waa ay ku khafiiftay jacaylku indho maleh dhago uu wax ku maqalana ma leh marka gabadha inta ay ka dhalayso ninku ha u dajiyo waayo u badkiisii ayay wadaa Ilahay nabad iyo caafimaad ha ku siiyo adiga iyo ilmahaaga. Ha ku dhasho si nabad ah oo caafimaad leh."
Subhanalah walal qof bini adana saas ha isku raacin aad weliba tidhi waa oday qufacisa iyo xaakhadiisu kala maqan yahay teeda kale waa nin xanuusay oo shahwadiisa shubaya naaguhu ha iska ilaliyan nacaska
Bismillah dumarkan maxaa ka si ah, maxaa ku daba dhigay orod oo nolol yeelo, shaqayso labadaada ilmood korso. Qof saas kuu bahdilaya maxaa ku daba dhigay naagahan nolosha aduunkaba marti ayay ka yihiin.
Maaha in ay masayrtay oo keliya waa in uu xagaajiyaa oo xaqeeda laga siiyaa qofka uurka leh waa in dejiyaa hadii kale dhibaatooyin badan ayay halis u tahay oo dhimasho ku sababi kara in uu dhiig ku furmo waayo uurka awgii 😢
Markii horaba dibada haku geeyaad u guursateen ama dhaqaale ka hel nin ubadkiisii layaway miyaa adiga iyo waxaad dhasho har kuu jiidaayo Dibaduu iayimid isku tuurteene ka macaasha.
Naxkamadda Daahir Caladow dowlad awood leh maaha, waxaa ila quman in ay Ku ekaadaan samafalka iyo raadinta baadida baqab. Ta kale dad isqabbaa colba maaha nabadna maahan, ilaa Shaydaan baa Ka dhex shaqeeyee.
@@muhadbarre1821 awood way ledahay qofka way dabo galaysa ceebihisa ayay bananka keenaysa hadu danbiyo lagu helana wa la dacweynaya hadu maxkamada ka garbixi wayo sas u ogow
Gabdho masayr ka joojiya war ragoow idinna been hawsheegina oo dhaha walaal anigu waan guursan ee raalli ma kutahay misw haddaba waad iga joogin been marabo inaan kuu sheegee.
Waad edaab darante dumashidayo afkaaga xun kala bax Ama ha yarato Ama ha weynate mida kale yaa ka qurux badan wa geenyadase nin naagtisi hore aan cisiynina ta cusubna cisayn mayo
Dumarku iyaga is dulmiya naftoodu uma naxan intaa wey dayacan yihiin Daahir gees walal waad ku mahadsan tahey cawinada aad tagerto umada soomaliyeed ❤❤❤
DUMAROOW hadaad alaabtiina ka adkaan waysaan qofkaad nolol la wadagaysaana ka fiirsan waligiina meelahaan un baad ku calaan cali doonataan.❤
Nala joog marwalba Maxkamada xubin ka ahow
Dumarka dulmiga ha laga daayo, waxaas raganimo maaha , ilaahay ka baqa😢
Caruurta Soomaaliyeed waxa waalay waa raga Soomaaliyeed.
Haaa
Ilaahey qalbiga ha kuu qaboojiyo
Dahirow cabdi good wac
Wll ana ciisemuse mxmed ciise walhi wanka nxy siduu kula dhaqmy gudaafada xuni huuno kaaly ninka xidh hdu dlka joogo adiguna is deji yaanu dhiig kugu dhufane
Isdaji wallo sabar cafimad kaga ilasho raaga qaar waa iska caynka waxba kuma noqonayo isagu ee adigu naftada iyo ilmahaga ka fikir
Saliga nabiga badso iyo istiqfaarta wad dagi doonta
Walaaley isilaali naftaada ayaa muhiima
Gabar uurleh oo ooyeysa
Caku raga somaaliyeed 😢😢😢😢😢
Waxa hoogtay shaqaabada hoos jiifta
Daahir kun doolar muxuu u taraa war gabadha wax fiican siiya subxaanallaah
Kun kulahaa
waa ay ku khafiiftay jacaylku indho maleh dhago uu wax ku maqalana ma leh marka gabadha inta ay ka dhalayso ninku ha u dajiyo waayo u badkiisii ayay wadaa Ilahay nabad iyo caafimaad ha ku siiyo adiga iyo ilmahaaga. Ha ku dhasho si nabad ah oo caafimaad leh."
