sidee loo cilad saaraa mobile data hadday kaa cuslaato ama shaqayn waydo?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • muuqaalkan waxaad ku baran doontaa sida loo cilad saaro mobile data hadduu kuushaqayn waayo oo uu kaa istaago

КОМЕНТАРІ • 207

  • @Colaadmedia
    @Colaadmedia  Місяць тому +1

    Somtel data kasoo dalbo lambaradan hoose meelkasta oo aad joogtid adigoo lacagtana soodiri doona marka laguugu soo shubo
    0637777444
    0634832045

  • @fihima6618
    @fihima6618 7 місяців тому +8

    Jazakallah kheyr wll data mobile ka oon inbadan la dhibanaa ayaan UA-cam soo galay dabadeed vediogagan baan dawadey alhamdulilah way i hagagtey thanks 22/1/2024

  • @user-bg9jw7rn3x
    @user-bg9jw7rn3x 6 місяців тому +4

    Taliye ad aya u mahadsan tahay Cilmi badan oo iga dhinay ayad isoo kor dhisay alle haku sharfo wll qali❤🎉

  • @abdifatahosmanmohamednor3937
    @abdifatahosmanmohamednor3937 Рік тому +8

    Thanks bro telephon aan Mar dhow soo iibsaday Baan moodaayey inuu internetkiisu culusyahay oo aan la isticmaali Karin is ka iibi Baan islahaa waad iga gaadhay maxadsanid

  • @Qalbi_kaaba2211
    @Qalbi_kaaba2211 Рік тому +18

    telephonkyga oo inernetkiisu mado dhowr week ah i shaqeyn wyay ayaan caawa ay bishu thy 5/3/2023 run aantii aad baan kaga faa''iidey hadeerna wuu i shaqeeynaya mahadsanid kun jeer wll

  • @Colaadmedia
    @Colaadmedia  7 місяців тому +5

    adalbooks.com/?fbclid=IwAR3hsziCusv-IADukv3_-h1BCc4fQtBsY-7XzXTcws1f3iNA2NiGgoBOV7M halkan waxaad kalasoo dagi kartaa buug kaste oo aad rabto isagoo free ah ee hada bookho

  • @muxyoshine6183
    @muxyoshine6183 2 роки тому +3

    Wll aad iyo aad baad u mahadsantahay thanks alot.

  • @sergio9893
    @sergio9893 Рік тому +1

    Zhp data igama cuslo laakin apps ka qaar kumaba shaqaynayso qaarna way ku shaqaynaysaa solteco weeyan

    • @Colaadmedia
      @Colaadmedia  Рік тому

      Kuwee kamid ah kuwa aan kuushaqaynahayn wll

  • @user-nc8ez9uz1e
    @user-nc8ez9uz1e 4 місяці тому

    Wxaan raba inaa iisheegto waalaal ciladan apapkii kale way ii shaqaynayaan lakiin tiktok iyo youtube ku waa culays saaida pls iso jawaab

  • @AadanLeo-c3n
    @AadanLeo-c3n Місяць тому

    Sxb mcn illaah kher hakusiiyo ❤

  • @YuusufNuur-ur9nu
    @YuusufNuur-ur9nu 6 місяців тому +1

    Zxp waa mahadsanthy waa iishaqeeyay

  • @user-ny5tv4ek9j
    @user-ny5tv4ek9j 3 місяці тому

    Mahadsanid wll wlhi aad aya ii caawisay jasakalahu qeer

  • @CabdirixmanKhaliif
    @CabdirixmanKhaliif Місяць тому

    Walalla date mobilka date kor kama soo baxayso kama daari karo siticnkan kasooo daraya icaawi

  • @abdishakuur1498
    @abdishakuur1498 3 місяці тому

    Mahadsanid sxp sare kii dulqaad ahaay manta sifican isku baranay

  • @subeerabdiabdihusein6527
    @subeerabdiabdihusein6527 2 роки тому +2

    Thanks bro waad ii shseegtay walaahi

  • @maxamedjiinte123
    @maxamedjiinte123 9 місяців тому

    Wlhi Haddee iga fuqday thanks for helping me ❤😊😊

  • @Fanproj.com3
    @Fanproj.com3 2 роки тому +1

    Asc telegram ka culeska hesto waa maxay moble data

  • @AsmaMuxumed-fb5yr
    @AsmaMuxumed-fb5yr 8 місяців тому

    Thanks wllo waad iga caawisay data idhibtay

  • @user-gy8jd2qc9o
    @user-gy8jd2qc9o 7 місяців тому

    Ustaad steps ka oo dhanna waan wada maray iimana shaqeynayo ee maxaan sameeyaa macallin?

