Mowduuc Xasaasi ah | Fandhaal Podcast 107 |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 217

  • @fardawsasiciid5883
    @fardawsasiciid5883 7 місяців тому +79

    Xuquuqda dumarka Iyo tan qofkastoo Muslim ah ilaahay waa dhamaystiray, qofkii intaa wax ka baxsan doonana waa Ku halaagsamyaa ☝️✅

  • @MaankaGeming
    @MaankaGeming 7 місяців тому +42

    Waxaan layaabanahay hay'adaha iskushega inaydumarka uhadlan,udodan ayagaaba dhibhaysto. Dumarkena iyo gabdhahena allah nowanajiyo aamiin

    • @hadillaium
      @hadillaium 7 місяців тому +8

      Aygaba xuquuqda ka qaado runtii

    • @Kivichinho
      @Kivichinho 7 місяців тому +4

      Waa marada ay ugusogabadan inay dumarka kagawalan oo ay takhaldan ugadhigan inaysaxdiitahay macnaha doodaba maxakenaya????

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 7 місяців тому +12

    Illahy ha nasiiyo guur lagu dago io ilmo indhaha lagu qaboobsdo shaqa waan hystaa😢😢😢🤲🤲🤲

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali 7 місяців тому +14

    Cumar II shaar mansha allah Ramadan Mubaarak

  • @fartun8839
    @fartun8839 7 місяців тому +11

    Aniga dumar ayan ahye runtuu willkan xaqiqda ayuu ka hadalaa wllkey hori usoco ❤huqabanin umadan dinti iyo dhaqanki kusi yarani hayaan 😢 adiga abahan sanadka tahye🙏

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 7 місяців тому +14

    Illaahay isku mid nagama dhigin
    Adoo gabar muslimad ah illahay hadyad qaali ah ku siiye inaaa gabar gaalo ah illaaahy isku meel nama dhigin alxm❤

    • @YAASIIN018
      @YAASIIN018 7 місяців тому +1

      WALAAL ILLAAHAY WAXUU NAKALA SIIYAY MID WALBA WAX UGAAR AH OO UU KAKALE UU AWOODIN DUMARKUNA XUQUUQ BAY LEEYIHIIN RAGUNA XUQUUQ BAY LEEYIHIIN MAASHAALLAAH ALLAAH KUBARAKEEYO

  • @Xikmaaawi
    @Xikmaaawi 7 місяців тому +40

    The best youtuber omer inshar❤

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 7 місяців тому +28

    Qofku kama maarmayo manhaj haga iyo mabaa'dii sugan oo an is badaleyn cid kasta oo ilaahay dhibic caqliya siiyey way garan kartaa islaamku inuu yahay the way of life alhamdulilaah always.

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 7 місяців тому +7

    Mahadsanid Ustaad cumar

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 6 місяців тому

    ما شاء الله الابن عمر استمر الامة الصومالية تحتاج امثالك
    بارك الله فيكم ورفع قدركم في الدارين

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 місяців тому +10

    Ya rabi illaahow umadeene so hadee

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 7 місяців тому +5

    الحمد لله علي نعمة الاسلام والإيمان

  • @YahyebashirHashi-ct1nb
    @YahyebashirHashi-ct1nb 7 місяців тому +2

    Mahadsanid ustaad Omar jazakalah

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 7 місяців тому +6

    الحمد لله علي نعمة الاسلام ❤❤❤❤❤

  • @muduabdi2946
    @muduabdi2946 7 місяців тому +3

    Mashallah cumar inshar podcast wax dar lee alxm proud to be a muslim

  • @abdullahi77.
    @abdullahi77. 7 місяців тому +13

    Cumarow walaal waku Salamaya Waana kaaga mahad Naqaya muqalada Tayada iyo wax tarka leh ee aad noo soo gudbineyso waqti walbo walaal waxaa jiro mowduuc fahamkiisa aan ku wareeray culumo badana aan ula tagay eyna ku kala arakti dowanadeen oo midba xukun gaara ii sheegay waana mowduuca [fanka ama heesaha dadka dhageysta iyo dadka qaada heesaba ]
    Walaal hadii comintigan uu kuso gaaro adoo tix galinaya codsigeyga waxa ey diinta ka tiri fanka, kaso hadal 🙏.

