Ma ila aragtay ninkan? Ummad dhan ayuu cawaan ku sheegayyaa wadankii dhamaa ee magan gelyo siiyey markuu kiisii dadka ku nooli sida dugaaga isu laayeen oo iska dumiyeen. Wax ka cawaansan Somali ma arag wax ka liita aduunyada hadana ka faan badan ...intaa dad bey liidayaan oo yasayaan.
Waa dad cawaama kulahaaa wadankoodiii buuu nolol uraadsaday intuu kiisii soo gubay Soomaalidu caqligoodu mashaqeeeyyo miyaaaaa oo dadka ay martida uyihiin wax kama bartaaan
Kkkkkkk waa run cawaan hadii aw yahay dalkiisii ayuu joogaa oo dhisan iskumana dilaayaan ee nabad ayay ku joogaa waliba wakaa sheegay inay somali badan joogto dheeman ka baadhayaan somali cidna kama cawaansana
Herei damacba kaga jira sidu u waraysayo ayan ka atkaa, fara madhnaan ma dhacayo bu ku leyay. Waar cabdisalamaw mandala waa lagu waashaa, waar ninka noo wareyso sidu meesha ku tagay muxuu ka qabtaa. Meesha .???
Cuqdada ku haysaa weynaa ee aad reer dhan u qabtaa , qudhun xun oo gudaafad ah ayaad tahay oo qalbiga ka buka uskagyahow cuqdada la dhimo oo haka caafimaadin
if iyo aakhiro liibaan guulayso. Subscribta iyo like I Saar waa QURAAN/TAFSIIRKA IYO MUXAADAROOYIN. Jazakallah khyr
Aslaamu Alaykuma first one and Community thanks
Cabdullahi Nacnac thnxs Waa inaa soo qoto diamond aan aado angola insha allah 🙏
Howl muhim ah ayaad heesa Meeshada kawad Wariye Hareri. Rabi Cimri dheer haku siiyo. Mahadsanid Wariye. Haye haye haye.
Wa run
Waa bilaa diin !!! Inaalilaahi waa Inaalilaahi raajicuun , Allaa mahad leh oo Muslim ☪️ nagadhigay
My sweet inadeer Hereri, I love your channel coz we have learnt a lot from it. Stay blessed.
Somali way ku waaltay macdanta si cilmi la aana ayay u galaan walaahi dad badan oo ku waashay ayaan arkay
Thanks ustaad c/salaan herari
Herari wariyaha kaliyah aan taageero waa qof hadalka heli og miisaan iyo qiima ku dhex leh gedi soomaali oo dhan
Keep goin c/salan hereri inader
Abdisalan hereri weriye heer calaamiya runtii
👋 Ceel Nin Galay Oo Aan Ka Soo Waramin Waa Qalfoof(Maahmaah Soomaaliyeed),Wey Mahadsanyihiin C/Salaan Hereri&C/laahi Max,d Nacnac Ee Dalka Angola 🇦🇴.
waxaan daawan jiray barnaamij la odhan jiray socdaalka aduunka uu daadaheen jiray alle ha u naxariistee wariyii qaaliga ahaa cowke 89ilaa90shanaadkii maanta waa kaasoo kale aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay c/salaan herei qiimo ayuu noogu fadhiyaa barnaamijkan
Soomaalidu waa jin ma ilaa angola
Mamuslim baatahay maye anigu angolian baan ahay
Somali baan ahay nin somali ah ma casho wayo
Asc..Ugu horayn mahadsanid Hereri. Mida xigta Nacnac waxaan oran lahaa waqti dambe haku lumin Angola isaga laabo oo carigii qabo. Luwanda laguma tanaado waa jugjug meeshaada joog oo ay waliba xabsi kuu sii dheertahay. intay gooriggoor tahay ka huleel.
Huno miyad jogta Angola?
@@Johnniedallas214 Maya Huuno waqtigan xaadirka ah waxan ku noolahay Uk gaar ahaan ''London''. Mahadsanid.
Keep going libaax
Heeriyow walaalow aan kuu duceyne musiga aad hordhaca ugu dhigto kilibyadaada naga daa walaal mcn waxaan nahay culimo ma dhageysanno musiga waa naga xaraam walaal shacbiyad badan oo ila mid ah ayaana ila qabta codsigaas allaahna wuu kaa raali noqon insha allh
Hees maxaya orodoo wahaabiyow meelahaa carabiga laga shido tag iyo nashiidooyinka.
Hhhh
Hadaad music ka soo horjeedoo Internetkaba maadan soo gasheen. Xaqjir dadka rabo inuu kaantaroolo. Channel UA-cam baad leedahay oo XAYEESIIS leh laxan iyo heesobo la socda ...hadaan channelkaaga galay xayeeysiis HEES LEH ayaa iga soo hor baxay markaasaad iska keen dhigaysaa inaad sheikh tahay 'culimaan nahay ..waa naga xaraam '...! Dadkiina xaqjirada ah munaafiqnimada iyo idinka deris baad tihiin.
