Heestaan waxaan maqli jiray anigooo yar 2015 kadib dib danbe uma maqal waqti badan baan raadiyay finally after 7 years caawaan helay Tuesday 25-1-2022🥰❤ hees ka mudan oo aroos laga daaro ma jirto wllh👑
I was looking for this song the whole of this week finally I'm here..... Heestan ayaan kasoomaqlay gabar saxbo nahay aroskeeda fatumasahra we used to be classmates even....habeenki 1st dec.2020 hallka ayaa lagashiday manaan aqoonin cawa 5th dec. Ayaan helay .....the song was so emotional and meaning ful..... nolol waarto urajeynaaa inshallah ❤️❤️❤️❤️❤️
Heestan gaari taxsi ah ban ku bartey waan weydiyey taxis waa uu ii garan wayey fananada lakin ugu danben wan so heley waa hees miraha iyo musiga ka dhisan ❤❤❤❤
Heestan anoo in padan raadinayay ayaa maalin dhowayd gapadh tiktok soo dhigtay waan raadinayay alx waan helay iso duceya gapadh aan jecelhy in ilaahay calaf igu daro amiin😢❤
What song heestan waxa dhagaysan jirey 2013 10year ago sxpkey oo Dubai ka yimi oo aroos ah Ba gaarigisa ka dhagaysan jirey finally cawa oo tariikhda tahay 13/4/2023 Ba helay xasuus Ba dib u gocanaya an 😊
Sidaa heestaan u raadinayay qofta aroosi rabay xitaa i sug aan dhahay si heestaan aan u daarano habeenkas E Ciyaarta kulul jirto cawa helay 03/09/2019 Nairobi - Time 2:43 AM
Hestaan wan dhageystaaa mana aqaan sababta blse aniga wey ila macaan tahay hbn arooos jogay kasoo maqlay saan u radinayay mar danbe helay dadka dhan xasuus ku le dahay hestaan ❤❤❤
Alla marmar badan waan raadiyey heestaan 8/12/2023 deceper 01:27 habeennimo ah jumco ah 2 gabar aan isla jeclaadey mid la isiiyey iyo mid aan jaceyl na dhexeeyey muddo 2 sano😢😢❤❤ talo isiiya
Caaawa oo Taariikhdu tahay 19/April/2021 habeen Isniin ah Saacaduna tahay 9:20 habeenimo oo ah Soon ayaa dhageesanooyaa heestaan in badan waa raadiyey balse Caawa helay Midka Mid ah heesaha Aduunka ugu jeclahay❤🙏🏾
Ramadaaan Kariiim🖤
@@sacdiasaber3156 💖💖✈❤❤❤
Ramadaan kale kuladhagaysanayaa anoo raadinayey
Manta o ey tahaay 15/4/2023 ramadhan . Sagalka saac galabnimoo ayaa dagesanaayaa hestaan . In bathaan ayaa radiyee
❤😊
Ana cwa so hely😂
In badan waa dhagaysty lkn maanta ii noqoty inaa comment soo qoro😮😢 hadaa iga damayso love iisaar ❤
2024 wixii soo helay oo iga danbeeyo salaaman😂😂❤
Waka qaaday
After two week salam👋😃
Waka qaday
Wka qadnay
Tiktok inti kasoaragti oo radisi like isar 😂😂😂😂
Aniga wlhy tiktok kasoo arkay lol
😂
30/1/2024 baa soo raadiyh😮
Caawa aroos ban galayaa 2024.31.7
Iso duceeya wixii iga danbeyow❤❤
Hambalyo walaal
Ilahaw. Xaskaga kadhig mid kuwanagsan waliged isbadalin ilmo bariyal oo matanayal oo qurux badan rabbi idinku irsaaq 🥰🥰🥰waa jeclahay dad isku fano❤
Wall rerka alle haku barakeeyo kuwii isku duqooba alle ha idinka dhigo ❤
Ilaahay Ha idin barakeeyo ❤️
Heestan waxaa dhegeysan jirey 2015kii waqtigaas waxaan jeclaa Gabar aan isku class ahayn , nasiib darro gabadhii isma calfan Ilaa weli heestii waan jeclhaya maanta waa 29/ramadan oo ku beegaan 20/4/2023 ayaan soo xasuustay xasuusaha qaar qiiro ayey ku gelinayaan😢
Gaadhsii gacalada is jecel ❤
Hestan wan jeclahy🥰 illahow igarsi ano shamso cali macalin aroskeyga ka mashxaradeyso😭❤❤❤
Abayo ma guursady mise wali wyee😅😊
Heestaan waxaan maqli jiray anigooo yar 2015 kadib dib danbe uma maqal waqti badan baan raadiyay finally after 7 years caawaan helay Tuesday 25-1-2022🥰❤ hees ka mudan oo aroos laga daaro ma jirto wllh👑
Zxb heestan waxa laso saryii 2018
Heestaan waxeey ka daarneeyd baabuurkii aan saarnaa galabkii aan guursanaaye, best Wedding song waaye 🙂
Waa ku salaamay Shiino Cadde.