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 7 місяців тому

      wll Fanku Waa Haddaad Heesaha Ujeeddee, Warkiisu Waa Cadyahay. khilaaf Cidda Kafureysa iyo Cidda Dooneysa inay xalaaleysataana Waa sh. sheekh iyo dhallinyarta Maanta uun. yaan Laguugu sheekeyn Qasaali baa saa yidhi iyo Shawkaani iyo Hebelw kan iyo Culimo Hore dhowr kamid ah.
      Ummadda islamku wey iskuwaDa Raacsanyihiin in Musicu Xaaraan yhy markaa iska dhaaf wll cidda kooban Ee khilaaf geliya si` ay uxalaaleeyaan iyo Sheekada dhallinyarada. ❤❤

    • @hudaabdiqani3412
      @hudaabdiqani3412 7 місяців тому

      Anigu sheikh maahi walal lakin hal suaal is waydiii adigoo hees dhagaysanaya majeceshahay in aad kudhimato, jawabtadu maya inay tahay ayaan filaya marka wax aadan rabin inaa kudhimato kolay waad fahmaysa waxu yahay intas kaga filan wll. Mida xigta cumar page kiisa ogaansho ayuu uga hadlay heesaha filaya mar dhexdasa dib u baar.

    • @williamwilliam1337
      @williamwilliam1337 7 місяців тому

      Hal suaal
      iiga jawab
      Kasoo qaad Maalinka qiyaame hadii miisanka laguu saaro ajarkii aad soo shaqysatay yo xumaantii
      Oo ay is leekaadan kadibna ay soo haraan heesihi aad dhagaysan jirtay keeba laguu saaraya

    • @YusufAbdala-gz8fy
      @YusufAbdala-gz8fy 7 місяців тому

      😂😂😂😂😂​@@williamwilliam1337

  • @BarowTube
    @BarowTube 7 місяців тому +6

    Allah wuxuu nagu karaameeyey diintan ilaah sidey tahay ha inoo waafijiyo

  • @Kivichinho
    @Kivichinho 7 місяців тому +11

    Marka aan dhagaysanayo Podcast tigaaga wlhy waxan moda inaad call isaarantahay camal 😅
    Jasaka Allah wll 😊

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 7 місяців тому +3

    Islam is natural life alhamdulilah😊😊

    • @KabtangTuvhivd
      @KabtangTuvhivd 7 місяців тому

      Natural waa wax ay dabeecadu sameysay micne ahaan sida ay aaminsan yhn dadka aan muslimka ahyn wxy aaminsan yhn in wax walba ay iska samaysmeen oo ay dabeecadu samaysay marka rabbaani dheh 👌🖐🏼

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 7 місяців тому +7

    0:53 :- Umar Inshar Golden voice ✨ 💛

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 7 місяців тому

    You are the best. Masha'allah ❤

  • @Adulmusse
    @Adulmusse 7 місяців тому +2

    Thanks wll omar Allah ku xafido

  • @rahmaanwarisse3197
    @rahmaanwarisse3197 7 місяців тому +5

    M.ashllh Omer Anu wan ku wataa gar iyo gardaraba❤

  • @KeifNour
    @KeifNour 7 місяців тому +8

    Oo màaxa rabteen in laydiin mahadcesho😂 wajibkina laydinku mahdina wll anagu Islam nahy wa ognhy wajibadka labada dhinac, wll waxbanu tabanÿnaa wali inkasto anu wali aan nolosha guurka arkin lkn gabdhaha lagursdy biil bes qatn kasna isaga iyo ilmihisa waxby kuleyihin ma qataan nafaqadodi ashegy like shoobinki iyo batigi iyo dhaadhicii like magaalayntiii ,waxba idinku dhiman gabdhuhuna maba ku baraarugsana in hada looshego waaye wxyba uhaystan in ay lacg gooniya ninka ku laheen

    • @YAASIIN018
      @YAASIIN018 7 місяців тому +2

      shoobin iyo maal lakhasaariyo looma baahna yaray horta guurso adoo waliba diinta qilaafayn hadii kale sida naagtan baad murug lasoo istaagi kadibna tusaale ayaa lagaa dhigan