Cisse muse waa guur xunyihiin dumarka way u daranyihiin.
ilahay caabta ah asturo tuugsigii caadi buu noqoday allah cayadu fiicanaa dad bay laadahaya may dadkada u tagto subxaan allaah
She need counselling and financial help so sad
Gabadhan ha lageeyo meel ay ku dhasho hala Dejiyo Subxanallah
Waxaas wax lagaxumado waaye waxaan kulatalinayaa Arikiina Inaa Hoos uxalistaan illahay Badal qeerqabo allaha kuusahlo iskana Sabar aadkaar badan aqriso kurbadana waa kaafeedmee
Abayo nin. Ban caruur udhalay ilmaha Gabar xanunsn baa kujirta caruurta aan waliged farisan lix jir weyan deyn ba igashay markas ban sacuudiga so aday gabadhana aad daweysid ban is lahaa kadib waxa dhacday odageygii wixi aan iri ilmaha iigu biil iyo lacagtii goonida aan ugu diray gabdhenii dhul yaalka ehed buu naag ku guursaday meel walbana iga balogay caayna iigu daray waligeyba biil igu Filan imusan siinin waxan islahay ninkaga kaalmey waxba ma heystey wan sabray naagtii masiibada ehed uuguursday ilmihii kanini bey ku dsldalasha si eysan cuno uka cunin dugsina u aadin ilahey ba fashilay naagtii Wala furay anigaa leyso laabtay isku faca nahay aniga iyo adiga
I feel sad walaahi
yaaab wllo maxad ku falaysaa🎉daneyso oomaxad kufalaysaa🎉cibadeyso marba hadii dalki jogin shaqayso
Ilaahay bari walaal
Daahir maxkamadada iso Saar aniga dhiman
Ninkani mar haduu ku biili jiray..nin fiican buu ahaaa ..gabadha waxa ka muuqata inay rabto ninkeedi
Waxan ku lehay xaal nafsiyan yusan kugu dhicin wll caadi iska dhig xoolaheyni qadamanimada aankuso shaqeyay ayaa naag leygugu guursaday caayna leygugu daray meshi aan Dagana dadkiyo dhan waxana ehen iigaga dhigay
Isdagi
Daahirow waxan ahay gabadhii alaabta u iibisay waa aniga reerka jaarbaan nahay gabadha anaa alaaab u iiibiyey
Dahir vous faite du bon boulot
Afsomaliga ma taqaanid miya
@@buraale134 inyar wan aqaana.
Somali waan ahay,balse french baan digtay
Subhanalah walal qof bini adana saas ha isku raacin aad weliba tidhi waa oday qufacisa iyo xaakhadiisu kala maqan yahay teeda kale waa nin xanuusay oo shahwadiisa shubaya naaguhu ha iska ilaliyan nacaska
Ceebadanaa caloosha natus subxaanallaah
Reerkii gabadha wuu ceebeeyay
Istaag caloosha na tus aan aragnee inaa uur leedahay kulahaa
Reer ha caayin daahirow hadii kale waxaanad filanayn ayd nagala kulmi
🎉ilahay maadtalasaratid maxaad kataqan Faarax yadii dulmibaybarteen
GABDHAHA SOMALIA JOOGA DIBAD BEEY U WAASHEEN RAQIIS BAA TIHIIN IS QIIMEEYA GABADH WALBA GAYAANKEEDA HA GUURSATO
Bismillah dumarkan maxaa ka si ah, maxaa ku daba dhigay orod oo nolol yeelo, shaqayso labadaada ilmood korso. Qof saas kuu bahdilaya maxaa ku daba dhigay naagahan nolosha aduunkaba marti ayay ka yihiin.