@@sir__cmc
Walaal mcn caaydu waa ceeb musiga allah baa inaga xarimay diintu wahaabi malahan allah kabaq wahaabi iyo waxaad shegeysana maahi waxaan ahay muslim kudhaqmaya diintiisa walal wax hubso mahadsanid
@@sir__cmc wahaabigan xun channelkiisa aad xayeeysiis miidhan oo heeso leh. Waa laba wajiile. Xayeeysiis wuu siidayste oo lacag buu xayeeysiisyadan heesaha englishka ka sameesanayyaa laxanka soomaligana ee videogan uu Hereri soo saartayna wuu dhibsanayyaa.
Hereri media ✅✌️✅
Qofkii ugu horeyay edawady video gan
Warbixin fiican mahadsanid
Hereri💯💯💯💯💯💯
Cid Somali Ka Cawaan san Majirto Dadka Diimahooda Iyo Dhaqamadooda Unabad Galiya Wadankooda Qashinkiina Qablyaadiina iyo Musuq maasuqiina uuga Yareeya
Masha allah great program as always
Mr HAAYE,HAAYE wan ku salamay awoowe😁🙏
Cawaan waxaa ah nin dad uu cawaan ku sheegayo nolal u raadsaday kkk
Ma ila aragtay ninkan? Ummad dhan ayuu cawaan ku sheegayyaa wadankii dhamaa ee magan gelyo siiyey markuu kiisii dadka ku nooli sida dugaaga isu laayeen oo iska dumiyeen. Wax ka cawaansan Somali ma arag wax ka liita aduunyada hadana ka faan badan ...intaa dad bey liidayaan oo yasayaan.
Allaa ya cisak
Kkkkkkkk good
Asc soda barnaa mijka hereri
Waa dad cawaama kulahaaa wadankoodiii buuu nolol uraadsaday intuu kiisii soo gubay
Soomaalidu caqligoodu mashaqeeeyyo miyaaaaa oo dadka ay martida uyihiin wax kama bartaaan
Kkkkkkk waa run cawaan hadii aw yahay dalkiisii ayuu joogaa oo dhisan iskumana dilaayaan ee nabad ayay ku joogaa waliba wakaa sheegay inay somali badan joogto dheeman ka baadhayaan somali cidna kama cawaansana
waxa uu ka hadlayey waxa ay aaminsan yihiin ee khaldan maaha dhismayaasha iyo dawladnimada taas oo ah mawduuc kale
Hereyow walal nagadaa daa heesaha waan daawadaa chanalkaada
4: 34 Dadkaas cawaanka ah, waxba ogeyn, iska qaaqaawan ee gaalada ah! muxuu kasoo doonay hadii uu isagu dhaamo?
Kii dhulkoda buxee so nowda dheh
Californiyada ciida layidhaahdo hererow iyo mercuridan soomaali lagu waalay warbixin kasoodiyaari
Somalidu dadka ay martida ku yihiin maxay u caayaan,diinta islaamkana way ogyihiin dhaqankayda suuban,hadana way ka aradanyhiin!!!
We
Herei damacba kaga jira sidu u waraysayo ayan ka atkaa, fara madhnaan ma dhacayo bu ku leyay. Waar cabdisalamaw mandala waa lagu waashaa, waar ninka noo wareyso sidu meesha ku tagay muxuu ka qabtaa. Meesha .???
Ha yasin dadka walaal. Kibir badan baa kaa muuqda ixtiraam dadka dhaqamadooda. Adba ayeeyooyinkaagii wey naaso qaawqaawnaayeen oo burcad urayaa madaxa u marsanaa. Runtii waxaan dareemayya inaad xaqjir tahay extremist.
Diinta wax jira identity ama aqoonsi manoqon karto! 2 wahaabi /jaahil dadka kusoo djaweeywy cawaan ma ahee dhaqankooday huwanyihiin ixtiraam halagaa helo, dad adaa ugu liito oo wadankaagi argagixiso io qabiil kugubey,
Qalabka waaweyn ragga kuqota ayaa faa'iida sida yuhuudda iyo shiinaha. Maxaad dadka ucaayeysaa iidoor waqaashoow weliba aad lanooshahay. Marna qabiilkooda iyo diintooda uweydiinaysaa. Meelwalba maqabiil iyo yaatahay ayaad lategi waqaashoow. Gool baykaadhaliyeen waqaashoow hadday angolan kuugujawaabeen
Ciil kaad idoor qabtaa waynaa
Cawaantaasaad lamid tahay
Orodoo cuqdada iyo nacabka aad reerka uhayso la qarax ileen waxkale oo aad kusamayso garanmayside.
Cuqdada ku haysaa weynaa ee aad reer dhan u qabtaa , qudhun xun oo gudaafad ah ayaad tahay oo qalbiga ka buka uskagyahow cuqdada la dhimo oo haka caafimaadin