SULDAAN SEERAAR - BASRA 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Suldaan Seeraar - Basra Official
    Music By Maftuux cadeed

КОМЕНТАРІ • 926

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 місяців тому +312

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢😢❤😢😢😢😢🎉

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 8 місяців тому +224

    ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

  • @user-wf7tv1qu2r
    @user-wf7tv1qu2r 8 місяців тому +157

    Waxn dhagysanyaa 2days ayado taala hadad iga dambayso like ta iisaar❤ suldaan geska legend

  • @SacdiyoMaxamed-x2m
    @SacdiyoMaxamed-x2m 26 днів тому +2

    Heesaha waxaa ka fiican quraankeena pls rbly iyo like😢❤

  • @user-hu7sd9tm3w
    @user-hu7sd9tm3w 8 місяців тому +21

    Masha allah xaaskeygii dunida aan oogu jeclaa Basra bilan allow Ii kaa soo dhawee ❤❤ swedan to ethiopia ##

  • @mohaan12
    @mohaan12 8 місяців тому +38

    Hadad iga dambeyso guul kuu rajaynaya 😮❤👑😂😂😂

  • @yacqubfaras7594
    @yacqubfaras7594 8 місяців тому +30

    Waxan Dhagaysashadeeda Bilaabay Yad Taala 2days Ilaa Maalintii 7 Baan Daawanayaa Hadaad Igah Danbaysid Like Isaar.❤

  • @adennageeye9251
    @adennageeye9251 8 місяців тому +84

    Baxnaano gabaryahay
    Naf kaaga baahan
    Boholyahow ku nool
    Badbaado ma u noqon (x2)
    Naf uu basaastay
    Baafintaadi baryo socod
    Dheer uu buseeshay
    Ma baananeysaa
    Tan u bogaayee
    Jacelkaa beertay
    Tufaax bislaatay
    Bilkheyr Ideeqday x2
    Beerkaad ku taalaa
    Bogaad ku taalaa
    Baby baby
    Berkaad ku taalaa. X2
    Bisharadayday bilkheyr ideeqday
    Basra ficaneey Bogaaga igu qabo
    Awgaa baan buur iyo
    Bad weyne marayee boqoradaydaay
    Huuno baxsantaydaay Balanta ila dhowr
    Tan u bogaayee
    Jacelkaa beertay
    Tufaax bislaatay
    Bilkheyr Ideeqday x2
    Beerkaad ku taalaa
    Bogaad ku taalaa
    Baby baby
    Berkaad ku taalaa. X2

  • @abdifataxfantastic7435
    @abdifataxfantastic7435 8 місяців тому +35

    Waxan dageystay ayadoo cusub iyo anoo dhawac cusub ahaa waxaana leyga gursaday gabar an ad u jeclahay waxan fadiyaa banan gurigeyga waxuu ii jiraa 50meter waana saqdhexe ❤❤
    Like waa ii dhirigalin
    Fadlan cadaalad ii raadiya 😊

  • @agnimohamedbashe9761
    @agnimohamedbashe9761 8 місяців тому +22

    Always king seerar (basra 2024) alla muxu fanan yhy
    Sanado badan ka dip commentigan wan arki dona🖐

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 8 місяців тому +7

    Suldaanka geeska africa nin soomaali u dhexeeya cis iyo sharaf dumo ❤from suldaamada wr ❤

  • @CaliSacad-io8fg
    @CaliSacad-io8fg 8 місяців тому +18

    Suldanku waa soo labtay hesti hesaha laxanka idilay❤

  • @shaleshalesto2070
    @shaleshalesto2070 8 місяців тому +21

    Best song ever💥
    Watawezana na suldanka kweli😎

  • @cabdiraxmaancabdillaahi7556
    @cabdiraxmaancabdillaahi7556 7 місяців тому +9

