Sir ay kashiftay Fanaanadii isbartay Ilkacase iyo Naciima Jookar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @dahir.alasow

КОМЕНТАРІ • 407

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 2 роки тому +32

    Dahirow wllow ilahay kacabso iska gabadhaas nimco ah ilahay dartii iskagadaa wan ku baryayaa inaderow iskadaa gabadhaas ceydeda gabadh wad dhashay marabtit in lacaayo itaqullaah dahirow

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 2 роки тому +1

      Habaryinah,hawatuh,ilaah
      Iyokhiyamah,dabigah,kah
      Yareynayah,,

  • @yasminali4201
    @yasminali4201 2 роки тому +10

    Alhamdulillah I don't have friends don't trust anyone 🙄🙄🙄

  • @nuralanur490
    @nuralanur490 2 роки тому +13

    My mum use to tell us !! Don’t be friends with women !!!

    • @cadar1499
      @cadar1499 2 роки тому

      Mid ilahay taqaan ma waay neeysid adna hadaa ilahay taqaan ILAHOOW sir teena iyo sir Muslim ba astur Amin yaarabi

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 роки тому +51

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💜💞

  • @iftinmudde1073
    @iftinmudde1073 2 роки тому

    Wad sheekada,thanks investigative journalist Dahir Alasow

  • @ameeramahammad4428
    @ameeramahammad4428 2 роки тому +1

    قال الله عز و جل : ( يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِن جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَإٍ فَتَبَيَّنُوا أَن تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَىٰ مَا فَعَلْتُمْ نَادِمِينَ ) (6)الحجرات☝️

  • @itsme-rs8tq
    @itsme-rs8tq 2 роки тому +20

    Gabadhaan hadalkeedu sidee usu qabanaya
    Mar waxay leedahay Ilkacase iyo Naciima anaa is
    Baray marna waxay leedahay naciima waxan ku idhi
    Adoo lagu qabo sidee u guursatay ninkle kkkkkkk
    Hadii jookor la qabo maxay ilkacase u baraysay bal
    Arintaa gabadhu ha is qabad siiso

    • @moohaayare4411
      @moohaayare4411 2 роки тому +1

      That's true wax is qaban Karo maaha

    • @raqad4642
      @raqad4642 2 роки тому +1

      Walaalnimo bay isku bartay Faysal xawaase wuxu u furey marku ogaaday inay ilkacase shukaansatay isago qabo waliba waxay ka heshay afqalooc markay dalmar yare Washington Seattle u raacday Jabuuti wa dad gob ah qabiil garan mayso

    • @aayahacali5788
      @aayahacali5788 2 роки тому

      Adigu awal xashiishadan miyaa rumaysatay masayrsan

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 2 роки тому

      Dee dadka xataa walaaltinimo waa laysu baraa ee waxay la yaabtay iyadoo la qabo hadana nin kale guursatay subxaanalahaa aduunkan waa dhamaad foolxumo ayuu taagan yahay 🙄🙄🙄😳😳😳

    • @itsme-rs8tq
      @itsme-rs8tq 2 роки тому

      @@raqad4642
      Somali oo dhan ayaa gob ah
      Ina adeer meel walbana qof xun
      Waa laga helayaa taa ogow

  • @khadijoabdi7373
    @khadijoabdi7373 2 роки тому +8

    Adeer dahir iska daay naciimo maskinta heestada dahir hooda badanow eydhagesanesay illaahey dartis iskaga day Ramadan aya so dhawe bil cibaado😭😭

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 2 роки тому +2

      Daahir wax maqal. Naciimo siddi kale. Naciimo amin ma leh... Berri ayaa sogayo. Naciimo wey isbadasha.