Maskiin weeye walee
Waxaa soo dhan uurka ayaa u sababay
Maxkamada shaqa adag ayey heysaa Ajir Allah hakaasiiyo balse kudadaal inaad isu maslaxdo waayo dumarka markey ciishoodaan furiinka ayey ku ordaan gabadhaan haduu lahadlo biil siiyo sifiican uladhaqmo iney dageyso ayaan aamin sanhy
@@RuqiyoMahamed-op7cu why uu ubiilaa ha shaqaysato, waa dhaatay waqtigii dumarla la biili jiray maanta ayagaa raga biilaayo tii diidana waa ku guur seegee
@@AliAmino-w5x intee ku Aragtay hoogaas subxaanallah biilka waa waxa ninka uu masuul ama Rijaal kuyahay naagti nin biisho ayadaa isdayacdey
@@AliAmino-w5x orodo daal urne qaad ileen inaay dasho iyo inaay kubisho allah mawada sariine
Ma nolasheeday qof raacisy yaab
Maxkamadda dahir pregnant scan ayay soo iibsatay
Aroosku ma ceebaa 😂😂😂
La xawla walaa quwata, miyaan ninkan hooyo dhalin
Waa nin nacas ah haduu dhaqanayo oo qalbiga bas u dajiyo way ficnaan lahayd
Dumarka ayaaga is dulmiiya waayo ninman Dumarki hore dayaciiyay baa iska guursanayan
Qofkaaa waba oday rabuqaaaye ma lacag ayay kuracen😱😱😢
Maaha in ay masayrtay oo keliya waa in uu xagaajiyaa oo xaqeeda laga siiyaa qofka uurka leh waa in dejiyaa hadii kale dhibaatooyin badan ayay halis u tahay oo dhimasho ku sababi kara in uu dhiig ku furmo waayo uurka awgii 😢
Kani ciise muuse wuu ceebeeyay haday run sheegay so bal maanay akhiro xusuusnayn waa laga jar if iyo akhiraba
Naag iyagi raqis ah waa laga dhansanaya
Walaaley naftaada kataxadir adi iyo baby gaada
Markii horaba dibada haku geeyaad u guursateen ama dhaqaale ka hel nin ubadkiisii layaway miyaa adiga iyo waxaad dhasho har kuu jiidaayo
Dibaduu iayimid isku tuurteene ka macaasha.
Daahir Gabadha age lama wediiyo!
Waa in Ciise Muuse looga qaadaa lacagta
Nag uur leh maa furanto dahir calasow saas ogow
Wakane maxay intan u timid🤷🏽♀️ kuma rabo ee dalkagi ku noqo ilmahaga korso😡 ala dumarku doqonsana.
Sorry abaayo macan
Nin xun weye
Ninkan ma midgaanbaa muxuu waxan uga sheekeeyaa
Ciise muusow inanta kasoo hagaaga sidani waa cuqubo
Sorry
Hadaad hinaastay isaguna wuu hinaasay.
Maxkamda Daahir miyay awood uleedahay in ay familia is qilaafsan Kala furaan.
Haa aad iyo aad hadii an tolku ku dhaganin oo aysan dhihin wan xalinayna😂😂😂
Naxkamadda Daahir Caladow dowlad awood leh maaha, waxaa ila quman in ay Ku ekaadaan samafalka iyo raadinta baadida baqab. Ta kale dad isqabbaa colba maaha nabadna maahan, ilaa Shaydaan baa Ka dhex shaqeeyee.
@@muhadbarre1821 awood way ledahay qofka way dabo galaysa ceebihisa ayay bananka keenaysa hadu danbiyo lagu helana wa la dacweynaya hadu maxkamada ka garbixi wayo sas u ogow
😅😅😅😅😅😅😅
Dumarow iska ilaliya qurba jgta ugu yaraan odayshi kensada dhhda gabdhan iyada iyo walalked wa la siray
Gabadha wa ay iga oohisay
Ninkaa waa nin ragga… hadaad ninka guriguu kudajistay kacarartay.. laguu joojin maayo
Wlh waa xanuun
kolba hadduu huursadey xay u daba xarareee
Waar waa ceeb uur itus , daahir xishooda
Hhhh
iidoor waa bila diin
Faqash idinkaa Soomaali ugu xun
@@slandprince7210 adiga oo iidoora oo oromo xun ah miyaad hadlaysaa , uuuuf hadal kuma banaana , Nasabkaagii ayaad t boqol jeer badashay maxaad ku hadli marka adiga iyo oromada cawanta ah isku mid baad tihiin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@ahmedjama-r1g Adiga oo faqash ah oo ku nool gumaysi Jigjiga, Gaarisa iyo Gedo ayaa ila hadlaaya ano xor ku nool ?
