saar gedo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • ciyaartaan saarka ah waxaa laga ciyaaraa gobolga gedo,

КОМЕНТАРІ • 103

  • @MrSendrik
    @MrSendrik 5 років тому +13

    Aun waa gabar aftahan ah runtii, masha-allaah.Dalkeena Waa wax lagu faano,-alloow nabad iyo barwaaqo iinsha-allaah.

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 років тому +29

    When I was too young used to play this traditional #Saar mashallah guul miss Gedo regional

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 5 років тому +1

      Abdinur mahamed me too I love ❤️ my beautiful culture

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 5 років тому +2

      Saxan Mohamud you have the name of my eedo mashallah remember she used to call #Saxan mashallah guuleeysa walasheey qaali

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 5 років тому +1

      Abdinur mahamed kkkkkk masha allaah eedadaa waa assalkii hore Allaha dhawro mahadsanid walaal 🇸🇴

    • @hjama4878
      @hjama4878 5 років тому

      @@Sahan12341 Alle haw naxariisto Deeqa oo aan qoraalkaaga ku arkay inay eeddo kuu ahayd. Fadlan haddaad heli karto saarkan oo SI wacan loo maqlayo waan jeclaan lahaa inaan kula wadaagay.

    • @hazzanhuzzen5433
      @hazzanhuzzen5433 5 років тому

      Waqtigee ayey dhimatay ilah ha u naxariste

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 4 роки тому +8

    Allaha waa Xasuus wallee. Waayo Waayo markaan maqli jiray saarkaan gabdhaha oo qaado madhawyn allaah waa aduun waan yaraa macayaari karin mana heesi karin maxaa yeelay dad iga waawayn ayaa tumijiray oo isu bixi jiray intabadan waa la ismaanaa siiba wiilasha wiilasha wagaas waxay ahaayeen wilal qiimo badan oo gabdhaha qiimeeya oo laga cabsado markaas gabdhahana wayjeclaayeen wiilasha walaalahood ah wayna amaani jireen gabadha heesayso saad maqashaanbo waxay amaanaysaa wiil Aniga markaas waxaan jeclaa in aan gaaro gabdhahaas oon ana heeso walaalkayna amaano Markaas walaalkay ilamajoogin uu maqnaa dhagta ayaan ka aqaanay saaso tahayna waan jeclaa. Markiibo waan kasoo tagay baadiyo waxaana kasoo wareegtay 40 sano waa xasuus wallhi. I miss Gedo iyo Somalia 🇸🇴 😪😪 i mise my beautiful home 🏠 😪😪😪

    • @fartunfarmino2241
      @fartunfarmino2241 4 роки тому

      Ruun baad shegtu

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 3 роки тому +1

      @abdi harago officiall aad iyo aad walaal waxaad tahay qof fahmayo wayaha iyo wanaaga dadbaa iska dhageesta hadan fahmayn. Aniga aad ayaan ufahmayaaa una xiiseeyaa arimaha dhaqanka Somalia 🇸🇴 maxaa yeelay marhore ayaa iigu danbaysay hadana wadankii wuu dhaqan suulay oo lamaba qabsanayo hadaan imaado illaahow noo hagaaji wadankeena oo mide Somali Aamiin Aamiin 😪🇸🇴👍🤲🏼

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 3 роки тому

      @abdi harago officiall sax 😪😪

  • @abeyabdi4436
    @abeyabdi4436 5 місяців тому +1

    AUN deeqo afweyn waa gabar degodhiya oo miiga doolow iyo suuf Ethiopia joogi jirtay

  • @mohamudfunny3967
    @mohamudfunny3967 3 роки тому +6

    Waagan Ma Aanan Soo Gaarin Waxaan Soo Gaaray Waqti ey dadka Dhan Isku Cuqdadysanyihiin Mid Walbo Midka kle Wax xun ladamacsanyahy😭

  • @mahatshikheyhusni3524
    @mahatshikheyhusni3524 5 років тому +14

    Gawada wa dagodia re suf wilishana marexan

  • @sambulbul1540
    @sambulbul1540 5 років тому +15

    Ciyaarta waxa laga ciyaara waamo ,joora, Garissa, wajeer, mandera ila gedo ayaa laga ciyara

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 років тому +16

    Waakaa dhiigii daarood #Mareexaan💪

  • @MohamedHussein-jc2gz
    @MohamedHussein-jc2gz Рік тому +1

    Saarki Bananeey, Belet Xaawo Gedo somalia ayaan arka. Allaha dhowra reerka

  • @sadakking1922
    @sadakking1922 4 роки тому +5

    Marka maqlo illin ayaa iguso istaagto wlhiii😭😭😭😭

  • @geeljire3424
    @geeljire3424 5 місяців тому +1

    Deeganka somalida meela badan ba laga ciyaara saarka noocan gobolka Liiban afdheer iyo meelo kle