Wiil xiriirka naga wada dhaxeeyo ayaan wada soconaaa muddo 7sano ah insha allh one day waan daaranayaa heestaan best song
My 2daery ma baqar ad alab ka rarata😅😅😊
Mxaa itaah qabanayseen hadii aad isguursatan curadku 7 jir noqon lahaah@@sahrasaeed6793
29/8/2024 hpen khamisa oo jimca so galaayo baan dhagaysan waliba anigoo niyada ku haya jaceylkyga abdirhman wxan rajyn inuu saygayga noqdo insha allh wn ku jeclhy abdirhman😭❤️ilaahay calaf hyskugu keen daro 🤲🏻💍❤️
Wax yar baabur kama dhageysan jah ax yaa bass ❤
Waxan radiyaba hestan ugu damben wan helay waxan rajenaya haben habenada kamida ina aroskayga ka shito i.n❤
Inshallah xabibti ❤🎉
Heestan xasuus gooniya ayay igu leedahay Waxan ahayn asxaab badan oo gabdho iyo wilalba leh waxan dhigan jirney college Xili sommer ah goobtu waxay ahayd bossaso dareewalka baska nagu qaada ayaa heestan noo shidi jirey inta badan waqtigaas Ad ayan u jeclaa hestan balse maanta aayan ad uga si jeclahay balse asxaabti an an wada dhegeysan jirnay maanta midna isku wadan ma joogno xitaa😰
Waqtigu waaa.........
Run ahaantii zxb muqdisho ila galkio bay noo shidnayd waqti hore markaan hadda maqlo baan jantaa 🥰
Heestaan waxaan ku xasuustaa 2013 anoo markaa high school usoo gudbay magalada diredhaba baan usoo safray galkio waxaan kusoo degay wiil aan saxibo nahay oo xaafad qol ka deganaa gabar qurux badayd ayaa isoo dhawaysay oo qado isiisay isaga wuu maqnaa xaafaddii Waa isa wada baranay asxaab baan baa noqonay. Siiba gabadhii Zaynab ayaa la dhahaa marka Heestaan ayey dhagaysanaysay oo Aniga markaa iigu horreysay wali asxaab ayaan nahay wlshey oo kale ayaan u aqaanaaa Finland ayey jogta anna USA
Legend soo gubtay waan Dareemi karaa dareenka nuucaa cml ah sxb 😊
Masha Allah
15/9 2024 bn dhageysnyaa heestan darted inaa aroos ugalo bn umalynaa 😂🎉❤❤
Aniga 10 beri baan ka danbeeya cawa ay tahay 25/9/2024 nasibkeena waa imanayaa hh
I was looking for this song the whole of this week finally I'm here..... Heestan ayaan kasoomaqlay gabar saxbo nahay aroskeeda fatumasahra we used to be classmates even....habeenki 1st dec.2020 hallka ayaa lagashiday manaan aqoonin cawa 5th dec. Ayaan helay .....the song was so emotional and meaning ful..... nolol waarto urajeynaaa inshallah ❤️❤️❤️❤️❤️
That is fantastic, this song is heart touching master piece
1st Dec 2023
