PART 2: NAGTI JACELKA BENTA AHA KUBIILI JIRAY HOOYO-NA LACAG KADHACDAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 446

  • @Amiiraqurux-i8c
    @Amiiraqurux-i8c 4 місяці тому +131

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙
    Follow isoo dheh wll Qali❤️🙏

  • @SamiraAli-pf8tj
    @SamiraAli-pf8tj 4 місяці тому +27

    Xaqaga wuu kaso bixi dona bowe ❤weyna kashaleyn donta😢

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 місяці тому +61

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

    • @sheiknuradin
      @sheiknuradin 4 місяці тому +4

      ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 4 місяці тому +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 4 місяці тому +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 4 місяці тому +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 4 місяці тому +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @Kamil-kq4kl
    @Kamil-kq4kl 4 місяці тому +45

    Waxa garad maha qof wax badan nolosha soo aragatayana maha qof ku cawiyay meel cidala uga tegeen allala waa qof ii jecel😢 bowe qof qurxan oo ku jecel alle waa kusinaya waan kuso ducaynaya

    • @SagaladanSagaladan
      @SagaladanSagaladan 4 місяці тому +2

      Waa qof xun wlhi 😢si daran by yeshy wilka bahal qumayaa by ahyd lkn wy kashalaayin am sorry 😢so sad

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 4 місяці тому +1

      Waxaas way somaraan raga ninaan jabsoo marinba aduunka wow udambeeya wayo waa uu yaryahay asagoo wayn ayaa daraanleheed waxbuu ka kororsanaa sidayda oo kale hada walhi gabarwalboo sidhaba iijeclaato kalama jecli yacni caadi ayeyba ila noqotay nolosho aaminaad maleh qofkii Calaf ilhy kugu daro xitaa said ha ujeclaan beri hadaad kala tagtaan caadi iska noqo

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 4 місяці тому +71

    Gabarey deynta iska bixi hooyadiis lacagtey ku deymisay walee wey kaa soo baxee gabarey.

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 4 місяці тому +22

    Habo wiil yar oo qurux badan baatahay ee maafiyaa ku heshay hora uga soco

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 2 місяці тому +2

    He seem to have a great heart of gold and passion comparing to world of today. Very affectionate Qalbi my little brother.
    May Allah bless and protect you and guide to the great one to be the spouse you always wish to have in life and Akhirah too
    Aameen Ya Rabbi

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 4 місяці тому +19

    Walal iska iloow mooryaan baa ku heshay ilaahey qalbiga hakuu qaboojiyo. , wiilkaan wiil daacad ah ilaahy badal qayr qabo

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 4 місяці тому

      waa bahal isbaaro joogi jirty imanka beel tuugo dheh canada dadbadan way xadin taasi asa a xabsi lagyn donaa

    • @Amirailkaxanaf44
      @Amirailkaxanaf44 4 місяці тому

      Aaamen

  • @ahmedaden70
    @ahmedaden70 4 місяці тому +85

    Naagtaas illahow nabsigaada uu kasoo baxa amiinta raacita😢

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 4 місяці тому +6

    Illaahoow wiilasheena hatusin tanookale haqaas wuukasobaxaa wallahi waawiil qurux badan er rijaal iskadhig wax walibo ogoow❤❤❤❤❤

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 4 місяці тому +27

    Abowe wa xanuubadantahy lkin wlhi hooyo macan aya kugarbtaagan

  • @namelos2963
    @namelos2963 4 місяці тому +59

    Waxaa laga yaaba naagta in uu nabsigu qabto oo beri lugahaaga soo fadhiisato😮

    • @Axmadmaxamed-u3z
      @Axmadmaxamed-u3z 4 місяці тому +4

      Waa sax wayna dhacee hadaba waxa ay ku sugantahy allaa og lkn aniga waxaa iila xun ninka laso hadlaayo inuu xataa waxa jira uu wadiiyo ay eheed lkn wa iska xaal aduun sorry

    • @Luulmaxaamad
      @Luulmaxaamad Місяць тому

      Taas allaha ba dhafiyay dacadnimadisu kubadbaday waxey qarineysay so baxday tuugo waye Wana qaimad

