Sh Abu dalxa AFka Furtey Dood Kulul Dagaal isku badashey 2025

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Dood Kulul Dagaal isku badashey Daawo Wax dhacaya Layaabka Aduunka
    sheekh cusmaan xiddig,sh cusmaan xidig,sh cusmaan xiddig,sh cismaan xidig,sh cismaan xiddig,taariikhda sh cismaan xidig,cismaan,xidig,sheeko,sheikh,daauus media,baarlamaanka,cabdisalaam hereri,maamul,khilaaf,digniin,farmaajo,somaliland,soomaaliya,dhaqan miyi iyo dhalmagaalo,abukar mahdi,somalis in usa,suldaan seraar,somali tourism,xildhibaanada,siraaju diin tv,miyi iyo magaalo,warkii u danbeeye,musalsalka sir maqabe,sheikh abuu dalxa,sheekh abuu dalxa,sh abuu dalxa,sh.abuu dalxa,shiikh abuu dalxa,sheekh abu dalxa,dalxa,sheekh abuu dalxa 2022,sheekh abuu dalxa 2021,sheekh abuu dalxa ila tali,sheekada sheekha,abuu dalxa,sheikh,abu dalxa,shiiq abuu dalxa,sheekh shantaay,muxaadaro abuu dalxa,waa kuma sh.abuu dalxa,taariikh nololeedka sh.abuu dalxa,sheekh umal,sheekh,sheekh saalax,waa sh.maxamud sh.xassan abuu dalxa,sh.maxamud sh.xassan sh.abuu dalxa,nin faqiira ha guursan,guurka,mursal muuse,maryan mursal,dhaqan,ugbaad aragsan diintee haysataa,muusa biixi,heesaha ugbaad aragsan,ugbaad aragsan,auto insurance,hassan gallaydh,ugbaad aragsan iyo rasmi rays,isaaq,digniin,dhaanto,midowga musharaxiinta,dalsan tv,quraanka,hireyinc,fanproj hindi afsomali,cabdi hani,rasmi rays iyo farxan yare,muuse biixi,muna faysal,najiib alfa,hamda queen,nagad qasin,newdhaanto

КОМЕНТАРІ • 31

  • @Xograac1
    @Xograac1  Місяць тому +2

    Dagaalka Suufi iyo Wahaabi Oo Meel Xun Gaarey Sheekh Umal vs Sh Shaakir Dood adag ua-cam.com/video/YyTXbl2J_Mg/v-deo.htmlsi=69lxP2bbVtn4yXzd

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Місяць тому +3

    Aad baan ugu farax sanahy in uu somali ku jiro ninka hooyada difaacay in kastoo aan magaciisa maqlin allaah ha xafido

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 Місяць тому +3

    Allahu akbar alxamduliilah hadiiba soomaali laga yelayo ninkanoo kale alla muxuu runta ka hadlay

  • @suheybabdulqadir4817
    @suheybabdulqadir4817 Місяць тому +2

    ❤magaca wiilka maxad u sheegiwayseen waa nin sifiican oga hadlay mamada iyo sida ay hadalka u dhigtay, iyo waliba booska aabaha u leyahay, qurbo ha joogo ama dalkii hajoogo, wuxu kaloo sharaxay gabadhii aabo fiican barbaarshay in meel cidlaa laga qaadankarin sharafna loo guursado❤, iyo hadalo badan ee qiimo leh oo lasoo koobikarin, walal sharaf leh❤

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 Місяць тому +2

    Waa runa

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Місяць тому +3

    Guurku xaarantu ilaaliya ,waxa la yiri guursaday.laakiin lama Oran lacag ninku halahaado

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur Місяць тому +2

    Gabar yar o fariida

  • @SayidMaxamed-fd5zr
    @SayidMaxamed-fd5zr Місяць тому +2

    War maxaad laxiiqeysaan maamada wey khaldantay weyna garawdey raali galin beyna bixisay