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 7 місяців тому +1

      Yaa kuu haya waxaas oo dhan 😂wixii idin soo gala adiga iyo ninkaaga cuna wixii uu ku siin karana haduu hayo waa alx lkn somalidu maba ah dad ka dabaalan kara nololmaalmeed ee ugu samir ninkaaga nolosha dhabta ahna qaabil oo guurso markaas wax ka dheh waxbaba maadiga ayaa arkay maxaad ka hdli

    • @Fatma-gy5cl
      @Fatma-gy5cl 7 місяців тому

      Haduu shopping bixinkarin yuusan guursan

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 7 місяців тому

      @@Fatma-gy5cl
      Waxaas adaa lagu dhahaa 😀

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 7 місяців тому

      ​@@YAASIIN018😂😂😂

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 7 місяців тому +3

    Omar inshar waxaan kugu tageer sanahay sida aad ugu soo hor jedid dhaqan xumada reer galbeed 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 oo inaga si tar tar tiiba inoo gu soo badana ya 🎉🎉

  • @sadamdiiriye3505
    @sadamdiiriye3505 7 місяців тому +3

    keep going Bro omar inshar wilka kaliya mudan in la tagero oo la garab istago oo la dhageysto allh ku xifdiyo

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 7 місяців тому +2

    Cumar salaama bro Ramadan karim , hawl fican ayaa bulshada uhaysaa.

  • @امال-د7غ
    @امال-د7غ 7 місяців тому +1

    Majirtaa gabar aan dhagysan omar inshar sanadkan ❤😊

  • @sahnuuninaaleeye3023
    @sahnuuninaaleeye3023 7 місяців тому +3

    Omar inshar ilaahay haku sharfo, waxaan kaa codsan lahaa "inaa full document kasoo diyaariso Feminism ka, min bilaaw ILLAA dhamaad" Full documentry. Dadkeena kaliya Feminism ka afka ayay ka maqlay maysan helin xogo badan oo ku saabsan arimahan.

  • @secretresearcher7
    @secretresearcher7 7 місяців тому

    You are the best youtuber kaliya qof caqli usaaxib ah aya ku fahmi kara keep going macalin

  • @Omarhajjigurhan490
    @Omarhajjigurhan490 7 місяців тому +3

    Ramadaan mubarak omar inshar wll qali ah

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 7 місяців тому

    Alx ilaa xad gabdhaheenu waa sharfanyihiin m.a inyar oo qof iyo damiir cesha waayey maahane Allha idin xafido walaalayaal .

  • @Mubaarakmuqdishaawi
    @Mubaarakmuqdishaawi 7 місяців тому +4

    الحمد لله علي نعمة الإسلام والايمان ❤

  • @hudaabdiqani3412
    @hudaabdiqani3412 7 місяців тому

    Mahadsanid cumar walal Allah ayaan ka magan galay qudwa inan ka dhigto dad aanba ilahay aqoon oo fikrad sumaysan sida feminism iyo saaxib la yeesho aminsan. Gabar kasta Muslim ah Allah hauga Mahadnaqdo diinta islaam ka ah oo xaqeeda meeshiisa dhigtay.

  • @Primecrown01
    @Primecrown01 7 місяців тому

    Walal aaadban kuugu mahadcelinya sababto ah waxaad iga badbaadisey nolosha taala reer galbeedka waxana iisheegtay nolosha saxda ah sida loogu noolado.
    channeladada aadban wax uga bartey 100% sababto ah waxaan ahay nin dhalinyara oo ku nool Germany 🇩🇪 waxyaabo badan oo nolosha iicuntami weyey ayaad iga jaahil saartey thank you very much brother

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 7 місяців тому +3

    Legend Omar ishaar ❤qofka kaliya Aan muuqaaladisa nafis aan,kudareemo

  • @sabraayedesign
    @sabraayedesign 7 місяців тому +2

    M.a Ramadan Kariim Omar inshar

  • @Safaanasiman
    @Safaanasiman 7 місяців тому +5

    Masuuliyada ilaahay ku dhiibay maalugugu amaanaa😂 gabdha waajib kuma ahan inee adi cuto ku garido iyo inee dharka ku dhaqdo taas waa naxriis 🧕🖤

