Uma Abdullah Sheikh Ilaahay khar haku siiyo wa deris anfac badan xagee baan ka heli karaa khasatan dadka Somalian jooga ama United Arab Emirates hadi aad lambada meelo noso sheeg telph nada ama xaga ugu dhoow e laga heli karo.
Ascww Sheekhyaalo, Allaha kheyr idinka abaal mariyo hawsha aad umada u heysaan. Sheekh Yusuf wuxuu sheegay in saliida Saytuun u wanaagsan tahay Baabasiirka marka sidee loo isticmaalayaa saliidaas dawo ahaan?
Doct Sh.YusufXoogweyne+254722115511
Asc walal shiikha labarkiisa iyo magaciisa miya
@@fadumomohamed2857 haa wllo
Wll dawada saan ku heli kara aadbn ugu bahnhy
@@safiirkaislaamka jzkl adiga iyo sh walaal dawada magaceega carabi iyo English kusooqor waxaa iiwaydiisaa daawada qalalka daawadiisa iyo sida loo isticmaalo jzkl
Jazaakalaah khar shiikhunaa alaha kuxifdiyo waxbadn baadnoo faaidaysaa jazadaada jano alaha kadhigo
Jisakalaahu qeyr
Manshaalah qufac. Ayaan qawa Ino fafahi shukran
ماشاء الله جزاكم الله خيرا على هذا الموضوع ❤🌷✌
Uma Abdullah
Sheikh Ilaahay khar haku siiyo wa deris anfac badan xagee baan ka heli karaa khasatan dadka Somalian jooga ama United Arab Emirates hadi aad lambada meelo noso sheeg telph nada ama xaga ugu dhoow e laga heli karo.
Masha Allah shiiq ale hakudhooro
ماشالله جزاكله خير 🙏❤❤
جزاك الله خير الجزاء
Masha Allah wan ubaa hanahay intee kahelaa waxajogaa muqdisho
Praise be to may peace be upon sheek and mercy allah you amen bro
Maasha Allah Sheekh Hargeysa ma la keeni karaa
M.allh allow barakeee shiikh kaso hdl sanboorka
Aslmckm safiirka islamka iyo sheekh xogweeyne ilahay ha idin barakayo cubkarka sidee loohelaya waxan jooga American
Wllo another uurleh samaria macunikaa
Masha allha masha allha masha
Masha Allaah jazakallahu kheyran
English maxa lagu dhaha qurbe ayan jognaye please thanks
Asc wl waxad ii sheegtaan daawada ugu fiican ee qanjaha ama qumanka
Masha alaah jasakalaahu qer shiiq
ولك يا شيخ جزاك الله خيرا
Maansha Allah tbrka jzklh.
Asc sheeq xageed jogotaah
mansh allh
Asc sheeq
❤❤❤❤❤
Asc sheekh halkee lagala soo idhiidhi karaa aad ayaan ugu baaha nahay
Shekh jazakallah kher inte kahelaa saudi arabiya joogaa
Masha Allah waan u bahnaa xaqiiqatan
Mash allh intee lag helaa
Wcs Msha Allah horey usoco wllkay halkeen kaheli karaa waxan joga islii
Jasakallah wll dawadan wan rabaye senku heli karaa bosaso jogaye
Ilka dhiig ayan leyahy
Asc shekh xagay kutala meheradu ama magtabadu maidacada
Jazaakalah qayr sheeq
Asc Sheekh maxaa macdanta raga badiya iidane kasoo hadal baarakallaahu fiqika insha allh
Masha allah shukran sheeq 💚🥰💚💚
Shiiq labarkaga nasii please
ASC sheeqow illaahay ajir hakaa siiyo fadlan maxaa lagu dhahaa luuqada English ka ah qurbaha ayaan joogaa
Ayaan rawe wll
Haa sogaabi shekh
shiikh alle huku karaameeyo waxaad. noo sheegtaa waxa caawiya neefta ama xiiqda
Asc walaalayaal waxaan rabaa magaca oo English ah qurbo joog baan nahay mahadsanid
Sheekh somalia malaga helaa
Wllo Maganeyno In Uu Yaalo iyo inkale
Shukran shequnaa
South Africa mayaalaa
MashaAllah
Intee kahelikaraa
Mugadisho aan jogaye
Jwb reference leh
Asc sheikh xagee kahelaa muqdisho ayaan joogaa isojwb
Wcs sheikha waxad ka heli kartaa nairobi xafada islii 2nd Avenue gaar ahaan 5th street
Asc wr wb adeer inee lagahelaa
Ascwrwb walaal jizaakumullahu khayran. Walaal ENGLISH igu sheegaa qurbahaan kunolahay waana ubahanaay plz
Safiirka waxan karawa lanbarkaga sxb
Sh. Waxaad iisheeg itaabkan aad wax kasoodiyaarisi ayaan ubaahanahay magicii ilahay khayka kusiiyee
Mashall
Intay ku taalaa xarunta Sheekh Yuusuf
asc shiiqa lambarkiisa was abka mahelikaraa
Asc wll waxaan jooga somali gaar ahaan baydhabo
Waxaa rabaa halkeen idin kala soo xariiri karaaa
Maashallaah jzakallaah kheyr sh number kiisa mudan radinayey
Mashalaah
Masha allaah, halkeen ka heli karaa?