    One of the best musicians in his era: Maftuux Cadceed 🔥🔥🔥🔥👏✌️

    • @HiboSheikhcumar
      @HiboSheikhcumar 3 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasbadaahir710
    @xasbadaahir710 8 місяців тому +13

    magacagii hooyaday❤🥺
    cimri dheer cibaado suuban maamo mcneyyy alle wakhti badan haysku keen simo❤🥺🤲

  • @MuhammadYaree
    @MuhammadYaree 7 місяців тому +9

    In love with Suldaan Seerar Musics, Although @Gulledsimba is my Favorite Somali Singer, I made him my Favorite because it's through his Music I get Familiar with Somali Community and Culture, now my Nigerian Friends used to Call me Somali😂 because of how I listened to their music. Much Love from Nigeria 🇳🇬 🎉❤

  • @IbrahimHassan-bl4jn
    @IbrahimHassan-bl4jn 8 місяців тому +18

    "Balanta iladhowr"Suldan What a song🎉

    • @BasroBishar
      @BasroBishar 8 місяців тому +1

      Diyar weyo wanladhowraya

    • @muxumedcali3759
      @muxumedcali3759 8 місяців тому +1

      ​@@BasroBishar waa sidaa basra 🥰😍❤

  • @Mowliet_Technology
    @Mowliet_Technology 8 місяців тому +8

    Heestani😮❤ Emotion Ayey Isoo JeeditaYyyy🥺

  • @ParreApdilahi
    @ParreApdilahi 8 місяців тому +12

    Wxn rabaa commentigan inaan kusoo laabto anoo Guri la dagey gabadhan jeclahen darteed udhageysanayo i a kheyr baan rajaynayaa❤🥺

  • @user-ex4lt2lb2j
    @user-ex4lt2lb2j 8 місяців тому +36

    3 days ayaan daawadey hadaad iga dambeyso like saar❤

  • @knopeace
    @knopeace 7 місяців тому +22

    This song is soooooo 🔥 🔥 🔥... i wish there is a remix with a rap verse on it cuz this beat is just so amazing

  • @user-ic9un4vs7k
    @user-ic9un4vs7k 8 місяців тому +5

    Aan ku wada salin0- xabeebkeena scw❤❤❤

  • @user-od9oi2re4s
    @user-od9oi2re4s 8 місяців тому +2

    waanku wadana suldanka geeska from DDS XARSHIN ❤❤❤❤❤ XAGA LOVE tuna wa xagina iga dambeye

  • @Indho_Lyrisc
    @Indho_Lyrisc 8 місяців тому +10

    Suldaan seeraar nintagay legend mee erayadii iyo laxankii and music 😢😊

    • @adennageeye9251
      @adennageeye9251 8 місяців тому

      Erayada : Aden Nageeye
      Laxankii : cabdulmudalib ciise saalax
      Music: cadceed

  • @user-uv1sx5rz1w
    @user-uv1sx5rz1w 8 місяців тому +5

    Hooyoday basra ayaa hestan aabahay ugu dhhipay❤😊

  • @LiibaanOmar-ey5jx
    @LiibaanOmar-ey5jx 7 місяців тому +3

    From macawiisley I Aamin romantic aan hadane jilicsaneen baan ahay 😅❤😢😢 hees nin weyn 😇

  • @user-eq1rt2up4t
    @user-eq1rt2up4t 7 місяців тому +1

    2024 January 10 ayaan dhagasanayaaa waxan safar u ahaya dalka ustarelia waxa ka tagaya hargeisa 😢😢😢❤allow kalinimada uga saar oi qofkaygi iso dhawe iyo guur xalal ah qof aanu isku faraxsanay

    • @naimajama4055
      @naimajama4055 7 місяців тому

      Nabad ku tag wll from hargeiysa ❤

    • @user-eq1rt2up4t
      @user-eq1rt2up4t 5 місяців тому

      Mahadsanid wllo Wan nabad tagay ❤❤❤❤adna inaad ficantay ku rajaaynaya

  • @somalispeakerpowerssp581
    @somalispeakerpowerssp581 8 місяців тому +426

    Sxb fur download please 😢😢😢😢

  • @mustaferays73
    @mustaferays73 8 місяців тому +4

    Sanadkan dhamanaya ee 2023 yaa qadaya fananimada ugu wanaagsan ayaad isleedahay ❤