Qofwlpo saa ugu qadayy o uwedinayy o idhahayy ma fahansani ama ma aqanaa afkaa idaalay uultimo waa helu yutubka alxm😊 wllh zaaid uradinayy 😎😎 tnx wll
Heestaan xasuus ayee igu leedahy waayo waxaan dhageesan jiray 2015 anoo jooga magalada kismaayo oo lajooga qalanjadii aan caashaqay lkn caawa oo tariikhdu tahy 18/may/22 qalanjadii aan caashaqay jaan iyo cirib meel ay dhiktay ma sheegi karo xasuus ahaa ayaan udhageesta hada waxaan jooga caasimadii umada somaliyeed💔❤
xanuun weeye taasuye
waase camaladeediyo
Cibarada aduunkee
midkaloo kaqayr badan
Rabi midigta kaasii
Malinta arooskyga I a heestn ayaa leydaari dooona❤saaid Ayan ujclhy wlhi
Waan kula joogaaa. Masuul. Casimda mogadisho
Heestan sa uradinayo wiil abtige dhale arooskisa hben kamaqle😂❤cawa wllkey ba arooskisa weak kaharay wa si dhgaysanaya ilhow rerka ku barake abowe oo nimanka qaybtood haka dhigin ❤️
Heestan mar shaaciye ka arkay ka dibne UA-cam waa laga saray manta helay 2019 thanks yaqeey
Gabdhadi kumee❤❤
Xasuus 2014 arooskekii alx hadana 5 caruura ijigta 8/ 10 / 2023 dhagesoyaa alx calaa kuli xal
Msha allh alle haku barakeeyo bayo
Ana wn isk dhgeysanjirey wqtgaas schooley class 8aad ahaa🤣
Gaarsii gacalada is jecel,guur wanaagsan laku dego allah no sahlo🙌🤎🖤 labada garab is helay Alloow ugargaar adigu 🥺
Thanks Bro hestan mar baan bajaj ka dhax maqlay wxaan raadiyey wan helay lkn hadna wey is tuurtay k dib raaadi mel kasto maleh
Finally 💋💋💋💋💋💋🥰🥰🥰
Anyone 2024❤
wxaa moodaye heesta kaligeey inaa raadin ugu jiray xasuus beey igu laheed taaso ah xaflada arooskeyga baa leegu soo dhaweeye😢canjallada arooskeygana wey ii saarneed 2015 beey eeheed alxm hada hooyo reer buuxa leh baa ahay M.a aniga iyo xajigeeygana nolol mcn baaynu kuwada joogna lkn illahey amarkis heestaas waa iska jcllhy😃😃
Allah adi iyo xaajigaga isku kiin barakeeyo.
Heestaan aad baan uga helayy marbadan waan raadiyay maanta ayaan helayy 2024 ah❤
Anipo❤
Heestaan shamsa cali macalin ayaa iska leh waxeeyna usameeysay mar aay gawadheeda kenya ku guursatay wlh waa xasuus wagaas kenya ayaan joogay oo aroskaas baan xaadir ahaa
Masha Allah
Beentaa mahan sxb aaad ba uxasuustaa habaynkaas 2011 dhamadkiisa
Legend ba tahaay niyow
Insha allah arooskyga heestan baa shidan doona
Abwanada shamso kuu taaganahy mamo❤️❤️❤️
Maa shaa allah
Guuleyso Shamsa cali macalin
Libaaxada mudulood.
