DEG-DEG Taliyaha Ciidanka Ethiopia oo U Hanjabay Ciidanka Soomaalida ee Canfarta la dagaalamaya.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

КОМЕНТАРІ • 404

  • @abdirahmaanmohamedali64
    @abdirahmaanmohamedali64 3 роки тому +37

    waxan kaso jeda Mogadishu, Somali waxan leyahay walalayal hadi an nahay Somali cadawgenu wa Ethiopia an ka xishono Alle,muslinimada,somalinimada& Raganimada sidan isku dhaama ya Allah, gacmaha an is qabsano meel waliba an joogno caqliga wuxu alle no siiyey in aan isticmaalno in maanta 2021 qabiil ama reer reer an isku heysano wa nasiib darro niyadeena aan isku furno gaar ahaan dhalinyarada wax badan aan iska badalno Somaliyey wlhi umad aan is badalin alle ma badalo ogaada🇸🇴

    • @abdulahmad2368
      @abdulahmad2368 3 роки тому +5

      Ethiopia waa caadaw laakin dabadhilifka sida cagjar iyo Farmaajo ayaa ka daran .

    • @maxamudabdullah8819
      @maxamudabdullah8819 3 роки тому +4

      Waa runta wllo nincaqlibadan ayaad tahay allee haynaga dhigo kuwa dalkooda iyo dantooda garta ee cadawgooda ilkaliya iskaga eega amiin amiin

    • @abdirahmaanmohamedali64
      @abdirahmaanmohamedali64 3 роки тому +2

      @@abdulahmad2368 Aad iyo Aad sxb waa kugu raacsanahy lkn hadii an mid nahay innagi dabadhilif waxba ma sheegi karo shacab hadan nhy gara ahan dhalinyaro waxa nala gudboon in aan si wngsn u fekerno keena Mogadishu jooga iyo kan Hargeysa ama jigjiga jooga hadi an niyadeena ka saarno qabyaalada iyo reer reerka waxan aaminsanay in wax wngsn o la taaban karo la xaqqiji doono daba dhilifna sidiisaba fursad ayu rabaa hadi fursada lo diidana ceeb iyo bahdil ayu la kulmaa mar walba

    • @abdirahmaanmohamedali64
      @abdirahmaanmohamedali64 3 роки тому

      @@maxamudabdullah8819 wa mahadsantahay wll Aamiin ilahey qalbiyadeena ha isku furo indhaheenana cadawgeena haku jeediyo 100%

    • @hassannur8022
      @hassannur8022 3 роки тому +1

      Waxaanu nahay Soomaali cadow aan Muqdisho ahayn ma lehin, cagtaanu marinaynaa hadii ay Somaliland soo hadal qaadaan.

  • @aidarusfarah1
    @aidarusfarah1 3 роки тому +24

    Whether you live Garba-ciise, jigjiga,Djibouti,Kenya,Mogadishu or Hargeisa you are Somali.

    • @hodanali8730
      @hodanali8730 3 роки тому +3

      Asc alle hanoo hiiliyo soomali cadowgeeda allaha qabta meel kasta oo ay joogaan inshaallah midoba midnoqda allaha idin xiftiyo

    • @tamerat.
      @tamerat. 3 роки тому

      Dont say hargeisa brother hargaysa is not somali, but it is afro-asian city people of ise are my heart and my onther hand

    • @aidarusfarah1
      @aidarusfarah1 3 роки тому +1

      @@tamerat. can you read it again please and thank you

    • @fatushaden5736
      @fatushaden5736 3 роки тому +1

      @@tamerat. somali matihiid waxaas waxbaa hakahadliin

    • @tamerat.
      @tamerat. 3 роки тому

      @@fatushaden5736 haa ma ihi somali lkn waxn ku hadalnaa somali waxn ahy reer shiikh isaxaaq ( carab)

  • @aidarusfarah1
    @aidarusfarah1 3 роки тому +33

    The one and only enemy of the Somalis as whole are Amharas.

