Cabdiqani Isku Filan | Kaslaay | Showgii Ciida Ali Jirde Hotel 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Showgii Ciida iyo Cabdiqani isku Filan Heesta Kaslaay Ali Jirde Hotel
    Music by: Digaale yare

КОМЕНТАРІ • 684

  • @حمدي-ب5ث
    @حمدي-ب5ث 5 років тому +211

    Cajiib. Maxay inantu ilbaxnimo muujisay oo xadarad iyo qalbi-wanaag udheertahay. Wallahay waagob gobidhashay. Manshallah. 😍❤️
    Hargeysa hadhwanaag. Casimadii xadaarada iyo ilbaximada.❤️

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 5 років тому +348

    Hhhhhh isku filan nin walan lkn inantaasi waa Gob wlhi Boqorsana Gabdhan o qalbi fiicana allah haku dhowro walshy

    • @asmax7921
      @asmax7921 5 років тому +3

      WallHi warunta waalal waa inan qalbi ficaan oo anqabku jirii n

    • @mahdiabdielmi1635
      @mahdiabdielmi1635 4 роки тому +1

      Filankaan mid laysla ogaabuu u egyahy 😁😁❤

    • @hawah9825
      @hawah9825 4 роки тому +1

      Op,

  • @mohamedabdilingrad8167
    @mohamedabdilingrad8167 5 років тому +61

    Wlh gabadhan waa gabar ad u wacan muqdisho hada nahay si qasa u tagernaa war like igu booba ninka kaliya rer waqoyi iyo kofur isku wadata ahe

  • @saedhassan8341
    @saedhassan8341 5 років тому +108

    This is the pure example of positivity,
    Gabadhaasi heesta la ciyaraysa isku fillan waa boqortooyo laab xaadhan, oo maskaxda ka caafimad qabta,
    Qalbi wacnaanta hablihii hargeisaadbay u tahay.

    • @hibo7621
      @hibo7621 5 років тому +3

      Saed Kuluc sorry inantu waa reer burco

    • @saedhassan8341
      @saedhassan8341 5 років тому +4

      @@hibo7621 hargeisa iyo burco maxay kala yihiin huuno ?
      Magaca guud unbaan qaatee hargeisina waa wadnihi burcona wa indhihii,
      Inantuna waa reer somaliland lol.

    • @hibo7621
      @hibo7621 5 років тому +3

      Waa kala laba magaalo adigu qofkii reer somaliland ah ba ma reer hargeisa u taqanaa yaab

    • @saedhassan8341
      @saedhassan8341 5 років тому +2

      @@hibo7621 hargeisi so casimadii somaliland maaha.
      Reer hargeisadan ku shegayaba so somaliland oodhan maha lol
      Cadi iska dhig malaha reer somalilandtanad ahaynba an ka hadlayo lol.

    • @ninayee1869
      @ninayee1869 5 років тому

      Hush ila hush hargeysa layidha meesha hargeysad maha

  • @sidiqsaed4621
    @sidiqsaed4621 5 років тому +123

    Maasha Allah inantu qalbi fiicanaa oo qurxoonaa oo reer magaalsanaa, one in a million weeye.

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 років тому +4

      Haa walaahi waa inan sharaf iyo dabeecad iyo reer magaalnimo isu darsatey.

    • @ilyaazzola.8189
      @ilyaazzola.8189 5 років тому +2

      Sidiq Saed
      Wa sax sxb qoftan wa qof qalbi fican

    • @Miskiinow
      @Miskiinow 2 роки тому +1

      Wllhi waa reer mgaal keep going

  • @asmamohamed391
    @asmamohamed391 5 років тому +157

    Walahi inantan ku dayasho ayay mudan tahay kalsoonida ay muujisay mashallh noolaw boqorada

    • @mohamedjamaahmed9575
      @mohamedjamaahmed9575 5 років тому +1

      Ma inanta stage ka la taagan??
      Ninkan baaba qosol maydhan ah
      Sub walal

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 5 років тому +2

      Asma ha wlhi wnka heleyba inantaas w dheeman

    • @mohamedjamaahmed9575
      @mohamedjamaahmed9575 5 років тому +2

      @@juweriahashi4515
      Amba walahi. Waa qof fahmo iyo dadnimo ku dheehan tahay. Iigu soo ducee mid la mida walal.

