Kuwaani oo kale xildhibaan iyo dowlad nimo soomaaliyed waxba Kama yaqaan ee fadlan dowlada somalia xabsiga ha dhikto dan umada soomaaliyed iyo dalka somalia Kama shaqeeyaan ee dan qof daalim ah ayeey ka shaqeeyaan ee fadlan dowlada somalia talaawo ha ka qaato Kuwaani naclatuhali caleyk
Dadka in dhaha ciidlagama shubayo wixii dhacay waan aragnay qof walba suu rabo wax ha u shego ciyaal madhihin askarigas in lafeeray lagana gardarnaa way muqataa dulmi umada Soomaaliyeed raali kama aha
Arbushka idhinka ayaa sameeyey askarta waxba ma feerin idinka ayaa wax feerey beenlow xildhibaano is dili jirey ayaa la arku jirey laakiin nin askari ah oo dresska qaranka wata oo la feeraayo weli lama arkin laakiin wax la buun buuninaayo ma jirto siomali oo dhan meel kasto aay joogto weey ka xumaatey xildhibaankaas xasanada waa laga qaadaayaa wixi sharci ahne waa la marsiinaayaa sideey dad badan ugu quustaan
Wlh bentesa ma ahan adan madowe howshesa ayuba iska se watay dagalke iyo ferke o socdo ayu albabka ka baxay muxu yahay qabka o ku dhaqmay asaga aayana ka masul ah wixe mesha ka dhacay
Kan xildhibaan maaha isagana xasanada halaga qado hana laxiro waa Khaa'id wadan
wa run xata gacanta lamu gaadhin ee wa marmarsiinyo ba xildhamaanada jubland loo raadinaya
Kuwaani oo kale xildhibaan iyo dowlad nimo soomaaliyed waxba Kama yaqaan ee fadlan dowlada somalia xabsiga ha dhikto dan umada soomaaliyed iyo dalka somalia Kama shaqeeyaan ee dan qof daalim ah ayeey ka shaqeeyaan ee fadlan dowlada somalia talaawo ha ka qaato Kuwaani naclatuhali caleyk
Xildhibaan ka rasuul maahan waa in la xiraa waana xaq hadii ilaahey laga cabsanaayo. Jiz'klh
Baastar baastar dhalay waan in xasaanad lagaqaado caananuyg
Halagu daco
Dameer xildhibaan laga dhigay weeye qaymo maleh
Xildhibaan waxaa tahay kaadib oo shahaadosuur ah. ciyaalsuuqnimo ayaa dhiirigelinaysaa.
Baaaaac waalabuun buuninyaa war hala laayo wixii anaga nalaka qaado ayeey ku naaxeen oo hadana kibir iyo foowdo noola yimaadeen wasakhda
1:33 awalan hawiyedowladnimo Rabin halalaayo kulahaa
Hadal Nin weyn Ku hadlaayo miyaa
Yaab!!!
Nin waalan
Kan hsla xiroooo waaa tuuug
Dadka in dhaha ciidlagama shubayo wixii dhacay waan aragnay qof walba suu rabo wax ha u shego ciyaal madhihin askarigas in lafeeray lagana gardarnaa way muqataa dulmi umada Soomaaliyeed raali kama aha
Arbushka idhinka ayaa sameeyey askarta waxba ma feerin idinka ayaa wax feerey beenlow xildhibaano is dili jirey ayaa la arku jirey laakiin nin askari ah oo dresska qaranka wata oo la feeraayo weli lama arkin laakiin wax la buun buuninaayo ma jirto siomali oo dhan meel kasto aay joogto weey ka xumaatey xildhibaankaas xasanada waa laga qaadaayaa wixi sharci ahne waa la marsiinaayaa sideey dad badan ugu quustaan
Gudomiyaha USC hassan shiekh ka masul ah waxii dacay
xildhiban xildhiban ladagalay waa gooni lakin asgari ilalinayay amanka oo gacan idin qadin dilkisa hadu saxyahay sharciga laga suga wuxu kayirahdo anagan wan sugena
waa wax xildhibaanka ay danbi kiisa kawayn uraadiyaan