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 2 роки тому

      Nimco waa qof isbedel badan hadana waxay soo dhigtay iyadoo caayaysa😁😁😁🤣🤣🤣..marmarka qaar waxaan is dhahaa way xanuusanaysaa ee doctor Bay u baahan tahay

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 2 роки тому +3

    Waa runtaa Dahir walaal naag inaan la aaminin hadeer naagtan baa ka daliil ah oo Naciimo sirteeda banaanka keentay. Shame on her

  • @kourechaosman7719
    @kourechaosman7719 2 роки тому +14

    La ilaha ilalah wa bol shacban ilahay ka baqa wll

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 2 роки тому +1

    I'm 27 oldy allhmdulilha mana lihi saxib aniga wlhi illhey ba mahd leh

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 2 роки тому +12

    wlhi somali waan ka quustay

  • @nasiibabdi4579
    @nasiibabdi4579 2 роки тому +6

    😂🤣🤣🤣 naag maseersan miyaa hadkaysa ilkacase waa la qaatay ka samir

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 роки тому +1

    Bil kheir badan baa lagu jiraa Allah dambigeena ha dhaafo walaalayal❤❤ Allah aan ka cabsano dhamaanteen dunida waa maalmo kooban kutiri kuteenta iska daaya

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 роки тому +12

    War ilaahay kabaqa oo ceebaha dadka ha faafinina subxaanalaah

  • @MohamedAli-eq6zu
    @MohamedAli-eq6zu 2 роки тому +4

    Asc dahir sxb qofka ceybahisa waa la asturaa sharaftisa iyo cirlahisa waa la dhora alla dartii ugu tag bil Ramadana waa la Gali rawa aduun wa wax yar qof weyn ayaa tahay walal aaqiro wax u shaqeso dadka ku taagerayo wax maku tarayan

  • @awadsalah6364
    @awadsalah6364 2 роки тому +9

    Subxanallah bal soo wada daa wixii aad hayso

  • @exclipse6877
    @exclipse6877 2 роки тому +3

    Naagtan wexey jecel weyn u qabtay ilkacase kadib markuu ninco jokar guursaday ayey waalatay naa nimco haku waalan ilkacase hasoo furo ayey kaa tahay xuux baa lagu yiri’ cirka intuu kuu jiruu ILKACASE kuu
    Jiraa. Qeebta qararka iyo maseeyrka iga dheh

  • @ikranfarah3886
    @ikranfarah3886 2 роки тому +21

    Subxannallah naag somali saxib ma gasho I feel like she is laying
    Firi 17:10 runta ayuu sheegay doqantaa uu waramayso ka wadaa

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 роки тому

      Ana aqaana tan isku state ayaan daganahay cidwalba sidaasay ucadaa

    • @riyalubahu5598
      @riyalubahu5598 2 роки тому

      IyAdu ka bilabayba naaagtan hadaladeedu isma laha

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 роки тому +1

    Walee aqiro war baa yaal Allow inaan ku xad gudubno umadada naga badbaadi sheydan naga qabo

  • @Queen-Hani
    @Queen-Hani 2 роки тому +14

    Daahir calasow la dagaal waa balaayo la dagaal🤣

    • @liiasensio3047
      @liiasensio3047 2 роки тому

      Hhh

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 2 роки тому +2

      Faro badan uu haayaa kkkk, naciimo jookar jugta culus wuu ka raayay

    • @liiasensio3047
      @liiasensio3047 2 роки тому +2

      @@nuuxmaxamuud925 qanis always qanis le waye qabyaalad ugu hiili nimco ee wax ka sheeg dahir dhila ku dhshee

    • @liiasensio3047
      @liiasensio3047 2 роки тому +2

      @@nuuxmaxamuud925 kali afka aanku geliyo dhilo ba tahy wa isku ka fura wllh ani afka ila soo gal adi iyo xaaroodkinaba wa idin wwasa

    • @liiasensio3047
      @liiasensio3047 2 роки тому +1

      @@nuuxmaxamuud925 qalbiga quluubta qayahan ka wasa hayada ban gus ku jifina walsha baan isku fura adigan malawadka ku tira wecel wecel dhalay ado xarood xun wax idhhe kartidas inte ka heshe isku furanyahee

