about this woman they must throw her out congress

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 3 місяці тому +1

    Waan umaleeynaaye kheyre inu baxar galinaayo marku hadalkas dhahay

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 3 місяці тому

    Haa sax 100 qiyaano qaran halagu soo oogoh

  • @Yairlapid-jz9qt
    @Yairlapid-jz9qt 3 місяці тому

    Suleiman haashi gabadheena hadeey somalia ka aamustay ee walaalaha falastiin afkeega uga hiilisay shaqa fiican ay dad badan qaban ayeey qabatay weeyna so baxeysaa halkaasna kasii wad ayaan lee nahay guuleyso

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 3 місяці тому

    Anigu wXan leeyhy waa qalad inuu yiraahdo somaliya ayeey meteshaa ilhaan

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 3 місяці тому

    Waa siyaasad xumadda #somalida taysalwasaare hore khayre aad ayuu #diblamaasiyada_baalmarsan

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 3 місяці тому +1

    Siyaasiyiinta somalida dhinaca siyasada inay u hadlan uma diyàrsana waxay u diyarsanyihiin qofka inay ku tageran hab qabiil ama qof jecleysi

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 3 місяці тому

    Ilhaan cumar. Mw soomaaliya inooga dhiga Oo U S A ba haka timaado

  • @haydar378
    @haydar378 3 місяці тому

    Khayre dhiiqo ayuu ilhan lugaha u galiyay siyaasada USA iyo tan Somalia waa inay kala saaraan weeyaan

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 3 місяці тому

    Daawade ama akhriye, waxaan maanta dhagaystay Buur Madow oo leh inta ay Soomaali iyo Jabuutiyaan isku kaaya tagi lahaayeen waxaa fiican anigoo Xabashida la heshiina oo dhul siina. Kadibna waxaan tiriyay gayabaygan gaaban. Oo ku saabsan Buur Madow:
    Doofaar waligii madaahiro hadduu darajo walba isku duubee.

  • @Ahmedmahamed99
    @Ahmedmahamed99 3 місяці тому

    Soomaali ma ma tasho ilhaan faaiidana uma soo kordhinayso

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 місяці тому

    Kufaar waaye
    Ilhaan weey guulesan insha Allah

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 3 місяці тому

    Ilhan omar naag wax laga qaadi maayo ee waa dig dig

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому

    Adunka waa la istaag yeraa
    Anigaba American ma ahi lkn
    Donal Taraam ban tag yeraa
    Marka kheyre hadu hadley ma ilhaan ba kutiri sidaa uhadal

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 3 місяці тому

    Badaw siyaasi cagdheera 😂😂😂bacaac bacaac bacaacle dfaac kuuma hayo

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 3 місяці тому

    Waxas.ayaa rw wadan ahaa. Oo dan dhan hogaaminaayay gabigiisuba waa sheeko ciyaal.oo.kaliya.ayuu.yaqaan ilhaaney ma nabad.baa wasaq.liita.asaga iyo kii.soo xushay.waqtigii hore

  • @bossman1024
    @bossman1024 3 місяці тому

    Maxay ugu sheegi wayen daram marku laha somalidu waa baranbaro iyado khayre ilhan Doran mayo lama a yidhahdo ilhan hadu ama ay
    Maxa Lola radisan ha adan khayre

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 3 місяці тому

    Meel kasto doc kayeer bay lataagan yihiin,hadda waa inoow raali gilin bixiyaa,ilhaana ha iska fiiriso meelaha ay tagayso.
    Wiil hiiraan

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 3 місяці тому

    Boodhadh ka maxa ku qoran, ?
    Ninka wuu dhiiqaysaty, balse mla waxay ku fcnyd in wax la fansiiyo

  • @AhmedAdheys
    @AhmedAdheys 3 місяці тому

    Guul xildhibaanad ilhan cumar
    Ilhan xaq bay uleedahay inay ka hadasho dhibaatada dadkeeda soomaaliyeed iyo muslimiinta haysta cidii diidan arintaas iyadaa daali

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 місяці тому

    Kheyre wa nin siyaasad xun, Farmajo ayu ka so horjeestey taas o sobob u ah burburka somalida maanta, Ilahan wu galaaftey wayo siyasadda mareykanka waxba kama yaqaan

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 3 місяці тому

    Maya maya way saxan tahay ilhan cumar sababtoo ah somali wax loo hadlo maba istaahisho?????
    Somali haday dad tahay Hataageerto Wariyaha intarnational ah ee faaidooyin iyo Aqoon badan laga dhaxlay
    Ee pr. Xashi

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 місяці тому

    Cunsuri xuduud ma leh mana la qancinkaro.

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 місяці тому

    Kkkkkkk 😂😂 hawiye moriyaan kkkkkkk 😂😂😂 magaranayaan dida uu aduunku usocdo

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 3 місяці тому

    War walaalow tartiib noo fahamsii aqbaaraha walhi waxba lagama fahmayo deg deg ayaa kuugu jiro iuo boobsiis orod si caadi ah noo fahamsii afsoomaali la fahmaayo noo keen

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому +1

    hadee hadey uhiilisay masaakiinta lagumaaday taasey kuguleysane qayre laftigiisu waasun qarsoon halabaro asaga

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 3 місяці тому

    WAAR WUU KU SAXSAN YAHAY KHAYRE, LA ISKUMANA JOOJINAAYO ISKA DAA CABSIDA BARYAHN DANBE KUGU FHACDY, SHARCIGA MARAYKANKU MUUNA AHAYN KAN CARUURTA FALASTIIN LAYNAAYA, QOFKANI HADABA.MAAHA MARAYKAN WUXUU QABAN LAHAA QOF DHRCIGA MARAYKANKA HAYSTA

  • @ciiseahmed1238
    @ciiseahmed1238 3 місяці тому

    Adigu kumad tahay?? Maxkamad miyadtahay? Idacad jibkada adkahadashaye.

  • @Abdi-l4y
    @Abdi-l4y 2 місяці тому

    🕋🕌🌔🛏📝📲🇵🇸📵👀👫 ilhan cumr iyo xasanshiq gurkodamiya haaa kaftan kkkk tobob iskadaya by ala wxdilo quranka

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 3 місяці тому

    Sharciga mareykanka waala wasaa

  • @abdisalanhussein322
    @abdisalanhussein322 3 місяці тому

    War ninyahow waa tii raysalwasaarihii india u ololaynayay Trump taasaa ka weyn wa sidee sx mida kale shacab maraykan ayaa meesha usugu yimid wa sidee

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 3 місяці тому

    Kuwa yuhuudu u ololeeyaaba waa joogaan ee ma iyadaa wax gaara saaran yihiin

  • @JARANSiid
    @JARANSiid 3 місяці тому

    ilhaan waa rufiiyaan usa waayo yahuud bey u fuushay hadaan Soomaaliya dhab ahay ilhaan waa zocola 😂

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 місяці тому

      Hhhhhhh ilhan waa mihriz waana israeliyad marka ma gbdheena ridnaa yuhuud hadan nahy dadkeeena waa no tirsanyihiin majeerteeniya anaga leh😂

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 3 місяці тому

    Iga gaaraii