  • @noordugow
    @noordugow 4 місяці тому +8

    Wiilkan naaftiisa ayu qalada bdn kagale
    1. Qof sdhaadha oo kle eh sdhaa dn mxa ugu aaminte
    2. Naag kaweyn mxa faraha kugiliye
    3. Sbbta aa lacagta usiisay mxa wye naagta
    4. Goroob xarir deer lasamey hdnh lacag sii qalad bn uarkaa.
    My advice is :
    Never mind what hd happened to you. Never look behind . I'm encouraging you to Focus on your future , you are still young nd you have potential to make many positive changes to life .
    Wishing you success wherever you are.
    Wabillahi towfiiq . Waan idhin salamaya dmntiin

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 4 місяці тому

      Wilkan power maxa kasi ah hadalka shekada wad kusocelcelineysa gays horay usoco

    • @LibinCawil
      @LibinCawil 3 місяці тому

      Qarad bayahayd

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 Місяць тому

    Wiil walbo dacad ah waa walalkey ilahow qalbiga kuu qaboji malin uun lugahaga wey iman dontaa nabsigana wu ka soo bixi insha allh ❤❤❤❤

  • @IbaroozAhmed
    @IbaroozAhmed 4 місяці тому +8

    Nadeynta iskabixi wilkan yarna wa gaaday ilaahey kabaq subxanallah

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 4 місяці тому +5

    Salaamaad jacelow wax daran illahey naguma ebteleeyo qalbiga allah ku dajiyo

  • @MohaMaroodi-jd8ry
    @MohaMaroodi-jd8ry 4 місяці тому +30

    Ridwanow vidowyadaada hoos u dhac baa kuyimid adaa shaqada kagaabiyey video kasta intaa half kadhigto video kle soo galineysaa sidaasna laguma secon karo plz howl karnimadaada lasoo laabo legenow❤

  • @Iqraahmed-in7gf
    @Iqraahmed-in7gf 4 місяці тому +4

    Nin raga waakii soo mara jab horaa loo yiri cashar by kuu thy hal talana wn idin siin lahaa hadaad wiilal tihiin ani hda gabar bn ahy wn dreemayaa wxy habluhu bdnaa sameeyaan iyo say u dhaqmaan ee hdaad aragto mid markaad xiriirkiinu bilow yhy kugu bilawda lacag iyo afaarahaas kuma jecla ee hdaba ka har wllky adigna alle ayaa imtaxaankaas kuu qoray wdna ka gudubty laga yabee iny khyr kuu thy alle ka bari inuu qalbigaaga ka saraa qoftaas ayana goorty ahaatba wy kusoo wcaysaa ayadoo waliba cafis ku weydiinaysa dareentyna inay khald gashay waa hdaad nooshahy qalbiga alle hakuu qaboojiyo🤲🥺😢

  • @warish9081
    @warish9081 4 місяці тому +5

    Nabdigu ma daaho wuu soo dagdagaa Allaha ka soo bixiyo nabsiga ay u gaysatay wiilka yarkaa ee quruxda badan hadana qalbiga wanaagsan uuuf naag maafiyaa heshay horay u soco mama how joojin tuugta cashar hakuu noqoto nin ragaa illaahay kaa dhigay how joojin

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 місяці тому +4

    Abowe kasaaar ilahey qalbagaaga qabojiyo alle meel kale hakaasiiyo Hadanewiil qurux badan ayaa tahay mash allah horay usoco

  • @amalabdullahi772
    @amalabdullahi772 4 місяці тому +6

    Qalbiga Alle haku qabojiyo abowe qali plz iska samar tan kaley biliadan wax kasto kafilo

    • @Amirailkaxanaf44
      @Amirailkaxanaf44 4 місяці тому

      Balo ma nihin lkin dadka dhan rag iyo dumar qof xun oodanaysta waa laga gelaaaa

    • @amalabdullahi772
      @amalabdullahi772 4 місяці тому

      @@Amirailkaxanaf44 sorry Balo mabo shegin sifican qoralka uso eg

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 4 місяці тому +4

    Sharciga Noloshaada ku darso Rag iyo Dumar midkaa tahay saxiib qofna ha aaminin ilaa 2 wadaada waalid moyee 😊