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 5 років тому +1

      @@mohamedjamaahmed9575 mid khayr qabta wll alle hku siiyo

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 5 років тому +2

      @@mohamedjamaahmed9575 kkkkk inaadeer miyaad qarxaysaa gabadhu waa gabadh qiimo badan laakiin waa volcano haddii ay kugu qaraxdo adaa isu qaba, laakiin waa gabadh nafteeda ku kalsoon oo boqol dhuudhuuban ka kalsooni badan

  • @asmaadem3318
    @asmaadem3318 5 років тому +180

    Wooow waxaan ka helay inanka camera man aha waa nin ilbaxa marba camarada dhinac aaan inanta wajigeed laga arkay ayuu kaga qabanaya intee ila aragta

    • @hassangaraad4137
      @hassangaraad4137 3 роки тому +4

      Gob weeye inanka camirada ✌👌

    • @abdis70
      @abdis70 3 роки тому +1

      Waa Runtaa- indheer garad. Absolutely,.

    • @adamali7385
      @adamali7385 3 роки тому +2

      waxaasaa xirfadle ah Camerman ah.

  • @reo9475
    @reo9475 5 років тому +38

    Oh damn iskufilan sowkan inanta la dul tagey? Mashallah waa inan aad u reer magaal ah 💖💖💖💖💖💖
    Inanta ha loo sacabeeyo 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
    Queen with killer mad confidence
    Inantu waa gob 💖

    • @axmedccilmi3069
      @axmedccilmi3069 3 роки тому

      Fgggghhiolkjhggbmnbhoiuytioiuu gjkloiuytghnvbmllkkjlobo

  • @TuBeEc_Yare
    @TuBeEc_Yare Рік тому +15

    Maantan soo booqday heestan sanado kadib like dhac kusii❤😂

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 роки тому +17

    Reer hargeysa hablo badan ayan iska naqan walahi waa wada reer MAGAAL , greeting from BORAMA

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 років тому +40

    Waa iska saan kolka reer magaaal banaan degay ku helo istqfrllaah wle waa naag nool viva hablaheena😍

  • @abdis70
    @abdis70 3 роки тому +14

    Reer Hargeisa waxay ku caanbaxday- Kaftan reer magaal waa lama kala xanaaqaan. I MISS EVERYTHING IN MY MEMORY.

  • @dezaki1639
    @dezaki1639 5 років тому +13

    Walahay waxa wax aad lugu farxo ah siday gabadhu isu asturayso iyo sida quruxda badan ee u dhaqmayso waa gabadh xadaarinmo kaftan akhlaaq iyo ilbaxnimo Intaba u dhalatay maansha alah hore usoco wll ilahaay ba qurux ku dhamaystiray 😍😍😍😍

    • @hilaalelmi6030
      @hilaalelmi6030 5 років тому +2

      DJ Saki waad mahadsantahay walaalo ❤️

  • @fambamcrew1259
    @fambamcrew1259 2 роки тому +3

    Heestan dhagaysigega kama daalo sababta aan dawadana wax kale maaha ee waa gabadha qalbi xabxabka ee isku filan ucamiraysa mid kale haday ahaan lahayd xanaaq darteed ayey meesha uga tagi lahayd ❤️❤️

  • @updywaduud
    @updywaduud 2 роки тому +8

    Heesta inta xaliye kuzo xasuustey xgan uzo shegey like sara

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 3 роки тому +2

    Soomaaliyey gabadhaas hadii aysan ahayn murwo nin kale. Ha la ila raadiyo, sababtoo ah, waa ruux dulqaad iyo degani Rabi hibo usiiyey. Dumarna waa quruxda lagu doorto mida ugu sareysa. From Gaalkacyo...