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 2 роки тому +2

    inallilah iyadoo feysal xawase qabo ayey ilkacase latumaneyse

  • @awilgalaydh9548
    @awilgalaydh9548 2 роки тому +1

    Daahir sxb Dadka ceebahooda iska hadh oo illahy ka baq oo hablaha somali ceebtooda faraha Kala bax hadii kale illahy ku qabanaya adna ceebahaga waa iga waano

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed1282 2 роки тому +2

    SOOMAALIYEEY DHAGEEYSTA WAXEEY TIDHI NIMCO JOOKAR HABEENKEEY SUGEEYGAY ILKA CADE SHIISHAD BEEY SIDEEY U CABEEYSAY ..WAA SU'AAKE MAR HADEEY NIMCO JOOKAR GURIGAA JOOGTAY SHIISHAADEEY CABEEYSAY WAA SHIISHADAADII SOO MAAHA ILEEN ADIGEEY MARTI KUU AHEEYDE GURIGAAGEEY TAALAS SHIISHADU SOO MAAHA?? WAXAA LA YIDHI DOQONTA XADHGAHA LAGU XIDHAYO IYADAA XUSULADA KU SITA ISKUMID UUN BAAD TIHIINE INAAN QARISAA KUU ROONEEYD

  • @munaosmanjama7679
    @munaosmanjama7679 2 роки тому +2

    Bisinka ilahay amarkisa let's not talk about things like this is too personal besides no one is perfect stuqfurlah 😭 she is a woman don't forget we are all ladies
    We have girls

  • @bella-xb1ug
    @bella-xb1ug 2 роки тому +9

    Daahirow plz walaalo wax allaale iyo waxaad ogtahay ka tanaazul waxba banaanka ha keenin.
    Qoftaanna iga gaarsii kor biliseed kabo isma dheera... Haday asturto waxay hayso maalinka qiyaame ayaa ayadana loo ceeb asturi doonaa.

    • @raqad4642
      @raqad4642 2 роки тому

      So iyada ka caaytameyso Tiktok oo kudhaga hadleeyso marku karbaashana barooraneyso sixireeeey weeye afqalooc wa in laquraan saaraa

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 2 роки тому

      @@raqad4642 hhhhhh abaayo maxaan sameynaa marka... jookar afkaas baa baxar galinaya ma aamusi karto oo dulmi ma deyn karto... Daahir ayadaa dulmisay filsanna sidoo kle lkn haloo ceeb asturo baan ku talinayaa.

  • @hawoadawe1296
    @hawoadawe1296 2 роки тому +11

    Ileen wiilku waa sixran yahay yaa rabi

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 роки тому +1

      Oo adigu ma Naagta ninkaani soodir saday oo baqaysaad iska rumaysanaysaa oo hadalkeeduba iska hor iyo daba imaanayo

  • @maw6739
    @maw6739 2 роки тому +2

    Oo Dahirow, Ragnar ma doona wa kuwa gabdhaha video ka duuba sharafi dhimatay xita qoftan side nin rag ah cowrada magaceeda ugu sheegta dadki Somali ladhihi jiray ma la’deen subxanalaah wixi laga xishon jiray miyaa umada loo sheegayaa cuqa nagu dhacday haday xita NIM a ka xishoon weyday walaaley maad adiga xishootid subxanalaah wa dameer iyo labadisa dhagood wax miyir qabo majiran . Dahir walaal please wa codsi please Nacima Bess kahar oo ilahey ka yaab wa gabar sow gabar ma dhalin u tur xir gabadha sheekadeeda waxani wa ceeb astur xita si ilaahey ku astur , Nimco ma sahlana tanuna ma sahlana lakin adiga nin rag ah baad tahay ee ka har gabadhas . Mahadsanid!!!!