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 4 місяці тому +2

    Qiyaanada wax fiican maahan. Qofki ku aamina hadii aad qiyaantidna waligaa ma qaboobeusid shalaayna ma ka baxeysid nin iyo naagba uma roona. Mida kale gabadha wiilkan xumeysay walalo hadey sheekadan run tahay wiilkan cafis weydiiso mamada kuu dadaashay aad deynta galisayna lacagteeda Allaah dartii si degdeg ah ku soo sii. Ilaahey ka baq

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 4 місяці тому

    Xiriiir waqti dheer ah waa xaaran allah wuxuu yiri qofki ilooba digriga iyo xuska allah ciqaab aduun iyo ciriir boo maraya ee xaaran guul haka raadinin

  • @alimualim22
    @alimualim22 4 місяці тому +6

    Sorry My brother macan insha Allah Move on and forget her she will regret one day Wlhi

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 4 місяці тому +7

    Aduun waa la helaa wll nagtasi ilhay ayaa so qaban iska dhaf qumayda 😢

  • @BlackOmar-g6p
    @BlackOmar-g6p 4 місяці тому +13

    inta igu raacsan inaynu habaarno naagtaaasi farta taaga please guy's 🙏

  • @NimcaNalka-uj6tu
    @NimcaNalka-uj6tu 3 місяці тому +1

    Allah m.a wiilka hdlkisa ayabo wax la sisto jirin caloosha ayow ka hdlay wlhi maskiin abwe samir i.a😢😢

  • @Axmad-legend
    @Axmad-legend 4 місяці тому +4

    Wax kala rabo. Ridhwan issack smart guy🎉

  • @MireAbdirizak
    @MireAbdirizak 4 місяці тому

    Lph wax walba waa laga gudbaaa i.a waa ka gudbeee keep going🙏🏻🙌🏻🖐🏻

  • @KawsarCraxmaan-dv9rm
    @KawsarCraxmaan-dv9rm 4 місяці тому +2

    Wlhi wiilkan waxaa ku dhacay waxa ani igu dhacay camal
    Inuu ani iga shekaynayo mooday wali waan ku ku jiraaa xanuunkiina waan ku jiraaa blse wxn kula talinayaa wlky iska Samir allh ma jeclo dulmigaa agtiisana cidna laguma dulmiyo way ka soo baxaysaa cuquubadaasi ee alle kaga hadh akhii allh taladaada udhiibo

  • @qoslaaye2024
    @qoslaaye2024 4 місяці тому +6

    Sxb sorry naagta saas kuu gashay picture iyo video waad ka heeysaa waxba ha qarin soo faafi magaceeda sadaxan soo raacsii waa iga talo

  • @ayaanhersi5591
    @ayaanhersi5591 4 місяці тому

    Nabsi ayaa afka ciida u dari doona taas i a
    Adigana wad ka boodi doontaa wllo horay u soco mid kaa mayrta oo aad ku ilowdo allaha ku siiyo

  • @Amirailkaxanaf44
    @Amirailkaxanaf44 4 місяці тому +1

    Wa,aan yar inaa dawado mooyee ma dhibi lahayn
    Wllhi nolosha wax walpa waa arkaysaa
    Markaa brother qof adag noqo
    Horey usoco wxaad heli donta qof iayada kaaga wanagsan
    Qofkastana wxuu galabsaday wuu arki doona iyadana qof klaa sidas ugali dooona

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 4 місяці тому

    Qalbiga alha ku qabojiyo wil yar oo wngsan iyo xushmad leh ba thy❤

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 4 місяці тому +4

    Qofta lacagta ha iska bixiso sduun iyo akhiro wekala badanyihine😮😊

  • @WarsameNur-yd9io
    @WarsameNur-yd9io 4 місяці тому +10

    Waa buubaa badaa galaa 😂😂😂😂👍

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 місяці тому +4

    Qof haduu kaa tago sikastoo ueceshahy qasab kuma lihid noloshiisa lkn waxaa dhaqan xuma ah in aad lacag xaram ah ka qaadato waliba uusan asaga lahayn waalidkiisa ku ceebaysay nabsigu wuu kaa soo baxayaa