  • @diisownoorhaji8122
    @diisownoorhaji8122 3 роки тому +12

    Somali regional forces fighting TDF should hand in to TDF and all Somalis should arm to fight for freedom and their right

  • @ibonur9447
    @ibonur9447 3 роки тому +6

    We are All somalis
    Does'the matter where you are from Raaskamboni to Djibouti dire daba jig jiga Hargeisa baraawe kis mayo garrisa Shanta somalia muqdisho.goday liibaan xaafuun bosaso belet wayne burco ceerigaabo we are one nation one day insha allah we will United insha allah wake wake wake all somalis on horn of africa

  • @faaraxgab8317
    @faaraxgab8317 3 роки тому +7

    From burco togdheer Somalia guul somalida Ethoipia

    • @samaalechannel8670
      @samaalechannel8670 3 роки тому +1

      Guul somali galbed dheh sxb

    • @prosl11
      @prosl11 3 роки тому

      Waar burco somaliland dheh

    • @Raho339
      @Raho339 3 роки тому

      Soomaalida Ogaadeenia Ama Soomaaligalbeed Haguuleystaan Aamiin Aaamiin Aaaamiin From Naasireed👈

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 3 роки тому +13

    From galkacyo Somalia guul waa soo baxayna si aanu u eryano wacalada

  • @umayma1831
    @umayma1831 3 роки тому +1

    Mansha aalllaaaaah jamac galad halka kagahay waaarun ta midnimo somalida 👍👍 👍🙏🙏🙏🙏

  • @abdirisaaqdaahirxuseen1338
    @abdirisaaqdaahirxuseen1338 3 роки тому +12

    Wiil Ciise iyo Wiil Ogaadeen , Wiil uma dhexeeyo . Hal hays ma aha ...

    • @johnkutii8395
      @johnkutii8395 3 роки тому +4

      Somaalinimo ayay taagnayde waa maxay wiil ciise iyo wiil ogaadeen
      Maad Iska daysaan qabyaalada
      Oo aan meel ka soo wada jeedsano

    • @abdirisakwais8100
      @abdirisakwais8100 3 роки тому

      @@johnkutii8395 kkkk ma la yaabtay

  • @naasirchadli4044
    @naasirchadli4044 3 роки тому +13

    Jaamac gallad barteda ayd dhigtey qadiyada qowmiyada DDS runta wad abaartey geesi rugcadaa ah ba tahay noolow laandhere 💪💜🇸🇴

  • @ashaabdi7365
    @ashaabdi7365 3 роки тому +7

    Madxweyne mustaf halgu garab istago in u dhulka somali galbeed soo dhiciyo ALLAH naa ku garab istago xornimada Somali galbeed

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 4 місяці тому +2

    Inshala allah gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 роки тому +6

    Axmaaro anagu marnaba wax wanaag ah kamaan sugayn ee waan ognahay in ay mar walba tahay cadowga Ummadda deegaanka iyo Ummadda Soomaaliyeedba

  • @kaliakhaireh4519
    @kaliakhaireh4519 3 роки тому +7

    Mashaalha gessi jama kalad sidad Somalid isi grab thakthyy

  • @abdisamadmohamed8662
    @abdisamadmohamed8662 3 роки тому +3

    Sida tigrey taangiyada iyo hubka waaweyn iyo lidka diyaaradha ha laga furto haddaan nahey soomaalida waan ka badan nahey tigrey. Soomaalida waligeed axmaaro kama adkaan guul iyo gobanimo

    • @zupeeercade485
      @zupeeercade485 3 роки тому

      Itoobiyoo dhan boqol wiil oo somaaliyaa kufilan masoo jesan karaan xataa tigree

  • @cabdiqadirmaxamuud9212
    @cabdiqadirmaxamuud9212 3 роки тому +2

    Wariye:Jaamac Galad sxb waan kugu taageersanahay Inay dadka Somalidu ka midoobaan Arinkan Oo kale,Anigu Hargaysa ayaan joogaa Arinkana waan ka cadhoonayaa,Hiil iyo Hooba Waanu la garab taaganahay Dadkayaga Somalida Ethiopia Ee maalin ba Reer La beegsanaayo,ugu dambayn guulaysta Somaliyeey Meel kasta oo aad Joogtaan💪💪

  • @najmanaji2427
    @najmanaji2427 3 роки тому +3

    guul iyo gobonimo somali people

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 місяці тому +1

    Hadduu hal ciidan ah uso dhaqaaqo galbeedka sitti. Dagaalka waxuu isu beddeli doonaa ethiopia iyo somalia kuwa somaaliya joogo ayaanu leeyneeynaa. Soo soco birhano jula iyo abyi labadiinaba so socda.