    • @Colaadmedia
      @Colaadmedia  7 місяців тому

      Lacag inay kuugu jirto hubi wll

  • @user-wg8ou5fm6i
    @user-wg8ou5fm6i Рік тому +1

    Mahad sanid wllo wanba kuwareer sanay wllhi wax badan wanka faaiday wllo❤

  • @user-ts6xx3sq2m
    @user-ts6xx3sq2m Рік тому

    Shukran sxb mobile kaygiibaan maanta iskaga xidhay hase ahaayee imaka waan kaa faa iday oo waan hagaajinayaaa halkaa kasii wad eng ❤

  • @XabsoAadam-dz7nj
    @XabsoAadam-dz7nj Рік тому

    Mahadsanid mahadsanid milyan jeer

  • @k1neey
    @k1neey 5 місяців тому

    Tnx bro ❤ Waan kafidaay jizakallah

  • @xasanhodan6010
    @xasanhodan6010 2 місяці тому

    Wll moblka marku dabka qadn wayo see dhaha wll

  • @saara2928
    @saara2928 Рік тому +1

    Waxaan kuugu mahad celiyo ma aqaan wllh tanks you wllky 🥰🥰

  • @Shariif12
    @Shariif12 5 місяців тому

    Sxb tiktok ayaa ii shaqeeyneen ee se loo xaliyaa

  • @MrahmedAadan-gz6pr
    @MrahmedAadan-gz6pr Рік тому

    Mahadsanid runtii waan ka fa.iiaadey

  • @CraxmanAarsade
    @CraxmanAarsade Місяць тому

    Legend wllhi🔥

  • @abdihavid6571
    @abdihavid6571 2 роки тому +5

    Good 🌃

  • @Ali-gv3xk
    @Ali-gv3xk 9 місяців тому

    Aad ayaad umahad santahay walalkey😍

  • @fadumocire-by6uv
    @fadumocire-by6uv Рік тому

    Wll aniga h tii oodhanba majoogto sim card haraaga mB.masoosarayo bal kasohadal mhsand

  • @samakaabadam8759
    @samakaabadam8759 2 роки тому +1

    Mahadsanid anoo baaraya ayaan arkay video gan

  • @shamsoxassan2078
    @shamsoxassan2078 7 місяців тому

    m.a mahdsanid wall qali walhi 4 bil dhan tiktok wan gali waya lkin mata allha ka sokow ada isurta galiya mahdsanid❤❤❤❤❤❤ kun iyo kow jier🎉

    • @Colaadmedia
      @Colaadmedia  7 місяців тому

      Adigaa mudan wllshey🙏

  • @LadanWardheere
    @LadanWardheere 10 місяців тому +1

    Mahadsanid wall❤❤

  • @cabdiqadarcabdiqadar4741
    @cabdiqadarcabdiqadar4741 Рік тому +1

    Tnx mcln allha kaa abaàl mariyo

  • @user-yh8hp3xw4k
    @user-yh8hp3xw4k 10 місяців тому +1

    Wad mahadsantahay mudane barnamij wanagsan baad noosogudbisay noosobadi sxb salaan sare

  • @AffectionateRussellTerri-hv7ne
    @AffectionateRussellTerri-hv7ne 2 місяці тому

    Lkn sxb waxa laya bana hay qadka wuu fiicnadi lkn tiktok laguma isticmaali karo maxa qaldan marka😢

  • @cabdisalanismacil1484
    @cabdisalanismacil1484 Рік тому +1

    M. Allah ale hakaa abal mariyo 🥰🥰

  • @user-ft1uc3cw3r
    @user-ft1uc3cw3r 9 місяців тому

    Xaldoo igu xun baaan kuhely aad Io aad baad ufahsnthy wll qli😮❤❤

  • @cabdullahicade8540
    @cabdullahicade8540 2 місяці тому

    Mahad sanid Eng wallahi ciladaan ayaa ihaysatay hadane wan xaliyay markan daawaday muuqalkan shukran ustaadii💯

  • @ShaaficiAbdi-le9qo
    @ShaaficiAbdi-le9qo Рік тому

    Ar waad mahadasantahay wll qali wanku wareeray sidaan u jabinayey marar baadan zxp