Aroos walpa tago wala daaraa sida ujeclaa lkn man aqon qof qaadey caway wllzhey ishegtey 1312/2023❤😊
2020.ban gabar an daris nahay ugu hambalyeye lkin manta sitosa urkay oo ey tarikhdu tahay 27 2 2024😊
My wedding song insha allh❤
Heskan 2011 ilaaa hada wan radinaayey thanks bro
Yaa imaaday 2023 ani cml 😂😫🥰
Ana kula mida 😂😅
Anaga
@@saciidotahliil8533waa ikan huuno❤
Wxan Ahay wil jacelkisa kurafade oo Qalbi jab lakulmey wxan jecla gawar in muda ah 10sana kabadan an.. hada wxan joga Wadanka Qatar Allah waxa kabaryaaya inu Mid kafican nasibka iigutuso.. wexe itahy haben qamis sogaleso 21.8.2022😢😘
Tariqdha ad shegeso lamwa garin bee bisha 9 aaa
Heestan gaari taxsi ah ban ku bartey waan weydiyey taxis waa uu ii garan wayey fananada lakin ugu danben wan so heley waa hees miraha iyo musiga ka dhisan ❤❤❤❤
Heestan wxn ku xasuusta 2015di ano yar oo dugsi diid ah ayaa aderky oo baburkisa iska racay baadiyo ayuu aadi jiray marka telka uu ader wato halkas hees lee ku jirta ayada lee ladaara wey dhamne
Hdne waa lagu celina sidas ayan ujeclahy markas ilaa hda wn radinayay tiktoke ayan kuso arkay what a song 🎵 ♥️ 👌20/6/2024❤
Ilaahow irumee intaa qof aan ogahay u qaadi doono❤❤❤🎉😊
to my beautiful husband ❤️…. we are expecting our first child
i pray to grow old together and love each other more ❤AMIIN
Amiin
😲😲 Yaa Hees aan Radinayay mudo qarni ah woow Mahadsajid Oday.
Heestan anoo in padan raadinayay ayaa maalin dhowayd gapadh tiktok soo dhigtay waan raadinayay alx waan helay iso duceya gapadh aan jecelhy in ilaahay calaf igu daro amiin😢❤
Habeen wanagsan heestan waxan dhegaysanya 1:50 am inta iga danbysa e daawandoona heesta cafimad qab ban idin rajeynya❤
What song heestan waxa dhagaysan jirey 2013 10year ago sxpkey oo Dubai ka yimi oo aroos ah Ba gaarigisa ka dhagaysan jirey finally cawa oo tariikhda tahay 13/4/2023 Ba helay xasuus Ba dib u gocanaya an 😊
❤🎉
2019😅
Mardhow ayaan guursan rabaa Insh allh heestan ayaa daaranaa Insh allah haddu allah idmo mahadsanid zxp sare
sawirka maam shamso maa soo saartaan sawirkaan waa fanaanad raaxo shariif
sumayo mohamed 🤣🤣
Walee wax badan waan raadiyay 😍😍😍🥰🥰
Hees iga dheh😍👌👌👌👌
Sidaa heestaan u raadinayay qofta aroosi rabay xitaa i sug aan dhahay si heestaan aan u daarano habeenkas E Ciyaarta kulul jirto cawa helay 03/09/2019 Nairobi - Time 2:43 AM
Maheshay qoftii amey ka tagtay lee😂🤪 aniga saan uraadinayay ninki iguursan lahaa wuuba iga tagay
Ane wxan dageysanay 20.7.2022 Qatar 2.44am 🥺
@@badrabeauty7172 e 2dena waa nagala maqan yahay amaa isku yaacnaa 🤣
Waryaa ma arooste😂😂😂😂
@@mandekmankamaya qofta raadinoyo amee adile tahay
Lkn sawirka mesha saaran ma ahan qofta qaaday heesta waa maam shamsa cali macalin raaxa shariif inyey usocotaa waxaan edeting halagu sameeyo
Heesta arooskyga darn doonaa💋 ❤
2013 iyo arooski saaxiibkay heeskan youtube kuma jirin mahadsanid saxiib qari jiqood
Arooskeyga shidanaa j.a❤❤❤😊
