Waa xafadeyda qofkii u bahan waan so dhawenayaa asxabta meel u seexdo iyo wuxuu cuno aniga ayaa u haayo inta u xisa qabto in ey imadaan xebtaan welcome waa meel aan ku cidlodey in aan iska guuro waanba jeclaan Lahaa dhabtii
waa afar jaziirado waxey kala yihiin koyaama, madhawo, jula iyo jawaay kuligood waxey hoostagaan dagmada kismayo ee gobolka jubada hoose oo aan hada ku suganahay aniga .
Waxa ugu weyn jaziradaha halka kuyaal jazirada JUULA JAWAAY. oo uu ku yaalay xabsi weyn O dowladi kacaanka ee qabiilka ku dhisneyd ay ku cadaabi jirtay dadka Qaarkood.
Sidaan video ga quruxda badan iyo jadiiradan aan waligay maqal ugu u jeclausanayey inuusan iga dhamaan aa habar baas iyo oday afdheer hala ila soo istaageen 🤪
Kkkkkk Shiiqaal Waa cida kaliyoo iga Yaabisay wlhi Gurigii Ay Dooro ka timaado anagaa leh bay ku leeyihiin waa iska sheeganayaan iyagoon Hal guri ku lahayn kkkkkk
@@drs.nabiha7917 wll kooyaame dhulbahante ayaa degan waana jasiiradaha ku yaal koonfurta kismaayo ilaa Kudhaa iyo buurgaabo Harti baa degan taas kooyaame la yiraahdo dhulbahante ayaa leh
Jasiirada kooyaame Wa Marki igu horeysay Ee aan maqlo Ama arko 25sano kadib inta ila mid ah like ha i saarto
Aniguba 21 ayaan jiraa hadda ayaan maqlaa.
Waa xafadeyda qofkii u bahan waan so dhawenayaa asxabta meel u seexdo iyo wuxuu cuno aniga ayaa u haayo inta u xisa qabto in ey imadaan xebtaan welcome waa meel aan ku cidlodey in aan iska guuro waanba jeclaan Lahaa dhabtii
Gopanimoh waa u dhlatay zxp mahad
Asc, hadaan rabo intaan soo booqdo jasiirada, saa u imaan karaa? Sideey doon laga soo qaada karaa kismaayo
Yaa meesha war iga siiya waan rabaaye ciddii warka haysa ila soo xiriir.
munish dhul quruxon nicmo yin alle ku manestey waligey ma maqlin jaziradan lakin mustaq balka wa iman doona insha Allah 🇸🇴❤️🙈
Abyo anaa rawo meelahaanoo kale aadaa u xiiseeyaa xagee somalia kaga taalaa
Koyama manta wala gaday😢😢😢
Koyame ma ahan sxb
Jcliyaaa jasiiradaha somalia.
Wow 😍🤩🤩😍 meel san okale somalia ku taal.. waliee meel kale kuma dal xiseen. Xagee somalia kaga talal
Sadax jasiirad waye kismanyo ayey u dhow yihiin wall wana la wada dagan yahay dhaman waa somali
Jubada hoose kismaayo dhanka galbeedka kaga teedsanyahiin
Masha allah dhulkeenu qurux badanaa oo nimco badanaa anaguna nacasnimo badaninaa
Waligey ma maqlin ma Somalia ayeey ku tala jasiradan walee dhul waan qabnaa lkn nasiib daro dad ma nihin
Haa sadax jasiirad waye wana la wada daganyahay kismanyo ayeey u dhow yihiin
waybadanyahin kudha koyame madhabo jazerida farabadan
Waxaay ku talaa jubadda hoose
Rer jubooyinka hadad ahan laheyd wad maqli laheyd hadan arkin
Waxan maqli jiray hadii san saneeyo kooyaamo ayaa leka keenay😁😁😁😁👏🇸🇴🇸🇴
*Koyame waxaa ka jeclahay ani jasiirada madhabo*
DALSOOR, fadlan meel marka aad kasoo duubayso, raaci MAP-ka Somalia meesha ay kaga taalo. I Appreciate your hard work.
Thanks
Waxay kaga taalaa gobolka jubada hoose qaasatan magaalada kismaayo waxay u jirtaa 20 km
Malin un waan wada tagi doona somaliya oodhan jasiiradaheeda wlhi faraxd ayan ka dareema i.a ❤
Oday shawaari ahaa waa duqooway isku xaafad ayaan nahay lkn aniga waqti hore ayaa igu dan beysay meesha hada u joogo jasiiradihii kooyaamo iyo in iguumi o udhow
Jasiiradaha kismaayo
1 kanraa yuu
2 iliisi
3 fuuma
4 kooyaamo
5 inguumi
6 shawaay
7 juula iyo madhawo waa hal jasiirad biriga ku aadan waxaa ladhahaa kudhaa
kooyame ka waran baaxad ahaan maka weyn tahay moqadisho ama kismaayo dhul ahaan macnaha?
M.a jaziiradii dhulbahante
Mashalaah oday shawaali Sifiican aaniskunaqaan waxbadan ayaan koyaame kawadasheynay aargosato dalsoor caadimahan mashalaah
KOOYAAME IS A GREAT OIL DEPOSIT IN JUBBALAND .DO'NT HESISTATE TO LIVE IN KOOYAAME PEACE ✌ WITH HAPPY. ......
