"AMAKAAG IYO YAAB" Waa gabay uu tiriyay Abwaan Cabdulle Raage

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Waa July 1998 - xilligii hoggaamiye kooxeedyadu ka talinayeen Soomaaliya, wakhtiga uu tiriyay gabaygan Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil (Odey Cabdulle). Waxaana uu kaga hadlayay xaaladda dalka ka taagneyd.

КОМЕНТАРІ • 43

  • @abdullsalammohammad8261
    @abdullsalammohammad8261 9 місяців тому

    woooow Cabdulle Raage Tarawil walle waa abwaan aan la buun buunin Mr Farxaan fadlan ninkaan taarikhdiisa iyo gabayadiisa inoo soo badi .
    MAHADSANID

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 роки тому +6

    Allow kuu naxariiso abwaan cabdulle raage warsame taraawiil

  • @HassanAli-t8v4k
    @HassanAli-t8v4k 6 місяців тому

    Allah ha u naxariisto

  • @saladbachir5918
    @saladbachir5918 4 роки тому +2

    Abwaan marki aad maqasho waa noocaas marki aad maqasho aad is leedahay maanta uu jooga Cabdule Raage

  • @umuzaki7515
    @umuzaki7515 2 роки тому

    Alloow kuu naxariiso maxaad Run sheegtey abwaan Cabdulle taraawiil
    ILaahada Nimanki talo ma,haayaan

  • @maxameddeeq9350
    @maxameddeeq9350 2 роки тому +2

    Aamiin yaa rabi insha Allah

  • @abwaansharmaarkeciroowe1531
    @abwaansharmaarkeciroowe1531 4 роки тому +4

    Gabay maaha ee waa maanso
    Run ahaantii waxbadn oo maanta jooga ayuu ka hadlay

    • @maxameddeeq9350
      @maxameddeeq9350 2 роки тому

      Sax ilahey ha unaxariisto abwanka aamiin yaa rabi insha Allah

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 3 роки тому +1

    Walaahi waa gabay cajiib ah, allow kuu naxariiso.

  • @saciidohussein5321
    @saciidohussein5321 3 роки тому +1

    Ilaahay ha unaxariisto abti abdule rage amiin

  • @cadaanicadaani1296
    @cadaanicadaani1296 Рік тому

    thanks farxaan

  • @cadaanicadaani1296
    @cadaanicadaani1296 Рік тому

    Wlhy wa runtii ina raage tarawiil

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 4 роки тому +2

    Wad mahadsan tahay farxan wll,

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Hadu furaq iyo dacun aha duqi la racdeyay dunsato fur furata tihin iyo yey fiqato iyo dirata tihin dacas ma reban dekadi iyo hadey deris yihin daqa dekadi iyo Diyarad kugu deganeyso baladka afkisa dafafsiga maxa kugu wacan dowlada tahay ilahow u naxaristo jano alaha geyo amiin ader cabdule rage tarawil wa gesi xaq ka hadlo

  • @ciyaalxamar4754
    @ciyaalxamar4754 4 роки тому +1

    Masha Allah nolow sxb 😍🤩

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 роки тому +1

    Illaahow naxariistii janokawaraabi.

  • @abshirali313
    @abshirali313 4 роки тому +1

    FMJ MAHADSANID walaal. Waa Abshir Nur Ali.

    • @xkhadhiib2538
      @xkhadhiib2538 4 роки тому

      Allahaha u naxaristo.aamin

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 роки тому

      cabdulle raage codkiisa ninaan aqoon, waa nin magaalo kasoo daahay.

  • @kaatimaabdullahi7443
    @kaatimaabdullahi7443 3 роки тому +1

    Allow kunaxariso

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 4 роки тому +2

    farhan asc

  • @maxamedxuseen6952
    @maxamedxuseen6952 2 роки тому

    M.a

  • @farhiamohamed5103
    @farhiamohamed5103 4 роки тому +2

    Asc adeerkey mcn ♥️♥️♥️farhan jimale

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому +2

    Ader cabdule tariqda bal dahab ka galay nin gesinimo kun ma jiro bur burki ka dib isago sedex wil kaliya wil ka dhalay wilashisa wil ka mida isbaro dh8gan jiro marki wilkaga na dhaco la yiro cadeyn u helay malin cad yiri ha la togto dadka degmada degan dhibay markas

    • @haniyey1
      @haniyey1 2 роки тому

      Waa sax allaha u anxariisto walaalkeey Maxamed Hal wiil ayuu ka tagay Sweden ayuuna joogaa

