Fikrada Mashruuc XULUUL | Xoogaa afkaar Ah iyo Sharax Guud

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 3 місяці тому +10

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @Cabdi-t8q
    @Cabdi-t8q 3 місяці тому +16

    cumaraw wa af somali sax ah xuluul markay abaartu dhado aya xolaha lo xululeya wa cawska dhita ku hosjira weye xuluushu

    • @Ahmed-ut9bi
      @Ahmed-ut9bi 3 місяці тому

      Sax

    • @sarardawa1409
      @sarardawa1409 3 місяці тому

      Haa waa xuluul waa wax meel ku qorsoon markaa xuluul waa af Somali sax boqolkiiba boqol waxaan is wadiiyay waa u sheegay lkn hada waxaa uu yidhi af Somali ma aha, xuluul waa cawska meelaha dhirtu ku badan tahay lagu soo guro baa la dhehaa xaluul

  • @Tuxtux_Alhaadi
    @Tuxtux_Alhaadi 3 місяці тому +3

    1. Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro. 2. ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu-lad.
    Lahjada maaygana waa markad ka duseysid geed, jiq ama meel cariiri ah
    Yaa Ustaad mahadsanid

  • @seylici1437
    @seylici1437 3 місяці тому +7

    Waan Soodhaweynayaa runtii Fikirkaan waana Arin Loobahan yahay

  • @maanfurtv
    @maanfurtv 3 місяці тому +7

    Xuluul waa oraah soomaali ah abu faisaloow " waxa loo yaqaanaa geedaha ama cawska jilicsan ee dhulka jiqda ah ka baxa ayay markay soo gurayaan reer guuraageenu waxay dhahaan waa geedo xuluul ah".

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 3 місяці тому +1

    Xuluul waa eray afsomali sax ah waxaana loo adeegsadaa magac ahaan ama markii noole meel ka duso ama ka xaluusho.

  • @juuwaryele
    @juuwaryele 3 місяці тому +1

    Ohhhh mashaAllh is like unworkable iyo fever cml waaye Alhumabarik

  • @khadarhassan711
    @khadarhassan711 3 місяці тому

    Ustaad,magaca Xuluul waa soomaali. Waxaan adeegsada dadka ku nool,Baadiyaha. Waxaana loo adeegsadaa marka xoolaha geedaha hoostooda daaqlooga soo gooyo meel aanay Afka la gaadhayin
    Taasi waa Xuluul (xuluul waxa kale oo looadeegsadaa in xoolaha looga rogo ama looga jiido dhirta la goo,gooyo daaqa ka soo hoos baxa kaas ayaa ah xuuluul.)

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382
    @b.m.qsiraadiftiinshe1382 3 місяці тому +4

    Af,soomaaliga wuu ku jiraa, ereyga xuluul,
    Waxaana loo yaqaan cawska ka baxa dhirta hoostooda, sida geedka qansaxa, iyo dhirta la midaka ah, caws xuluul ah.

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 місяці тому +2

    Waa magac kooban oo aan la ilaawi karin, laakiin caawa fiidkii ayaa aannu magaca iyo macnihiisa aannu wax iska waydiinnay aniga iyo wiil kale.

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 3 місяці тому

      Waa afsomali wllo magacan waliba dadka aya nanays ahan logu baxsha wiil aan aqano aya xulul ladhaha aniga xata markan yara habar yartay aya igu yeedhi jiirtay xulul sababto ah habenki markan seexdo ayan qofka i ag hurta isku dudubi jiray macna hurdo xumo ayan laha sido kale abartu markay dhacdo cawska dhiirta hoostoda ku hadha xulul aya ladhaha xolaha ayana logura

    • @MiiraaleShow
      @MiiraaleShow 3 місяці тому

      @@Anwaar.aadan.maxamud haa dabcan xuluushu waa cawska qarsoon.

  • @Muxammed22
    @Muxammed22 3 місяці тому +4

    Hadii aad somaliSolutions u bixin lahaydeen ama erey kale oo English ah, dadka hada cabaadaya way wada aamusi lahaayeen. Waxa hada kalmadan loo haysto waa kaliya carabi. Hadii erey English ah uu ahaan lahaa sida badanka shirkadaha soomaalida iyo webseedada oo kale caadi buu ahaan lahaa (waa caqliga kuwa raba inay ay soomaalida luuqada diintooda kala fogeeyaan).

    • @koshinomar3144
      @koshinomar3144 3 місяці тому +2

      Alle maskaxda hakuu barakeeyo sxp wlhi taas ayaan been ahayn❤

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 3 місяці тому

    Halkaasuu xuluushay. Xuluulo oo is qari yaan lagu arkine

  • @kingh.h4530
    @kingh.h4530 3 місяці тому +2

    Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro.