  • @khaliildheig4337
    @khaliildheig4337 Рік тому

    Taliye rali ahow wan ku caye imika wu ishaqeeyey wlhi wa ku wataa

  • @Anaspoy-d6w
    @Anaspoy-d6w 2 місяці тому

    Wll Iskuday inaa codkaada boosiiso😢😢😢😢😢😢

  • @ayuubaadan9767
    @ayuubaadan9767 2 роки тому +2

    Maasha Allaah

  • @LIBAAXKABEEYEE
    @LIBAAXKABEEYEE Рік тому +1

    Aad baad u mahadsan tahay bro

  • @dahabodiiriye3334
    @dahabodiiriye3334 Рік тому

    zxp wlhi telwfonkeyga waanka samray inaa iska gado ayaan raby hada wuu i shaqeeya zxp wlhi aad iyo aad baad u mahad san tahy❤❤❤

  • @MaxamedCisman-df4cg
    @MaxamedCisman-df4cg 5 місяців тому

    Maka wifigu kuufur miwayo u marku isfuroba dib isu ofgariynayo

  • @farxiyamaxamed7693
    @farxiyamaxamed7693 2 роки тому +3

    Good

  • @aamiinhusein-kv8fp
    @aamiinhusein-kv8fp Рік тому

    mahadsanid🎉😊mahadsanid

  • @AasiyoAbdalle-cz7qj
    @AasiyoAbdalle-cz7qj Місяць тому

    Thanks wll❤

  • @badalhashi2995
    @badalhashi2995 5 місяців тому

    Wll mahad sanid wuu ii shaqeeyay

  • @AasiyoAbdalle-cz7qj
    @AasiyoAbdalle-cz7qj 8 місяців тому

    Mahadsanid bowe mcn ❤❤❤

  • @siidaxmedmaxmedwalhiwaaisk6550

    Zxp ani zev dhan Ima so qawanayo maxawaye

    • @Colaadmedia
      @Colaadmedia  Рік тому

      Saddexda dhibkood ee sare guji kadibna save dooro wll

  • @cabdiqanimaxamed4618
    @cabdiqanimaxamed4618 Рік тому

    Zxb qli moobilkaygu wuxu xoog u cunnaa data see u xaliyaa

  • @asmaCraxmaan-hj3ys
    @asmaCraxmaan-hj3ys 5 місяців тому

    Jazakallah wll mcn🎉❤

  • @saacidyare7176
    @saacidyare7176 Рік тому +1

    Sxb aad ayaa umahsantahay

  • @NafisoNafiso-gc8rk
    @NafisoNafiso-gc8rk 8 місяців тому

    Mahadsanid

  • @aliishaabdullahi
    @aliishaabdullahi 6 місяців тому

    Kher alaha kusiiyo❤

  • @RahmaCaleph-tl6wd
    @RahmaCaleph-tl6wd 3 місяці тому

    mahadsanid wll

  • @CallahiGaacir
    @CallahiGaacir 2 місяці тому

    zxp wali imashaqeen

  • @ctaxmanaxmed7077
    @ctaxmanaxmed7077 Рік тому +1

    ZXP Settings AYAA IGA XUN EE SOODUUB MUUQAAL AAD KU HAGAAJINAYSO SETTINGS

  • @ilkacaseYare-m6t
    @ilkacaseYare-m6t Рік тому

    Saaxiiboow imisa steb aamaraa iisheegbal

    • @Colaadmedia
      @Colaadmedia  Рік тому

      Muuqaalka kale ee aan uga hadlay isla mawduucan daawo wll hadduu kani kugu dheeraaday kaasaan sookoobaye

