Deg Deg Somalia Oo Ciidankeeda U Dirtay In Ay Dagaal Ku Qaadan Itoobiya, Shirqoolka Imaradka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 3 місяці тому +10

    Somalia guul

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 місяці тому +1

    🎉The United Arab Emirates (UAE), aim in Somalia is very dangerous, which is supporting the terrorist groups and undermining the fragile system in Somalia.
    The UAE interference in Somalia started many years that caused many times to dishonor it's relationship diplomatically.

  • @sdfgdfty1179
    @sdfgdfty1179 3 місяці тому +1

    CIIDANKII..ITOBIYA..EE..LAGACELIYAY..MATABAAN..WAXEEY.WADEEN..HUBKII..UGU.BADNAA.OOLOOWADAY..AL.SHABAAB..WEYNA..FASHILMEEN.GUUL. CIIDANKA.DALKEENA.EEKUSUGAN.MATABAAN

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 місяці тому

    Xayawankas hadhibkas foshoxun dilla xasen xollo dayukas tukgas foshoxun dilla qaniskas kujihada moryantas

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 3 місяці тому

    Wareyahan waxa uu u sgaqeeyaa waa Muuse Biixi iyo Abii Axmed nar jasto waxaa uu ka been abuuraa dowlada Soomaaliyeed.

  • @abdijabarhassanabdulahi6365
    @abdijabarhassanabdulahi6365 3 місяці тому +3

    Warkas wa cadyahy

  • @kiinali409
    @kiinali409 3 місяці тому

    Xasan sheekh inuuba nagusoo celiyo maahayn emarete waa baabiiyaasha islaamka ilaahay idin baabii

  • @kiinali409
    @kiinali409 3 місяці тому

    Siciid calool weyne balo alle kuu keen wuxuu rabaa in wadanka soomaaliya gumaysi galiyo

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o 3 місяці тому

    Maxay isku hafrayaan ma turki bay u yeedhanayaan ma dawlad bay ismoodeen

  • @RbleFiicane
    @RbleFiicane 3 місяці тому

    BEENAALE ,WARIYE BEENAALE AH AYAAD TAHAY
    WAAR BEENTA NAGA JOOJI.

  • @kiinali409
    @kiinali409 3 місяці тому

    Ilaahow imaaraad naga qabo suu ugalay suudaan ayuu nala rabaa ilaahow muslimka ka qabo emarate

  • @MohamedAbib-ik2rr
    @MohamedAbib-ik2rr 3 місяці тому

    CEEBAY TACAAL .MAALIN WALBA FICIL LAGA NAXO OO QARAN DUMIS AH AYEY KU KA CAYSA DAWLADA SOMALILAND KA TALISA MAANTA.ALLOW INO SAHAL AAMIIN YA RABI
    DR DR M ABIB

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 3 місяці тому

    HA LA ISKA DHABO ITOOBIYA 🇪🇹👎🏽🇪🇹 DHIIG 🩸 MIIRATO

  • @MohamedAbdiAhmed-cr8bi
    @MohamedAbdiAhmed-cr8bi 3 місяці тому +2

    😢umadan alle ha hagajiyo

  • @SaalixIbraahim
    @SaalixIbraahim 3 місяці тому

    Salaada soo tuko u soo noqo dhageysashada beenta

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 місяці тому

    Guuuuul.sooomaalia.hore.usocda.ciiiidamo.damcaysta.falka.hore.ueadaaay.cadowgiiinu.hajabo.midnimadiodu.ha.israacdo.wadaniyad.yeesha.shabasbna.yar.iyo.wayn.weerar.halguqaado.dhabaaab.meeshalaguarko.kuguba

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh 3 місяці тому

    Waaxaa ceebaa inuu madaxwaynee x sheekh maxamuud waimaradkaa isagaa qabaan layahay

    • @saidelmi4617
      @saidelmi4617 3 місяці тому

      Sasha's weydii dadka asaga qabilka kuhesto

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 3 місяці тому

    Baanaale weeye kani

  • @maxamedali16
    @maxamedali16 3 місяці тому

    waryaahe kani been waynaa may joojiyaan maalintay yimaadeen matamaan umada ha jahawareerin

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 3 місяці тому

    Ehobia all shabaabka ayay rabeen inay kaalmeeyaan. Etobia iyo all shabaab waa iskumid. All shabaabka oo laga guulaysto waa ethobia oo laga guulaystay.

  • @AbdiqadirHaaa
    @AbdiqadirHaaa Місяць тому

    🇸🇴guul

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 місяці тому

    Wariye Warka aad sheegeyso ma Caruurtaad ugu tala gashay inay dhageystaan, dib isugu noqo isa sax

  • @HiboXasan-ni7em
    @HiboXasan-ni7em 3 місяці тому

    Pourquoi pas le président il ne fait pas la guerre pour une fois Éthiopie

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 місяці тому

    Waa wadanka calooshooda u shaqaystayaal qabsadeen waana nasiindaro in xasan gurguurte iyo Adan madoobe iyo xamse wadankana lagu siidaayo

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 3 місяці тому

    Fayriska somali waa reer garowe

  • @AdanaxmedRooble
    @AdanaxmedRooble 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @mustafeguutaale144guutale2
    @mustafeguutaale144guutale2 3 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @IdilAfar
    @IdilAfar 3 місяці тому

    Ili

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 3 місяці тому

    Riyo haday dib leeyihiin dabadooday ku qarsan lahaayeen,somaliya way fashilantay,waxayna qarka u saaran tahay inay burburto.