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 5 років тому +40

    Isku filan inanta kamuu xishoon laakiin inantu ilbaxnimada ayaa biyo dhigatay nasab weeye inantu wllhi alla maxay qof wanaagsan tahay inantu

  • @aminhassan6537
    @aminhassan6537 5 років тому +26

    Wlhi waa hablihii xadarada ahaaa waa dhal magaalo inantaasi ❤️🙏🏽👌

  • @barkhadali2968
    @barkhadali2968 5 років тому +15

    Isku filan gabadh way kaa badisay waan uqiray inantaas ilbaxnimadeeda kuwa qarkood intaad sheekadan oogula tagto baleedh ayay ilkaha kaga daadin doonan

  • @hajjisudeyschannel8537
    @hajjisudeyschannel8537 2 роки тому +18

    i watched this song becouse of this girl what a good heart she has.👍👍👍👍👍👍👍

  • @xamdasaleban1993
    @xamdasaleban1993 5 років тому +9

    Mnsh allh gabdhu reer magaysan oo kalsoniy badan ilhy ha ku dhow walshay qaliyeeeee waa gabdh lagu daydo

  • @askfreitag6794
    @askfreitag6794 5 років тому +9

    Aar nabarku waa ciyaalkii magaalada laydh is dhaafin bay ciyartay
    Iskufilan dhibcay ka tirsatay
    I like it 8 boolaha

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 роки тому +3

    Inan ilbaxad ah weeyaan oo qalbigu qoyanyahay, ❤ Hargeisaa laga helaa.
    Tu kale kureydoodii bey tefon u diri lahayd mar hore.

  • @wardakorontooo8449
    @wardakorontooo8449 5 років тому +48

    Alaa walo Sas udaa qalbiwangsaanadaa reer waqooy Axxx gooobsaana inantuu sey ugu kacdey ❤️❤️♥️♥️ alow idaa Dadkega somaliland

  • @hargaysalive7539
    @hargaysalive7539 5 років тому +12

    Abdi qani inantu way ka badisay rer magaal ayay ahayd alle ha daaye wa qof quruxdeeda ku kalsoon axyaa rer magaaal

  • @zahraali6288
    @zahraali6288 4 роки тому +20

    The girl she's so confident and I love the way she can take it. Mashallah. She's beautiful.

  • @fardosamohamed9652
    @fardosamohamed9652 3 роки тому +21

    She's has beautiful heart 😍

  • @subeir3498
    @subeir3498 5 років тому +21

    Wlh daacad bn u qoslay , reer magal mrkad tahy wa sida wlh gob wyi inanta💯😂😂😂😂

  • @michaelmichael1225
    @michaelmichael1225 5 років тому +178

    She has a beautiful personality ❤️❤️❤️

    • @nai-fw2hu
      @nai-fw2hu 5 років тому +6

      Abdinoor Abukar she is my auntie

    • @sakimuxiyadiin7935
      @sakimuxiyadiin7935 5 років тому +2

      @@nai-fw2hushe is your aunt wlaahi she has a beautiful personality wll igu salaan wll

    • @reo9475
      @reo9475 5 років тому +4

      Abdinoor Abukar
      I swear she has killer self confidence and she the epidemic of empower self assured beautiful woman💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
      Me will be contemplating suicide for public humiliation. Probably suing him for the money that he doesn’t make

    • @mahamoudsouleiman5056
      @mahamoudsouleiman5056 4 роки тому

      ❤❤❤

    • @abdishakourabdiqadir7592
      @abdishakourabdiqadir7592 4 роки тому

      Kada isku filan gobad uma qalente heesta

  • @abdiraxmanali6786
    @abdiraxmanali6786 5 років тому +25

    Wlh hablaha hargaysa wa gob gobi dhashay halka gabadhasi ay jogto gabadh kle may ahaato

  • @jamacyare1724
    @jamacyare1724 4 роки тому +18

    wllhi waa gob gabadha reer Hargeisa Tollow aman uso radsadaa gabar hargeisa

  • @hargeisahadhwanaag3266
    @hargeisahadhwanaag3266 4 роки тому +5

    Hargeisa waa hoyga ilbaxnimada
    Inta afsomali ku hadasha mancha allah gabadha gobanimadeda bal eega

  • @fahadosmanabdi7370
    @fahadosmanabdi7370 5 років тому +5

    masha allh waa gabar dulqaad badan gabadhas uu ku camirtay war inantaas haliigu raadiyo qoftaas cml lama helee