  • @Qalbi.Channel
    @Qalbi.Channel 6 місяців тому +6

    Who is here 2024 hada dawanyso ismuji Like ✌️😛

    • @bashiirgeelle826
      @bashiirgeelle826 4 місяці тому

      17 Apr ayaan jogna wayna i baxaysa kasheke sabab jirta awged❤️‍🩹

  • @SHAKHANICAFE
    @SHAKHANICAFE 8 місяців тому +2

    Kusali nabi mohamed scw 🤲🤲💗💗💓💞💕❣

  • @safasalleban
    @safasalleban 8 місяців тому +2

    Beerkaad kutaallaa
    Bbe bbe bogaad kutaalla😢
    Suladaanka fanka 🎉❤

  • @basraadan9884
    @basraadan9884 7 місяців тому +8

    Finally hearing my name in a somali song❤

    • @abdirahmanolow2830
      @abdirahmanolow2830 7 місяців тому

      Is not something to appreciate

    • @basraadan9884
      @basraadan9884 7 місяців тому +2

      @@abdirahmanolow2830 take your negativity elsewhere

  • @user-gt5zu9dy7z
    @user-gt5zu9dy7z 6 місяців тому +4

    Amazing song 🎵 from Kenya 🇰🇪

  • @HanaBille
    @HanaBille 7 місяців тому +2

    7th January 2024 ayaan dhagaysanayaa heestan oo ay iga Soo jiidatay inta odhanaysa ‘’Awgaa ban buuriyo badwayn umaray’’insha allah Soon Riyadayda oo rumowday ayaan dib udhagaysan doonaa Anigoon markaas kaligay ahayn🙏
    لعلها تأتي كما تمناها قلبيⓂ️🌏🔐🫀

  • @user-nn7so4tp7z
    @user-nn7so4tp7z 8 місяців тому +5

    Waaw Suldaankageeska heesta + laxanka + iyo miro cajiib ah waa waxkale runtii ❤❤❤❤❤❤

  • @basraali585
    @basraali585 8 місяців тому +3

    Machallah wa magacagi basra Ali thank you sultan

  • @user-ol5wn3lo7d
    @user-ol5wn3lo7d 8 місяців тому +14

    Great song kumacaana safar❤

  • @PazriaMalpoh
    @PazriaMalpoh 8 місяців тому +2

    Alla magaceyga wa fnnkii iigu horeeyay anka maqlo zuldaaanow allow kuda ❤❤❤❤❤❤

  • @user-cc6hd5em8i
    @user-cc6hd5em8i 8 місяців тому +2

    Fast comment 🎉🎉 suldaan Wallkey. 🎉🎉

  • @abdourazackaden1251
    @abdourazackaden1251 8 місяців тому +17

    What a song #from Djibouti 🇩🇯 ❤ thoses are ours girls

  • @sadammaxamed6387
    @sadammaxamed6387 8 місяців тому +11

    King of the singers keep going my pro ❤

  • @user-sharma4
    @user-sharma4 8 місяців тому +2

    Musiga waxan fiilaya inu yahay cadceed lagand waan kaa aqana musigyada kale one love cadceed🫡👈

  • @TheTrendyTypist
    @TheTrendyTypist 8 місяців тому +21

    What a lovely ❤ song from the only legend Suldan Seerar. All time top Somali Artist