    • @Safaanasiman
      @Safaanasiman 7 місяців тому +1

      Eyada inee cunto kuu garido waajib kuma ahan lkn inaa wax walba ee ubaahantahay inaa u qabatid waajib ee kugu tahay hadii laguu qaban wayo haqeelinin😂👍🏼

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 7 місяців тому

      @@luqmaanxakiim452ka amuus nocona loma jawabe 🙄

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 7 місяців тому +1

      Shubo ​@@Safaanasiman

    • @BashkaBCC
      @BashkaBCC 7 місяців тому

      Asagana waajib kuma aha cafimadkaga waxa la xiriira , markad xanunsato waxa uu ikhtiyaar u leeyahay inu qowskaga ku geeya kadibna ay kuso daweyen Dibna ku so celiyaan

    • @Safaanasiman
      @Safaanasiman 7 місяців тому

      Maalin walba lama xaanuunsana marnarka qaarlee waaye lkn raga malin walba waxee rabaan cuto in loo gariyo ma ogtahay cunuga xitaa in lacag lagu siiyo

  • @Ahmedabdihaghi619
    @Ahmedabdihaghi619 7 місяців тому

    I don't know what I measure your voice but definitely it's the best

  • @Arafat_muhsin
    @Arafat_muhsin 7 місяців тому +1

    Asc ustaad cumar inshaar m.a allaha haa ku xafido walaal

  • @maxamed1264
    @maxamed1264 7 місяців тому +8

    Taase waa dhibatada democracy ee reer galbeedka sanka naga galinayan

  • @Mohammedhassan-s2p5p
    @Mohammedhassan-s2p5p 7 місяців тому +1

    Tolow dadka soonka siigeysta xukunkoodu waa maxay❤❤

    • @apdalamuze
      @apdalamuze 7 місяців тому

      Wll Xaran inee tahay la iskuma hysto balse soon ka wuu ka buraa ,wxena la mid tahay asigo danbi ku dhacay. maalinkasne so celinteda io towbad keen ayaa laka rba . Aan is iska ilaaalin dhalinyaro sheydamadi waweyna waa xiran yihin Kwan yar yarka aan ka adkaaano

  • @Seenabceerow
    @Seenabceerow 7 місяців тому

    Thank you 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ProSHARMARKE
    @ProSHARMARKE 7 місяців тому +6

    Xilligan yaa soo jeedaa😊
    Dadkii suxuuranayey aawey mise...😂

  • @haatuftube5214
    @haatuftube5214 7 місяців тому +1

    Ramadaankaan Allah naga Aqbalo ❤

  • @sundusclahi8992
    @sundusclahi8992 7 місяців тому +3

    Woow amazing man's muslim ❤

  • @sabirabdi2913
    @sabirabdi2913 7 місяців тому

    Kawaran xaalka dumarka soomaliyeed
    Waa mid murugo leh xaqiiqdii

  • @saxaaba1235
    @saxaaba1235 7 місяців тому

    mahadsanid waa mawduuc loo baahnaa

  • @HassanMohamed-cd8ju
    @HassanMohamed-cd8ju 7 місяців тому +2

    Ha is dhiibin horey usoco🎉

  • @Armaan.khan2542
    @Armaan.khan2542 7 місяців тому +2

    Allha ķu xifdiyo wll😊

  • @SalmaanAbdi-wy6xv
    @SalmaanAbdi-wy6xv 7 місяців тому

    Mahadsanid wll

  • @AmalMohamed-wp8by
    @AmalMohamed-wp8by 7 місяців тому

    Mahadsanid ❤❤❤

  • @MAHIRBARE
    @MAHIRBARE 7 місяців тому +3

    Cumar wll an kuu daaydoo m.a❤

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 7 місяців тому +1

    Masha allah ❤

  • @shankaraaj
    @shankaraaj 7 місяців тому +1

    Ustaad cumar inshaar ❤

  • @Dhiirigaliyeec8cq
    @Dhiirigaliyeec8cq 7 місяців тому +5

    Without education person don,t have value

  • @Kingwalida22
    @Kingwalida22 7 місяців тому +4

    Wll inshaar waxaan kacabsana gabdhaha muslimiinta in dhaqan kaas kufaafo sida haadda ba aad arki karto baraha bulshada waxaan arkay qaar somali ah xataa aaminsan ragg la.aan in lanoolan karo iyo iwm allah waxan kabaryaa inay ficilkaas xun kufaafin gabdhena musliminta allah noo daayo❤