  • @AbdisalanCuusman
    @AbdisalanCuusman Місяць тому +2

    🎉❤😂🎉😢😮😅😅

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому +2

    NINKA MAXAMED LA YIRAAHDO WAA DAALIN MUNAAFAQ AH SHEEKHAD MUNA CAJALADA INTII WANAAGSANEYD MEY DHEGEYSAN EE HAL ERAY BEY KUWADA DHAGEEN 27 DAQIIQI AYEY MUXAADAREYNEYSAY SIDEE HAL DAQIIQO LE,EKAYN USOO QAATEEN QAMIISLAYAL IYO GAR DHEERAYAL DIINTA DUMARKA KAMA XIGTAAN GUMEYSINA IDINKUGUMA JIRAA CID NOO KIIN WAKIILANTAY MA JIRTO EE GURYIHIINA AYEY KA SHIDAN TAHAYE HOOS U EEGA

  • @horyaalonline0956
    @horyaalonline0956 Місяць тому +2

    Sheekhow adiga ilaahey kacabso oo xaqa xadafirin

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 Місяць тому +2

    Soomalida waxayna kala fahmin miskiin iyo faqiir, kala fahma labada erey, faqiir waa nin aan waxba haysan, miskiina waa nin wax yar haysta, kaleexda gabadhaan run bay sheektay

  • @Mudaneey
    @Mudaneey Місяць тому +4

    Urto fuquraa waa kan xataa aan yowmiyada heli karin
    Maamadu waa runteed faqri Nabigu ha soomo Buu yiri naag guurso ma dhihin

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Місяць тому +2

    Masidiina ayaad rabtiin in Waxaaad u taqaaniin Mudahzrkz ,(Masida aad suubisiin ,) yaa Munaafaq

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому +3

    NIMANKA MAANGAABKA AH HA ISKA CIYAAN

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi Місяць тому

      Subxaanallaah mangaab ragu ma aha laakiin xaqa ha inkirin Subxaanallaah 😢

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 Місяць тому

      Ka an mangaab ahyni dumarka xaqiro rabbi ba dumarka karaameeyey mangaabweeye ninka hooyada oo ilahay sadex jeex xaqa siiyey xaqira

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Місяць тому +2

    Munaafaq yahoy Meytada ha xaxaganine ka hae ka har iiman lawe yahahow

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 Місяць тому +2

    😅

  • @CaliYusuf-xt1co
    @CaliYusuf-xt1co Місяць тому +2

    Maxaqata qan bidciyow hadii andiin ku wydiiyo jiniyani a qabaa

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 Місяць тому +2

    Dumarka waa adoomo ragu sidaydonaan ka yeelan waa waxa ay soomalidu qoxoonti u tahy

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Місяць тому +2

    Shedaantas miyad u cudur daareysa Adiga iyo ayada wax Diin ah malahidiin Munaafiqiin yahay

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 Місяць тому +2

    wahaabiyada qabuuriyiin waxaay u yaqaanaan aclu towxiid ka

    • @user-jj9tu5vy2m
      @user-jj9tu5vy2m Місяць тому

      Ahlu towxiidka waa dadka alle kaliya caabuda sida dadka aad wahaabi ku sheegayso maxaayelay wahaabi ma ahan firqo,sh m.cabdi wahaab waa sheekh wayn oo diin difaacideeda alle u isticmaalay oo ma keenin diin cusub
      qabuuriyiinta waa qaar suufiyiinta oo caabudu Abdiqaadir jaylaani iyo badawi iyo dadka ciida ka hooseeyo.

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 Місяць тому

      @@user-jj9tu5vy2m wahaabiyo muslim cadaw u yihiin waana takfiir waa baqiyadii dulquweysara dameer hadii magac kasta loo bixiyo waa dameer magac kasta ay la baxana alshabb wabiyah khwarij still waa khawarij

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 Місяць тому +2

    😅