  • @crisaaqgacaliye716
    @crisaaqgacaliye716 5 років тому +24

    Walhi nintaasu waa ciyaalkii xaafada haday rer tuulo ahaan lahayd sixnigayku soo tuuri lahayd

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 3 роки тому +3

    Hibaaq sowma ahayn gabadha 🙏cisiga illaahay dhamays weeye nin ay udhaxdaa nayruus ragu dhaafay, nidaam dhan weliba il cowriga naafayn inshallah, nolol dheeriya nidirkay dhool aan naaqus ahayn amiin. Cabdi qani ( 🔥 HOLAC IYO HAR QORXEED NIN HORE, HAL ABUUR HINDISAHA AAN HOLLIS MAHAYN, 🙏👌✍️🤳🕵️🙏 GARAAD RAG HORE, HAATAN IYO HIIGSIGA FOG, HOR SOCOD INSHALLAH.)
    Qore
    abwaan axmed xaaji cali
    Kismaayo

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 років тому +49

    si marka lo ego xaq iyo xuquuq uma laha amar laaan inu sida ugu heeso gabdha Lakain Waa gabadh akhayar Ah Oo Ilabaxnimo u dhertay Kamy Jidhiin Walhi hablaha Hargsie Waa Gob iyo nasab dhamantood

  • @bileawil6095
    @bileawil6095 5 років тому +5

    Anigo meesha joogin bn gabadha emotion ahan halkaa uga sacab tumay wlhy waa qof isku kalsoon.

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 5 років тому +52

    Alla gabdhaas waa daimond ❤❤❤Lama helo wllhi Qof dab cigaas leh❤ masha allah❤❤❤❤

    • @mohamedjamaahmed9575
      @mohamedjamaahmed9575 5 років тому +1

      Adu mad xanaqi lahayd

    • @djsamiir7262
      @djsamiir7262 5 років тому

      Wlh naagta Hadey garoob tahay waan Gursanlahaa

    • @fatmabarre6037
      @fatmabarre6037 5 років тому

      @@mohamedjamaahmed9575 haaa😂waaba Ooyi lahaaa

    • @fatmabarre6037
      @fatmabarre6037 5 років тому

      @@djsamiir7262 sorry😥😂😂

    • @mohamedjamaahmed9575
      @mohamedjamaahmed9575 5 років тому

      @@fatmabarre6037
      😀😀I am so sorry.
      Qof niyad wacan baa tahay. Lakin ogow waa jilide.

  • @mamutsamta495
    @mamutsamta495 5 років тому +41

    Kkkk isku filan wlahi waa laga badiyay viva haplaha hargeisa

  • @samiirlyrircs630
    @samiirlyrircs630 5 років тому +14

    Is DaaD raaciNtu waa qeyB ka Mid aH iLBaXNiMaDa GaBadhaaZi MuujizaY wlhi waa aWLaaDi CaaziMaDa HargeyzaH ❤

  • @munahminneapolis1907
    @munahminneapolis1907 5 років тому +57

    🤣😂🤣wlhi wa gob inantaasi walaysu qiraaa bahashe anu bari horaan sinxi ku jiiidi lahaaye😎masha allah 😍😍😍

    • @sirdoon1
      @sirdoon1 5 років тому +1

      miyaad buurantey adigu hhhhhhh mise waad kuusantey hhhhhhh

    • @djsamiir7262
      @djsamiir7262 5 років тому

      munah minneapolis abaayo waruntada

    • @shukriali6715
      @shukriali6715 5 років тому

      Hhhhhhhhhhhhhh haa walee kaamu faa iideen

    • @filsan7722
      @filsan7722 4 роки тому

      munah minneapolis 😂😂😂😂😆

  • @darajoqali3771
    @darajoqali3771 5 років тому +23

    Ala berka qosol iguma harin
    Iskufilan kama xishon inanta
    Funny boy Ku tageersanay

  • @aliahmedbashi7520
    @aliahmedbashi7520 3 місяці тому

    Qftaan waa legend ku wakale wadagaali lahaayee

  • @khalidmohamedabdillahi478
    @khalidmohamedabdillahi478 5 років тому +90

    innantu wa reeer Magalad Walle . May xanaaqin . Just For Fun Weeye waxani 😂😂😂😂😂

  • @fardosamohamed9652
    @fardosamohamed9652 2 роки тому +5

    Masha Allah tabarakallah she has beautiful heart what a wonderful lady 👩 ❤ 💖 ♥ 💕 💗