  • @habonibrahimmuuse7754
    @habonibrahimmuuse7754 2 роки тому +2

    Sorry dumar ayd dhex gashy wad cebowdey dahir video gan ka bixi ilah ka cbso

  • @abdulkadirahmed9230
    @abdulkadirahmed9230 2 роки тому +3

    Jabuutiyaanka been Kuma ogi gabdhaan waxbey og tahay an u malenaa

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 роки тому

      Naagtani waa naag sir laga hayo warkeeduna waa khal khal balaayo kugu dhacday

  • @naftauron2400
    @naftauron2400 2 роки тому +5

    Daahir calasoow legend aathy horay usoco keep going 💯💯💯♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏👈👈👈

  • @munoabdinasir5611
    @munoabdinasir5611 2 роки тому +1

    😭😭Wabaaaaaaa team kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Isagaabiya plz maantoo kalaa madaxaa nafuran😁habiqleeyso grup👍👍👍

  • @farahsaid963
    @farahsaid963 2 роки тому +2

    Viva habiqleeyso Ader cayayaanka iga buufi

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 роки тому +5

    Ramadan soo dhow ee naga bootiya sheekada soonkii hore tusmo iyo cajuun ku dhamaadee

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 роки тому +4

    Af qalooc waa adoon itopian o ku dhashey kufsi itopian dadka u shegto mu ka xoreyo xabashida xeyle salase hoos joga ab ka ab mise wexey ula jogaan gumeysiga ayey jecel yihiin wexey u xorobi wayeen hafk9da waa amxaaro ha iska xoreyo itopia

    • @ubahdagan4322
      @ubahdagan4322 2 роки тому

      ALa maxaa sharmooto amisoom ka soo dhar gay aan Isla joogin aduunka buuxda naaya yaad gumeesi Ku caayi anaa anag Cid na gumeey sata majirto waxaa kaa maqan in aan itoobiyaan nahay qaxaab dad aadan gaari kareeyn afkaag uray Kal bax in dhilo

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 2 роки тому +2

      @@ubahdagan4322 waa leydin gumeystaa, mar tigree marna amxaaro

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 роки тому +1

    Rer jabuti waa boqortoyada irir samaale doon ma kenin itopiana ma hoos jogaan

    • @abdirizakdahir372
      @abdirizakdahir372 2 роки тому

      Walaal Daarood dalka iyo dadka Soomaaliyeed ayaa u baahan dawladnimo jirimeyso haddii kale kkkkkkk

  • @sihaamhassan4469
    @sihaamhassan4469 2 роки тому +3

    Uf dadkaan waaweyn ma xishoonayaan miyaaa

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 2 роки тому +5

    Subxanalah aqas calek, war xata qof gall ah sheko nocan ah kuu man maqal. La xawla wala qowa ila bila caliyul cadim, astaqfurulah waa atowbu ilayka

  • @wrfhbg
    @wrfhbg 2 роки тому

    Alaa naagtaan maydkeeda yaa dhaqi doona?

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 2 роки тому +1

    Daahirow nimankuba sir maleh
    Ilaahow na,astur

  • @warsameabdulahi7419
    @warsameabdulahi7419 2 роки тому +1

    Gabartaaney allaha ku abuurey ka cabso

  • @dahaboiman3550
    @dahaboiman3550 2 роки тому +5

    Daahir boqoka hawiye salaan sare 🦅🦅🦅🦅🦅🦅💪💪💪🥰🥰👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🦅🦅🦅🥰🥰🥰🥰🥰

  • @anabbintufulaan9031
    @anabbintufulaan9031 2 роки тому

    Daahir calasow miyaad jeceshahey naciimo jookar maxa ku dabo dhigay

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 2 роки тому +6

    Dhibadanaa 🤣🤣🤣🤣❤️👌🏻

  • @warsameabdulahi7419
    @warsameabdulahi7419 2 роки тому +1

    Abti vrees Allah S.W.T. Laat dit achter u, alstublieft.