    • @faysalelmi2091
      @faysalelmi2091 7 місяців тому +1

      Inta fican kabadan ugambi nagaha nucasa

  • @AlimohamedaliFoozi
    @AlimohamedaliFoozi 7 місяців тому +1

    Omar inshar ❤

  • @abdirahman7282
    @abdirahman7282 7 місяців тому

    Mahadsanid ustad ❤

  • @abdikaafiMoha
    @abdikaafiMoha 7 місяців тому +1

    Allow noo daa gabdha heena 🤲

  • @TimaCade-rf4ri
    @TimaCade-rf4ri 7 місяців тому +8

    ᴡʟʟ ʜᴀʟᴀ ɪɪsᴏᴅᴜᴄᴇʏᴏ ᴀᴀʙᴀʜᴀʏᴋᴀ ᴀʏᴀᴀ 6 sᴀɴᴏ sᴏɴᴋᴏʀ ʜᴇᴇsᴀʏ ᴅᴜᴄᴀᴅɪɪɴᴀ xɪᴛᴀᴀ ᴡᴀx ʙᴀʏ ɪɪ ᴅᴀʀᴛᴀ😢

    • @papiobashka5401
      @papiobashka5401 7 місяців тому

      Allah ha caafyo wll 🤲🤲🤲

    • @TimaCade-rf4ri
      @TimaCade-rf4ri 7 місяців тому

      @@papiobashka5401 ᴀᴀᴍɪɴ ᴡʟʟ

    • @saabir-24
      @saabir-24 7 місяців тому

      Allah ku casfiyo

    • @TimaCade-rf4ri
      @TimaCade-rf4ri 7 місяців тому

      @@saabir-24 ᴀᴀᴍɪɴ ᴡʟʟ

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 місяців тому +1

    Maashallah

  • @Mohafit122
    @Mohafit122 7 місяців тому +3

    ASC WLL WAXAAN KUUGA HAMPALYEYNAAYA IN 1M AA UDHOWDAHAY WLLKEYGA UGU YARAAN 3 SANO KU DABOONAYO

  • @cabdcali6
    @cabdcali6 7 місяців тому +1

    wcs wllkhaiy comar inshar

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 7 місяців тому

    Yaa ahlan wa sahlan ustaade sawirka saaran shaashada video ga qoraalka ku qoran uma bogin sifiican uga fiirso

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 місяців тому +3

    Nolosha saxda ah Islaanimda ayay ku jirtaa alxam

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 місяців тому +3

    Thit is wey of live

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 місяців тому +1

    Allaxamdulilahi

  • @engilyas44
    @engilyas44 7 місяців тому +2

    Omar inshar waxad tahay tussale wanagsan labada jiilba

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 7 місяців тому

    Thanks pro ❤

  • @abdullahixuseen6508
    @abdullahixuseen6508 7 місяців тому +2

    Afkaaraha kale waan kaaga soo horjeedaa lkin waa runtaa galbeedka dhinaca dumarka wey ka dhinteen waxaan ku noolahay 16 sano ku noolahay dumarka famanistiga aaminsan cid rabto ma jirto cause waxooda maaha nolol ee waa dhibaato

  • @XamdaCali-q4d
    @XamdaCali-q4d 7 місяців тому

    Soo badi ,Video gan okle

  • @XamdaCali-q4d
    @XamdaCali-q4d 7 місяців тому

    Cumar inshaar ❤❤❤❤

  • @armushib
    @armushib 7 місяців тому +1

    Ustaad waxaan axay qof kuguxiran , waxaan jeclaxay qisaska/ qisooyinka, mararka qaarkood qisooyin nagusoodar I.a
    Mahadsanid ❤

