Reer djibuutiba ahay isbadilku wuu ficaan yahay lkn qadiyadu waa shay qaliya madaxweynuhu wanagiisa kolku ka dhago shicibka qiira dhulka taba MBC long live
Xaqiiqan aad ayaan uga xumahay sida ay wax u dhaceen doorashadii iyo haba udhacdo sidaasiye waxa aan ka naxsanahay oo aan wadnaha farta ugu hayaa in wadankeygu dib u dhac kuyimaado oo horumarkii socdey dib uliico waayo wadanku wuxuu u gacan galay dad maxaan cunaaya
Geesi geesi dhalay ubaxle wariyahii somaliland ugu qalisanaa ilahay haku xafido from qadar
Amiin madaxweyne Cirro Rabbi ha waafajiyo difaaca qaranimada Somaliland امين يا رب
Walahay ismaan lahayn reer SOMALILAND AYAA u codeyn doona huwan
Amba sidoo kale lkn muuse dawlado waawaynbaa riday kay wateena waa guulaystay😮
@hiddowacan811 SAX HAA LACAGBAA LA ISTICMAALAY ILAA KAADHKA IYO MURAAWABIINTA AYAA LA IIBSANAYEY CADEEYMANA WAA LA HAYEY LKN WAA LA TANAASULAY
@@jamalskp7280 yes
Maasha Allah waruntaa A/Rahmn unbaxle media 24 wa sidasi usheegay Mursi Ahu Libaaxyadiina hadilina👍👍👍
❤❤👑👑👑👑
U r a great reporter, a great Somalilander..Thank u 4 ur hard daily fight for Somaliland.
❤❤❤❤❤❤abdirahman❤❤❤ ubaxle❤❤❤guul somaliland guul ssb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Reer djibuutiba ahay isbadilku wuu ficaan yahay lkn qadiyadu waa shay qaliya madaxweynuhu wanagiisa kolku ka dhago shicibka qiira dhulka taba MBC long live
Waa taa maanta ina haysata dhamaan waa diyaar cadawgii iyo cadaw kalkaalkii
Maansha Allaa ubaxle ilaahay ha ku xiftiyo
Ubaxle media 24 uk xaqiiq weeye kalmada weedh murtiyeedka ahi Iaaqna waa libaxood dila horaa loo sheegay thanks
Geesi qaran Ubaxle Midia.❤❤❤❤❤❤
Wale waa run waa ta maanta in haysta
Walee cirro ayaan libaax kuunoqon
Is true waabanu ka niyad jabnay dadkan ilahay sharkooda hanaga hayo
Guuuuuul.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Aamin cirro libaax haka dhigo aamin aamin aamin
Waa le cashat ciro
@@hodanibrahim1059 iska sax qoraalka
shacabka.somaliland waa wada libaax inyar owaxmagarato.ahmoye Waxa ey ciiya.odhami waxyarkadiib..way oyiidonan..insha aallaahu
Wcs wr wb
Insha alaah
Koofiyad bacli shacabka ayaa ka raali ah oo aan wali dimiquraadiyadii baran. Muse wuxuu is yidhi xidida u siib oo sharciga iyo aqoontu ha shaqayso lakiin isagii ayey rideen oo waxa watey Siyaasiyinta mucaaradka ah. Ilaahay Somaliland ha badbaadiyo 🤲🏾
Mujahid ubaxle waa ruunta walahii inaadeer
WALAAHI AYAAN KU DHAARTEE INAANAY JIRIN CID NAGA LEEXIN KARTA DOONISTAYADA JIRITAANKA SOOMALILAND WAA LAMA TAABTAAN CIDII ISTIDHAA DUWA DHIIGOODAANA NOO XALAAL AH OO WAANU DILAYNAA WAA BALAN
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Waa hadal aad u weeyn. Eyida cadawugu
ayana iidin cunine hadilina libaxiina
Ubaxle Alle. ha ku sharfo
Guulayso ubaxloow geesi geesi dhalay oo qarankiisa jecel
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
That's so true
Hargeysa 26june xawaadle
Xaqiiqan aad ayaan uga xumahay sida ay wax u dhaceen doorashadii iyo haba udhacdo sidaasiye waxa aan ka naxsanahay oo aan wadnaha farta ugu hayaa in wadankeygu dib u dhac kuyimaado oo horumarkii socdey dib uliico waayo wadanku wuxuu u gacan galay dad maxaan cunaaya
