ROBERTO OO XASSAN SHEKH KU RIYOODAY MAXAAY TAHAY HEE RIYAAD ????

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @faadumo116
    @faadumo116 23 дні тому +10

    illaahey run kama dhigo inshaa allaah tan run ma noqoneyso inshaa allaah

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 23 дні тому +5

    Anigana waxaan ku riyooday mid kasoo horjeedda middaas waan arki doonnaa
    Insha Allah

  • @user-vz5it8bl5s
    @user-vz5it8bl5s 23 дні тому +3

    Subhanallaah

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 24 дні тому +5

    ilaah run kama dhigo

  • @user-ts6hc7sm3n
    @user-ts6hc7sm3n 23 дні тому +2

    Run maaha insha allah

  • @osmanabdulahi6201
    @osmanabdulahi6201 23 дні тому +4

    Subxaana allah

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g 23 дні тому +4

    kuma habarayno lakiin riyada xun ka cudabileso sida ay diinta tiri qaybka allah aya og ha dambabin somaliya way resan donta mid wanagsan aya illahay u keni dona insha allah riyadada ma noqon donto tii alla ayay noqon dontaaa allaw badal kher qaba na sii amiiiin

  • @MahamedlHasan-rp3ku
    @MahamedlHasan-rp3ku 23 дні тому +1

    alhamdllaah rabi waxa aan ka baryo waa isiiyaa riyadaada io riyadeena qeer allaha ka dhigo aamiin aamiin aamiin ya rab

  • @user-zu4eq1hv4k
    @user-zu4eq1hv4k 24 дні тому +4

    Ruberti wuu qarway riyo maah waa qaraw

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 22 дні тому +1

    Rabi kumaso celiyo xasan

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 22 дні тому +1

    Farmajo sonoqo inchallah 🎉🎉🎉

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 23 дні тому +3

    Riyooyinka habeenkì lagu riyoodo lama sheego .
    XSHM. waa Banu Aadam haddi MWne. uu noqdana adduunka oo dhan ma liqi karo weligiisna adduun kuma waaraayo , cilmul qeebkana Allah keliya ayaa og oo u sugnaatay ,walaal Allah ka baq XSHM. asaga ma aha kan dal iyo dadba burburin kara ama dhisi kara ee waa Addoon Allah oo aad u daciifsan .

  • @nboss8028
    @nboss8028 23 дні тому +2

    Caliwdheerena was RW alshabaabna waa shacabkii

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 24 дні тому +3

    maba gaarayo waqtigaas

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 22 дні тому +1

    Asc Roberto waa runtaa 100/100 lkn waxaad ogaataa in lagu imtixaanaayo shacabka somaaliyeed waayo ayagaa ilaaheey ka codsanaayaan oo ay leeyihiin Xassan waa fiican
    yahay . Taas oo qabiil ku difaacaayaan waayo meesha waxay ka saareen qowlkii Allaah ( بسم الله الرحمن الر حيم والعصر ان الانسان لفي خسر الا الذين امنوا وعملوا الصالحات وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر)

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 23 дні тому +1

    Farmaaaaajo

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 22 дні тому

    Xasan mooryaan ummada soomaaliyeed alla kumasoo cesho cuqubada uu kagaley ummada soomaaliyeedna allaha kusoo dedejiyo yaa arxama raaximiin

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im 23 дні тому +1

    11 saac sheeydaan ayeey ka ahaatay😂😂😂

  • @faatimaomarhilowle1328
    @faatimaomarhilowle1328 23 дні тому +1

    ma nexeyno gangs ayaa na haysto insha allaah illaahaa ka weyn

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 23 дні тому

      bashuuqsigii ayaad uxiisteen lkn hasugin kaas waa criminal

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 22 дні тому +1

    Dani ban kugeyna ruberto

  • @user-uc4uu2my9r
    @user-uc4uu2my9r 23 дні тому +1

    😭😭😭😭😭😭

  • @fadumaabdulle9728
    @fadumaabdulle9728 22 дні тому +1

    Sax waxan sugaa farmajo

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 20 днів тому

    Bismillah Bismillah Bismillah ilahay ronkamadhigo
    Allow adan calacalaha kudhige
    Hanagusocelin yarabi 🤲 yarabi 🤲 yarabi 🤲 ilahow maganta 🤲🤲🤲

  • @nuurhersi6578
    @nuurhersi6578 22 дні тому +1

    Asbax shurugaa

  • @nuurhersi6578
    @nuurhersi6578 22 дні тому +1

    Xasanoo soonaqday waa soomaliya oo burburtay

  • @abdirahmanhassan6903
    @abdirahmanhassan6903 23 дні тому +1

    Xasbunalaah alow ugargar masakiinta somaalyeed xasbunalaah wixii qayano wado alow umada kaqabo wixii dhibwado alow noga gargar ninki silac somaali kuhayo.