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 4 місяці тому

    Runta Yaan La,Aga Marin Waa Su Aale Maxaa Keeney In Jawaan Dabada Looga Xiro Jawaan Abgaal Waa Su aal ? Horaase Loo yidhi Abgaal IYO Ido 🐃 Meel Dhow Ayeey Wax ka Arkaan Mida Kale Horaa Loo Yiri Ama Loo yidhi Waayeel Abgaal IYO Weel Lo Aad 🐂 Ninkii Waraab,Sho Ayaa Is Kaleh Horaa Koo Yidhi Ileen Doqoneey Dab,Kama Kacdee Daaminkey Meer Meerisaaa.

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 4 роки тому

    Dadku sidey afka kaga sabooleen
    Wax allaale wixii abwaan isu taago waa u gabay .

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 3 роки тому

      Maxaa waaye noo sheeg bal🤓!. Gabay, guurow iyo geeraar maba kala kasayno!.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Xal radsha Xukun dowlada dollars ka xog badan

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Umad yahay indhaha fura
    Aqonsada xaqiqada siyasada wa in Ed la kala galo axdi xumo iyo Ben

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Niman yahow buke leysku dirayo dul yahow nasaqane ogeyn Waxa dantoda dibiyada hertamaye ogeyn waxaysku dilayan dad cun yahow marka kala dishin diracyo dhowr garay dadba farxad gurban tumanayo xaqiqdi ka hadlay aun

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Den den ku gar dad is qayanayo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Gel jiraha hubka daran Doli dhaca degta lo suray bani admiga waxba kalama duwana deyro iyo cowl dilka fudud wa dabar go ene danubaha gashen wa waxan idinka tirmeyn

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Iska ega qofka walayada u dhibeysan intan nikax dhicin in bahi owged shacabki ital daran maskin ital daran lagu owr kacsanaya xero lagu ururiya adunyada la tusiya UN ka iman marka lo ansiyana arin ka inu jiro amar lagu bixiya u kalmeynta admiga hayado lo carbiyayo rabi no adejiya macawinada kenan gurmad koda admiga inta so tan kenay abris yada gudoman marka sey afkodiyo aqalada ku otan macawinada umada adunyada ku bixiyan af siyasiga oday bey ku maqan tahay umad ula xisabtanto awoded ma nihiye ilah arkayo xasil meshi laga rabay xowli ku marayan nin xarirta jaban tahay xaga shey ka goyan midka sida wax lo xado ugu xeled dherba xaji hebel la Leyahay xal la radin maye xujo ku fekeran dadka waxu ku xiran yahay xabsi gudku furan yahay ilahow iblis yada hala sugin aqiro adunyada wax ugu qabo
    Xabadkan ka togtay xinjir bixinta fududa xasharad Waxa kacay xabada u salan tahay xilka umada lo sido ku xad gudub ka badana
    Arin darab leh lisan Dulmi ah xaq la
    DUGO hadu furuq iyo dacun aha duqi la racdeyay dira tiyo fiqata tihin wax isma dhan tan dabaqyadi mid la sexdo ma leh darishada fiqaten dacas ma dhaftan dumar ka dambisha ay waten baron ugu dhigten rer badiyo hubka dusha lo suray gabay cajib ah wa xaqiq da ka hadlayo

  • @garaadofficial727
    @garaadofficial727 4 роки тому

    Y

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Shacab yahow ogada siyasada wa Ed in kala galo iyo wa iman la an iyo wa Bob axdi li I iyo wa Ben waxay aniga ila tahay ruxa ad walayada u dhibeysan iska ega inta an nikax dhicin in bahi owged shacabki ital daran lagu owr kacsanaya daran yahay idacadaha ka maqalna xero lagu ururiya adunyada la tusiya UN ka iman marka lo ansiyana arin ka inu jiro amar lagu bixiya iyo awod loga qata macawinada adunka umada u kenan hayado u il furan u gargar ka admiga ilah no adejiya macawinada kenan gurmad koda admiga inta so tan kenay abris yada gudoman aqalada ku urur shan shanta ges adunyada macawinada ay kenen af siyasiyin iyo oday ayay ku maqan tahay midka amarka bixiyiyo midka ibinayaba awod iska celisana awoded ma lihine alah idin arkayo ilahow iblis yada hala sugin aqiro adunyada wax ugu qabo dacwatul madlun