  • @calicawl
    @calicawl 8 місяців тому +14

    Heestii heesaha❤

  • @gacalhassan1588
    @gacalhassan1588 8 місяців тому +28

    What a Beat Waan ku wadanaa legend of the year from ciyaal xamar🥶🎵🎵💙

    • @Munasar-17
      @Munasar-17 8 місяців тому

      ileen rer xmr ku alaabtan way dhageestaan rap iyo sharma boy baa idinku ogayne 😂

    • @AminaCawil-yq4wy
      @AminaCawil-yq4wy 7 місяців тому

      ​@@Munasar-17poolll
      I'm free of

    • @DaahirJaamac-yh9mj
      @DaahirJaamac-yh9mj 6 місяців тому

      Hhhhh😢❤

  • @yaasiincabdi-yp8hb
    @yaasiincabdi-yp8hb 7 місяців тому +1

    Baxnaano Gabaryahay
    Naf Kaaga Baahan
    Boholyahow Ku NooL
    Bad badoo Ma u Noqon
    Nafta u Basaastay
    Baafin taadi Baryo Socod
    Dheer u Buseeshay
    Ma Baananeysaa
    Taan u Bogaagayee
    Jaceylka Beertaay
    Tufaax Bislaatay
    Bilkheyr ideeqdaaY
    Beerkaada ku taalaa
    Bogaad ku talaa Baby Baby
    Barkaada ku talaa
    Bishaaradayday😢Bilkheyr ideeqday
    Basra Ficaneey Bogaaga igu Qabo
    Awgaa Baan Buur Iyo Bad weyn
    U marayee BoqoradaydaaY
    Huuno Baxsanteyday Balanta ila dhowr😢❤Ax Yaa Hees
    Hada iga danbeyso aad dawaneyso❤ Heestan Like ii dhaaf❤🙏

  • @axmedbare1656
    @axmedbare1656 8 місяців тому +3

    Hees iyo badh habeen arbaco ah oo taariikhdu tahay 6/12/2023 baan dhagaysanaya heestan......

  • @fatima-said976
    @fatima-said976 8 місяців тому +5

    finally Basra😢❤❤❤❤❤😂

  • @FarhiyaHasan-cl5uq
    @FarhiyaHasan-cl5uq 8 місяців тому +3

    Manshaalah congratulations 👏

  • @mohamedhassansaid99
    @mohamedhassansaid99 8 місяців тому +2

    Music ga wiil baa ku fara yarysty !!!!!!!!!!! 👌👍

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 7 місяців тому +1

    Heestaan macaan hada soo raadisay oo iga danbayso.😜 maxa kale Like dhac ku sii hee.👍😅

  • @Fariihayassin
    @Fariihayassin 8 місяців тому +6

    Shib iska dheh ❤❤ Suldanka Geeska cashaqa ❤❤❤

    • @arabrayo-yz4uf
      @arabrayo-yz4uf 8 місяців тому

      👍😃💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @Othman_muhani
    @Othman_muhani 8 місяців тому +6

    The one and onLy Singer in the world ❤
    Beerkaad kutaallaa
    Bbe bbe bogaad kutaalla
    Axyaa hees ❤❤❤
    Horre usoco suldaan wll

    • @najiibdaahir4464
      @najiibdaahir4464 8 місяців тому

      Tan uu bogayaa jecelka bertay❤ tufaax bislaaday bil qeyr deeqay ❤ bogaad kutaallaa Bpe bbe bogaad ku talaa ✨️🫶

  • @zakijoho
    @zakijoho 8 місяців тому +2

    Jaclba wuxoo yahay waxaan bartay markaan heeshaaga dhagaystay❤❤❤❤❤❤❤

  • @Saphiamohammed3641
    @Saphiamohammed3641 8 місяців тому +2

    Waxan dhageysana ayado tala 4days hda jgadanbeyso like dhac 😂🎉

  • @naromehuss
    @naromehuss 8 місяців тому +11

    Suldaan Geeska keep going my brother!!
    Always hitmaker🫶🏾💯

  • @sharmakeshuuriye9692
    @sharmakeshuuriye9692 8 місяців тому +15

    What a song😢❤

  • @SafiyoabshirCabdulaahi-gb1qq
    @SafiyoabshirCabdulaahi-gb1qq 7 місяців тому +2