Jaziirada KOYAMA wa kamid Jaziirayasha Bajuun
Waa qurux jaziirada waana mid dagan uu dadka ku badniin
Dalsoor aad aya u mahadsantihiin sababto ah waxa idinka fa’iday jasiirado badan oo dalkena leyahay oo waligey maqlin lkn waxa ka arkay lee Google map
Kooyaame Island 🏝 ♥
Waligey ma maqal wa marki jaziradan o Somalia majiziradey qabta
magaalo dhulbahante
Number one ayaa ahay
maasha allah arladeyda ahaa kujecliyaa
Dheeman01 Nasrudiin abyo subcuraab iisaar
+Ubax Cooking Ok Mcn qaali
Kooyame wa kasiirad caana waxaana daga beesha harti koombe gaar ahaan Dhulbahante
Koyama wa gasiirad baajun dhulbahante xale aimadhen.
Adeer qabyaalada daka kadaa iyo Beenta waa magaalo soomaaliyeed baa ku filan
Banadir Coast harti marexaan iyo bajuni ayaa degan
Koyame waa magac baajuun hadad tihiin dad muslima oo Alle yaqaan ha dhicina masaakiinta!
@@KhalidAbdinasir252 shekhal iyo bajun baa leh eedo darood waxba kuma laha
Kooyaame alla maxaan jeclahay.
Wll xagee Ku taalaa jasiiradan
S-Happy Channel intee ku taal jziiradan
franklin rosevelt kismayo
Amuun Jaceyl kismayo
@@queencaisha9836 kismaayo bee kutaal daafaheeda
Waxaan maqlijiray iyadoo la dhaho hadiin kaa yeelo kooyaame as leeyga keenay cml
Meelo badan aanan dhulka maqlin baa jira
Wll jasiirada sacadiin noo soo bandhig
Masha allah waqurux haladaryelo dhulkan wamuhim
wan arge anoyar jaziradan lakin jaziradii istanbul aawe
intee ku taal😎😎😎
Waxaay ku talaa jubadda hoose
Kismaayo ayey kutaalaa
Wall xagay ku yalaan jaziradaha #KOYAMA IYO #MADHAWO II SHEG
waa afar jaziirado waxey kala yihiin koyaama, madhawo, jula iyo jawaay kuligood waxey hoostagaan dagmada kismayo ee gobolka jubada hoose oo aan hada ku suganahay aniga .
@@DULLA252 kudhaay aa hilmaamti
waxa maqli jiray koyame laku geey
waxaan maqlijirey koyaamaa la igakeney haddi aanan saas kuyeelin
Masha allah allow dhowr dhulkeyga
Cajiib wlhi Wa Markii U Horeysay Aan Maqlo
Aad Baan U Jeclahay Jaziiradaha
Aniga ba na maqlin weligey koomaya
Waxa ugu weyn jaziradaha halka kuyaal jazirada JUULA JAWAAY.
oo uu ku yaalay xabsi weyn
O dowladi kacaanka ee qabiilka ku dhisneyd ay ku cadaabi jirtay dadka
Qaarkood.
Video eber ah waye
Sidaan video ga quruxda badan iyo jadiiradan aan waligay maqal ugu u jeclausanayey inuusan iga dhamaan aa habar baas iyo oday afdheer hala ila soo istaageen 🤪
Somali inkar ku habsatay, war maxaan nolool noo diiday.
Dhalinyarada Darwiishta ama Dhulbahante meeshan isbuucan dhir beeris ka wadaya
Dhulbahante maxaa ka jira jubaland??
Dhulkii kale Ayaaba isku laynaynaa jasiirada yaa gaari karo gumaysi madaxa naga garaaco ubaahanahay
kooyaame waligey ayaan maqlaayey ani oo xitaa ciyaal ah lkn hadda kahor waligey maarag
Masha Allah
Odiga magaciis walal
Waxan maqli jiray koyaama laigakeenay,
Waa meel qurxoon yaa dagan
Sheekhaal baa leh
Viva shiiqaal
Kkkkkk Shiiqaal Waa cida kaliyoo iga Yaabisay wlhi Gurigii Ay Dooro ka timaado anagaa leh bay ku leeyihiin waa iska sheeganayaan iyagoon Hal guri ku lahayn kkkkkk
@@mohamedshakaal1545 dulkas wa dul baajun adhiga malihid lakin iskadeg maskin baatihin.
@@mohamedshakaal1545
wll dhulka kooyaame waan ku Wareere
Kuwo dhulbahante ah ooleh anakaa degnana waan arkay ee yaa dega una badan
Inkastoo koonfur layska wado dego
@@drs.nabiha7917 wll kooyaame dhulbahante ayaa degan waana jasiiradaha ku yaal koonfurta kismaayo ilaa Kudhaa iyo buurgaabo Harti baa degan taas kooyaame la yiraahdo dhulbahante ayaa leh
Masha allah One 😍 🇸🇴
#MNBComedy
Hdaa saas sameeyo kooyaamaa leyga keenay aa maqli jiry ileen dadkaa lgu kla gadan jiray
Mash Allah dalkeyga
🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Qafka 3 xaaad ayaaa naqday mnta ma anaba yaaabin lke igu sharxa qaraabo
wll koyame gobalke ku yalaa
king of king jubbada hoose bro
Number four ayaaan noqday
waligayba ma maqal
Waxaay ku talaa jubadda hoose
WAYDII MACNAHA EREYGA (Kooyaame) XATAA MAYAQAANO
BOQORTOOYADII (SUB) WAYSOO NOQDEEN (SAMAALE) WAHAABI KU AAWAY
Kan oromao camal uu hadlooyaa waamaxay
Bajuni waye xabibti
Soomali miyaa dekta waayaab
Haaa
Wadankeena waaye.