  • @maxmedcabdiqani9556
    @maxmedcabdiqani9556 2 роки тому +4

    Wadadaa dhaamaan wan maray kamana hayo

  • @ramadancabdullaahi9984
    @ramadancabdullaahi9984 Рік тому +1

    Tank you

  • @Osmaney8
    @Osmaney8 Рік тому

    Hadu igukici wlh ustad thanks wlh🤝🤝👍👍

  • @guledsman7897
    @guledsman7897 8 місяців тому

    Mahadsanid zxb

  • @mubashirCade-ms3gj
    @mubashirCade-ms3gj 6 місяців тому

    Mubashir Cade 😊

  • @user-dx4ge8vd4k
    @user-dx4ge8vd4k Рік тому

    Sxp wad ifaidey say wll jasaku lahi qeer

  • @xafsaxilkas5261
    @xafsaxilkas5261 2 роки тому

    Pro wi-fi markuu kaaaxirmo see loo furaa please

  • @user-xj5tb8bn8d
    @user-xj5tb8bn8d 6 місяців тому

    Mahad sanid walal❤❤

  • @Fanproj.com3
    @Fanproj.com3 2 роки тому +1

    Mahadsand keep going

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 5 місяців тому

    Thank you abowe ❤

  • @istahilfarax2200
    @istahilfarax2200 Рік тому

    Iphonka kaso hdl date culus walal

  • @user-wq9fs7fc6x
    @user-wq9fs7fc6x 5 місяців тому

    Weli iima shaqaynoowo tliye

  • @FarxiyoMaxamed-yb9eh
    @FarxiyoMaxamed-yb9eh 5 місяців тому

    Shukran wllky

  • @user-nj1me9oq9h
    @user-nj1me9oq9h 3 місяці тому

    Mhdsanid 😊

  • @FaisaabdialiHussein-ol9pl
    @FaisaabdialiHussein-ol9pl 9 місяців тому

    Mhdsnd bro waad fiicantahay

  • @user-fs9jf4yf6b
    @user-fs9jf4yf6b 9 місяців тому

    Lanchan waan kafaa iday😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😅😅😅😅😂😂😂😂😂

  • @Keynaanabdi-q2i
    @Keynaanabdi-q2i Місяць тому

    Mahadzanid wll

  • @HISHAM411
    @HISHAM411 Рік тому

    Pro Infinix Ayan wata marka cules ihayo marka video iso same

  • @FaraxAden-rr9ev
    @FaraxAden-rr9ev 11 місяців тому

    Aad baa umahdsanthy wll xitaa Google ima shaqaynyn thanks❤

  • @FarxaanDhamuuke
    @FarxaanDhamuuke Рік тому

    0:09

  • @IsraHasan-zm7cc
    @IsraHasan-zm7cc Рік тому +1

    Shugran wll❤

  • @ayuubsiciid4100
    @ayuubsiciid4100 Рік тому

    Thank you

  • @MaxamedbileBile
    @MaxamedbileBile 6 місяців тому

    Mahad sanid wll walaahi wuu ii hagaage

  • @xaawocadiqadir4255
    @xaawocadiqadir4255 Рік тому +2

    Mahsanid😂😂😂😂

  • @AxamesClaahi
    @AxamesClaahi 6 місяців тому

    Mahadzanid zxp

  • @user-bl9yw2sb4o
    @user-bl9yw2sb4o 11 місяців тому

    One teerabayt fahmin

    • @Colaadmedia
      @Colaadmedia  10 місяців тому

      Waa cabirka datada wll MB, GB IYO TERABYTE

  • @MankaboySacidcadceed
    @MankaboySacidcadceed 23 дні тому

    Firi

  • @saadiqsaadiq5583
    @saadiqsaadiq5583 8 місяців тому

    Mahadsanid wllo❤❤

  • @CabdiwakiildahirCabdiwak-qk7mz
    @CabdiwakiildahirCabdiwak-qk7mz 8 місяців тому

    Macalin bad tahy❤

  • @BililaCabdulaahi
    @BililaCabdulaahi 2 місяці тому

    😮

  • @FardowsAli-r2z
    @FardowsAli-r2z Рік тому

    iPhoneka kaso hadal walalo

  • @user-zo2tl6el2o
    @user-zo2tl6el2o Рік тому

    Mahadsanid huno💯 baryahanba wuu idiidanaa

  • @AaminaCabdala
    @AaminaCabdala 5 місяців тому

    😮😮😮😮

  • @user-zh3tw2xq2d
    @user-zh3tw2xq2d 3 місяці тому

    Mhdsanid wllo

  • @MaslaxSheeno-xl3vy
    @MaslaxSheeno-xl3vy Рік тому +1

    Wife fast

  • @aamiinilyaas7482
    @aamiinilyaas7482 Рік тому

    waad mahad santahay mcln

  • @ahmedcrisaq4866
    @ahmedcrisaq4866 Рік тому

    Mahadsanid sxp

  • @ShaaficiAbdi-le9qo
    @ShaaficiAbdi-le9qo Рік тому

    Haday isiisay