@@slandprince7210 Kenya iyo itoobiya aniga ayaad igu hoos noshahay oo ku wasa, kuna gumaysta
Isdaji xaaladan waad kabixi yaan dhiigkar gugu dhicine
Nin raga weeye maxay ka cabanaysaa muxuu u guursaday hada iyo xalku waxa weeyi gabadhu ninka way jeceshee ha lagu celiyo
Dulayste cunsuri ah o an biniadanimo aqoon
Raganimo ma hablaha la silciyaa walasha markay xaladan wajahdo ayunbad dareemi lahayd
Marba hadaad guriga ka baxday sikastaba oo aad uga baxdaba alaabta malihid ee wixii kaloo aad tabaneyso ka hadal (waa diini ee ogow)
Walal.naagtu.wanag.niinkigila.iyo.niin.naagtesala
Ninn kaliyah oo qaldany reer dhan ha u edan
WALAAHI DAHIR DAHAB WAA NIN GOB AH DEEQSI AH SADAQO BADAN GABDHAHA SOMALIYED OO DHAN U NAXARIISTA RAGOOW GABDHAHA U NAXARIISTA OO ILMIHIINA DHALAYAAN OO KORIS IDINKEEY IDINKA SUGAYAAN XAFIDA XASASKIINA
daahir calasow salaan sare
Gabdho masayr ka joojiya war ragoow idinna been hawsheegina oo dhaha walaal anigu waan guursan ee raalli ma kutahay misw haddaba waad iga joogin been marabo inaan kuu sheegee.
Wa cadadodaaa
Qof uur leh miyuu furmaa
haaa
Mental abuse ayuu kusameeyay
Maxey uga yelen inow isku aqal ku arooso
beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale hooyadaaa was daahir calasaw
Inuu arooso ma dambi baa?
Inuu silciyo ma xalaalbaa walal?
Walal.wankaxumahay.hawenkumar.kay.urliiyyhiin.walal.wankaxumahay
Afar ayaa loo baneeyey maxaad ugua tagtay adigu. Maad la joogtid .
Habartaan weyn hada waa maseeree😂😂 ma 18 jir baa😂😂 walee anagaa yaab aragnay wax gabdho ilaahay qurux siiyay mid waliba mid ka daran oo qof guursata la' ayaa jooga markaasay rabaan in guumeys walboo foolxun hal nin hesho😂😂
Xoolo
36 jir kulahaa 😂😂 waa habar weyn oo hadan foolxun kulahaa muu i xanaanaysto mida kale uu aroosay gabar somali ah sow maaha, oo yadana nolol rabta, flim hindiya ayaa la daawanaa khiyaaliga iyo dhabta kala fahma. Hadii lagula guursado labo mid ayaa kuu banaan inaa baxdo oo lagu furo iyo inaa joogto lkn maxaa u guursatay xaq uguma lihid.
Waad edaab darante dumashidayo afkaaga xun kala bax Ama ha yarato Ama ha weynate mida kale yaa ka qurux badan wa geenyadase nin naagtisi hore aan cisiynina ta cusubna cisayn mayo
@@dhashisheekhisaxaq9514 Cisida hooyadaa maa nagu kiin dhiibtay, maxaa ka halaysan qof kasta wuu bixi wuuna imaan inaa baxdo ama joogto ayaa leedahay waa maxay ooyinta
@@AliAmino-w5x
Naga tag sacsacyoow waxad so qortayba fahmi maayne aflagadadun umada ka jooji
@@dhashisheekhisaxaq9514 Ani maa reply iisoo gal ku dhahay nacalaa ku dhalee iidoor ku dhalay was oromyahow
War Xisho HOOYADA wase
Sharmuuto adiga gurigaga ka washaye😂