Illahay cadowga Somaliland hanaga qabto dadjeena illahay ha mideeyo quluubteda haisku soo jediyo wada jir ayaa horumar lagu garaa cadowgana uga adkaan karnaa gacmo wada jir ayey wax kugooyaan cadowga Somaliya iyo Jabuuti illahay hanaga qabto
Ninyow show saddex Mushaarow qarsoon baad ahayd
Kofiyad bacle khayr ma leh ilahay ha naga qabto 😂😂😂😂😂
Ubaxle noloow
NIINKA QADYDA QARANKA SOMALILAND ISKU DEEYE DALKAN ASAGA KAABO LAAYN KAA GAA BIIXI SHACBKA QADYDA IYO QRANIMADU WAA LAMA TABTAN😮😮😮😮😮😮😮
Guuuuul.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
Eeyda waaxa ka kowa Ismaaciil dhuuso iyo failed stat
Qaranka haw baqan ay kastoo ciya aarkii dili lahaa wuu jiraa joogaa
wll farintan qaad .(inta suldan suldan ujawaaby ku mashquusheen ayuu inan yarina qarankii tuurta kusito
Badhkeenbaa kula socda
Ubaxle waan ka xumahy ciro isagoon wali la dhaarin ayuu jabuuti waxn oo dada u dirty oo la yaaban yahy ciro Somaliland gacntiisa ayay ku bur bury saa qof kii awli leh uu arkaa Somaliland ilaahay ayay keedahy xasbi allaah wanicma wakiil
Waa yaab cadowgeenii ayaynu ka farxinay laakiin wey jabi kuwaasi
Bal ka waran Liibaan baa Somaliland imanaya December 15 oo ahaa Qaran dumis, isaga Bakayle, Tera , Germany, Baabula waa manuscript in cafis la siiyo
Somaliland is done
Reerbari Isaq wa waxuush.
Madaxweene c/raxmaan ciro edeer ilaahaybaan kugu dhaariye maalinta xilka laguudhiibo ee laguu dhaariyo khudbadaada koobaad dhulka lajar cadawgan meel kastaba kasoo cabadaaya adeer ciil haywdhi taan shacbkii ku codeeyay way ku sugayaan afkaagana wa eegayaan waxa kasoo yeedha
Doolaal ya ii sheegi kara ayaamihi halganki darajadiisu waxay ahayd
😂😢😂😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxasi waa markad so dhoweysaten shydan madow calisha ween
KULMIYE AAD AYAA LOOGA NASANAYAA WAAYO ADIGOO MIIDHAN BUU KULMIYE NA BARAY MAXAA SHAQO KUU DIIDAY OO AAD REERKAAGA UGU SHAQAYN WEYDAY INTA AAD CAMERA 24/7 HOR FADHIDO SUBXAAN ALLAH
Doolaal ayaa mudan in lagu,Abaal mariyo maanta Xil iyo Jago,uu qabankaro
Kolba talaabada uu qaado ayaan kula dhaqmayaa ninkaa meesha musuqay
Dadkeena markaan ufiirsado waa dhagwayn waxaad ka eegta mudada gumaadku kusocday faqashtii sadexdii sano ee danbe ayay baraarugeen markaa in karbaash danbe looqoro siay udareemaan jahada ay usocdaan
Halyay.qaran.ayaad.tahay.mr.ubaxle.
Soonaalilaan waxan kasamray markii dembiilayaashii qarankan kursiga lagusoo dhoweeyay ee kiil dalka iyo dadkaba ushaqaynayay lariday😮😮😮😮😮😮
Shacabkeenu.haday.toosan.iskajiran.cadawga.gudaha.iyo.debeda
Ciro libax noqonmayo
𝚞 𝚑𝚞𝚛𝚍𝚊
Wcs
Walee ciraan libaax kuunoq
Dolalku maa canaan bodhaha ku badalanayey sirta somaliland toolow maa isagiba
Haa waa isagii
Hhhhhhhh
Cirro iyo libaax kala fog
Kkkkkk maa kaa suugi huurdaye
Cadaw baa ina qabsaday reer somalilan baa halkaa is dhigay
Geesi nolow guul somaliland biyaha halaga dagaalamo ganacsade gacanta loo galiyo hadii kale taasi waxa ku xigi doona in wasaada caafimaadka iyo tacliinta la googoosandoono waa. waxyaabihii tijaartu kula colowdaa madaxwayne muuse biixi
Koofiyadbaclaha dadka ayaa ogol laakiin muuse wuxu is la Haa dimuqraadiyada habartaa laakiin isagii ayey ridden
Somaliland an ka gudubno geedka hoosti iyo odayaal oo dimuqradiyad uuga gudba