  • @zahradurow9525
    @zahradurow9525 3 роки тому +2

    Maa shaa allaah walaashay allaha ha ku xafido mal alle aad jookto allaha ha kugu xafido walashay hal aa lagaa halaa saarkaga waa e saaqay waxaa jaclahay in aan ku arko oon is barano

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 роки тому +1

    Saar waan uxiisay iyo gedo ❤❤❤

  • @macalinkenyaati8843
    @macalinkenyaati8843 3 роки тому

    Waaw i used to play in mandera Kenya during madaraka day

  • @muuminalmugadish3233
    @muuminalmugadish3233 3 місяці тому

    Ninkaan gado ku dhalan ma Mareexaan ma Iska sheegane 🫡

  • @mahatshikheyhusni3524
    @mahatshikheyhusni3524 5 років тому +7

    Deqa afweyn aya LA Daha Allah una risto dambigana Allah kadafo

  • @shomboleibrahim7580
    @shomboleibrahim7580 4 роки тому +1

    Very interesting only lyrics is missing

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Рік тому

    Masha Allah saar aad uqurxon.lakin carabkaas wa degodia ayan umaleya marexan lughatisa ama ayahyn

  • @ji8698
    @ji8698 5 років тому +1

    wow that is so beautiful

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 роки тому +1

    Aftahanad waste gabadhaan laakiin ma dhaqan heestaan waxaa tirisay gabar talxe ah oo jeclahay wiil reer uga as sharma arke ah

    • @Abdalladhiif.
      @Abdalladhiif. 2 роки тому

      Talxa Cumar Ibraahim ah ayaa Tirisay waa runtaa wey Nooshahay hadda

  • @salimabass7554
    @salimabass7554 3 роки тому +1

    I wish I would be there

  • @MohameddekMohamudAli
    @MohameddekMohamudAli 5 місяців тому

    Xamasad beey sidataa 🤩

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 років тому +1

    Caadi maaha gabadhaan allaha unaxariisto

  • @ahmedyusuf7534
    @ahmedyusuf7534 11 місяців тому

    Waa gabar jidwaaq

  • @ayanofficial5820
    @ayanofficial5820 4 роки тому +1

    Walashani maraxan

  • @mamahawa9919
    @mamahawa9919 5 років тому +1

    Mansha allah wn kahelaaa

  • @yasmiindaahir7851
    @yasmiindaahir7851 5 років тому +5

    I like saar

  • @aliahmedaaden4161
    @aliahmedaaden4161 5 років тому +4

    allow dalka ino dhis

  • @MowliidNuur-lb5ik
    @MowliidNuur-lb5ik Рік тому

    Waa fahi waynay somali nogo she

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 3 роки тому

    Gabadhani af tahan bay ahayd
    Mucjisa ah

  • @AdanAdan-nj1mi
    @AdanAdan-nj1mi Рік тому

    Fantastic

  • @mjamafarah
    @mjamafarah Рік тому

    In aan bruraan ku dhawahay, dhiigeyguu ku jiraa saarku.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 роки тому +1

    Gedo waa dhul Garre, ajuuraan, mirifle iyo dagoodi.
    Mareexaan xoog ayuu ku yimid.