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 3 місяці тому +3

    ENGINEERO DESIGN YADA GURYAHA SAMEEYO WAA LOO MAKU JIRAAN
    ARCHTECHURE ENGINEER.
    3D IYO 2D

  • @AhmedCalihassan
    @AhmedCalihassan 3 місяці тому +2

    walaal Muqdisho goorma guugu dambeysay ragbaa is heynaa sxb

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf7133 3 місяці тому

    Xaluul mise xuluul Waa wax si tartiib tartiib Ah lo sameynaayo ..shey Laga xalulanaayo okale

  • @MaxamedCabdikariim-f4n
    @MaxamedCabdikariim-f4n 2 місяці тому +1

    Hada friverr baan isticmaala kana waan ka faaidaysan

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 3 місяці тому

    Xuluul waa af soomaali sax ah wanka xumahay in aadan xataa adiga aadan fasir u hayn waydo

  • @bashiircabdibashka3501
    @bashiircabdibashka3501 3 місяці тому +2

    UA-cam university only no money

  • @hanuunwade
    @hanuunwade 3 місяці тому

    Magaca "xuluul" waaxaa la dhahaa marka abaari dhacdo cawska ama daaqa xeedaha hoostooda ku hadha ee ay xooluhu si fudud ayna ku daaqi karin in loo soo guro mooyee marka waa magac sax aha oo soomaali aha wll

  • @AbdiFatah-k7u
    @AbdiFatah-k7u 3 місяці тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا صديقي ❤❤

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 3 місяці тому +2

    EREY BIXIN AF SOOMALI KU HABOON KU SOO QOR

  • @Murtimaal1234
    @Murtimaal1234 3 місяці тому +2

    اللهم صل على محمد وال محمد

  • @mataankafarxada4480
    @mataankafarxada4480 2 місяці тому

    xayeeysiin heersare ah

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw 3 місяці тому

    Zxp wllhi ninkan xalay baan ku riyooday😢

  • @abdirahmanhudefi4888
    @abdirahmanhudefi4888 3 місяці тому +2

    Omar sxp podkastgaga igu casuum

  • @Tubta-tv
    @Tubta-tv 3 місяці тому +1

    Igu soo biir wll❤

    • @AyuGacal
      @AyuGacal 3 місяці тому

      Keep going pro one day u will be get the rewards

  • @AadanCabdisalanAadan
    @AadanCabdisalanAadan 3 місяці тому

    Xuluul waa magac kamidah magacyada waraabaha

  • @mahadcabdi4894
    @mahadcabdi4894 3 місяці тому

    Asc wll cumar aadban uga xumahay inaad idinkoo dhawr nin ah aad erayga macnihiisii garan waydaan ood ku macnaysan xal waa afsoomali sax ah waana eray caan ah xiliga meel wax lagala soo baxayo sida xiliga abaarta xoolaha usoo xuluuleeya ayaa la dhahaa eega waad la hesheen oo wuu ku macan yahayba xulul website in lagala soo dhax baxo laga soo xululaysto

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 3 місяці тому +3

    Erayga xuluul waa carabi lkn waxa jira isla eraygan oo af soomaali ah. Lkn dhawaaqa ayaynu ku kala duwan nahay. Xuluulka soomaaliga ah si fudud ayaa loogu dhawaqaa waana eray dhiddig ah. Dhiddig waxaan uga jeedaa, erayada afkeenna ayaa ah lab iyo dhiddig. Sida "Beer iyo Beer" oo ah lab iyo dhiddig waan isku qoraal.

  • @252_cabetano
    @252_cabetano 3 місяці тому +1

    Asc wllo ❤

  • @kimu24june
    @kimu24june 3 місяці тому +1

    First comment please

  • @MucaadCali-gh3ih
    @MucaadCali-gh3ih 3 місяці тому

    Omaroow yacnidi badin daa

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 3 місяці тому +1

    Waxa rajayna ina ka faaidesan doono ariintaan

  • @iftiinkanolasha1
    @iftiinkanolasha1 3 місяці тому +1

    anu hada sooq ka sameysaa💃🙌

  • @Baraarug-11584
    @Baraarug-11584 3 місяці тому

    Xuluul Waa afsomsli Waa gudaha ugalid

  • @abdirahmanhudefi4888
    @abdirahmanhudefi4888 3 місяці тому +1

    Aslmkm ❤❤❤

  • @Saydomar66
    @Saydomar66 3 місяці тому

    xuluul qofkii miyi kusoo korey uun baa fahmi kara

  • @supoabdi6828
    @supoabdi6828 3 місяці тому +1

    The four commenter person ......

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 місяці тому +1

    Waa fursad kale iyo ka Faa'iidsi haboon dhalinyaro

  • @mohammedHussainpro
    @mohammedHussainpro 3 місяці тому

    Al-Jazeera beenta ay ku soobartay somalia kama soconeeyso,