  • @fadumanhujgggjkk4945
    @fadumanhujgggjkk4945 2 роки тому +1

    Ceebe maxey ismodey waxaa furey feysal xawase hal bil intaan lagarin waxaa gursadey ilkacase bisinka WAA sinl cad subxanlaaaah

  • @somalia499
    @somalia499 2 роки тому +2

    Habiqleeso guruub💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👈

  • @nafisocaddow4231
    @nafisocaddow4231 2 роки тому

    Illahey ka baq hadey wax sixri karto dahir calacoow ku amusin laheed uf

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 2 роки тому

    Zubxaanallaah Illahay Kabaq

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 2 роки тому +1

    wa run ilkacase wuu sixranyahay

  • @ks-xe1be
    @ks-xe1be 2 роки тому +2

    He loves her

  • @zeinabahmed2913
    @zeinabahmed2913 2 роки тому +1

    Souballah

  • @axmedcabdulqaadir628
    @axmedcabdulqaadir628 2 роки тому +12

    Dahir sxb qof taan waalan naga dhaaf
    Naciimo wey ku raali galisay

    • @deeqawarsame6082
      @deeqawarsame6082 2 роки тому

      Photo shop u ahaye tiri daahir boqorna rali gelis uguma baahna

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 2 роки тому +1

    Dahirow ina adeer naciima iska daa waa gabar somaliyeede wax yaabaha qaar waa ceebe hadda waa marwee Ina adeerow ka leexo naciimo

  • @sahidaabokor4975
    @sahidaabokor4975 2 роки тому +4

    Waligay naag lamasaxiibin 👏👏👏 now I am so proud

    • @talabsi123
      @talabsi123 2 роки тому

      Sax waliga hakasaxibin wa cadow

  • @zamzamnoor3929
    @zamzamnoor3929 2 роки тому +2

    انا لله وانا إليه راجعون

  • @umams2905
    @umams2905 2 роки тому +1

    Waa naagtii sxb lilaahiya ay ahayeen tolaay naciimo jokar naag sxbtinimo aminikaro 😳😳😳😳😳😳😳

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 роки тому +5

    🤣🤣🤣 mid kale weliga ha aaminin magaceda kushegaayo joker micnihisa ine tahay qof la aamini Karin marba si isku bedela iska jir qofka Ku dilaaya iyo Kan Ku dagaayo we isku kaa Kala daadiyaan sxb dhaw Kula noqonaayan kdib danahoda Ka gudanayan weliga qofka isku dhacden hda iscafisan xita fiiro gaar ulahaaw attention ha aaminin

  • @munamohamed6709
    @munamohamed6709 2 роки тому +4

    Kkkkk dahirow ninki hadhkaga yimada kaas isaga Kaa gardaran

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 роки тому

    Af qalooc futo xafayad nin ma aha waa qaniis dabadiisa itopianka jabsadeen adoon itopian

  • @khadardahiir4983
    @khadardahiir4983 2 роки тому

    Dameer calasaw waar nin ma tihid naag ayuun baad caayaysaa waar xisho waar wa xan hawiye naha miya

  • @sagalabdi6265
    @sagalabdi6265 2 роки тому

    Horta minisota wala ogyahay wa meel sixirka layay adegsado waka shekay ta

  • @magaclaay496
    @magaclaay496 2 роки тому +4

    Daahir ilaahay ka cabso iska daa gabadha Waa quf walaashaa oo kale ah iska daa

    • @runahmed6393
      @runahmed6393 2 роки тому

      War Kan walal mayaqano doqon waye yhuuuu waxan dad madalin myh uf sedhe nagaha bu war warijini,

  • @saciidxuseen2901
    @saciidxuseen2901 2 роки тому +4

    Wariye qaali ah thanks journalist

  • @sosossjjsje1069
    @sosossjjsje1069 2 роки тому +3

    Albanayaay balya dhacady bilal ba adamay maqlay jiray 😂😂😂😂 juugtu intaay baysay badana cuudur nin bay qabtaa 😂