  • @faathiabadullahi1137
    @faathiabadullahi1137 4 місяці тому

    Qoftaas iyo anigu kala nasabsanin walhi aniga wiil abaal iigalay aniga oo aad u dhaawacan waxaan ka fakaraa wixii aan abaalkiisa uga dhigilaa walhi ma aqaani ilaahay abaalkiisa jano fardowsa haka dhigo boqoroow❤

  • @abdirahmanKanyare
    @abdirahmanKanyare 4 місяці тому +6

    Biriii somaa walala yal ❤

  • @MariaSaid-x4o
    @MariaSaid-x4o 4 місяці тому +4

    Pro Qisadaada Waan dhagystay Wax.yaabo badan Baan Mesha
    Ka arkay adigaa naagta Raa Radin jiray Oo ku Waalna Qoftan Way kaa Xiiso dhacday Mida kalle Markay Ku qalpi jabisay Maxaad u Raadisay Maad ka Aamusto Oo lacagta u dhaaftid zxb aniga Ma Aamisani qof ku jecel baa Ciyar kaaga Tagaya aniga Xaas baan leyahy Alx 7 Sano baan Xiriir lahyn Waqtiyada qaar Si Xun bay ilaa dhaqmi jirtay anaa jacylkeedu igu badnaa 20kii baan ka Gaab Gaab Saday Oo tusay inaan ka Maarmo nollashaydan iska watay iyadaa is garatay ugu dambayn 2022kii baanu is arosnay Alx Cunug bay ii dhashay Markan ka waraysto Wayahenii Hasawaha Waxay ii sheegtaa doqon inay marmarka qaar ihysan jirtay Sababta baa ah naagaha laguma badiyo Xiriirinta ka daba Cararka dan hakaa dhacdo pro Markaa jiim qaado labiska iska dhisto Oo shaqaysato markay aragto inaa dantaada ku mash quulsanthy iyadaa kugu Walanysa Alx Xaaskayga Waan jeclahy lakin Waxan ka bartay Cashar dhallinyaro iskadaaya dumar Daba Cararkooda ugu danbayn Waa ku Gulaysanaysaa Qalpigeeda qofta aad jeceshahy Oo nollasha rabto inay kulla Wadagto Noqoto ilmahaaga Hoyadood❤👍

    • @Aishabdull2024
      @Aishabdull2024 2 місяці тому

      Abowe somaad dihin Qof kujecel ciyaar kumatago sawab lkn athiga markaas ugamaarantey isheg bcz aniga hada wiil markasta ilahaa wakujecly ayaa hada kalahadne soo marka hore been miyee ehed jecelkaaas?

    • @CuhuudAxlaCuud
      @CuhuudAxlaCuud 2 місяці тому

      Sax walhi ano dumara aya kugu racsan wxkasta xadbey leyihiin mana ahan in ad xadkoda dhfto kabadbadita waye dhibatada rag iyo dumarna walosimanyahay qofkasta qimihisa wa inad sisii odna qimahaga ogata wixi itas dhafsan wa isduleyn emaha jcyl❤

  • @faysasoolibraahim7516
    @faysasoolibraahim7516 4 місяці тому +11

    Wlhi intan janalkan dawanayey siqodan ka xumady misne xanuun aa daremay ten lee wlhi sorry abowe😢

  • @IbrahimnurMohamed
    @IbrahimnurMohamed 4 місяці тому

    The table is going to turn around take heart bro

  • @bellaslonelyworld9351
    @bellaslonelyworld9351 3 місяці тому

    Naagtaas illahow nabsigaada uu kasoo baxa amiinta raaci adeer mcn

  • @Fh-qp3yb
    @Fh-qp3yb 4 місяці тому +10

    This is so sad. How can someone be so heartless to another human being🥲If u reading this gabar atleast pay back the hoyo’s money . This life is temporary don’t forget that

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 4 місяці тому +1

      Some people are like snobs they don't have a benevolence heart their interest is only to reach out their own target in this world.
      “You can feel a different kind of love for many people at the same time… Some you take care of, some you adore, some are friends and some you want to be with…. Some take over your heart and some take over your mind… but all along love is not the same for everyone in your life.”