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 6 місяців тому

    NIMANKA QAYLAA KA BADATAY NAAGAHANA DHAG UMA DHIGAAN HOOShOODA BAY WATAAN VIVA DUMARKA SOOMAALIYEED🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedali106
    @mohamedali106 4 роки тому +3

    Mnsha allh inantaas gob gob dhashay waaye viva hablaha hargeysa

  • @rizmohamed6403
    @rizmohamed6403 2 роки тому +1

    Heestan inta xaliye kasoo maqashay🤟🏻🥺

  • @mohamedmuse1016
    @mohamedmuse1016 5 років тому +33

    Niyaw baryahan dambe hablaheenu waa kaftan yaqaaniin

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +6

    War heestu 1M bey gaadhaye😳😳
    Yaa ha la iga daba geeyo maxa lagu arkey awal hore'ba mid ka horaysay lama dawane oo isla heestan ah 24 July 2020

    • @nuursaid3444
      @nuursaid3444 5 місяців тому

      Waxa loo daawaday heestaan gabdhaas ilbaxnimada iyo dadnimada ay isku darsatay darteed

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 Рік тому

    Ilbaxnimadu maahan dharka magalada oo la xirto waa mid qalbiga gabar reer magaala oo qalbi fiican oo kaftanka wax ka taqana iyo shuqulka magalada xamar baan idinka soo salamayaa isaaqow

  • @halabuurnasiibbadane325
    @halabuurnasiibbadane325 5 років тому +6

    Reer magaal la iskama sheegtee gabdhaa ayaa reer magaal ahayd bilaa caleeg
    Ilbaxnimo wlaahi

  • @khadarclaahimuxumed4082
    @khadarclaahimuxumed4082 3 роки тому +1

    Eeshcalaa Libaaxad 100% waa gabadh gobonimo iyo raganimo iyo fariidnimo, leh, I love dadka noocaas ah, way inagu yaryihiin xaqiiq.

  • @mahmoudmadar4446
    @mahmoudmadar4446 2 роки тому +2

    Heesti xaliyee

  • @najmamahamod8552
    @najmamahamod8552 5 років тому +9

    Mash allah abdiqani cod🎸🎸 iyo funny🤩🤩😂 ayo isku darsaday waa fariid

  • @Hansoor3721
    @Hansoor3721 2 роки тому +2

    Inta ustaad xaliye kasoo aragtay farta taaga😂

  • @mustaphamohamed2766
    @mustaphamohamed2766 2 роки тому

    Inantanuu wa Boqoraad... MashaAllah she made ma love this video..

  • @suldanabdirahman3970
    @suldanabdirahman3970 5 років тому +2

    Isku filan inataa kamuu xishoon lkin waa inan gob gobe dhashay ah oo fariid ah masha allh dadkaygi

  • @maxamadxiseen1313
    @maxamadxiseen1313 3 роки тому +1

    C/qani isku filan sxb sare heestan caadi ma.ahan runti

  • @dulqaadmasamre6461
    @dulqaadmasamre6461 5 років тому +4

    illahaybaan ku dhaartee waa gabar rijaalada

  • @maxamudliiban1795
    @maxamudliiban1795 4 роки тому +3

    Waa hablihii hargeysa qof gob ah dheh

  • @abdifataxabdilaahi4099
    @abdifataxabdilaahi4099 5 років тому +2

    Runtii waa gabadh reer magaal ah kamay jiidhin waana ay u camirtay cidii taqaano igu soo hagaajiya gabadhaa.