  • @جلالالدينمحمد-ش2م
    @جلالالدينمحمد-ش2م 7 місяців тому +1

    Gabadhaas kudheh أسلم تسلم

  • @MaryamoCabdi-h8s
    @MaryamoCabdi-h8s 7 місяців тому +2

    The best channel podcast ❤❤❤❤❤❤

  • @JertpGhr
    @JertpGhr 7 місяців тому +2

    Yaa igu caawin karo in aad video gaan oo dhameystiran? Qof aan is naqaan ayaan u diri lahaa oo rabo in uu Islanimada wax ka ogaado!❤

  • @HodonCali-c7r
    @HodonCali-c7r 7 місяців тому

    The best youtube

  • @katrahaaji8139
    @katrahaaji8139 7 місяців тому

    Please iga caawiya podcast waa iso qaban waaye kanalka omar inshar Link giisa iga caawiya

  • @XabibaCadey
    @XabibaCadey 7 місяців тому

    Barakallah

  • @muktarburale9763
    @muktarburale9763 7 місяців тому

    Thnks bro

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 7 місяців тому

    سيداو والتحرير المراة والنسوية تخريب المراة ❤❤❤❤

  • @IkraanMaxamad-gz8sy
    @IkraanMaxamad-gz8sy 7 місяців тому

    Es ist ein guter muslimischer junger Mann❤

  • @KhadarMaxamad-wk6cz
    @KhadarMaxamad-wk6cz 7 місяців тому +1

    Omar Rabadan kariim ☪️♥️

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 місяців тому +1

    Gabar yar weeye oo qurxoon

  • @SuldanGeelle
    @SuldanGeelle 7 місяців тому +2

    Macalin omar

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 7 місяців тому +1

    Muslimka waa wax wanaagsan dumarkana wuu Uroonaaday ilaahay baana mahadaas iska leh laakiin omarow walalo nimanku muslimiintu sidaas wanaagsan Uma wada dhaqmaan waayo keliya ka FIIRI Sida wadankeena ay hooyooyinku awlaada ula rafaad San yihiin Markaan SaaS leeyahay MA IHI walahay dadka taageera ama LA dhacsan fikirkaas femanisamka ah

  • @Abdiyarepog
    @Abdiyarepog 7 місяців тому

    Legend ogansho 🦁🌟🇸🇴

  • @AsmaDaror
    @AsmaDaror 7 місяців тому

    😅😅😅😅 qaar badan oon Wali guursan oo jarka laalada ayaan arkaaa😮ninkan ii sheega mesha lugu waraysanayo

  • @HodanHoussein-qm5ce
    @HodanHoussein-qm5ce 7 місяців тому

    Asc cumar waxad shaqsiiga igu hoheya ee na waax ku qoro kanalkosa wax badan ayad ka badashay noloshayda wlhi illahay ha xafiido

  • @Xidig10Abdirahman
    @Xidig10Abdirahman 7 місяців тому

    Xaqiiqada ayaa sidaas ah ilahay baana ka magan galney afkaarta galbeedka

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 місяців тому +1

    Super super

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 місяців тому

    Bismilaahi

  • @muduabdi2946
    @muduabdi2946 7 місяців тому

    Asc wll cumar inshar

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 місяців тому +4

    Diinta islaamkza macaan

  • @sagalmahamed8745
    @sagalmahamed8745 6 місяців тому

    wcs😊

  • @Sam87-t8v
    @Sam87-t8v 7 місяців тому +1

    Haddii aad rabto in si fiican lagu dhagaysto soo gaabi videoyadada si fiican ayd uso gudbisa barnaamijyadada lkn so gaabi si macquulsan mahadsanid

    • @Duco-waalid
      @Duco-waalid 7 місяців тому

      I’m happy inan dhagsto inder

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 7 місяців тому +1

      Sana ku haysana wll dhagaha gasho oo dhagayso ado shaqadada wata oo jikada ku jiro

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 7 місяців тому

      ​@@gabarwcn1267ma adaa gabar waca 😂😂

  • @JertpGhr
    @JertpGhr 7 місяців тому +1

    Yaa igu caawin karo in aad video gaan oo dhameystiran? Qof aan is naqaan ayaan u diri lahaa oo rabo in uu Islanimada wax ka ogaado!

  • @Dhiirigaliyeec8cq
    @Dhiirigaliyeec8cq 7 місяців тому +1

    Asc

  • @shukrisheikh
    @shukrisheikh 7 місяців тому

    😊