  • @zahraisaak8915
    @zahraisaak8915 24 дні тому +1

    Adiga

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 23 дні тому +1

    Bisinka ilaahow namooti

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan 22 дні тому

    Afkada allaaha ku naqo illaahey naguba soo celiyo

  • @maryammohammed1605
    @maryammohammed1605 20 днів тому

    😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 23 дні тому

    Farmajo

  • @user-ce5uu7kw8m
    @user-ce5uu7kw8m 24 дні тому +1

    Was waaskaaga umada hala imaanin

  • @maxamedsaid1576
    @maxamedsaid1576 24 дні тому +2

    Adiga gows ayaad sheegtay anigana ilkaha iyo gowsahaba iney ii soo baxaan maahee wax iga dhacay malaha adiga waan kaa weynahay riyadaydana akhri (2da sano ee u dhiman in aanu dhameysaneyn xil ahaan iyo nolol ahaanba) tii xoogbadata aan aragno

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 23 дні тому

      Kaalay adiga ka qaad 20 years meel uma socoyo dhimo ama is qarxi

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 18 днів тому

    Xasbunallah. Xasbunallah. Xasbunallah. Xasbunallah. Xasbunahullah. Xasbunahullah. Xasbunallah. Waxa. Soo. Socda. Allah. Baa. Og. Dabaalyahow. Shekaas. Nagala. Tag

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 24 дні тому

    Roberta riyada ilahey marumeyo

  • @fadumoxussencabdi1760
    @fadumoxussencabdi1760 21 день тому

    😂😂😢

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 23 дні тому +1

    Yaahu Ninka Qabriga fagaanaya Bisinka. Shaaqfir been Allah ha ka diigow😂

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 23 дні тому

      adeerkaa qabri deegaameeye Ka waran ee xamar bile ula baxay oo if iyo aaqiro la dhihi jirey😂😂

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 22 дні тому

    Xasbunalaah wa nimca wakiil

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 22 дні тому

    Meeshii la rabey iney dhahaan xasan xaqdare ayuu ku socdaa waxay ku leeyihiin. Xassan xaraash wax badan ayuu wadanka u qabtey . Been intaas laeg. Ilaaheey na wuu nagu imtixaanaa hadaan loo guntan ee jac la iska dhihin.

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 23 дні тому

    Siis rabo aloo yeelo, miyaa kkkkkkkkk

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 23 дні тому

    Ilaahay been haka dhigo

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 23 дні тому

    Aalkuliiste miyaa riyoodaba hhhhh siilka habartaa ayaad ku riyootey xasan shiiq in uu soo noqonaayo riyaba kaagama baahna

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 23 дні тому +1

    Xasan shiikh meel uma socoyo next 20 years aabo xasan waa ku jecelnahay nala joog ❤❤❤❤❤

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 22 дні тому

    War waad cabsaneyde nagala tag.riyadeyda been ma noqoto

  • @user-ck8vv6bd6q
    @user-ck8vv6bd6q 24 дні тому +1

    anaka hadaan reemuqdisho nahay sidii xasan uqabta qarax waa isdaynay nabad iyo nimco alxamdulilaahi rabi caalamuin

  • @user-bh3sb5oe3f
    @user-bh3sb5oe3f 18 днів тому

    KAAS ANAGA WAXAN DHAHNAA MAKAROOFI

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 22 дні тому

    Soomaali 100 calan 100 madaxweyne aduunka inteey ka jirtaa idin kaa laguha iskaga dhagan qabiil qalbiga idin ka galay kii yimaadaba habaar ayaad la hortagan tihin dalan itobia iyo Kenya qeebsan doono Soomaalina falastiin ayeey noqonee ha ku riyoonina dowlad intaad ka ogolanesan hal madaxweeyne iyo hal calan

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 22 дні тому

    Waa idin ka xasan cunaayee shisheeyahan Afrika kayimid ee nagu naaxay hala bixiyo kuwa diidan maad ka hadashaan itobia i ilaalineeso kuwa leh ilma adderad ayaad tihiin miyaa war aakhiradiina ka fakira dowlada dowlada