Dagaal lagu riiqmay oo kadhacay gobalka Mudug iyo waxa la gudboon beelaha iyo Maamullada deegaannada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 87

  • @xaawo1
    @xaawo1 3 місяці тому +17

    Dagaalkaan hassan baa ka dambeeyo hassan ilaaheey aduunka ha ku cadaabo isagaa soo riixay mahad salaad baa hubkii xamar yaalay soo raray si buntlandi dagaal looga bilaabo reer buntlandine ay qaxaan laskiin qaxi mayaan hassan isagaa ku jabay nacaladi ha ku dhacdee umada allaah hor dhaafiyo

    • @adensaid9255
      @adensaid9255 3 місяці тому +1

      Gurgurte asaga Somali iskudiraya lakini somalidu waxay hilmamen Darood inuqomiyad yahay ader ninki Dagaal lagabadiyo aya arkenaa

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 3 місяці тому +5

    Mar Hadii xasan dhiiqo yimaado qori dab leh buu dadka isilugu dhiibaa alle umaduu isku diraa alle hanaga soo qabto

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 3 місяці тому +4

    Mahadsanid abwaan kabayare alle ha Naga qaboojiyo dhibka reer mudug hadaan nahey 6 sano ka reysaney qax dhibaato gablan iyo assey hadane alle ummadeena khyrka ha tuso foolxumada dagaalku leeyahey wey arkeen macaanka nabadu leedaheyna waa arkeen lkn munaafaq baa buuxa

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 місяці тому +3

    Subxaanallaah Ilaaheey Soomaali Caqli Ha U Yeelo Diintana Allaha Fahamsiiyo Dhiigga Aad Galeysid Naarta Aad Ku Mudaneysid🇸🇴🙏🇸🇴🙏👮‍♂️👮

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому +3

    Allaha darbinabadeed hadhexdhigo

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 місяці тому +1

    Somali isma Disheene Madaxdii baa inaga Xumaatay oon Umada Somaliyeed ku Dhaqayn Cadaalad!!!!!

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +2

    yes yes cawaan baay meesha ku ogyihiin xasan xabaalo qote haduusan madaxwaayne ahaan lahaaysaa maaydhaheen laakiin neefkan baay itoobiya aragtay gaajaaysan

  • @AhmedAdheys
    @AhmedAdheys 3 місяці тому +1

    Abwaan kabayare waad ku mahadsantahay wacyigalinta aad siisay dadka dagaalamaya ee kibirsan
    Ilaahay haku anfaco
    Ilahaw umadda soomaaliyeed quluubtooda ha miyeeyo

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 3 місяці тому +1

    Allahayow Walaalahaas Halkaas Ku Dagaalaya Maslax Kheyr Qabo Dhax Dhig Bi Fallika Yaa Allaah

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 3 місяці тому +1

    Maashaa Allaaah..
    Waad dadaashay Kabayare Alle ha ku sharfo.

  • @hanathajo313
    @hanathajo313 3 місяці тому +1

    Thnks bro dhiiri geli somalidan hurdeysa wlhi somalida kilinka degan ayeyba ku bilawdey argagaxiso aya tihiin maanta dagalka kadhacay marka dhalinyaradena aan u kacno wadankan ilaah hainagu guleyee aamiin

  • @dianadd12345
    @dianadd12345 3 місяці тому +2

    Mashallah si fiican uu u hadlay maanta......dagaal faaido maleh illahayow waxii dulmi wado naga qabo.

  • @fatimahhashi494
    @fatimahhashi494 3 місяці тому +1

    mahadsanid ina Kabayare garashada Allaha kuu siyaadiyo maanta dhaxdeena in ay wiilasheenii ku dhintaan waa macno darro iyo aakhiro la'aan Allaha kala qaboojiyo Xaqqana Allaha fahaniiyo caano daatay dabadoodaa la qabtaaye wax isula hara oo Naar ha shaqeysanina

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 3 місяці тому +5

    Waad mahadsan tahay nabadoon Cabdirzaq Kabayare.