    Ayyyyyyyy suldaaan fanaan kaliya aan jeclhy ❤❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 8 місяців тому +2

    Waa hees wax kale ah
    Suldaan seerar wa miisan culus Muqaal cajiib ah
    Erayo culus iyo luuqeen wax kale ah
    Jimco wanagsan ayaa idinka soo leeyahay magaalada muqdisho gaar ahan degmada faca weyn ee yaaqshiid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahdiusman613
    @mahdiusman613 8 місяців тому +3

    Jah ❤ Basray Ali tan ubogayey kujeclahay quruxey ❤❤❤❤

  • @samirdeflabagastingbwye9122
    @samirdeflabagastingbwye9122 8 місяців тому +5

    Fantastic 😻

  • @AXMED_WADANI_
    @AXMED_WADANI_ 8 місяців тому +1

    Suuldaan seearar hambalyo hambalyo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤

  • @Salmo-lu9pk
    @Salmo-lu9pk 4 місяці тому +1

    adeerkey mcn allah ku sharfo🫶😩❤️

  • @RidhwanAlinur
    @RidhwanAlinur 8 місяців тому +5

    Favorite song 😩❤️❤️❤️♥️

  • @gallatthuzein9274
    @gallatthuzein9274 8 місяців тому +9

    Great song ❤🎉

  • @zaynabriiraash6742
    @zaynabriiraash6742 8 місяців тому +1

    Awgaa ban buur iyo badwayn u maray eesh caala hees suldan seeran

  • @AbdirazhiidAhmed-ss1un
    @AbdirazhiidAhmed-ss1un 8 місяців тому +1

    Suldaankii fanka somaaliyeed

  • @abdifataaxmahad
    @abdifataaxmahad 8 місяців тому +7

    Woow hees aad u macaan ❤

  • @feysalxasan7900
    @feysalxasan7900 8 місяців тому +4

    Suldaan seeraar guhaad my brother keeping 💯 ku dhawaad 6 Sano ayaa kula socdaa

  • @SiciidaxmedMaxamed-jv2pc
    @SiciidaxmedMaxamed-jv2pc 10 днів тому

    Suldaan heestaan yaa isk leh

  • @LibaancabduleAbayle-zu4ud
    @LibaancabduleAbayle-zu4ud 7 місяців тому

    Haddii aad ka fikirto daqiiqad kaa tagtay noloshaada waxa aad lumisay qeyb noloshaada kamid ah
    Haddiisa aadsa ka faa'ideysato isla daqiiqadas waxa aad noloshaada ufurtay buug kale oo horumarin kara noloshaada
    Daqiiqadaha tagay haku fikirn, ka faa,iideyso kuwa taagan.
    Ramadaan wanaagsan.

  • @AbdirahmanHussein-gw9hh
    @AbdirahmanHussein-gw9hh 8 місяців тому +6

    Best song ever ❤️

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr 8 місяців тому +5

    #SULDANKA #GEESKA Welcome Back❤wlle mcn 🎉

  • @aragsanmohamedali9590
    @aragsanmohamedali9590 8 місяців тому

    Ax😢😢 Qalbiga magacii Hoyaday mcn Alle ha ku naxariisto Ameen mahuraneeyy Hoyo Ameen 😭😭😭😭💔💔💔

    • @MuniirAlhaji
      @MuniirAlhaji 8 місяців тому

      😢 aamin wll ilahy janadii ha ku casuumo

    • @aragsanmohamedali9590
      @aragsanmohamedali9590 8 місяців тому

      @@MuniirAlhaji Allahouma Ameen yaarabi wll 🥺💔

  • @XuseenCabdiWahaab-fi3eg
    @XuseenCabdiWahaab-fi3eg 8 місяців тому +1

    Suldaanka geeska hees way dhaaftay tani

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 8 місяців тому +3

    Suldaan seeraar guhaad legend

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 8 місяців тому +7

    Reggae music is my spiritual 😢😢😢
    Thank you suldaan seeraar 😢😢
    You rock my heart 😢😢