  • @Hodan_1333
    @Hodan_1333 4 місяці тому +5

    Manshll wiil yar o qurxon bad tahay e niyada haska jabin naag kawen bey ahed sas bad u amintay sorry xaqagi iyo nabsigagi ba Wu ka sobixikara 😢😢😢

  • @husseinyoutubeofficial4008
    @husseinyoutubeofficial4008 4 місяці тому +2

    Danyeer doqon noqday uma xumid?

  • @FarhialuckyChannel9810
    @FarhialuckyChannel9810 4 місяці тому +1

    Allah naagtaa wiilka khiyaantey..allah iyadana cid khiyaanta allah hawsoo dadajiyo

  • @SafiyaWarsame-s4m
    @SafiyaWarsame-s4m 2 місяці тому

    Aad ayaan uga xumahay wiilkan yer walaahi anaa siinayo gabar aan dhalay tuu rabo waan ka xumahay maamo

  • @saidoaden9647
    @saidoaden9647 4 місяці тому

    Inshaa allh ,ayadoo baryootamaysa ay kusoowicidoontaa ,oo cafis raadinyso

  • @RoodoCllhi
    @RoodoCllhi 4 місяці тому

    Alla hoyoo mcn wlhy wiiilasheena somaliyeed saa inagama mudneee saa halga daayo ilaahy ha laga baqo hablooow miskiinka yar waxy dhib ugaysty fiiri😢😢😢😢😢

  • @ZamiraBersic
    @ZamiraBersic 4 місяці тому +7

    Wana jecldy willkan😭💕

    • @hazanik7
      @hazanik7 4 місяці тому +2

      Adne makadadsan rabta quruxe😜

    • @LibinCawil
      @LibinCawil 3 місяці тому

      ​@@hazanik7 😂

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 4 місяці тому +1

    Naagtaas Hadaad Wasi lahayd Kaama tagteen walaahi

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 3 місяці тому

    Nabsigaga wu kaso baxaa taasi wll qalbiga Allaha kuu qabojiyo😭🤲

  • @nawaalgirl7830
    @nawaalgirl7830 2 місяці тому

    Doqon waaye taas wlhi ma wiilkaanoo kalaa laqiyaamaaa naftaa loohuraaye ax ax wlhi qalbigaa I xanuuney 😭😭😭

  • @sahra-xc8rd
    @sahra-xc8rd 4 місяці тому +3

    Balayo adunow ku dagtey War naagtu xayawan sana oo baster sana uf nacala jcylow. Abaha kuyal😢

  • @KowsarAsadaadan
    @KowsarAsadaadan 4 місяці тому +2

    800k coming soon l.a 🎉❤

  • @RabacoSheikh
    @RabacoSheikh 4 місяці тому

    Bismilaah way kuxanunjisey Abow

  • @FaxiyoMuqtaar
    @FaxiyoMuqtaar 4 місяці тому +4

    Ridawan intee lakal xarira wan rabay😢

  • @faysalabdi1915
    @faysalabdi1915 4 місяці тому

    Sxb Anakaa CANADA Joogno So Qarxi Sawiradeda Sodhig Baraha Bulshada Ama Maxkamada Dahir Calasow Tag Ee TIKTOK Walahi Lacagtada Wad Helesaa Iyo In Kabadan Tuug Tuug Dhashay Dheh Next Time Iska Ilaali Xaliimo Africa Joogta Si Walbaa Ujeclaato Lacag Ha Isku Barin Be Strong Brother Good Luck

  • @kawsarahmed5952
    @kawsarahmed5952 4 місяці тому

    Wll beelayoba beelayo ayaay kaducay sata hadii anay cudur kuqarin dhee Alxamdulilh hoore usooc