  • @abdirahmanabdullahi3345
    @abdirahmanabdullahi3345 3 роки тому

    Codkiisa maxuma

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому +3

    Iskufilan wa saxsana inatuna wayba ka si wangznayd wlhi inantasi pilad cajipa ledhy welipa bilada oscar sin laha

  • @cabdibashir160
    @cabdibashir160 3 роки тому

    Mash allah waa inan fantaanstic mu xanaaqiyad maha wa fariid
    Laabtayba gelisay mash allah
    Reer magaallad isdaad raacinta kooobka

  • @zakariyaabdullahitahlil6179
    @zakariyaabdullahitahlil6179 Місяць тому

    Dhowr sano kadib gabadhas ilbaxda darteed 😍😍

  • @amiinabdirashiid8529
    @amiinabdirashiid8529 4 роки тому +1

    Gabadhaasi kolly waa Nuux ismail
    Ilbaxnimada Ayaa ku dhamaty
    Hambalyo Waad kabadisy my Sistar

    • @Girlboss1.
      @Girlboss1. 3 роки тому

      Wad la heshay😂❤️inader nuuxiyada ilbaxnimada laguyaqaan

  • @naimoabdi1884
    @naimoabdi1884 4 роки тому

    asc wllo gabdhaha susasl ka jilayo runti aad ayan indawada xuman igama ahan wllo xijabta wllo xuman kamawato wllo

  • @drhassannasiib2742
    @drhassannasiib2742 5 років тому +33

    Wllahi gabadha kalsooni aan la qiyaasi karin ayaa ka muuqata iyo qalbi wanaag Maasha'allah aad baan uga xanaaqay in qof xaflad kuu yimid aad ku matasho heestaada adigoon fasax ka heeysan wllasheey waxaan lee Yahay allah qalbigaas wngsn ha kuu siyaadiyo from Muqdisho isku filana waxaan lee yahay habluhu inantaan oo kale ha moodin oo shil kaan oo kale ha galin mar dambe sida kale waan ku taageeraa lkn ixtiraam dadka xaflada idiin yimi

  • @whome6175
    @whome6175 3 місяці тому

    Inantu way iska celise wow beautiful

  • @suhaybhussein677
    @suhaybhussein677 2 роки тому

    Mansha allah inintasi waa gobonimadii oo qof ah abdiqani isku filan kama xishoon

  • @husseinhaadi1265
    @husseinhaadi1265 2 роки тому +1

    Shahar noqtaya niiqalaysaya iska shantayaa waa yeelkadaa 👌🏼👌🏼

  • @shukriainamohamoud5987
    @shukriainamohamoud5987 5 років тому

    Abdiqani nilow wallo inatey nolol jirto wlhi waa wiilka kaliya ee iga qosliyaa markaan UA-cam soogalo 💕💞🌹✌️ all the way Minnesota

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 5 місяців тому

    kkk MashAllah isku filan waa funny waa gabadh cuqdad lahayn oo isku kalsoon 👍

  • @ronaldothebozzfootball4059
    @ronaldothebozzfootball4059 4 роки тому +2

    Gadhaas waa waya arag dhamystrn

  • @axmedilkadahable4385
    @axmedilkadahable4385 2 роки тому

    Ahay ah gob isma qariso wle waaa iga gdan thy shaqsiyada gabdhaas axsan banaaat casima

  • @harqabomedia160
    @harqabomedia160 4 роки тому +1

    Inantaasi runtii waa inan qalbi wanaagsan asal gubood weeyaan dulqaad iyo samir badan masha alah walaal dabeecadaada quruxda badan

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 5 років тому +4

    Hhhhhh kama xishon wlhi inanta lkn inantu waa ilbax wlee qof jirta 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohaha5720
    @mohaha5720 5 років тому

    Agaa war ninku indha adaga oo xishood daraa maxu gabadha u dul istaagay

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 роки тому +3

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannnnnnnnnn

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 5 років тому +2

    Isku filanoow inader naag ree magaaladaa ku heshaye horay usoco nin talent ah ayaa tahay

  • @mahamedabdinasir7526
    @mahamedabdinasir7526 3 роки тому +2

    Walhi videogaan wax kale Uma soo aado inaantaas inaan daawado un baan u imaadaa, waa qof ilbaxnimo iyo kalsooni ku dhamaatay, walhi qoftaas kal iyo laab baan uga helay.