Hala heskan maxan wax badan rad radshee...thanks rijal ba taxay
Wow wuxu waa tii logu talagalay lkn illahay hasoo hanuuniyo aamiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🙊🙊🙊
Hhhhhh lkn ani ma walni wllnimona marpo cml
Abaayo allaha xafido adiga ehelkaaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
2022 October 21 heesan in badan radin jiray 🤫
Galab jimco si baxayso dhageysanaya iso duceya wn gursan rabaye inshallah🥺❤️
15/3/2023 ayaan Healay waxaan baadi goob kuraadsho🧡
Caawa taariikhda u tahay 8/12/2023 dhammaadka sanadka saacaduna tahay 01:19 Ap
Habeen jumco ah 😢 jaceyl dartiisa dhageysanaa ❤❤❤ samsam /muuno ❤❤
Maalin teyda haduu alle nabad nagu gaarsiiyo ha leeygu cimaamado❤
Still listening🎉right know❤❤❤❤
Heestan waan jeclhy 2015 ilaa hada ayan dhageysan haya aad ayan jeclhy runtii lkn heesta waxa qaaday sahra cali macalin maxa sawirka abwanad raaxa shariif loo saaray taasi waa dafiradka ee mamada xaqeeda siiyo intaas waa iga tusaale mahadsanid keep going ♥
Ani iyo inta ila mid eh o single ah illah wax qer qawo isoduce wll hadad igadambeyso mustaqbal xalal ah ban donaya inu illah isiyo wll 😢🤲😭😭🤲❤
maalinta Aroooskeyyga Hdaaan Heestaan La ii daaarin Arooskeyyga ku celis waaaaye ❤🎉
10 /10 /2024
Heestan wan jeclahy blse cid qadana aqoon ugu danbyn wa helay heesta arooskayga la shido dono wye inshalah 🎉
Heesta aan saaran doono malinka arooska🥰✌
Masha allh maamo shamso illh haku daayo wllhi heestan san uradinaye wan heylay love maamo ❤
Heestan I.a maalinteyda arooska ku ciyaari donaa 2024 dhageesnyaa walbo hbn isliin ah taarikhda 12 February 😢
Xusuus hees way dhaaftay😍😍😍❤♥♥
2007 dhagesan jiray hada Facebook ku arkay wayo wayo so xauustay
Heestan sidaa u ieclahay waxaan rajeynaa inaa arooskeyga laka shido walibo si live u qaato maamo shamso allow cimrikeeda u dheeree
3 kahor ayaad comment gaan bixisee maguursatay mise wali waad rajeynee, waaba hadaad nabad qabto.
Hda ma guursate abyo😊
Insha allh heestan arooskeyga kashidanaaya😂❤24/9/2024
Halyey baa ila rafiiqay🫵🏻🤴🏻
Nin raga baa igu hogogtay❤🩹👁️
Dooqii baa ii hagaagay🖇️🔐
Jawigu wuu Ii hilaacay💥🔥
Quluub hodanaan la jaray🥰🤴🏻
Waxa galay nolol habeysan🫂🔐🫶🏻
Omg 😲 😱
waah waah yaa shamsa hees macaan
Hestaan wan dhageystaaa mana aqaan sababta blse aniga wey ila macaan tahay hbn arooos jogay kasoo maqlay saan u radinayay mar danbe helay dadka dhan xasuus ku le dahay hestaan ❤❤❤
Ani xitaa gabr habyar u ahay arooskda kasoo maqly waaba Ka helay 😂😂 eedadey ayba qatay kwrn hee
@@AminaBadel jooji beenta 😂😂😂😂 salam
Arooskeeyga insha Allah❤
Woow
Heestan markan maqlo guurso a is dhahaa❤
Waa hees aan ad ujeclaa waa ii xasuus Aan iga go aayn
my wedding day inshalah 🤪
Aross ma gashi
😂😂😂
@@abdiazizjunior3375😂
@@Maanhassan133 🤣 adi magashi 😂
Maguursatay afar sani kadib
Walahi heestan xasus dheer ayey qalbigey ku ledahay 2014
Gurkan io galbiska
Aroskan gogla lo fidiyay
Gubtiyo garmadowda iyo
