Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Ascww,Xasan xadoow masoo gaartay waagii magaalada muqdisho sokorta, bariiska, burka, saliid cadayda iwm, saf loogeli jotay oo cuntada kaar lagu qaadan jiray, xataa galaydii la oran jiray cagaartooy saf ayaa loo geli jiray.waxay ahayd 1975-1976. Gutiga hooyooyinka waqtigaas ayaa ladhisay. Waxaa aagaas ku yaalay school macalin Jaamac. 16:38
Wali ma arag qof intaas le eg oo mooryaan ah
Sideedaba, Dowlada dhulka iyadaa ka masuul ah ,dhulna kuma yaro .Waxay aheyd in la waasiciyo oo isxilqaan wax lagu dhiso.
Maanta in hooyooyinka xatintooda lagu qabsado, bil xaqiiqa qof Alle kafurtay keliya ayaa hooyooyinka xaruntooda damci kara. Hooyooyinka waa in ladifaaco.
Waxaad samaysay dhamancad wa wax ku sugaya markaad beri bakhtido
fartaadaad eeday
Hhh waa nabsigii reer gedo ee Ceelqaalow iyo habargidir
Odeyga shacbiga qakadkooda wuu sheegay laakiin khaladkiisii qabiilka ahaa xilgii farmajo iyo qaladka dowlada maanta waa ka aamuseyMubaafiq weyn iga dheh asaasaqa
Tuugo isku timid,
Ascww,
Xasan xadoow masoo gaartay waagii magaalada muqdisho sokorta, bariiska, burka, saliid cadayda iwm, saf loogeli jotay oo cuntada kaar lagu qaadan jiray, xataa galaydii la oran jiray cagaartooy saf ayaa loo geli jiray.waxay ahayd 1975-1976. Gutiga hooyooyinka waqtigaas ayaa ladhisay. Waxaa aagaas ku yaalay school macalin Jaamac. 16:38
Wali ma arag qof intaas le eg oo mooryaan ah
Sideedaba, Dowlada dhulka iyadaa ka masuul ah ,dhulna kuma yaro .Waxay aheyd in la waasiciyo oo isxilqaan wax lagu dhiso.
Maanta in hooyooyinka xatintooda lagu qabsado, bil xaqiiqa qof Alle kafurtay keliya ayaa hooyooyinka xaruntooda damci kara. Hooyooyinka waa in ladifaaco.
Waxaad samaysay dhamancad wa wax ku sugaya markaad beri bakhtido
fartaadaad eeday
Hhh waa nabsigii reer gedo ee Ceelqaalow iyo habargidir
Odeyga shacbiga qakadkooda wuu sheegay laakiin khaladkiisii qabiilka ahaa xilgii farmajo iyo qaladka dowlada maanta waa ka aamusey
Mubaafiq weyn iga dheh asaasaqa
Tuugo isku timid,