  • @khadijaqurux8442
    @khadijaqurux8442 8 місяців тому +1

    🙌🏾🔥😍 Hees iyo badh! Suldan the one and the only! 👌🏾

    • @FarxiyoCali-ob9pu
      @FarxiyoCali-ob9pu 8 місяців тому

      Cabdi noloshayed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ò❤❤❤❤❤❤❤

  • @calibaashi9684
    @calibaashi9684 8 місяців тому +2

    War suldaan seerer sanadba sandakan ka dambeeya wuu ka soo cod macaananayaa War naartuu u sii dhawaanayaa baan filayaaa kk😊😊

  • @UpdisalaanAli
    @UpdisalaanAli 8 місяців тому +3

    Waxni hees wey dhaafaty❤❤

  • @user-tz8gh3cc3n
    @user-tz8gh3cc3n 8 місяців тому +6

    Best song😢

  • @modernincomechannel6705
    @modernincomechannel6705 8 місяців тому +1

    Heesti sanadka 2023 dhihi karaa runti yaaila qabo

  • @user-rz5ks9yv1e
    @user-rz5ks9yv1e 6 місяців тому +1

    masha Allah

  • @maxamedibraahim1730
    @maxamedibraahim1730 8 місяців тому +3

    Please open the download 🙏

  • @apdisamettmohamett9671
    @apdisamettmohamett9671 8 місяців тому +4

    SULDAN IS BACK❤

  • @balaqeybalaqey7902
    @balaqeybalaqey7902 8 місяців тому +1

    Waxaan dhageysaa ayadoo taal 4days hadaa iga dambeyso like 👍 isaar 😂😂😊

  • @user-op7cx6de9s
    @user-op7cx6de9s 8 місяців тому +1

    Ogadenia man ❤😊 boqorka codka wa asaga kadib xariir ahmed❤😂

  • @AhmedBilehasan
    @AhmedBilehasan 8 місяців тому +3

    My favorite fanaan❤

  • @zakariaabdullahi181
    @zakariaabdullahi181 8 місяців тому +12

    The legend never disappoints top 🙌 👏 👌

    • @MhomadDuran
      @MhomadDuran 8 місяців тому +1

    • @user-ks7yb1yw5l
      @user-ks7yb1yw5l 6 місяців тому

      ❤❤❤❤❤zkmzmzkzkzndjdndbdjbzwhztwlpzgzydvdjsodbd​@@MhomadDuran

  • @DayibMaxamed-jw6od
    @DayibMaxamed-jw6od 8 місяців тому +1

    Axyaaaa fanan suldaaan seerar
    Leggend iga sheh

  • @user-zr9qz3ix2q
    @user-zr9qz3ix2q 8 місяців тому +1

    Allow ii daa nolashydi 🙏❣️F❤💯

  • @aminaarta558
    @aminaarta558 8 місяців тому +7

    Wow the best song ever, legend ❤❤❤❤❤

  • @user-cb3qi4bl9z
    @user-cb3qi4bl9z 8 місяців тому +5

    this song what a voice suldan serar legend man keep going❤❤❤

  • @AsmarIidLe
    @AsmarIidLe 8 місяців тому +1

    Bas ka dheh suldan❤❤❤

  • @KhadarAxmed-ci4yv
    @KhadarAxmed-ci4yv 8 місяців тому +2

    Keep going chp ❤

  • @abdikamohaa4044
    @abdikamohaa4044 8 місяців тому +3

    So far the best song 1 2023

  • @shacraawisaidapdi4620
    @shacraawisaidapdi4620 8 місяців тому +3

    Amazing 🎉

  • @Nimco_tHeganeY12
    @Nimco_tHeganeY12 6 місяців тому

    2024 hadii aad iga dambeysid like isaar❤😂

  • @wlaalahmedinho8509
    @wlaalahmedinho8509 8 місяців тому +2

    Suldanka geska absolutely song 🎵 👌 ❤️