  • @daacadyare9079
    @daacadyare9079 5 місяців тому

    Saar hawrarsame ❤

  • @Abdisadik28774
    @Abdisadik28774 2 роки тому

    Ayadoo qoral ah lama heli karaa sxb Abdifarax

  • @mahamedkhaliif2479
    @mahamedkhaliif2479 5 місяців тому

    Deeqo afweyn miyaa mise sahro ciise

  • @habibaabdi7259
    @habibaabdi7259 4 роки тому

    Woooow caaaadi malahan sar gedoodo

  • @yusufcabdalahi8205
    @yusufcabdalahi8205 2 роки тому

    wasarkii abshirw

  • @bareabdi6448
    @bareabdi6448 4 роки тому

    21 October 1960 Muhammad siyaad bare somaaliya basukaha laridi jire

  • @cadnaangelle9037
    @cadnaangelle9037 5 років тому +2

    Deeqo afmadow

  • @hodannoor498
    @hodannoor498 3 роки тому

    Cod wey heysa gabadha ee ragan kuleyn sarka wa maxey ragan garbaha is gasgey

  • @Abdalladhiif.
    @Abdalladhiif. 2 роки тому

    Saar Gedood ❤️

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 4 роки тому

    I miss saar runtii

  • @abdirahmanmahmuud3446
    @abdirahmanmahmuud3446 5 років тому

    Alla wlh wan bururay wa waraaaay

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 2 роки тому

    Gabdhas miya reer gedo ah adeerow

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Рік тому

    Hooyoo malicdooy hanunisoy haboneey loowada hiloway mida hooyo heyso habtayo wax sisay hoyada unoqotay calosha bilaha sagalka kuqadaay imisaa hafefo hegada soomudatay hool badan bangi bila sharci soomaliya nahay ujilicnay oo iskudilnay waxbarashadi kusegnay hindiya ciyalka katagin lofurtay sharciya kunimanay iyo wasomali laqabanjiray latarxilijiray bilasharci yakenay ufuray xawalada danbigey kenan laguqabsana muqadarad baburka lagu gAlina hadi bangi kudhibtid eesadex markey noqden labursaday kisoqaday shaxshax aydhahayen cidi xawalada iyo cidiugudirtay isna sharciyadi ijarta motadi kalatagay kadib erko midki kuracay kihore olodiday inuwax kabarto mesha aqirki ladhofinwayay ee intuergada ahayen lacagti xayirantahay carsoqad xirig lesku shegtay kisomali isfera kiweyna dhextagan ninbanin kaweynyahay adba kan kaweyn ixtirami weyda aqirki kibawax lasalaxay lesan wakan qatoyo ijar kamabixikarno mooto beso lagabahanyahay kiyo cidlo jogo mutadi cirka jabay sojida hadana haijidina xura ahay ana quresh iskuqoray dhimasho yab yeey ooynin hoyo iskailalinay dad kale hauoyan yaway cidi wax qaladay maiskulka sacudiga mela kuqoysaneeyn lagumaxirto maqor jartoy minkuqatay qayarka cimamadu kuqariya qorjarkaba ciyalkoda lagafiirsada wayelkana gurigoda yaqana wayo yeeynigumashqulin shaash usarten waa baa markasta mas hadana lasiarken guriga kuarka saasu uegyahay sidas uegyahay waamas canod ilahow wax haigudhimin dheh baahoyo dheh saa sidasa dhaha mid dariska aderkey shiiq baa marmar mas noda yaab islanti jade gada ciyalo kalabah marmare uimadan saa midkalo dariska oo igucabsineyso maski maqrinka sowmeshafadhida mamarenino sawayabay cimamada baraha gadudan shaash sacudi

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760
    @shakurmahamedshakurmahamed4760 3 роки тому

    Gbdha saarka tirineyso iyo wilasha shacabkoda maqleysaan wa dagodia mesha lagu tumayna wa Ado gobolka libaan Somali itobia
    Lkn nimankan ad modid arii cusbo lasinaya AMA ido dar biyo lagu warabinaya isgarbinaya cml wax ay aqanan malaha

    • @mohamudfunny3967
      @mohamudfunny3967 3 роки тому

      Dagoodia Ma ahan Gabdhaan Wlaal Waa Gabar Mareexan Ah Lahjadyda Xta Waa La Fahmi Karaaa

    • @munasheikh1167
      @munasheikh1167 3 роки тому

      Hhh ana dhihi rabay lkn wd igala hormartay gabadhan Allah unaxriisto carurtedan is aqaanaaba dollo ado ayay Dagan yhin ilmaheedana wey kahabartamen inladhageysto

  • @moulidbishaar190
    @moulidbishaar190 3 роки тому

    Qofta amaan badna nio😁😁🤣

  • @anasali8695
    @anasali8695 4 роки тому

    kadaro dabi dhal waxan dhaanto ayey kawadan 🤔🤔

  • @najmaabdi3950
    @najmaabdi3950 2 роки тому

    aka jecliyaa saar

  • @hodannoor498
    @hodannoor498 3 роки тому

    Gada ey sarka ku qadeyso qa hoyaley

  • @ninali3666
    @ninali3666 3 роки тому

    Plz so badiya saarkaan

  • @ahmedabdullahi7777
    @ahmedabdullahi7777 5 років тому

    very interesting

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 Рік тому

    Maxay nimankan iska tagtagan 😂😁

  • @rowdocilmi6137
    @rowdocilmi6137 5 років тому

    Sana malaga wada

  • @suheibahmedshuriye8227
    @suheibahmedshuriye8227 4 роки тому

    hhhhhhhh

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 років тому

    Sara gedo buusaar miyaa

  • @salmanbicirsalman
    @salmanbicirsalman 4 роки тому

    Saarkaan gado lagamadheelo

  • @ikraanabdullahi3045
    @ikraanabdullahi3045 5 років тому

    war yaa been baad she geysan idinka aya dul saray deeqo afweyn

  • @mohamedibrahim2720
    @mohamedibrahim2720 2 роки тому

    Fantastic