  • @hafsamaxamud2340
    @hafsamaxamud2340 5 років тому +34

    Walle waa fariid gabadhaasi talaw ma anaa dhalay😂👏

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 років тому +1

    Kurdad xerayaa crown aadayaa
    Ka hor jaastayaa💃💃💃
    Waa yeel kadaa ku lahaa 😂😂😂🤪🤪🤪
    Isku filan hore u soco 🚶🏾‍♂️🚶🏾‍♂️🚶🏾‍♂️🚶🏾‍♂️

  • @dinmohamoud1635
    @dinmohamoud1635 3 роки тому

    Amazing inantu dabeecad wanaagsanaa kuwa qurbaha joogo way iska xanaaqayaan wow amazing and beautiful personality war ha la iigeeyo

  • @ahmedcagaf5437
    @ahmedcagaf5437 2 роки тому

    Heer somalindow gabadha isaya ilmaderayalow boqor sana

  • @mucaawiyahabuuyacquub621
    @mucaawiyahabuuyacquub621 5 років тому +2

    Walaahi gabartaas gabar ka qalbi fiican waligay maan arag illahay cimrigeeda ha dheereyo
    Wiilka siday ka noqotay lakin ma fiicana qaabka uu yeelay

  • @zeynabaadan7776
    @zeynabaadan7776 5 років тому +1

    Abdiqani isku filan fanaan aan tagero buuxa uhayo👍👍👍👍

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 4 роки тому +1

    Dadka kuhaya inantu waa gob oo may xanaaqin miyaanay ogayn in la is lawa ogaa heesta oo lagu ballamay 😎😎 waar wax fahma yaa soomaali dhegayreey 👍👍

  • @AhmethAwath0
    @AhmethAwath0 5 років тому +3

    Inaantasu waa fariid walhi Habli reer Hargeisa ee ilbaxda ahaa

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 5 років тому +3

    Aar inantu gobsanaa wllhi
    Si reer magaalnimo leh bay uga giijisay

  • @AhmedMohamed-on8xq
    @AhmedMohamed-on8xq 5 років тому +5

    Wlhi inantasi waa sifilisee 👏👏ilbaxnimY muujisay

  • @saalix.saalax
    @saalix.saalax 3 роки тому +1

    Wxasaa masraxiyad lagaa dhehaa

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 років тому +10

    Fanan buuxa heestan waan taagera👌🤣😂😂😂

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 2 роки тому +1

    Waa adigaaan kibreeeey🤣🤣

  • @ethio7409
    @ethio7409 5 років тому +2

    Nio
    Hibaaq
    Gob weeyaan
    Allah haku sharfo wll

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 3 роки тому

    Alla inantu sowta i beerqaaday Gobsanaa, ilbaxnimadu waa u dhalasho. Hargeysa xadaarad ba taala walle.

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 років тому +217

    wlhi inanta hibaaq gobaad la dhaho waa gob bal eeg sidey uga soo jiideyso inantu ku leedhinayo ka tag ayey leeday doqonyoow hhhhhhhhhh waar liketa isaara inta wax fahantaay

    • @Abdi_Darwizh1998
      @Abdi_Darwizh1998 5 років тому +4

      Walahay hibaaq gobaad waaaa gob innatii bay ka kacaynaysaa lkin goolkaba waxaaa dhalisay innataa uu ku laydhinato waaaa xariifad reer magaalad ah labadaa hablood ayaaa labada gool dhaliyay ilaahah ha idin xifdiyo

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 5 років тому +1

      Yadaaba ziz u soo sheegy eeg dhegtay ugu sheegysaa intay inanta gacanta ku soo fiiqdo tollhi dumar guntood lma gaadho

    • @caamirhazam2169
      @caamirhazam2169 5 років тому

      OONBEEL Media kuuu saarey

    • @joonbk7083
      @joonbk7083 5 років тому

      Iyadaa udirtay u fiirso

    • @ibraahinmaxamuud3711
      @ibraahinmaxamuud3711 Рік тому

      Maxay kasoo celin iyadaaba udiraysa oo farta ugu fiiqaysa orord utag bay ku tidhi suu uyimi

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 5 років тому +5

    Yaa inantas caml ka dhiga Gabdhaha Soomalida 😍❤

  • @SOMALILANDXPRESS
    @SOMALILANDXPRESS 4 роки тому +6

    Very funny and professional craft
    Big up Waqal Studio
    Appreciate art