  • @AhmedMohamed-jx6mi
    @AhmedMohamed-jx6mi Рік тому

    Waa ku mahadsan yahay taliyaha ciidamada itobiya aad baan usoo dhawaynayaa guul iyo gobonimo

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 роки тому +7

    Soomaalidii midowdey sahankii kacyoo samaanay

    • @fowziaissemohamud4365
      @fowziaissemohamud4365 3 роки тому

      Qofkastoo somali ah hal qolo iyo halqadiyad ayaa nahay no more reer reer iyo roor roor noqda kuwa hal qadiyada leh oo qawaamiina

    • @KhaalidcabdiCusmaan
      @KhaalidcabdiCusmaan 2 місяці тому

      Welcome

  • @qardhaasocade520
    @qardhaasocade520 3 роки тому +1

    Waxan ahay reer Somaliland masha Allah caawa ayaan haya ragi aan sugaayey e somaliyeed waan idin garabtaganahay weligiina waan idin garabtaagnayn waxan inta kudaraya itobia sadexda dhuumood e waxkaso galaan somali badegta waxay ahayd in inaga laynaga maslaxo itobia lkn maaha in somali duliowdo

  • @saimaabdikadir6892
    @saimaabdikadir6892 4 місяці тому +1

    Asc. Walaahi.. hadii
    Ay. U. Soohiyaan
    . Cidanka. Ethiopia
    Hadaanu nahay. Cidanka.somaliya. iyo. Shacabkeynaba. Kama sexaneyno. Walaalaheyn.
    Garabkooda. Ayat. .inaga
    Fiirineysaa. Waan. .idinkarsan
    Neeynaa

  • @kooshdul
    @kooshdul 3 роки тому +4

    Jamac warkiisi qaaata soomaalaay

  • @SaadaKader-k6g
    @SaadaKader-k6g 3 місяці тому

    Masha allah habalyo habalyo inasha Allah gulu

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 місяці тому

    SITI GUUUUUL NAGUUBOOLI CIIDANKA NAGUUBOOLI GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 роки тому +3

    Jamaac is telling the truth

    • @aamincabdimacalin450
      @aamincabdimacalin450 3 роки тому +2

      Ogaaden galada adunka ayaa so weraryey waxa wakiil uahaa itobia ilaa qaxooti laga dhigo sabab oo ah dad ugu sharafta badan ayey ahayen

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 3 роки тому +7

    Jamac galad afkaga conologuqabey

  • @abdiomar7315
    @abdiomar7315 3 роки тому +4

    Walle jamac galad ethiopia si fiican ayuu u yaqaana

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 місяці тому

    CIIDANKA NAGUUBOOLI GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohameddheeg5838
    @mohameddheeg5838 3 роки тому +2

    Jeedwaq absamow somalinemada ha ilobina

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 роки тому +3

    Qabyaaladu waa xanuun
    Sokeeyaha kala qoqoba
    Tollaay somaalaay ma maanta la inoo hanjabayaa

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 3 роки тому

    we stand for the people of liberation Somali galbeed.

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 роки тому

    Jaama qallad is geesi somali asal landdhere greatest somali wariye ever

  • @omarsaidbiheomar8385
    @omarsaidbiheomar8385 2 місяці тому +1

    Allahuakbaar

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 3 роки тому +3

    Jamac galaad allaaha ku dhawro wa runta

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 місяці тому

    ITOOBIYA QUSHAASH 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH

  • @akadiye9806
    @akadiye9806 3 роки тому +1

    Jamac thnks wadani baad tahay

  • @Raho339
    @Raho339 3 роки тому

    Khayr Insha Allaah Ciidanka Niyuuga Rabiyoow Uhiili Aaamiin Yaaa Rabi☝️

  • @ibraahimabdullahi5306
    @ibraahimabdullahi5306 3 роки тому +1

    Jamac Galad Hadal Xaqiiqa ku JeclaHay 💯

  • @ahmedjeeztostudioproductio1684
    @ahmedjeeztostudioproductio1684 3 роки тому