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 3 місяці тому +1

    Ina kabayar isku dira adiga ah namar wan wiil yar lagu eeedeyey xaaskiisa gubay so ti hadalka ka tiraahda ma ogtahay rifacan kale islo socdaal ma ogtahay isku dirka macalimanta social media wa ehel naar adigan ku jia yahuu

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 3 місяці тому +1

    Walahi waa Nasiib dharaa weyn

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 місяці тому +1

    Xasan yimid waa dagaal

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому +1

    Illaaheey ha ku xafido adiga caruurtaada allahum aamiin

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 3 місяці тому

    Hubkii macaawsley Hassan dhiiqo dhiiqo ayaa cabuudwaq iyo goldogbo lagu weeraray. Hassan dhiiqo responsibility

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 3 місяці тому +1

    Abwaan kabayare
    Caqli saliim ah ayaad kuhadashay maasha allah.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 місяці тому

    السلام عليكم
    Wa talo oday somaliyed

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 місяці тому

    Bisinka Dadkaan Allaah ma -
    Yaqaanaan ! Allaah wuuxarimay-
    Qofka Muslim ka Ah dhiigiisa in-
    Bilaash lagu Daadiyo !! Dhul Kaan
    Waa Cidna ‘30km Qof dagan ma -
    Jiro!!! inkasta oo 1985 iigu dambaysay , Wallaahay waa Yaab!
    Labadaan Qabiil !! Mid Kamid Ah -
    Waxaan maqlay Reer hebel iyo -
    Ri’ Cadho leh midna meel ma -
    Fariistaan!!!

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому +2

    Denk wel ❤habo

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 місяці тому

    Somali waxay ubahantahay ninkan oo kale
    Runtii wa oday somaliyed wa wariye run ah oo muslim dhab ah
    ❤❤❤❤
    🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 3 місяці тому

    Sacad maxaa geeyey Galdogob? Xassan Dhiiqo waxuu hubeeyey Beesha Sacad iyo Hawiye. Been bay ka ahayd Dagaal ka Shabaab. U sheeg Xassan Mooryaan iisagaa Badda dhiibey, Isagaa Maamulkii Dalka ku cayaaray. Waa in Xassan Munaafuq iyo Xulufadiisa la dilo . Ka bacardi Somali ka tashato sida Dadka loo badbaadin lahaa. Xassan Munaafuq Allaha na dhaafiyo .

  • @FarhanSalad-u4p
    @FarhanSalad-u4p 3 місяці тому

    Walaalehen itopia hakusoo dhawadam dhulka itopia ee mudug .

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 місяці тому

    Ninkii udhaartay ee kitaabka xagaf uga siiyey umaddan muxuu uga hadli waayey? Amase ciidan ugu diri waayey dhexdhexaadiya oo aan cidna ukala hiilin? Xasan markuu yimaadaba Soomaalidu waa iscuntaa weliba si’saa’id ah.
    Maxaa ugu wacan arintaas?
    Xasanoow meesha ilaahay kugu xisaabinayo ilaahay nama joojiyo.
    Xasan colaad nin dhinac kararan.oo qabyaali ah.

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy 3 місяці тому

    Asc abwaan kabayare waa runtaa Somalia 🇸🇴 dhulka ayaa kawayn waxaa laiskudilaayo waa dulmi wayn xaqiiqda dhabta ah.. xasan culusow waa kufarax sanyahay...

  • @dontworryaboutit8602
    @dontworryaboutit8602 3 місяці тому

    Abwaan kabayare adiga madaxwenaha Galmudug ku haboon

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 3 місяці тому

    Subxaan Allaah, ilaahow Soomaali boggooda burcad isu mari.
    Waxaas dagaalo dhacaya, ninkii wadanka madaxweynaha ka ahaa diyaaraddo ayuu iskaga tamashlaynaa!
    Xassan Shiikh aragtaaba dagaalo sokeeye aragtay.

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 3 місяці тому

    Joojiya Walaalayaal Dagaalka dhexdiina. Walaalkaa maxaa ku dishaa soo Muslim ma tihid Walaalayaal joojiya Dagaalka. Kuwa gardarada wada waxaa leeyahay Walaal Dulmi ma Liibaano Caqligiina ha shaqeeyo. Shukran.

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 місяці тому

    Salam abwaan gesi runsheka kabayare xukumadi reselwarah hassan ali dawlede farmajo dhulka dhiigu daayo degaanada konfurta dagal beleed oo gabaliya madhedki hore hassan dhiqo wana siyasada hassan kutaqasusay waa musuqmasaq iyo iskudir bela ah walala ah 4sano hore leskuriqmay waxa sogagabeyey dhiigi dhagarti dawlede farmajo xukumada reselwarah hassan ali kusoafjaren saanedki uhoreyay allah hakabadoyo kuwa dhiga shacbiga walala ah kamacashayo ee damaljadiid

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 3 місяці тому

    MaashaAlLaah Walaahi waa Waano walaal.!!!! JazaakalLaahu khayran.

  • @suleekho232
    @suleekho232 3 місяці тому

    Wiilkan habo u ahay caqliga uu leyahay. Allah siiyo Habargidir iyo Abgaal.