  • @iiroonfarxan
    @iiroonfarxan 4 місяці тому +9

    Ada uhoreyo 😂manta

  • @SadamIbrahimJelle
    @SadamIbrahimJelle 4 місяці тому

    Naag aadan qabin inad intaas isla gaartaan waa qalas ❤😊

  • @AbdullahiWawa
    @AbdullahiWawa Місяць тому

    Aniga yaan u shegtaa dibatadeyda 😢 wlhi qisada wiilkaan wax yar baa ka duwanahay ee yaan garabkisa ku oyaan😢😢😢😢😢😢😢

  • @lakimaxamed6685
    @lakimaxamed6685 4 місяці тому

    Inzhlaa izka zamir wllo nabzigaga wuu ka zo bixi dona doqonta

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 4 місяці тому +4

    Naa inkaar qabto wilka miskiiinka lacagtiiisa uceli koley maba liibaaneeysit hadiiiba saas ad qof beniadam sas ugashay

  • @HooyoMcn-x2o
    @HooyoMcn-x2o 4 місяці тому

    Dhalinyarada qofna ha aminina naftiina ha ahaado mid seve ah 😊

  • @ayaanmahdi354
    @ayaanmahdi354 4 місяці тому +3

    Wan ka xumahay wllky 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 4 місяці тому

    Wiilkan yar Waa caqlilow dagan qurxan ,naag ka weyn oo ka maskax badan baa heshay i am so sorry bro keep going mar danbe qof kaa weyn ha la sameyn xiriir, qof ku leg ama hal sano aad kala weyn tihiin ragana dhibka waa ku adkaadaan waagaas waad yareyd hada waa weynaatay keep going ❤

  • @umuiklaas5739
    @umuiklaas5739 4 місяці тому +2

    Sorry habo illaahay ishaada waa ka so sarayaa inshallah 😢😢😢

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 4 місяці тому +4

    Keep going brother

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 4 місяці тому

    Brother naagta sawirkeeda iyo halakay joogto nala wadaag naago badan oo Canada hada yimid ayaaba igu danaysta wadanka ku cusbubahay meel gee shaqo Ila raado naagtaso kale aan iska ilalaiye sxb ilawadag sawirkeda

  • @xafsaccasis4751
    @xafsaccasis4751 4 місяці тому +1

    Dadka wxaa sameenaya oo qof bila adama kuciyaaraya noloshiisa iyo mustaqbalkiisa damiirkoodu suu ushaqeeya caadi mey useexdan sida dadka caadiga sey uqoslan sey wx ucunaan damiirkodu xaguu aday 😢lkn nabsi madaaho

  • @JJ-xm2km
    @JJ-xm2km 4 місяці тому +2

    ridwaan sheekada sida uu dhagaysto aan jeclahay

  • @Nolosha.dhabtaa
    @Nolosha.dhabtaa 4 місяці тому

    Doqonyahay waxa ku dhaqantay waa ciid wiilka yar ee kuu ahaa garabka iyo wehelka ina qiyanto maheyn tankale hadaa nacday xitaa lacagtiisa sii oo hadal wamagsan kula hadal xitaa hoyadiis baa ku aamintay kwrn dad sidaa uwanagsan miyaa laxumeeyaa wanku ogahay qoralkeyga waa arkeysaa ee nabsiga iska ilaali deyntane iska bixi dal ladan baa tagtaye iska aroori oo cida balanqaad u samee hadii kale biri marka ridwan u imaato naxariis hanaga sugin😢😢

  • @waligadacadahow4888
    @waligadacadahow4888 4 місяці тому +4

    Gababas hada sawirkeda kento o bulshada arkan ayada denta iska so gudi donto xaran jecla subxanallahiye

  • @AnisaMuhidiin-vr9pt
    @AnisaMuhidiin-vr9pt 2 місяці тому

    Ridwan Wiilkaan Igu Xariiiri Plzzzz wllhi si qalbi yan ayaan ugu helay😩😩🥺🥺😭😭

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 4 місяці тому

    Waaad ka baxeysa insha Allaah lakin gabadhaaas xaqa waa ka so baxaya wlhi oo xoolaga iyo deenta ee qatay waa naag moriyaan aaah subxanallaaah