Asc
She yusuf xagey ku talaa xaruntu
She qerallah kosiyo wa haan raaba dawada gaska ina ii shekto Ayan raba
Asc wlal wahan raaba inad IGA shekta gaska bokta calosha
Asc sheekh maxaa lagu daweeyaan qanjaha cunaha
Qomanka maxaa lagu daaweyaa
Quman qanjidhada cunaha xanuuna
Ma isoo dirikartaa
Asc de sheq jisakalah qer Cage laga hela waxan jogaa Sweden wan ubahan hay
Maaansha allh tabarakallh sheikh alle haydin barakeeyo
Shekha wuxuu jooga Nairobi islii
Xagee ayaan ka heli karaa
Xagee laga helayaa geedkaas
Ascww Sheekhyaalo,
Allaha kheyr idinka abaal mariyo hawsha aad umada u heysaan.
Sheekh Yusuf wuxuu sheegay in saliida Saytuun u wanaagsan tahay Baabasiirka marka sidee loo isticmaalayaa saliidaas dawo ahaan?
Mashaallah sheikh hagekahela English mahalagudaha
South Africa Malaga heli karaa
Maxaa lagu yiraahdaa in english ? Plz :
Halkee laga helayaa geedka
Asc
Sheekhow wax neefta dawo ka ah mahaysa
Fadlan af den ngiriis noogu sheega
Xage waye dukankada
Asc sheq xagen ka helaya
Asc sheikh sidaa u heli kartaa numberkiisa wll
Xage lagahela sheqow
Meshaad dagantahay hadan safirka shegen macsalama
Xaguu ku yaalaa dukaanka waxan kasoo iibsanlahaa
6stteet Eastleigh
branch kisa 2 waxu kuyaala 5th street 2nd avenue
@@zamzamabdikadir5630 the shop name
Asc shiikh jasakallaahu kheyran geedkaan xabagta malabku kudhexjiro miyaa? Sh ilmaha isku kaadsha markay hurdaan maxaa lagu daaweyn karaa?
Abayo Quran saar habenkiina 2 jeer u kac waxyaalaha cabsida yeyna dawan ilmaha intay seexan wax cabitan ha siin 2.sac ka hor intay sexan Insha allah
@@hibohenna2676 shukran xaqqti
Walal tukankani halku ku yaala
Sweden baan ku noolahay xageen ka heli karaane
Xaga laga hali kara shakha
WAXA LAGU YIRAAHDAA AF SOOMAALI:-
XABABARSHO
WAA HADDAY TAHAYQAYBTA XANJADA EE AY MALABKA KU DHEX SAMAYSO
Where can I get the number of this Dr sheikh? Please help
Shiikhow xagee ka heli karaa
+254722115511 Lambarkaan wac
War hada malaab sax ayaba lanahaye waxaan kale yaba arki Soomaali qish iyo qiyaano usheeg malabki oo dhan sonkor kabuuxiyen.
Waxaa loo yaqaan Xabag barsheed
Xabak barsho
Xage jogta telephonka
Qoka qanjuhu xanuunaya
màcalin xoqofaha madaweeyaa
Asc number kaaga noo soo sheeg plz and thank you
english maxaa la yira
Sheikhoow jijiga maad kasamaysid xarunkale
Mudo intee leg buucinyaa
English maxa lagu dhahaa
xage kuyala dukan kan
Nebi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Maa shares alaah