    Tigree & somali viva & freedom💪💪💪💪💪💪💪

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 5 місяців тому

    Soomali galbeed dhibka allaha inkasaaro itoopiya idinkuheyso❤❤

  • @moussabouhfarah2655
    @moussabouhfarah2655 2 місяці тому

    Jama wa geesi somaliyed nin raged iga dheh janada allah kugeeyo

  • @hassanali-cm6dl
    @hassanali-cm6dl 3 роки тому +3

    Walee maanta waxay joogtaa xudka lagu go,aamin doono madaxweyne Mustafe Cagjar ninka uu yahay waa halkii lagu kala saari lahaa inuu sii ahaan karo Madaxweynaha Soomaalida iyo inuu yahay ninkii lagu gumaadi lahaa Soomaali

  • @shaafieraho7826
    @shaafieraho7826 3 роки тому +1

    Guul Insha Allah

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 місяці тому

    SITI GUUUUUL SOOMALI GALBEED GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @iskufilan7542
    @iskufilan7542 3 роки тому +1

    Cagjar iyo xukumadiisa waxaan leyahay wiilasheena halaga do cesho Gondar. Si at u difaacaan siti

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 3 роки тому +1

    Yarabi aduunkan mafahmayo anigu,
    Tigray oo 4 Million ah itoobiyo dhan inay qabsatay rabta, somalido kabadan 9 million na canfarbay ladagalamaysa 🤦🏽💔

  • @abasmussa7835
    @abasmussa7835 3 роки тому

    Waa runta masha Allah halgaa ka waada wll

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 роки тому +3

    Soomaalida geeskaw gacalayaal
    Gallad male qabyaaladi waa gunnimo

  • @barrexajicabdi3891
    @barrexajicabdi3891 3 роки тому +3

    Jamac galad abahisa nin dhalay geesi geesi dhalay aya tahay dawladena waa inaan garab istagna

  • @حليمهحرسي-خ1ح
    @حليمهحرسي-خ1ح 3 роки тому

    Muslimiinah

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 роки тому

    Ilaahay kufaarta ha dabar gooyo soomaalidu jaaniska ha faa iideysato cadowga gabaabsiga ah oo dhulkeedii hasoo ceshato

  • @hodhanabdi2007
    @hodhanabdi2007 5 місяців тому

    M.a❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanAbulaahi
    @AbdirahmanAbulaahi 4 місяці тому

    Cadawga soomali wuu cad yahay lkn soomaali ha israacdo nasri baa soo uraya guul DDS

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 3 роки тому +2

    In somalida dhulka Pitrolka laga Guuriyaa laraba ogadeniyana hilfaa loolaabo ayaa ballantu tahay. Ethiopia keliyana Maaha Europe iyo Americana way kadambeeyaan arintaan

  • @suldaannaaleeye926
    @suldaannaaleeye926 3 роки тому +1

    Waxaan aad iyo aad ugu farax sanahay Sida sharafta badan oo
    Aga war bixi seen dhiwaatada gobolka siti iyo xasuuqa shacabka somaaliyeed lagu hayo ujeedka ethiopia intaa waa kasii ween yahay
    Xooga iyo boobka waa mid gayiga
    Somaaliyeed oo dhan baa damac kaga
    Jiraa waayo dad beelaha ayeey somali
    U arkeen waana nasiib daro

  • @sheikdon94
    @sheikdon94 3 роки тому

    Guul iyo gobanimo inshallh

  • @keyzeyusuf1880
    @keyzeyusuf1880 3 роки тому

    Yes brother

  • @farahahmed9555
    @farahahmed9555 3 роки тому

    xabashi maantay u jilcsantay EE halaga hortago

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 3 роки тому +1

    Soomaaliyey Geerida marbey Nolosha dhaantaa...
    Soomaaliyey midnimo ku dadaalaa

  • @mohameddheeg5838
    @mohameddheeg5838 3 роки тому +2

    Forget ethiopia see berhanu what he said and you fighting for axmara I talking to the puppet Ina cajar it’s time we Somalis deft ways from row meat eatery

  • @leylapalmqvist3943
    @leylapalmqvist3943 Рік тому

    The world is watching Ethopia

  • @ashaabdi7365
    @ashaabdi7365 3 роки тому +2

    Maanta itobiya haliska ceeliyo ciidan itobiya maanta ma jiro

    • @ahmedyasin5530
      @ahmedyasin5530 3 роки тому

      Cadawga soomaalidu waa ciidanka Itoobiya ayaa kow u ah
      Marwalba uu lasoo safa canfarta ama Odacaliga cawaan Qurun ahaa