  • @LuulaxmedDaahir
    @LuulaxmedDaahir 4 місяці тому

    Doqon aan Allah aan kabaqayn islamkisa aan cisaynayn waye wllhi lkn Malin kale ayay helaysaa wiilka miskiin kaa saas ma mudnayn wllhi😢💔💔😭

  • @amomoha3474
    @amomoha3474 4 місяці тому +5

    800k coming sOon😂❤🎉

  • @somaligirl3047
    @somaligirl3047 4 місяці тому

    Iska samir horayna uu soco

  • @MumtaazDubad-yt4tv
    @MumtaazDubad-yt4tv 4 місяці тому +3

    2aad😂 Ahy ayyy jaceyl ka weyn waxas 😂

  • @QabuulmaxamudCali
    @QabuulmaxamudCali 2 місяці тому

    Xagekala xirira wll ridwan wanjeclade

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 4 місяці тому

    Cilmi baaris lasemeyey ayaa la ogadey faaidada shaaha rinjiga uleyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤

  • @farhiacalas9682
    @farhiacalas9682 4 місяці тому

    Iska sug wallo nabsigeeda waa imaan Inshaa Allah 😢

  • @canbuuleeste4152
    @canbuuleeste4152 4 місяці тому

    Kaalay asiga ma ogaay in leen u xareesnaay iida?

  • @Kawsarcabdisalam
    @Kawsarcabdisalam 3 місяці тому

    Inkaar kuguh dhacday taaasey bal wiilka hooyadiijh, xitaa maka xishoon wayday oo lacagta usoo amaahatay😢

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому

    Xaraam dhididkiisa xalal uma aha naa lacagta soo markad shaqaysato hadii kale walaahi horumar ma heli doontit waxa ugu daran namada daynta aad gelisay waad ka shalayn doontaa wiilkan qalbigiisa mid dhaydaa wuu heli doona qurbo ma tagtay adaa arki doona tan ku qabsato mus ku quyaamo caruur aa dhashay oo lagaa qaato nolol adag baad geli doonta kanada kadidada kalax lagugu shubaa hadii kale mamada wac cafis waydiiso lacagta soo dir 😊😊😊😊😊😊

  • @Ali34388
    @Ali34388 4 місяці тому

    aboowe will yar baatahay midkujecel oo khayr badan Alaah hakusiiyo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼💔🥲 so sorry young man

  • @MariamAli-uq5zh
    @MariamAli-uq5zh 4 місяці тому +2

    Gabadha soo fadhiisi aa dhageesano ayadana😅

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому

    Naag nabsi wadato ataa u xaritay subxanaallah

  • @shushusharaf9018
    @shushusharaf9018 4 місяці тому

    Waa naag doqon ah oo rer badiye ah jahilad ah uf

  • @FaadumoCali-eg1kp
    @FaadumoCali-eg1kp 4 місяці тому

    Wlhi. AnIgaba. Wiil. Baa. LaCag. SIdaa. Iga. Qaday. Hooyaday. LeedahY😢😢 walina waa. Layga. Raba. Lacagtii. Illahay. Haa. Isahle😢😢

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 4 місяці тому +6

    Wiilka qac baa ka yeertay 😂

  • @QabuulmaxamudCali
    @QabuulmaxamudCali 2 місяці тому

    Xagekala xirira wll ridwan

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 4 місяці тому +4

    Waa naga moryaan ah

  • @abdiazizyousuf9633
    @abdiazizyousuf9633 4 місяці тому +3

    Waligaa qof laysuma.duleeyo inuu markiiba iska dhafo ahayd

  • @QabuulmaxamudCali
    @QabuulmaxamudCali 2 місяці тому

    Wadheli nasibxa wll 🤔dholacade

  • @SacdiaXasan-jw1gk
    @SacdiaXasan-jw1gk Місяць тому +1

    Midkano kale intee kahelayaa 😢😢

  • @IbrahimGedi-m1c
    @IbrahimGedi-m1c 4 місяці тому

    Move on my dear brother 🙏 I'm sure she will regret it later . I advise you brother don't look backwards