Hadaka iyo midabka somali ayuu uga egyahay balse qabiga ayaamadow waashaqaale afkaar kale gudbinaye waa calooshooda ushaqaysta yaal kuwaan xaqeenii ayacunaa ale hana horqaado waa tuuuuuuuuuug
3:21 warwxii somaaliyeed aad xamarkucuntaan
kuwan waxan umalenaya hadan wax laga qaban waa isku kin qarxin doonan sidan xildhiiban nimo mahan
Ninkaan hadlaya asaga xataa in la xiro ayuu istaahilaa sababtoo ah askariga waa astaanta qaranka in gacan loo qaado asagoo shaqadiisa gudanaaya waa qalad ninkii feeray askariga waa in la xiro
Meeshaan buunbuunin ma taalo ee xaqiiqo ayaa taala danbiaga ayuu qeyb ka ahaa
War ninkaan fiiriya wuxuu rabaa in uu noo sharaxo dhacdadii maqalka io muuqaalka aheeed. Zxb afeefo hore lahoow ama adkaysi dambe lahoow 😂
Isaga hagau dhufto ninkaa. Beenaalaha ah
Buun buunin ma ahee maxkamad Hala so tago xasanadana halaga qaado askari shaqadiisa haysto cidii xad gudubka intaas la eg kusameysay asago gacantiisa laadlaado waa dambi wayn calamka asago ogahay xaquuqdiusa askariga qaato 100 dollar xildhibankana qaato 5000 dollar buu hadana kibrayaa
Uuuuf
5:38 abgaalka waxa xun qoraayow dowlad nimadaa idinkusoo khaldantay
Masham dowlad majirto amarku taag layn baa socota meesha ma wax sharci ahbaa lagu dhagay sana mise wax jeebka agala soobaxaa golahàla keena oo laleeyahy waxn jirin baa lasocodiin wax jirana waa ladiidi waa qalad cad
Ninkas hala saaro maxkamada halaga qado xasanada hadii aan nahay dad weynaha ku nool kismayo
Walalhi xidhiban kibray Ayaan ka aqana sidee askari gacan uqaadi adigù quruxada meel aad ku dhexfedaýsaba isaga dhiigisa noohuray basta bastar dhalay ayaad thy Wali adiga khaldan
UK 🇬🇧 leyskuma beenloow aa thy oo ale rasuul aqaanin. Jiz'klh
Midkan mar dambo yanan lagu socelin aqalka barlabanka
Eyga bu wu ciyaa
Ma is dhehdey Wa isma dhamaan eyga iyo asaga ba
Adan madobe muxuu sharci kayaqaan?
Xasan firimbi xasanada xildhibaanimo aa laga qaada dhawaan quick impeachment soon
Condom laku wasayo dumarkii shabab ka hadal ama amus
,walbun bunin kulah asgari amanka sugayo in latabto oo lafera sharciga wuxu kaqabo aya logana doowlad iyo garsoorka ayan kasugena
Caana'nuugow waxaan kuu maleeynayey intaan in ad dhaanto balsa Sorry. Askari Somaliyeed aan wada arkeyney sida Xasan Ogadeen Ex- mr Stanphili musqul dhaqihii Hore Switzerland Bern
Shaley wixii dhacay waa khalad
Qolo somali ah oo ka maqan miya jirta barlamaanka maxey tahay looma dhamo mise somali cusub ayaa timid hada
Wlh bentesa ma ahan adan madowe howshesa ayuba iska se watay dagalke iyo ferke o socdo ayu albabka ka baxay muxu yahay qabka o ku dhaqmay asaga aayana ka masul ah wixe mesha ka dhacay
Dadku waa zor goormee ashuun ku adankan latency majubaland yaa lagu taste garaynaa cxildhiibanku haduu yiri waa hadli rabnaa ee naga dha gaysta maya maxaa looleyahy dowlada ayagaa waxba wuzu kazun yahy samaynaa
War aamus nacas yahoo jahilka ah ee adigo kale in la xero aa medan tahay
War ninyahow ama halabunbuniyo ama haahato mid culus horta ya gacanqat oo hadana askari gacan uqaat marka waxas wa sheko kale adiga tado ah
Balaayo caqliga idinkaqaadey wax dhakada karaacoo gumeystey yaqaaneene madimuqoraadiyad bey waxyaqaanaan
War bax tuug yahoow af somali ku hadal