  • @cllaahiqase6911
    @cllaahiqase6911 3 роки тому +1

    Lkn ithiopia Hanjabaadeeda Somalia unbaa kabaqda

  • @Fifa.champion-abdi
    @Fifa.champion-abdi 3 роки тому

    Jaamac galad xaqiiqda ayuu ka hadlay👍👍👍

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 3 роки тому

    Burhaanu juulla waa isga ninka milatariga ithopia jabiyey waa munaafuq ilaahayna haka qabto soomaalida guul guul soomaali inshaa allaah

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 місяці тому

    ITOOOBIYA WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA SITI GUUUUUL SOOMALI GALBEED GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 3 роки тому +1

    *WA **#ENERGENCY** IN **#SOMALIDA** DEEGAANKU ISKU TASHATO XAALAD ADAG BAY **#ETHIOPIA** KUJIRTAA **#CIIDANKA** MORAL IYO TAYO IYO ZAADKABA DIBUHABAYN HA LAGU SAMEEYO **#SHACABKU** CADAADIS **#MADAXDA** HA KU **#SAARTO** CANFARBA **#SOMALI** INAY KUSOO **#SHAACBAXDO** RABTA*

  • @abbeyshine3472
    @abbeyshine3472 3 роки тому +1

    Ethiopia hada Aya jilicsanthy Mana isken hortagi akrto Gooni usitaag somalisate🪑💪💪

  • @rayanabdillahi1322
    @rayanabdillahi1322 3 роки тому

    Somail is one

  • @bobmarley8449
    @bobmarley8449 3 роки тому +1

    Jamac geesi

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 роки тому +1

    Mustafe cagjar waki Amxaaro ciidanki somalida ku caawinaye abaalkisi waxay ka dhigeen inay dhahaan wan werarayna dds
    ETHOPIA walaa oromo wlaa amxaaro wlaa tegay waa cadawga umada SOMALIYED #RUMAYSO_AMA_HA_RUMAYSAN☝️

    • @hassanali-cm6dl
      @hassanali-cm6dl 3 роки тому

      Ninkii Ethiopia u naageeyn lahaa iyo iska dhaafilaa walahi Cadowga 1aad baa tahay Mustafe Cagjar iyo Cabdi Ileey miyey kala jecel yihiin
      Maxay Cabdi Ileey u oran waayeen waad ku Mahadsan tahay Ethiopia daraadeed in aad dadka Soomaaliyed u xasuuqday meesha uu ku dambeeyey waad aragtaan Cagjar meeshaas un baa lagu xareeyn doonaa

  • @xamralive
    @xamralive 3 роки тому

    CANFARTA WAA DAD MASAAKIINA OO DHULKOODII AY KA QAATEEN TIGREEGA MARKA CANFARTA WAA LAGU SOO RIIXAYAA DHULKA SOOMAALIDA DAGAALKANA WAA LAGU QASBAYAA SIYAASADA ITOOBIYAANA KA DANBAYSA

  • @omergul4363
    @omergul4363 3 роки тому +1

    Mustafe cagjar kolay farmaajo oo kale ma noqonayo

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 роки тому +2

    Dhiigu biyo maaha soomai macabsatoh

  • @simeh4522
    @simeh4522 3 роки тому +2

    Deeganka waxa ka maqan balaadhinmta TV madax banaan. Shacabka waa la cabudhiyay, wax war isagaadhsiin maba jirto haday aduunka war gaadhsiin la haayeen.
    Waxa sharaf muda SSTV, Anfac Media, iyo Alfa Medea Group oo shcabka deegaanka u adeega,

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 3 роки тому

    Soomaaliyeey midnimo.....
    Cadowgaaga hadduu bato Caqligaaga ayaa la kulmiyaa.