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 2 роки тому

      Walalo Qayr alaah idin siiyo Cayda iska daaya aduun waa laba Maalin Umada somaliyed ee media waalay aduun iyo Aqiro yaysan idin tirin Camal kiina ilaashada bil ramadan ayaa sok dhow qabiil qof ki u hiiliya waa qasaaray qabrigii Madoba ayaa qof kasta sugaa ilaahay u towbad keena dhamaan xaqa alaah tusiyo waa iga talo JZ Qayr

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 2 роки тому +4

    Subxallaah walaahi yabwaye 😭😭😭😭😭😭

  • @anabmohamed5538
    @anabmohamed5538 2 роки тому +3

    I can't believe her

  • @xaqijiyeruntaaraga1269
    @xaqijiyeruntaaraga1269 2 роки тому +1

    Ala kuma asturo calaamo hakugudhacdo

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 2 роки тому

    Dee waa cadi feysal ma iyadaa wastay nin kale ha aroosto. Nimco in ey is disho way rabtay marar badan wa cadi aduunka way ka dhacdaa

  • @saladoabdulahi7201
    @saladoabdulahi7201 2 роки тому +5

    Ceeb allah asturo

  • @laylayare5405
    @laylayare5405 2 роки тому

    I don't have a friends at all my sisters and my mom is my only friends Alx

  • @ubahdagan4322
    @ubahdagan4322 2 роки тому +2

    Naagtan ciyaal suuq Ada ha waa in LA furo GABDHA haday ba sir ka heeso may iska deey so naag tan waa ciyaal suuq ad ciyaal ka halag qaado Han LA furo

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 2 роки тому +1

      Ciyaalka ma adaa u dhiibtay mise adaa qaba markaad waxaas ku hadleyso... Naa anigu ma qabo jokar sirteeda in banaanka la keeno lkn jookarta lafteedu may garan weyday inay banaanka ka marto naagta sirteeda haysa

    • @ubahdagan4322
      @ubahdagan4322 2 роки тому

      @@bella-xb1ug waad dhaqan xun a tahay naaga Han MA guur sado tan cayta meey sa iyo diguba isku dhaqan BAAD tihii naag tan haday hooyo tahay nabsiga waa inay iska ilaa li saa waxay caayey so waa gabar Mar Kan Kan qaba iyo caruur teed hadh maseexi neey so in LA furo caruur tan laga qaado way is taahi shaa adiag iyo iyada na naciimo MA gaari karataan ruufi yaan yahay

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 2 роки тому

      @@ubahdagan4322 naa ha ooyine suaasha ka jwb naagta ma adigaa ilmaha u dhiibtay mise adigaa qaba calaacal uma baahniye?😏

    • @ubahdagan4322
      @ubahdagan4322 2 роки тому

      @@bella-xb1ug awalba reer fara siis dhaqan Mala heen jabuuti iyo dhaqan xumo dhilo dhilaa u hiilisa na ciimo waa naag daarod ah dhaqan iyo dhala shaa nag dhaxeey sa

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen9164 2 роки тому +2

    Ninkanii horta miyuu jecelyahye niciimo jokar Maxaa dabo dhigaye yaab

  • @munahussein6588
    @munahussein6588 2 роки тому +2

    Daahir calasow gabdhaha ceebtooda astur gabadh waad leedahay Subxaanalah

  • @somalinimo12
    @somalinimo12 2 роки тому +5

    Naag la filsaneeenayo Haday caqli leeedahay waxaaas kuma sheeegayseeen sidaaana uma hadasheeeen hadaaanay yaba waxaaas aqoonin uf😤😤😤

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 2 роки тому +1

    Wa wax dhimatay ileen uf

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 2 роки тому

    Subxanalah Subxanalah Subxanalah war alah ka cabsada Subxanalah Subxanalah Subxanalah Subxanalah Subxanalah