Lawacay geesi iyo halyey
Gabdhuhu aay xarshashayan
Gubaadiyo la isisiyay
Gayaan wili ay u tahay Gadonkeeduna yahy
Gerarkii la tiriyay
Gobladii heladii la tumay
Haddii gobaaad io
Garaad la isku geynayo cawo
Guri galgooduna yahay
Guula loo tugayaa
Iney noqdan gacal is jecel
Ilhey ku gargaaro ubad
Guri nabadiniyo helaan
Nabad lagu gaboobaaa
Allow cashaqan gilgilan
Guhaado iyo ceeb ha dhalin
Wixii sodaba cusub
Ganun lagu maalayey
Gurkoda dhere
Gogushu ay raaxo tahay
Garsii gacalada is jecel
Haddii cashaqii godladay
Gabdh iyo wiil la isisiyay
Gacalkii la soray
Gabati labixinaya
Latumay goodir io saar
Gogashuna ay tahay xariir
Labada garabe is helay
Allow u gargar ubad
Guri nabadina geeyo
Guhaad io ciil ha badin
Hees kamida kuwa iigu xanuunka badan na noloshayda 13/5/2018 anagoo 5 qof ah 3 wiil iyo laba gabdhood oo aan u socono magaalo bacaadwayn la dhaho oo gobolka mudug ku taala doonaynana dhalinyaro aroos ka qayb galaysa baa gaarigii nala dhacay waliba anagoo heestan jiibta iyo codka isla helnay wiil iyo gabar nala saarna gaariga ku naf waayay shilkaas inteenii kalana dhaawac noqonay heestan markaa maqlo waxaa ii sawirma shanteenii dhalinyaro oo gaarigaas saarnaa allow idiin naxariiso xamdi iyo axmed 🤲🤲🤲
Alla marmar badan waan raadiyey heestaan 8/12/2023 deceper 01:27 habeennimo ah jumco ah 2 gabar aan isla jeclaadey mid la isiiyey iyo mid aan jaceyl na dhexeeyey muddo 2 sano😢😢❤❤ talo isiiya
Hada xagee wax ku marayan lpx 2024/17/4
0 baahysxb @mohamedahmedqasaali3243
Shamco ali macalin ahaaaa xusus waye hestan
Geesiyada Puntland wil Majerteen iyo gabar Majerteen ARoos Qeeyr badan , ❤❤Habalyo hadii caanshaqi hirgalay
Gabar iyo wiil la isiisiyay cadowgina dib u noqday guri nabadeed iyo aroos aayatiin wacan
HeestaN waxaN jecla 2019 ila hada Oo Ay tahay 2024 ❤
Codka iyo heeska waa Abwaanad Shamso Cali Macalin sawirka idiin muuqda waa Raaxo Shariif✌️
😂❤anoo single jeclaaday heestaan jah😢😅😊
Cawa ee tahy jimco 22/1/2022 sacdan 1:10 hees xasuus aha waxa dhageysan jiranay ani exki 2014 ano aroos ah nolsha sidasa ah waxa kala tagnay 2016 waxan uhay labo caruur ah melan iskuma shekno wayha aduuna sidan ah 😔
Aduunyadaan dhan baa iska qabyo ah abyo ilaahay hakula koriyo 🥰🥺
Amiin wll
Mi favourite song
Alla heestaan maxaaa raadiyay o wlhi eh☺️ ugu dambeyn wn helay🙌🏼💞💕
Sku mid nahay wllh
@@fromlondon8364 Ana cawa helay oo Mar Hora maqli jiray
Sweet song vivo Somalia
Heestaan horaan umaqlay sax
Heestaan saan uraadinaayey waaba daalay mhdsanid sxb heestaan xasuus gaar ah ayey igu leedahy
Wow😍🤘
Heestaan anoo yar baa aabahay dhagaysanaya arkay iyado marasa guri galkoodiina yahay markaa wan yara 8jir baan ahaa macnaheda buu iwaydiyay waxa ay tahay wan garan wayay lkn caawa ayaan arkay 21/11/2023 ano tiktok dawanay waxan ka xasuustay guri galkoodina yhy markas ayaan radiyay wlhi xasuuus bay ii ahyd gaara hees +xikmad✌️😊
Heestan said aa ujecelahay 🥰