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Murusadoo meeyd u raran yahay maleele a da jiyay kuneefsi
    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgaal baa leh .. Maal iyo maamul abgal baaleh Mugdisho mudulood baa leh

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Murusadoo meeyd u raran yahay maleele a da jiyay kuneefsi
    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgaal baa leh .. Maal iyo maamul abgal baaleh Mugdisho mudulood baa leh

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому

    Waa musiibo inaan daawano dadkeenii oo is gumaadaya oo kuwa Maamulada iyo dawlada sheeganaya een ka damqanayn dhiiga qubanaya.sorry.

  • @CulusowWardhere
    @CulusowWardhere 3 місяці тому +1

    Xayawaan alshabaab ah waxaad ogtahay majiraan asraafiil ayaa tahay cali dhere ayaa adeer kaa ah bacoow cabdirisaaq kabayare abwaan ayaad labaxday maxaad soo hindisi kartaa daacad ayaad iskadhigee

    • @adonallah
      @adonallah 3 місяці тому

      Kkkkkkk ninkaas iyo qoladaad kusheegTay isma cunaan aad bey u kala dheer yihiin Inu xasan shekh colaad huriye mucaarada xaq ayuu uleeyahay warkale maheysaa

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 3 місяці тому

      Ciil qaboow,niyadda allaha kuu toosiyo.

  • @abdiabdi8887
    @abdiabdi8887 3 місяці тому

    Masha Allah abti kheer Allah ku siiyo nabada aad wadid Asc

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 місяці тому

    War Somali maxaa ka qaldan ilahow nabad keen sheekada qabiil ka naga reeb iyo dhiiga dhaadanayo

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 3 місяці тому

    Waa sax lkn walaalka u sheeg anigu dulmi ma wadeeh , oo habartu dhul an keenay oo daaqsin u keenay bay igu ha sata anigu guryaheeyu waxay ku yaalan bandiiralay lkn wan uga soo tagay oo saxa qurun bay igu hayatan

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 3 місяці тому

    WAA AYAAN DARO IN WALAALAHA SOOMAALIYEED SIDAAN ISKU DISHO. DAGAALKA MUDUG KA SOCDA WAXAA MADAXA ISU GELIYEY WAA XASAN MADHERGE DAL XARAASHE. XASAN DHIIQO AAQIRADIISA WUU SHEEGEY. MAANTA MEEL KASTA DAGAAL AYAA KA SOCDA ILLAAHOW KALA QABO OO QABOOJI.

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 3 місяці тому

    Xaqdaro iyo edeb daro ayey isku dilaanaayaan somali Allaha ha gargaara

  • @MohammedAli-sx8pm
    @MohammedAli-sx8pm 3 місяці тому

    Waad ku mahadsantahay wanaag shegidada leee Akhii

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 3 місяці тому

    Hadaan alle ka baqno 2rer rer aya gardaran dhul ay laheen ayey hadba ku so durkayaan oo dhul balarsi wada cid qabatana an jirin kibirkana qofkisa ku jaba

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 місяці тому

    Dagaalka waxaa kadanbeya fardawso iyo fiqi

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 3 місяці тому

    Maashaa Allaaah..
    Waad dadaashay Kabayare Alle ha ku sharfo.

  • @abdirahmanaxmed7652
    @abdirahmanaxmed7652 3 місяці тому

    Dadka soomaaliyeed allah kala qabojiyo

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 3 місяці тому

    Abwanku waa nadon ilahay hakal qabojiyo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Maashallah ❤❤habaryar ❤adiga ka caqli badan

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 3 місяці тому

    Ilaahey hakala qaboojiyo dadkaas wallaha ah

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 3 місяці тому

    Somaali Waa udhamaatay ilaahow xaqa tusa

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Abgaal waa darandoore mudulood waxeeyna ku nool yihiin shabeelada daxe shabeelada hoose mudug galgadood shabeelada dhaxe jubada dhaxe jubada hoose iyo dagaan kooda azalka aay u leeyihiin banaadir oo ayaga u.gooniya waxaa isticmaar u juuraan ku hoos nooleen mudo fog markii uu adaadiskiisa batay oo dadkii xoola dhaqatada aheey gadoodeen markuu soo jeedshay ujuuraanka kaliya ayaa maalintii cabi kara intakalana habeenkii darandoore oo isku duuban ayaa dagaal ku qaaday. Waana lagu jabshay boqorkoodina.dagaalka ayaa lugu dilay xamar xeebtana ku isku daran yaman beershiya ah oo xulufo la ahaa ayaa dagaalamay agana waa laga badiyay markaas ayee bilaawatat suldanat abgaal oo loo yaqiin suldanat yacquub yacquub waa qeeyb ka mida harti.abgaal oo curudnimada leh xukunka madaxtooyada waxeey ka dhigteen shangaani xukunka inti soo qabatay sida aay iskugu xigeen ama ukala dhaxleen 1zuldan dameey cali xume axmad . 2 zuldaan cmar aabaha abukar 3abubakar . . . 4 axmad l .. .. 5 maxamad l 6 axmad ll 7 maxamud 8cali . 9 cisman 10 maxamad ll 11 axmad lll .12 xasanabdulgadir xaji mudo ka bacdi xukinki waxaa ka qaaday oo ka xoog badshay saciid bargash ayaga goryo ma aayna la heeyn saas ayuu xukunkii ka ga qaaday waa isku dayeen in aay xukunka soo ceshadaan ma u suurta galin ayagana mudo ka bacdi ayee talyaanigi si nabad ah ug wareejiyeen dakadihii ayuu ka gatay intaas waxii ka danbeeyay mudullod xukunkii talyaaniga ayuu hoos yimid askarna u noqday. ❤❤❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому

    Macadawkalan iskacelina mise anaga iskala celina

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... 3 місяці тому

    Ragga soomaaliyeed waa dulli

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 3 місяці тому

    Mahadsanid Abwaan Kabayare

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Somali ma isku diray??

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Illaahow kale qabooji

  • @halimoaden3264
    @halimoaden3264 3 місяці тому

    Khayr allaha kusiiyo

  • @yuusufnour6235
    @yuusufnour6235 3 місяці тому

    Noolow kabayare

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 місяці тому

    HG gidir reerka labaxay ma’waysan fariisan karin iyaga oo aan dad saloolaneyn? HG walaalayaaloow ilaahay idinkuna kabaqa oo dhulku waa idinka badan yahaye salka dhulka dhiga. Oo dulmiga iskadaaya. Leelkase walaalayaal idinkuna salka dhulka dhiga.

    • @Maria28832
      @Maria28832 3 місяці тому

      Warya cida fidnada wada waa daarood leeylkase hg dhulkooda joganeh cidii dulmisa waa iska celin daarood dulmi me deysaan idinkoo dhul hawiyeh daadsan oo qaxooti ku ah marka reer miyiga dishan ma kula tahay in aad ku soo dhaweynaya faqash fidno meel fariista

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Cws habo ❤

  • @MohamedOsman-fx3wg
    @MohamedOsman-fx3wg 3 місяці тому

    Sax

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 місяці тому

    Xasan dhiiqo isagaa ka masuul ah sacad iyo surrena isagaa siinaya hubka

    • @Maria28832
      @Maria28832 3 місяці тому

      Naaya kir cida munafaqad ah waa daarood oo qaxooti ah dhul aysan laheyn dawarsada dani ka danbeeya

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 3 місяці тому

    Thank you

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Sax sax sax

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Sax sax sax

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 3 місяці тому

    Hg qayaamaha markuudhoco ayey dagaaldaynayaan

    • @Maria28832
      @Maria28832 3 місяці тому

      Dhilo hg afkaaga ka baxi cadawgooda was dilayaan

  • @KhadraSharif-iw1hv
    @KhadraSharif-iw1hv 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadraSharif-iw1hv
    @KhadraSharif-iw1hv 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khada917
    @khada917 3 місяці тому

    Xabaala quf la aragyaa muslim is warjeefaya la arag intii uu mirinaayo ku dhex xirnaa dadkaasi siday u walaaloobeen ma malayn kartid.

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

    Reer mumin vs hawiye galnus dheh ✅
    Leeelkase isma yaqaaaano
    Jifoooyin badan oooo BARI daga
    2023-2050 hadaaan darooood nahnay
    Dagaaaaal bana kujiraaaan
    Sabbatoooo ah dhulkiiiii wa nugu yaraaaday
    Waaa khasab inaaaan helnaaaaa dhul kale
    Hawiye dhul inaaa ka qaaado Rabi baaa iii abuuuuray

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 3 місяці тому

      Adeer dhul dadow uma soconnee kaayagii oo nalaku haysto baan Sacad dulmiga naga daaya ku leennahay.

    • @Maria28832
      @Maria28832 3 місяці тому

      Naaya waryaa waxaa tahayba puntaland nus faqash fircoon daarood ayaga qaxooti ah dhul hawiyeh dawarsada walee waan tarxiileyna kuwa moqdisho noo jooga daarood baan dileyna tuugada qaxootiga ah faqash ureyso

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      @@mahmoudhersi4603 dhul nugulu haysto majidheee h. Kintaray joooji darooodka iska dhigayso
      Ilaaa buuuurtinle Adaa lahaaaa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому

    Dhulka illaahay hamaan geliyo