Lkn hadal si Lo yeri sina Lo qaday la dhahay asad waxuu rabay inuu dhaha waxaa jira ereya kale oo ayaga macan oo ad ku heli karta like ee so qor sas kawaday
1:08 Hadalo kale ka qurux badan ayuu dhahay waana gaf weyn subxaana alaah Ma hadalo ka qurux badan ayaa jiro in alle dartiisa iyo rasuulka lasoo qoro wuxuu ku hadlay alle ayaan ka magan galay
@@mustafmohamed4795 maya wax ka macan saliga nabi mohamed scw ma jiro balse asad saa jeclahay waxuu kawaday waxaa jira wax yala kale oo ayagan macan oo ad so qori kartit si ad like u hesho
Ani waxay ila tahay xumaan kama wadin laakiin wuxuu og yahay in nabiga dad walba saaraayaan waala hubaaa war rasuulka wuxuu dhahay ina bacda dani ithm warka qofka maxaa oola jeedaa dheh bar hub sada sub xaana laaah yaabee leeyihiin dadka war wiilka ka fuqa asadow eedo alaha ku xafido niyaduu fiiriyaa
Ma qalbigiisaad gashay maxaad ku ogaaty inuukawadowax wanaasan bal isheg maxaakamacaan jacylk alle iyo rasuulkaفليتنافس المتنافسون☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️
Asad waa khald wuxuu ku hadlay waayo hadal ka qurux badan majiro hadal ka ilaahy swt iyo saliga nagiba scw
صل الله عليه وسلم
Kusaliya nabi geena gar yaheey fidnada daaa 👍🏼
Makhaldame waa alle
Aniga hadalkaas gaf baa iiga muuqda 😢ilahay ha kadhaafo
اللهم صل على سيدنا محمد❤❤❤❤🎉🎉🎉
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤
Waa gaf sxp adiga views lee rabtaa lkn quf kasta hadu qaldamo waa loosheegaa ilaahey xaqa kama xishoodaa wax lajarjaray majiraan caadi udhahay ee qufka waani wax sheeg
Lkn hadal si Lo yeri sina Lo qaday la dhahay asad waxuu rabay inuu dhaha waxaa jira ereya kale oo ayaga macan oo ad ku heli karta like ee so qor sas kawaday
Sax waan fahmi karaa qalbiya kama ahan lkn in laga fiirsado hadalkaaga kasoo baxaayo lee loosheegay gabar walaashiis wee latalisay aniga waan kuraacsanahay majiro hadal kamacaan magaca ilaahey iyo magaca nabiga scw marka hadalada in laga fiirsado waa muhiim hadeeba dad bdn kuugu xeran tahy
@mohamedyusuf8225 wll camera markii ad hor fadhida afkaga wax kasto maraya balse markii u edit gareynaya inuu iska saxa ahed lkn muhimda waa niyadad san jeclahay niyad kameeysan aheen
Sax waan kuraacsanahay niyad ahan kama aheyn ilaahey gafkeena iyo geerideena makulmiyo
اللهم صل علي سيدنا محمد❤❤❤❤❤❤
1:08 Hadalo kale ka qurux badan ayuu dhahay waana gaf weyn subxaana alaah
Ma hadalo ka qurux badan ayaa jiro in alle dartiisa iyo rasuulka lasoo qoro
wuxuu ku hadlay alle ayaan ka magan galay
Asd waxa uu kuhadlay waa waxqaldan ilahay haa u toobad keeno danbi dhaafna hawaydiisto Majuro wax kaqaalisan kana qurux badan hadalka ilahay iyo saliga nabigeena scw scw scw scw scw scw
Ayaan way saxantahay nio adaa views raadis ah asad Lee arsaaqad ku raadi aamin alla oo iska daa shaqsi wajigiisa arsaaqad kurdiso
Asad hadalkiisa hadaa si fiican u dhageysatid hadalo kale oo ka macaan ayuu leeyahay waana qalad. Ani ahaan ma jiro hadal ka macaan.
Gabartaas abaayo sifiican bay u hadashay wayna saxantshay ee xasanow intaad iska dhaa dhicin wado ha danbaabin
Salalhu caleyhi waslm ❤❤❤
Hadalo ka qurxoon ama ka macaan ayaa jiro ayuu yiri ee qof u bedelay ma jiro.