  • @ubaxmaxamed9773
    @ubaxmaxamed9773 2 роки тому

    Filsan waxa tahay gabar edan leh iska ilaali nimca jookar waa duliyade raggana suuqa ku cayrsato

  • @Moha57959
    @Moha57959 2 роки тому +4

    Subhanalah been iyo fisqi ilahay baa idinla xisaabtami dhamaantin

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 2 роки тому +6

    Caadi ma ahan runtii ee hadhaqleeyso

  • @abdiahmed2105
    @abdiahmed2105 2 роки тому

    ho is the joing ma kii sadexad

  • @Ifften2010
    @Ifften2010 10 місяців тому

    Subxanalah, allah, nag saxibtinadeed waa saas ogada kkkkkkkk

  • @dekam6169
    @dekam6169 2 роки тому +2

    daahir walaal Aan kuu duceyno daa gabadha
    Oo mar dambe naciimo haka hadlin
    Please daahir qabrings yeelo

  • @dontask2190
    @dontask2190 2 роки тому +3

    😱😱😱🤭🤭🤭

  • @munaosmanjama7679
    @munaosmanjama7679 2 роки тому

    Please forgive each other 😭🙏😇💞

  • @ibrahimhassan1747
    @ibrahimhassan1747 2 роки тому +4

    Aadbaan kuusalaamay hogaamiyahayaga sharafta badan ee mudane daahir calasow
    Hogaamiyaha irir samaale

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 2 роки тому +1

    ASC,
    For a very long time I was one of your fans. I should stop watching your UA-cam(Dahir Alasow),because how you are insulting,tarnishing degrading women like dirty garbage.Women are human being like the women in your family. The other point is how you try to destroy those were your friends at one point if disagree arises among themselves or you.
    Addio!!!!

  • @anabbintufulaan9031
    @anabbintufulaan9031 2 роки тому

    Aakhiro ada war kuu yaal gabar ayaad ceebaynaysaa

  • @falismohamedmohamud8501
    @falismohamedmohamud8501 2 роки тому +1

    Subaxanlah

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 роки тому

      somalih maryoley mel walbah waah ku sidah waar xag ilahay u jestah shekadodih waxay noqotay fuutoh OMG?

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 2 роки тому

    Waa runtaaa

  • @mahadow1
    @mahadow1 2 роки тому +2

    NINKA WAXAAN UUN SHAQADA KA DHIGTAY, RAG MA LUGU TIRI KARAYAA TOLOW?

  • @umcumarchannel1986
    @umcumarchannel1986 2 роки тому

    War hayaaaay hayaay hayaaaaaay haayaaaay uuuuuuuu uuuuuuuuuuu

  • @ifrahcabdixasanifrahcabdix88
    @ifrahcabdixasanifrahcabdix88 2 роки тому

    Waxan iis irii ilkacasee isaaga islaa rabay wayo shaaqan jokar iyo ilkacase ahyn maa qaboo ilaahow camal isoo saamee🤣🤣🤣🤣

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 2 роки тому

    Wa qanisakii habarant mabisadahy uhesataa kkkkkkkkkkkkk

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 2 роки тому

    Bisinka kan maxaa daba dhigay gabdhaha

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 2 роки тому

    Feysl iyo gabdhan is ma arg haduu furo na wey guursan kartaa ileen isma arge

  • @mutalibdahirabdi8305
    @mutalibdahirabdi8305 2 роки тому +1

    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fadumoiman7821
    @fadumoiman7821 2 роки тому

    War Dahirow iska dhaf Gabadhan ilaahey ka cabso wa ladhimana

  • @iceplay18
    @iceplay18 2 роки тому

    soo wada daa wixii aad hayso, nagta kintiir aye sameysatey mia

  • @bishaarbashka2381
    @bishaarbashka2381 2 роки тому +9

    Keep going dahir alasow