  • @markshawn6967
    @markshawn6967 3 роки тому +1

    Jula already forgot who is his name!!! Ask him and the answer is i am Abiy!! Kkkkkkkk

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 3 роки тому

    Somaali gebi ka gebii guul Alla siine

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 роки тому +2

    Dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 Рік тому

    Marxuum iyo xasan shiikh makulatahay in ay wax kutari karaan

  • @diisownoorhaji8122
    @diisownoorhaji8122 3 роки тому +1

    Somali region should join TDF

  • @barkhadabdi4146
    @barkhadabdi4146 3 роки тому

    Yaa

  • @abdillahiibrahimabdillahi8818
    @abdillahiibrahimabdillahi8818 3 роки тому

    Jaamac galad geesi runsheega alle ha ku xafido soomaalida ha gaataan warbixinta dhabta ah

  • @m.cabsiyetv8838
    @m.cabsiyetv8838 3 роки тому

    Mr Jamac Galad.
    Wad ku mahadsantahay dhirigalintada.
    Runti adigu waxatahay nin dhiran.
    ILAHAY ficilka ad ledahay adigu inu madaxdayada u yelo

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Рік тому

    Somaaalind ayaa isku direeyasa somaliya sty iyo somaliya itobiya ee dagan ogaadeenya waayo snm waa juudaan cadawga aduunka ee itoobiyo ha ogaato subxan allaah ee 🇸🇴🇸🇴💪💓👌💯💜🥰💛🥰🧡🦁♥️❤️💕💗🤲💯💪🇸🇴👑🥰🦁❤️🔵⚪️🔵🌎🌎👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @adandayib1659
    @adandayib1659 3 роки тому +2

    Waa in la muduharaada Deegaan Ka odhan waa in fadhiga laga cacaa cidankana waa in la xoojiyaa Isdifaaca dhulka malinkas baa la inaga baqayaa

  • @kaabbekaaboy
    @kaabbekaaboy Рік тому

    haa sax waacaadi taliyahooda haduuhanjabo waashaqadiisa awalwaabaqarsoonaa

  • @idilmuhumed3233
    @idilmuhumed3233 3 роки тому

    Soomaalidu..ihtbyanmahan

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 роки тому +2

    Abooga oromada iska hadlaw ina higirle
    Midh kama qaadi kartid ciidanka soomaalida

  • @wbomedia9676
    @wbomedia9676 3 роки тому

    Geesigaa oromoda

  • @abdullahiethiopia5902
    @abdullahiethiopia5902 3 роки тому +1

    Jamac galad bropoganda nagadaa Generalka Ha ugafin

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 3 місяці тому

    Somali galmeed guuleysta garabkiina taaganay dhulka ha isdhigina

  • @kingmukhtar2227
    @kingmukhtar2227 3 роки тому +1

    Cida shaadhka federalka Ethiopia xidhita kuna shaqaysta wa axmaro oromo mahan canfarna maha ogaada midaa

  • @abdigelle9951
    @abdigelle9951 3 роки тому +1

    Asc caaway qofkasta oo ay salaadu ku waajibtay oo soomali ah waxaa waajib ku ah in uu hiil iyo hooba lagarab istaago shacabka g.siti ciidamada DDS iyo maamulka dowlad deegaanka in xaqdaro ku socada hada hanjabayana lagu yiraahado caruurtayada iyo shacabkayaga canfari nagama horcunayso mardnabe ee cirka soodumi ama darisnimada iyo amaanka aan wada ilaalino ama diid oo nagu sooduul .

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 роки тому +1

    Ma anuu ii hanjabi oromo aan ri gees karidi Karin
    Midowgii soofiyeetibaa wax naga qaadi waayay

  • @alimusa9781
    @alimusa9781 3 роки тому +2

    Insha allh wn kaguleysaneynaa guul niyadwanag Aya laiskarabaa kuligod hadey isisoracan xataa wax maqadayan

    • @abdiibrahim7732
      @abdiibrahim7732 3 роки тому

      Mustafe iyo saaxiibadii hakuwaansa qaateen ciidan baan udireynaa tigree

  • @macalinkaaangalo3189
    @macalinkaaangalo3189 3 роки тому

    digniintani waxay ina soo gaadhay goor gooro badan kafiican soomaaliyey

  • @aweysmilaano7038
    @aweysmilaano7038 3 роки тому

    Jaamac galad geesi Somaliyeed noolaaw from Muqdiso

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 3 роки тому

    Kuwan inaan dhinaca kale kaga qabano weeye.Wallahay 10 Maalmood keliya ayey inagu qaadan mayso.ee dhinaca kale aan kaga qabano.Maanta waa Fursad.