CADNAAN keep going bro,your videos are very amazing
Thanks for your encouragement ❤️
@Cadnanyare36 Your welcome
Aniga dadka dhaho hadalaadaas laykta kuraadiyo layk umasaaro
Sxb caadi iska dhig asad waan tageraa lkn qalad baa ka dhacay saliga nabiga csw iyo illahay hadalo ka weeyn kana qurux badan majirto
Scw scw scw
Fhamaantiin wd khaldan tihiin
Sideedaba Alle ayaan khaldamine
Khaladkiisana wd awoodeen
Inaad si shaqsiya ula xidhiidho
Khaladkiisana usheegto
Balse badalkeeda wd sii faafinaysaan gafka qofka
Ka dhaca isku xishooda
Adiga hada ma wanaag baad faafineysaa hadalka ka macaan ama ka wanaagsan kuwa uu diiday bal sheeg adigaaba xumaan faafiye ah
asad wll niyadaada ilaahaa daalacanaa lkn waxaa muuqdo qalad ee isi sax wll
asagaaba ku saliyay
Scw❤SCW❤SCW❤
SOMALIYEY IS DAJIYA WILKAS WAA DHALIYARO HADALKUNA WAA MARGI
WUXUNA ULA JEDAY SALIGA NABIGA HAA KUU QARABAN EE MASKAXDADA ADEGSO OO WAX KALE SOO QOOR INU DHAHO AYAY AHAYD INTU DHAHAYO WAX KAA MACAN SOO QOR.
AQHIRADA HAA KUU GADAN, ALLAH CAZAWAJAL KALIYA OG ASAD QULUBTISA
YAA MUQALIBAL QULUB THABIT QULUBANA CALA DINAK 🤲
ASLAMBA REER KONFURNA WAA DAD GARAM-GARAM AH 😅MARKA HAA UU QABANINA SOMALIYEY JOJIYA FITNADA 😅
Sallahu Calehi waslam ❤
Scw❤
Hadalka lama jar jarine waa sax wuna yidhi
Scw scw scw scw scw
Cadnaan sxb Adigaa Wax DuugDuugayo Ee adigoo Ilaahay Kacabsanaayo Hadalkaaan Mecnihiisa masaxnhyhy( Waxkamcaaan Soo qora)
@@mustafmohamed4795 maya wax ka macan saliga nabi mohamed scw ma jiro balse asad saa jeclahay waxuu kawaday waxaa jira wax yala kale oo ayagan macan oo ad so qori kartit si ad like u hesho
Qalaat ween baa kadaacay...it is true he did a very big mistake.subxanllah
Weykutuuksadaan daacd kama aha
Cadnan waa saxan tahay wax qalad ah ma arka wayo hadii ad tartan qabaneysid sharudaha tartanka hadii ad shegtit wax dhib ah malaha
Waxa uu dhahay ma maqlin miyaa
Waxa aad qoreysid keyd aakhiro ayey kuu galayaan wall iska fiiri
CADNAAN no excuse bro,I have watched the video in his UA-cam channel,he did a big mistake but it was not intentional
Man is to error thanks bro
@Cadnanyare36 your welcome bro
wlhi aniga ilama qaldano wayo daad mxa jiro 90ka soqoro ereyadas oo kuso celceliyo baa jiro oo mesha kawada buxiyo asad wuxu ulajedaa hadii aad rabto iphoneka soqor ereyo kalo adiga kuquseyo iyo sawabta giftiga urabtit sheg hadii daadka hadalkaga sojiito like badan hesho walagu sinaa
lkn dadku wxy kudhsgay wxaybo ka quruxbdan miyaa jira Allah (swt)iyo nabiga (s.c.w )
wuxu dhahay wxybo ka quruxbdan fiirso horta cadnaan sxp
Aniga xitaa saa ufaxntey cadnan sas aye u fxmey sxbo
Haa isku mid nahay
Ani waxay ila tahay xumaan kama wadin laakiin wuxuu og yahay in nabiga dad walba saaraayaan waala hubaaa war rasuulka wuxuu dhahay ina bacda dani ithm warka qofka maxaa oola jeedaa dheh bar hub sada sub xaana laaah yaabee leeyihiin dadka war wiilka ka fuqa asadow eedo alaha ku xafido niyaduu fiiriyaa
Keep going
aniga asad ilama qaldano somali wa munafiqin badankod dina kuma daqman dadkuna way ka xigsadan
sharud kumajurto hadu dehe wax xuun maahan somalida maba aqanan giveaway marki labixinayo soqor baa ladahaa sawabta urabtit kadib hadii ruxa mudan tahay walagu sinaa
Waxa uu dhahay ma maqlin miyaa
waxa aad soo qoreysid iska fiiri keyd aakhiro ayey kuu galayaan wall
Asad wuu saxayan
Scw Scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw
Ma qalbigiisaad gashay maxaad ku ogaaty inuukawadowax wanaasan bal isheg maxaakamacaan jacylk alle iyo rasuulkaفليتنافس المتنافسون☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️
Qof muslim ah oo dhahaya ereyadas si niyad ah ma jiro hadalka aya ka maray
Nagtas way waalantahay Wilka sida u u dhahay ma ahan ee si kale ayay u fasirtay hadalka